Тёмный

Waxyaabaha Sababa Niyad Jabka & Habka Ugu Fiican Ee Loo Joojiyo 

Wax Ka Barro
Подписаться 429 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇
Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► bit.ly/2R8hH0w
Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► bit.ly/2RblqKX
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► bit.ly/2XJbpae
Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► bit.ly/2XefNkE
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► bit.ly/2KEPXiW
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇
Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.
🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale
★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.
★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.
★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.
★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.
★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.
SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY
Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.
Music used
The Little Things by Jonny Easton Link: • Sentimental Piano Musi... Check out his channel Link: / jonnyeaston

Хобби

Опубликовано:

 

26 янв 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@bahjaali6564
@bahjaali6564 5 лет назад
Niyad jabka waxa daawo u ah quraanka Qofka mar walba xadhiga alleh haysta marnaba ma niyad jabo mana caajiso
@hamdiali4110
@hamdiali4110 3 года назад
M.ahadsanidabyo
@aminaamish242
@aminaamish242 2 года назад
MashaAlAh tabarakalah ❤️❤️❤️
@sacaddmc9230
@sacaddmc9230 5 лет назад
Qofki ugo horeeyay
@hamzefantaztic7405
@hamzefantaztic7405 5 лет назад
Aqoontaad leeday qof youtube 《RU-vidrs》ka ku jira wlle ma aqaano #really
@abshirnoor5414
@abshirnoor5414 5 лет назад
Waad ku mahadsantahay videoyadaada quruxda badan aad soo galiso iyo dhiiragalintaada joogtada ah horey usoco hadafkaaga waad gaadhi insha alaah.
@cabdullaahirooble458
@cabdullaahirooble458 5 лет назад
War muuqaal kasto oowsoodhigo wax kabaro aniga ayow igahadlayaa lakin markaas irid aan uga baxsadho ayoow ii tilmaamaa wana kabaxsadaa marwalbo aandaawado muuqaalkaan. Horay usoco saaxiib👏👈
@codesix9667
@codesix9667 5 лет назад
Walal adiga Aya xaliyay dibatadeyda ilahi tada xaxaliyo ❤️❤️❤️
@sacaddmc9230
@sacaddmc9230 5 лет назад
Are laki isii waayo aniga walahi ugo horeeyaye
@suadawil6050
@suadawil6050 5 лет назад
Wallayl wxn horta idin waydiiyay like ii saar marky dhahyaan mxy ka faa'idan hdii like loo saaro Bal igu caawiya hdad fahnsanthin ind ifahnsiisan Idinkoo mhdsan
@5-minutecrafts404
@5-minutecrafts404 5 лет назад
@@suadawil6050 waxba faaidayso ee dadka waxwayn mooda
@xuseenaxmed8901
@xuseenaxmed8901 4 года назад
@@5-minutecrafts404 g
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 года назад
Cabdirisaaq mahadsanid
@suadawil6050
@suadawil6050 5 лет назад
Waad mahad santhy ustaad 🙌🙌
@ahmedceyni9344
@ahmedceyni9344 5 лет назад
Jazaka Allah walal sare Abdirisaaq farax
@abdullahimohamudabdullahi3572
@abdullahimohamudabdullahi3572 5 лет назад
Mash allah sxb aad iyo aad u mahadsantahy
@sidra857
@sidra857 5 лет назад
Mahadsanid Abdirizak Farah
@nimcomahamed5183
@nimcomahamed5183 5 лет назад
Wllkey martan kugu so biray aya niyada ii dhismatay mahad sanid wax badan ka fa iday thanks wllkey
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
_thank u my dear teacher AbDi risaaq faarah💯💓_
@qaaliqalanjo5983
@qaaliqalanjo5983 4 года назад
masha allh mahdsanid aniga niyad jabsanaa runti waxyabo hore ayan soo xasuusanaye thanks teacher never give up
@sagalbadel5755
@sagalbadel5755 5 лет назад
Sax sax true history waye ❤
@Xogaha181
@Xogaha181 5 лет назад
Maanta anigaa ugu horeeya Ustaad Pin ii saar
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 5 лет назад
