Тёмный

sidee looga dawoobaa niyad jabka???? 

Caaliya Shuceyb  Channel
Подписаться 12 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

niyad jabka maxaa keena sideese kaga dawoobaa???

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@fahima6666
@fahima6666 Месяц назад
Shukran abaayo jazaa kullah anigana xanusan ilah ha i caawiyo
@khayrechanel5507
@khayrechanel5507 6 месяцев назад
Anig hada waan oynaya sbbto ah depression baa naftavii kenay wlahi waxaan sameeyo ma garanayo wlahi walalahy isoo duceeya😔😭
@Nimco9yawu
@Nimco9yawu 6 месяцев назад
Wan qadanayaa talooyinkaga habo mcn mahdsanid ❤
@iqraabdirisak664
@iqraabdirisak664 2 года назад
AAMIIN ABAAYO KHAALI
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 2 года назад
Bravo Don't give up Go ahead
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 года назад
Mahadsanid barbaariye aabe qaali ilaahey haku xafido
@malyuuncali5824
@malyuuncali5824 Год назад
Xanunkas ayaa daremaya mudo 1bil ah mana hayo 1qof oo jcyl ama naxaris I darensiyoh😭 ilahow cafimad isi
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Год назад
Xabiibti ilaahey Haku caafiyo insha Allah waad ka gudbeysaa isku day marwaliba gudahaaga inaad farxad ka raadisid cunto cagaar ubadan cun qoraxda kusoco subaxii kuna qubeyso biyo diiran salliga nabiga c.s.w aad u aqri
@malyuuncali5824
@malyuuncali5824 Год назад
@@caaliyashuceybchannel I.a wn rajaynaya ina ficnado mcnto mahadsanid
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Год назад
Malyuun cali abayo see tahay ila soo xiriir abayo aniga talo iyo hadal fiican kuu haayo 🥰🥰🥰
@qatracali9074
@qatracali9074 Год назад
@@caaliyashuceybchannel aniga family iyo wiilkeyga autism ku dhacay ka niyad jaway
@cabaasahmed7926
@cabaasahmed7926 Год назад
@@hamzaaliaxmed9917 sxp anaa cudarkaan i dhibay ila soo hdal
@aboubakered
@aboubakered 4 месяца назад
Aah waxan rajaynaya inan maliin oon cafimado wayo wn niyad jabay qor aan jeclaaaa dartiii
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 4 месяца назад
Ilaahey Haku caafiyo naftaada jeclow xanaanee hubaal waad ka gudbee
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 2 года назад
Mahadsanid wllo.qaali ilaahy haku barakeyo
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 года назад
Aamiin yaarabi sidoo kale xabiibti mahadsanid
@abaayocaaisha5305
@abaayocaaisha5305 Год назад
Maashaa’Allaah Mahadsanid Allah jasadaada Jano haka dhigo
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 8 месяцев назад
Ilahow cafimad dag dag isii yarabi
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 7 месяцев назад
الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤
@Talizo9
@Talizo9 Год назад
Wan maqli jiray qof dhahya wan qalbi jaby runti madremi karin 😢 but xnunka saidka uleyahy lkn cawa daremy yarbi qalbigega idaji😢 mhdsnd hbo
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Год назад
Waa kagudbeysaa qaali naftaada xanaanee ilaaheyna hakaa haayo shar oo idil
@safiyayasin7946
@safiyayasin7946 Год назад
Allah cafimad hana siyo xidhidh daremaya qalbi jab daremaya
@iqraabdirisak664
@iqraabdirisak664 2 года назад
Asc maashaa allaah waa sax illaah baa la talo daar taa
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 года назад
Wcs mahadsanid xabiibti ilaahey Haku xafido
@abdisamedmohamoud146
@abdisamedmohamoud146 9 месяцев назад
Maansha Allah❤
@asmaaosmn981
@asmaaosmn981 Год назад
Mashaallah wall wamahadsanthy
@cabaasahmed7926
@cabaasahmed7926 Год назад
Xanuunkan anaa la dhiban allah ha iga qaado
@Xabiibnastex12
@Xabiibnastex12 Год назад
xanuunkaan anaa ladhiban seexan
@marashabdi5383
@marashabdi5383 Год назад
Sorry wll dhamantiin saliga nabiga badhiya biidnillah wacafamdhi dontin, uyo jimicsiga
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 года назад
Salalahu calehi wasalam
@cabdihagle
@cabdihagle Год назад
Baayo wuu ihayaa isoowac
@mohamudhassan4053
@mohamudhassan4053 Год назад
Abayo xagee lagaaga soo xariirikaraa
@qalanjalulaxasan2334
@qalanjalulaxasan2334 Год назад
Abyo waxas anu ihaya waliba inan ka walwalo gerida
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Год назад
See tahay hada abayo alle haku caafiyo
@iqraabdirisak664
@iqraabdirisak664 2 года назад
Illah baa la talo saartaa
@SalmaJama-qg4on
@SalmaJama-qg4on Год назад
Manshallah mahadsanid huno🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Далее
Faahfaahin cudurka isku buuqa depression ka!!!
1:20:15
Просмотров 2,4 тыс.
Modus males sekolah
00:14
Просмотров 11 млн
ISAGA DAWEE NIYADJABKA TALOOYINKAN
6:29
Просмотров 7 тыс.
Niyad Jabka (Depression)-1
14:50
Просмотров 9 тыс.
NIYAD JABKA SIDEE  LOOGA BAXAA
12:08
Просмотров 31 тыс.
CALAAMADAHA LAGU GARTO DEPRESSIO-GA (NIYAD JAB)?!
26:33
sababta lagugu gacan seyray waa maxey???
5:41