Тёмный

Sidee Loogu xirtaa Dhamaan Akoonadaada Two Factor Authentication? | Farsamo Muhiim Ah 

Eng Yuyu
Подписаться 94 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Dhamaanteen waxaan halis ugu jirnaa ina akoonkeena la jabsado. Waxaad is weydiineysaa maxaa sababa? waa maxay Two Factor Authentication? iyo sidee ugu xiran kartaa akoonadaada? Jawaabaha su'aalahaan marka aad Muuqaalkaan dhameysato dib dambe ma ugu wal wali doontid. Fadlan la wadaag saaxiibadaada.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ @engyuyu
Igala soco:
Facebook: / eng.yuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#ENG_YUYU #2FA

Наука

Опубликовано:

 

16 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@EngYuyu
@EngYuyu 3 года назад
Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso
@gubtatv899
@gubtatv899 2 года назад
Walaaal ciwaaan kaa ku xirtay wuuna ii shaqeen waayay ciwaankii qaab nuucee kusoo ceshan karaaa
@qanciyemedia2411
@qanciyemedia2411 2 года назад
Eng waxan ku weydiinaya marki forgot la dhahone so ma soo diraayo code Teeda kle waxaan ku weydiinayaa codka hada ii soo dhacay maa mar waliba lagu galayaaa
@cqaadircabdi2978
@cqaadircabdi2978 Год назад
Ustaad Facebook wuu igu xiran yahy two factor authentication sidee loo furaa plz
@axmedqeys822
@axmedqeys822 Год назад
Saxib Facebook authentication ah ayaa password ilaaway code ima so dirayo side uxaliyaa ishg sxb
@deeqomaxamed5073
@deeqomaxamed5073 2 года назад
Mahadsanid Eng
@frpsharma1085
@frpsharma1085 2 года назад
Mahadsanid pro
@zakariamohalpx8441
@zakariamohalpx8441 3 года назад
Mahdznd zhp report 2021 qaabku yahy ino so daay boss
@zakariye2037
@zakariye2037 3 года назад
Tʜᴀɴᴋs Aʟᴏᴛ
@user-yb2bp9hx8j
@user-yb2bp9hx8j 8 месяцев назад
Asc sxb ciladan baa I haysaya sxb waxan ka rabaa cawinad inte kaga so xariiraa sxb ??
@Odowaaaa
@Odowaaaa 4 месяца назад
Sideeba looga xidhaa wll
@qanciyemedia2411
@qanciyemedia2411 2 года назад
Eng waxan ku weydiinaya marki forgot la dhahone so ma soo diraayo code Teeda kle waxaan ku weydiinayaa codka hada ii soo dhacay maa mar waliba lagu galayaaa
@user-ff4uj4lu6x
@user-ff4uj4lu6x 8 месяцев назад
Waad I washay zxb long out Ayaan dhahay imikana waxa uu iweydinaya code imana soo dirayan 😢
@maslaxofficial1178
@maslaxofficial1178 2 года назад
Zxp waxaan karabaa tow factar facbok kuxeray risaalada waana iikicilayahay wax xalah
@user-bc2vc1lm5s
@user-bc2vc1lm5s 3 года назад
هلا أخويا
@user-vm6jo8me3c
@user-vm6jo8me3c 8 месяцев назад
Zxp log out ayaan yidhi cod ayuu i weydiyey imana so dirayaan 😢
@Maxamadshaakir-tn5um
@Maxamadshaakir-tn5um 9 месяцев назад
Sxp in aad isoo jawabi doonto ayaa rajaynaa sxp waxaa ihaysato cilad two factor notification ah sxp kama furi karo Fecpoka oo haddan ka furo wuu ituuraa fecpoka oo waa inaa tagaa Coromka markaas an boqda boga fecpok aan soo galiyo number kadib code ay isoo diran saas lee ku gali karaa hadda waxaa waxas ii ka daran hadda ka kacso maago meel kale laptop ama talefan kale code iima soo dirayan ee sxp hadda I cawin karto icaawi
@SUHEYB.
@SUHEYB. 5 месяцев назад
Soo badi walaal wax yaalahan oo kale mahad sanid
@nuurcadeofficial6662
@nuurcadeofficial6662 Год назад
Asc Eng Facebookga ayaa waxaa uu iga heystaa cilad ah 2Fac marka mar walibana calaamad ayuu ii soo saaray
@user-ff4uj4lu6x
@user-ff4uj4lu6x 8 месяцев назад
ZXB WAAN KU XIRTEY IMIKA WAN KA FURI KARI LA AHAY SIDEE UGA FURAA
@Cabdirahman-6829
@Cabdirahman-6829 Год назад
Engineere aniga cilad weyn ayaa iheysato two factors ka aya forgot Iska dhahay mana isoo kacooyo Facebook ga please icaawi sxb
@abdisalanfarah3106
@abdisalanfarah3106 Год назад
Hadiiba adbjoogtid dalkle oo telfonkgu shaqeyneenbka waran
@HanadBOOS
@HanadBOOS 5 месяцев назад
Asc sxp 2factor waan ku xertey lkn wuuididey😢😢😢😢 qeyb kle kaso sameys silosoceshto😢😢😢
@however9074
@however9074 2 года назад