Mahadsanid wll👍👍👍👍👈
@sagaldhool521
@sagaldhool521 5 лет назад
Thank you walalo abdirizak
@y4ska37
@y4ska37 5 лет назад
Masha Allah sxb c/risaaq xariif xariif dhalay keep going
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 лет назад
Mahadsanid abdirizak farah macalin wlhi waa mowduuc aad umuhiima😚😚😚 hore usoco
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 4 года назад
Mashaa Allah thanks aad baad ubaad umahadsanthy jaza akAllahu khayr Ilaahay hakaa abaal mariyo
@zamiir_official4k541
@zamiir_official4k541 5 лет назад
apti wlhi wxpadaN ayaan ka haya ok faa ido i aH ilhay hamigaagah hakuu rumeeyO pro 👐 i zopported ❤
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 лет назад
Mahadznid wll abdirizak farah wxpdn ayaan kaa faaidey🙇‍♀️👍👏
@Xilkasmedia
@Xilkasmedia 5 лет назад
Ma rabta xikmad iyo aqoon fadlan nagu so biir
@ismailsoodsoodyare5647
@ismailsoodsoodyare5647 4 года назад
Ani dhibka iigu weyn waa marka aan waayay oo ay iga dhimatay hoodey si kasto aan isku ilowsiyo ma ilaawo Iyo walalahi ila dhashay oo igu xumaday oo inacay oon kala wadan kukala nool nahay iyo safar iga qasaaray oo meesha ugu dambesay leyga soo celiyay iyo shaqa la,aan xun intaaso dhan qof ay hesato macaafi maada jwb. Ilaahey ii tuuga inuu iga qaado dhibatoyinkaas dhan oo iga yeelo qof karti leh oo wax isku tara
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 года назад
Bro Wlhi Xanuunkaad Sheegeyso Waanka Damqaday Hooyo Alle ha unaxriisto adina Alle Faraj Kheyr Qaba Alle haguu furo .
@ismailsoodsoodyare5647
@ismailsoodsoodyare5647 4 года назад
@@Hannad_Music shukran wll waxba ma ahan waa laga bixi insha allaah aduunkan aawa imtixaan ah in nala imtixaano ayaa noola keenay ilaahey hanoo fududeeyo aamiin hooyo allah unaxariisto
@zakimuhumed1956
@zakimuhumed1956 2 года назад
Ismail bro isku dhib ayaa ina haysata hooyo uun ban iga dhiman blse wan niyad jabsanahay
@nuwara8333
@nuwara8333 3 года назад
Shukrn 😍 walaal dawadayda aa isheektay
@AhmedMohamed-zi5qk
@AhmedMohamed-zi5qk 5 лет назад
Shukran ustaad Abdirisak faarah
@caaqildalxamohamed7689
@caaqildalxamohamed7689 5 лет назад
Sxb sidee wax loo qabsadaa
@moztaphefarah1233
@moztaphefarah1233 5 лет назад
Manshallah hore usoco wll
@mustafabdulahi2015
@mustafabdulahi2015 5 лет назад
Shukran
@ayanfarhan5498
@ayanfarhan5498 5 лет назад
Mahadsanid waa runta waxd sheegtay wayo imka waan iska niyad jabsana mana garanayn lakin hawl baa italay aan kayara cajisaysnaa
@abdilahiabdirahmanismail7107
@abdilahiabdirahmanismail7107 5 лет назад
200 k oo Subcribe insha allah waynu gaadhaynaa Macalin
@umuashwaaqqaali6440
@umuashwaaqqaali6440 5 лет назад
Masha allaah
@mulkimire6250
@mulkimire6250 5 лет назад
Thanks bro you're very intelligent
@user-fi1mn3vd6x
@user-fi1mn3vd6x 3 года назад
Thankis you teacher keep going always ✍️✍️✍️
@khaalidgm1543
@khaalidgm1543 5 лет назад
Mashalah wax badan ayan kaa faa iideystay sxb horay u soco
@SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL
@SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL 5 лет назад
xaqiiqooin jira mauul mahdsanid
@walalmukhalas4583
@walalmukhalas4583 5 лет назад
Chanalkan wax bdn baan ka faa ide Thns macalin cabdirisaaq faraax
@casamadxasan7880
@casamadxasan7880 5 лет назад
Mahadsanid walal
@jamiilanuux2118
@jamiilanuux2118 5 лет назад
masha alah mahadsanid💟💚💟💚💟💚💟💚💟💚💟💚
@abdikariimcadib1340
@abdikariimcadib1340 5 лет назад
abdirizaq macalinka RU-vid ka hore uso wllo
@abdiazizfaarah6670
@abdiazizfaarah6670 5 лет назад
Waaa video xikmad leh Thanks sxb
@DariiqulJannah
@DariiqulJannah 5 лет назад
ma dooneysaa inaad wax kanarato technologyada casriga ah fadlan booqo channelkeyga waxaad ka heli doontaa casharo xiiso badan kana faaido aqoon
@maxamedakram3493
@maxamedakram3493 5 лет назад
mahadsanid.
