Тёмный

Sidee loo noqdaa qof marwalbo Faraxsan | 7 Calaamado ay leeyihiin dadka Farxadda badan 

HOYLAMP
Подписаться 44 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Dhammaan waxaan doonaynaa in aan noqonno dad faraxsan laakiin waxaa laga yaabaa in aynan heynin wadadii farxaddaa lagu gaari lahaa.
Muuqaalkaan waxaan Idin kula wadaagayaa dabeecado ay leeyihiin dadka farxadda badan iyo sidii aad adna u noqon lahayd qof marwalbo faraxsan
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp

Опубликовано:

 

28 янв 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@yahyeabdiahmed9793
@yahyeabdiahmed9793 3 года назад
sxb waan ka helay barnaamij yadaada waadna mahadsantahay waxaana ahay qof optimistic ah kalmadaa. isticmaalana waa waxba xumaan maayaan Be optimistic noqo qof dhanka wanaagsan wax ka eega alxamdulillaah farxad igama maqna waxaa iidheer dikriga alle iyo quraan akhris greeting from germany yaxye asad
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 года назад
Farxad ayay ii tahay walaal in aad ka heshay, mahadsanid.
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 года назад
Mashallah sxb waa muuqaal muhiim ah horay u soco wll qali
@Aldaarulsunnah
@Aldaarulsunnah 3 года назад
THANKS PRO NOOSO BADI MUQALADA🧠🧠
@sacdiyocakariye546
@sacdiyocakariye546 2 года назад
M.a muuqaalkan wax badan baan ka faaiday waad ku mahadsantay barahayga social
@marwohinda2408
@marwohinda2408 3 года назад
Masha alah muqaalo wanaagsan wll
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 года назад
Farxad ayay ii tahay in aad ka heshay, Mahadsanid walashayda.
@sheekowanaag1308
@sheekowanaag1308 Год назад
Mahadsnd wll, waa run
@nasranalka9157
@nasranalka9157 3 года назад
Masha alh walkay qli
@user-dr3kv6bw3t
@user-dr3kv6bw3t 7 месяцев назад
Mahadsanid wll qali
@user-tg9cw5el2r
@user-tg9cw5el2r Год назад
Mahadsanid aboowe
@voicedialogue01
@voicedialogue01 2 года назад
Mashallah sxb 😍✌
@mahrezaslam3788
@mahrezaslam3788 Год назад
Wll waad mahdsantahay aad iyo aad 👋
@muhiikorea8409
@muhiikorea8409 2 года назад
Muuqalda noso badi🤒🤧
@ZamzamXasan-wb3gw
@ZamzamXasan-wb3gw Год назад
Faraxsan dheh❤❤
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 года назад
Thanks bro
@dalabmaxamuud6807
@dalabmaxamuud6807 Год назад
waa bar
@cabdiqani9347
@cabdiqani9347 Год назад
2
@maqdisciise1616
@maqdisciise1616 Год назад
Alx i have cafis
@cabdiqani9347
@cabdiqani9347 Год назад
Hi
@ismaailgelle5192
@ismaailgelle5192 Месяц назад
@fikirchannell4442
@fikirchannell4442 2 года назад
Waxa maqan hadaan lohanqaltaagi lahaayn horumar majireen
@iqroabdielmi6960
@iqroabdielmi6960 2 года назад
waa haaf
@Real_00533
@Real_00533 3 года назад
Sxb sidee ku ogaan kara inaa doqon ahay codsi waye kasoo hdal
@csxcsx5676
@csxcsx5676 3 года назад
hhhhhh
@yahyeabdiahmed9793
@yahyeabdiahmed9793 3 года назад
🤣🤣🤣
@azwaanhajiaadan4934
@azwaanhajiaadan4934 3 года назад
🤣🤣🤣
@queenasma6002
@queenasma6002 3 года назад
Hhhh dadka isku dhajinta Isla dhaaf
@caruurtaiyocuntada7213
@caruurtaiyocuntada7213 2 года назад
😂😂😂😂
@maxamedmahad7131
@maxamedmahad7131 2 года назад
Faraxsan ladhahaa gabdhaha😂😂😂
@hayyehaowjdj5012
@hayyehaowjdj5012 2 года назад
Bar ayaa biyo kujiraa
@dalabmaxamuud6807
@dalabmaxamuud6807 Год назад
bar iya biiyo
@bizharazharif1786
@bizharazharif1786 3 года назад
Badh aya madhan
@farxiyoaweys1293
@farxiyoaweys1293 Год назад
Wuu buxa
Далее
5 Calaamado - Dadka Sida Runta ah u Caqliga Badan
2:10
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Просмотров 1,9 тыс.
JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG
5:10
Просмотров 80 тыс.
7 Dadka dhex gal
10:10
Просмотров 62 тыс.
Qaabka ugu fudud ee dadka wax loogu qancin karo.
8:52