Bro number ka code aad kusameyy aya iga lumey. Lkn passport ka aan saarey wan haaya ee maxan sameeya iisheg wllo. Jwb. Please. Icaawi hadad igaga aqoon badan thy adigoo mahad san 🙏
@FarhaanYare-oj2xw
@FarhaanYare-oj2xw Год назад
Sxp kuladhibataan ahy sxp aniga xitaa xalkaas Ayaan ubahnhy plz sxp taas igacawi hadaa xalkeda heshy😢
@cabdulahifaras7655
@cabdulahifaras7655 2 года назад
waku xeray wallaal mobile ayaa flashay Marka flashay kadib ma Gali karro two factory ayaa u weydiinaa security key
@deeegaaan45
@deeegaaan45 Год назад
Waaa cilada ani igudhacday wll ee mafuray wll
@osmanmuniir2334
@osmanmuniir2334 Месяц назад
Anigana waa I haysataa
@kobackabayare
@kobackabayare Год назад
Wey kaga dhamaty hada ciwan ku xerto kasamar waaye 😂
@aaminahodan3279
@aaminahodan3279 2 года назад
asc wllo facebook ayan ku xidhay two factor authentication facebookga ayaa iga baxay ka bacdina facebookgaygii ma gali karo ii soo jawaab
@argsaan2896
@argsaan2896 Год назад
😒maku hagaagey walaal
@hazzaani7235
@hazzaani7235 Год назад
Walal sidaas oo kale ayuu anigaba iga noqday ee isheeg maxa ku xalisay
@argsaan2896
@argsaan2896 Год назад
@@hazzaani7235 dib uu saro Facebook walaal lambarkad ku sameeysay forget password inta siisiid markuu code kuso diro cardku gaal oo iska badel lambarka two factor Authentication aniga ugu dambeyen uu ii hagaage Alxm
@guutaalezaki8925
@guutaalezaki8925 Год назад
War sxbew two factorka Ayaan ku xiratay faceboogeyga telkale ayaana rabay facebooga inan ka furo number kii iyo Gmail kii intaba waa haysta lkn marka uu isoo diro code ka maba arkayo icaawi sxb sidii aan u Furan lahaa fadlan Hadii aad wax igu dhanto
@Somali55279
@Somali55279 9 месяцев назад
Sxp hadad xalka heahey Aniga iga caawi lph
@mohamedali310
@mohamedali310 8 месяцев назад
Anee tan I heystaa pro hello
@mohamedali310
@mohamedali310 8 месяцев назад
Anee tan I heystaa pro hello
@hazzaani7235
@hazzaani7235 Год назад
Sxp Facebookgeyga ayaa iga xermay two factor pleaz iga caawi sidaan kuso kacsan lahaa wuu iso kici didee ee taleefon numberkaga iso qor sxp
@deeegaaan45
@deeegaaan45 Год назад
Ciladaas aney iheysataa sxb code ayuu iweydiinaa mana aqaan code kaas
@Madarmaxamud
@Madarmaxamud 3 года назад
Mahadsanid ustaaad Facebook buu igu xirna Gmail account hadaan ku xirtay ee video like saara
@hassanneymar8725
@hassanneymar8725 2 года назад
sidee looku qaadi karaa authenticator
@osmanmuniir2334
@osmanmuniir2334 Месяц назад
Markaa ogato iso sheeg
@janaatmaxamuud-by1fo
@janaatmaxamuud-by1fo Год назад
Aadbaad umahadaabtahy Wax badan ayaan Kaa faaiday Lkn suaal ban is waydiinayaa waxaan rajaynayaa inaad isoo jawaabto plz wll hadii aad qaabkan Ku xidhato qofkalena uu hayo FB gaaga password kiisa ma soo Gali karaa kadib markii aad Ku xidhatay habkan plz wll wll iso jawaab qof ayaa ila isticmaala FB ga😭
@user-jc1rx2bb9b
@user-jc1rx2bb9b Год назад
lanbarka aad ku samaysatay facebook hadii aanu hayn ma soo geli karo sababto ah code lanbarka ayuu ku soo dhacayaan qofkii hayaa uun baa soo geli kara.
@janaatmaxamuud-by1fo
@janaatmaxamuud-by1fo Год назад
@@user-jc1rx2bb9b mahdsanid
@saabirinmuqtaar6334
@saabirinmuqtaar6334 Год назад
Wll sideh loga furah😢😢
@hasanbasbaas1737
@hasanbasbaas1737 13 дней назад
Wuu iga xiran yahay waana iga diidan yahay in aan gali
@deeegaaan45
@deeegaaan45 Год назад
Ustaad waan ilaaway code kii facebook waana gali waayey furawayay facebook geygii icaawi plz!
@aminabdi9055
@aminabdi9055 3 года назад
M.a zxb xaga Facebook ga noogu bado wll
Далее
Sidee loo isticmaalaa 2FA Two factor Authenticator?
10:39
Waa Maxay CHATGPT? Sidee ayaa loo Isticmaalaa?
7:05
Просмотров 2,3 тыс.
waa maxay two foctor authentication
6:31
Просмотров 317
Recover Lost or forgotten Google Authenticator
8:45
Samsung laughing on iPhone #techbyakram
0:12
Просмотров 7 млн
iPhone socket cleaning #Fixit
0:30
Просмотров 18 млн