@mustafemanafeezto9762
@mustafemanafeezto9762 5 лет назад
Waxa baro waa chanale fiian oo an kudhaxnahay
@hormarkatechnologyka7595
@hormarkatechnologyka7595 5 лет назад
Mahadsanid
@kowsar39
@kowsar39 5 лет назад
masha alllah♥️
@farhan_taffo
@farhan_taffo 5 лет назад
Shukran zhp
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 лет назад
Jazaakallaahu khayr wll👏👏
@mohamoudahmed6591
@mohamoudahmed6591 5 лет назад
Waaad mahadsantahay sxb waa fariin qaaliya
@zahradagan6168
@zahradagan6168 5 лет назад
mahadsanid
@nurabdalla9106
@nurabdalla9106 3 года назад
اشكرك جدا
@aaminapassto5727
@aaminapassto5727 5 лет назад
1 zxpka ugu horeeeya
@abdulhamidmuktar9763
@abdulhamidmuktar9763 5 лет назад
Shukran sxp
@atamhappy1435
@atamhappy1435 5 лет назад
Mash alah teacher
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 5 лет назад
Abdirizak FaaraH Wll Aan TalooYinkisa qaado noloshu kama xumeyso💚
@vibes8900
@vibes8900 5 лет назад
Walaal siigada mowduuc ku saabsan ka soo hadal
@cabdisalamccd7520
@cabdisalamccd7520 5 лет назад
Inta ka hashay taladaan😍 👉Like saara thanka ✌ Mahad sanid wax ka barro
@zduph6881
@zduph6881 5 лет назад
like ta ku qabo zhp
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
Madsanid wllo Aad buu icawiyay muuqalkani
@qaaliqalanjo5983
@qaaliqalanjo5983 4 года назад
book ayan rabaa abdirisaq lambar ka laga heli karo isodir macalin thanks
@nolosheydamiski
@nolosheydamiski 2 года назад
Walhi anigo u bahan ayuu allah igu so adiye xigmadan allah ka abal mariyo sxb
@skooltutorials1
@skooltutorials1 4 года назад
walaal progarmmka lagu sameeyo qalinka sabuurda isheeeg adu mahad san
@iam_pukhari
@iam_pukhari 5 лет назад
Qofii 8 ahaa maanta ee daawada ahaa
@cnaasirxasan5562
@cnaasirxasan5562 2 года назад
Balsa waxaan jeclaadey in aan Hal Arin kuu sheego wll sxb sawirka aad sawireyso soomaha sawirkii la iska xarimey inlasawiro qofkii sawirana lagu ciqaa baayo naf Soo gelinteeda mahad sanid
@nimcohanamahamoud9379
@nimcohanamahamoud9379 5 лет назад
Mahadzanid wll
@sacaddmc9230
@sacaddmc9230 5 лет назад
Sacad dmc
@xuseenaxmed8901
@xuseenaxmed8901 4 года назад
Wow
@MRKAHIE
@MRKAHIE 5 лет назад
Qofkii sanadkan #2019 raba inuu hamigiisa ka dhabeeyo fadlan daawo ...ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-AjsjV_WpV-c.html Keep going waxkabaro channel...
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 5 лет назад
ASIF YARE mahadsanid
@MRKAHIE
@MRKAHIE 5 лет назад
@@zeynaaahmed6077 thanks sister
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
I'm motivation many people💯✔
@MRKAHIE
@MRKAHIE 5 лет назад
@@kingfmotivation3048 you aren't motivation you are a person but say I am motivate person
@mustafabdulahi2015
@mustafabdulahi2015 5 лет назад
Haduu
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 лет назад
Woooooooow
@hashimhaghi9208
@hashimhaghi9208 5 лет назад
Macalim Qiimo bdn
@5-minutecrafts404
@5-minutecrafts404 5 лет назад
Zxb see usamaysa qoraalada
@gedivlogs2214
@gedivlogs2214 3 года назад
Zxp ku away barnamij yadadi ayantan lama arkin
@calmcorner4096
@calmcorner4096 5 лет назад
Madaawatey muuqaalkan
@salmaanofficial6587
@salmaanofficial6587 5 лет назад
Ahhh asc
@dhiirigalisoqoraarooda8857
@dhiirigalisoqoraarooda8857 5 лет назад
maasha Alaaah
@farxaanck5438
@farxaanck5438 3 года назад
SXB MA SANIID
@user-ep6me4ic9l
@user-ep6me4ic9l Год назад
Dadka I niyad jabiya sideen ula tacaalaa
@nasirjama4835
@nasirjama4835 4 года назад
Ka daa dadka ha waaline sxb, haddii aadan aqoon u lahayn caafimaadka cidna talo ha siin, niyad jabku ma ahan wax qofku si iskiis ah u xallin karo ee waa arrin u baahan in baaritaan caafimaad lagu sameeyo isla markaana lala tacaalo, malaha waad xallin kartaa haddii niyad jabkaagu uu iska yahay mid aad u yar, sida wel-welka aad ka wel-wesho hawlaha ku horyaalla iyo wax la mid ah kaasna niyad jab laguma tilmaami karo ee waa wax iska caadi ah oo nolosha biniaadamka ka mid ah
@user-js3dy7gk4n
@user-js3dy7gk4n 3 года назад
niyad japka maxa laku daawaeya anika hdapa nolozha ncy mar walpo izku dayana ina zo kace nolozhayda qurxozado waaapa dhaca nolozhapa ncy qof ifahmeyzana maleh dadka xita guriga ila joogan maxa ka qaldan taganyihin mxa kuki dhacay anikana nolozhapa ncy qof garap izineyzo maleh mxa ku padalay waad fiicnan jirtay leepa ku jiraaan anikana qof qalpi japzan aan ahay😭😭😭
@fadumoadan4845
@fadumoadan4845 2 года назад
@@user-js3dy7gk4n walal quranka aqriso iyo digriga cidlada ne iska ilaali jimicsi ne samey dhaqtarka maskaxda ne aad walal
@cadeyboola7728
@cadeyboola7728 5 лет назад
Wlh ma aqan waxanba so qoro niyad jabku wuxuba i noqday noole ila nool !!!!!!!!!!😢
@zakimuhumed1956
@zakimuhumed1956 2 года назад
Alle ha kaasro wll
@user-lp7ul5ff4f
@user-lp7ul5ff4f 5 лет назад
Like saar waayo waan ugu horeeya
@zupeirahmeth8427
@zupeirahmeth8427 5 лет назад
Anigu midban wata
@user-lp7ul5ff4f
@user-lp7ul5ff4f 5 лет назад
Niyad jabku waxa uu u baahan yahay fal celin
@apdalafantastic6064
@apdalafantastic6064 5 лет назад
Wax wnagzan Markazta Sheg Poqor
@cnaasirxasan5562
@cnaasirxasan5562 2 года назад
Mhd snd
@sacaddmc9230
@sacaddmc9230 5 лет назад
Sacad dmc
@daarulraxma879
@daarulraxma879 5 лет назад
ru-vid.com/show-UCMDwbsfGcRE9Aj2Qme_78EA ◻◻◻◻◻◻◻ Subscriber
@zupeirahmeth8427
@zupeirahmeth8427 5 лет назад
Anigu midban wata
@zupeirahmeth8427
@zupeirahmeth8427 5 лет назад
Anigu midban wata
@zupeirahmeth8427
@zupeirahmeth8427 5 лет назад
Anigu midban wata
Далее
Ha bilaabin ganacsi adigoon ogaan lixdaan talo.
4:57
NIYAD JABKA SIDEE  LOOGA BAXAA
12:08
Просмотров 31 тыс.
7 Caado Oo Burburin Kara Noloshaada | Ka Digtoonow
8:45
ПОГРЕБ МЕЧТЫ
0:22
Просмотров 4,1 млн