Тёмный

Sidee u noqon kartaa youtuber? wax walba oo aad uga baahan tahay 

Waaberi Media
Подписаться 550 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
www.waaberiweb.com
-------------------------------------
Nagala Soo Xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 147   
@MohamedHassan-sx1yq
@MohamedHassan-sx1yq 4 года назад
M,A ku FARXSANHY inan kamid ahay Dadka kuku xiran wll MCN Abdirahman waabari Media
@Kobcis
@Kobcis 4 года назад
waa xaqiiq in youtube uu shaqo abuur u noqon karo dhalinyaro badan balse macalin runtii wax walba waxa ay ubaahanyihiin dulqaad iyo Samir
@dardaaranmedia
@dardaaranmedia 4 года назад
Wabari media I support to you
@abdinur4242
@abdinur4242 4 года назад
Magiciisu waa abdirahman Omar halkanina waa waaberi media taageero buuxda kuu hayaa sxb qali
@fadxigiire8783
@fadxigiire8783 4 года назад
Macalin capdiriXmaan Ilahay haka abal mariYo Sida aad uGu dadaalayso Inaad umadaada wax uqabato💓☝️
@abdisalammohdadam1483
@abdisalammohdadam1483 4 года назад
i liked it before watching, awesome content, gives clarity on each concept👌 Great respect ustaad👏
@calmcorner4096
@calmcorner4096 4 года назад
Muqaalka hagaajintu aad ayad uguwacantahay akhi mashaalah
@abdinasirmohamed5313
@abdinasirmohamed5313 4 года назад
Run ahaantii muuqaalkaan aad baan ugu baahnaa oo maanta ayaanba helay filmora. Waana ku han weynahay in aan youtube sameyso oo wax umada anafacaayo soo baahiyo , aad baa u mahadsantahay wll.
@AbdallaAbdy-ti3xt
@AbdallaAbdy-ti3xt 11 месяцев назад
Ma samaysa youtube
@motiveperson143
@motiveperson143 10 месяцев назад
​@@AbdallaAbdy-ti3xt sxb laptop qasab miyaa?
@Kororsoofficial
@Kororsoofficial 4 года назад
Maasha alh ustaad cabdirahmaan waad noo faa,ideysay alha kaa abaalmariyo mhdsnd
@Sakixaashi1
@Sakixaashi1 4 года назад
Dhanka codadka hagaajintiisa programme ka la adeegsanayo iyo isticmaalka mobile ka marka wax la duubayo Editing ka software la adeegsanayo wax kasta ood sheegtay sida aad u sheegtay ayaan u isticmaala Mahadsanid walaal
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 года назад
kula mid ayaan ahay anba saaxiib
@Abdullahichannel
@Abdullahichannel 2 года назад
Mashallah thanks for sharing us you are a device thanks
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 4 года назад
Mahadsanid wlal Abdirahman Waa wax Wayn Oon kugu Xasuusan Doono Vodeoyada Noosoo Badi
@bisharabdisalan4410
@bisharabdisalan4410 4 года назад
M.a ustaad waxaad kamidtahay youtuberlayda dhifka ah ee bulshada waxa san usoo gudbiyo bulshada waxaana kaa codsanaynaa ustaad inaad noo soo badisid videoska noocaana & kiwa waxbarashada especially university students thanks...♥️♥️
@ahmeddante4775
@ahmeddante4775 4 года назад
Mallah sxb hore u soco lkn halken kaa heli karaaa bro xog badan ayaan kuu haya wlhi
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 4 года назад
Ahmed Hassan omar dante waaberi2030@gmail.com waad igala soo xiriir kartaa wll
@hafza2135
@hafza2135 4 года назад
Mahadsanid aboowe💙💙
@shaaficikabadhe7857
@shaaficikabadhe7857 4 года назад
Wlhi wll mhd snid waayo wxd baraysaa wlleheen waxayna isbarin umada soomaliyeed xaasidno darteed
@mubaarikrays
@mubaarikrays 4 года назад
mashaa alaah macalin ana bal so boqda haduu indin qancin wayo iskaga kalaya
@Siraad12
@Siraad12 4 года назад
M.a waberi media Kanal fiican Keep going
@Realshorts-24
@Realshorts-24 4 года назад
📷🎥📹 Wabari media 💚💛💚💜💚💜💚💛💜💚💚💛💜💛💜💚💛💜💛💚💛👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@maxamedcarap8200
@maxamedcarap8200 4 года назад
Wn kugu soo biiuar dhawaan Muuwalkan wan ka helay wllaky waana Maaad santy xaqiiqada dhaba ana wan isku daayay wllky xageee kala so xidhiidha an kala faa idesane wllky
@abdikani4376
@abdikani4376 Год назад
Mnsha Allah Tabarakallah Waa wax alle kuu siyaadin doono hibaynta aad walalahaga islamka ah u hibaynayso khibradaada (1)bixi waxad heli inka badane . (2)kushukri waa laguu siyaadine .
@Chuunde
@Chuunde 4 года назад
Ow!!😲 This Video Is Awesome 👌 I have benefited for many things ♥️Keep Doing pro✌
@mukhtar274
@mukhtar274 9 месяцев назад
#Congratulations! Today is your day. #You are never too old to set another goal or to dream a new dream. #The fruit of your own hard work is the sweetest. #So keep going pro and never give up.
@wilwaal5171
@wilwaal5171 4 года назад
First qof o dawada like ta igu sharfo
@musabaddani6757
@musabaddani6757 4 года назад
Mahadsanid wll aad baa ugu helay muqalkaga wana xiseyaa muqal sameynta wxa jeclahay muqal sameyta 👉💻
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 месяцев назад
Mashaa allaah wllky mahadsanid
@MohammedAhmed-yt4fw
@MohammedAhmed-yt4fw 4 года назад
Mahdsanid wll
@cabdikariinmaxye
@cabdikariinmaxye 4 года назад
Jazaaka laahu khayran walaal.
@abdirahmanmose
@abdirahmanmose 4 года назад
Mahadsanid
@husseinmohamed5833
@husseinmohamed5833 4 года назад
wad iga farxisay muuqaalka xigo inta aad kasoo samaynayso waxan tijaabim donaa audicity insha allah thanks abdirahman omar
@djmaamis3167
@djmaamis3167 4 года назад
Wllo cabdiraxmaan aad iyo aad ayaa umahadsantay waxaan kaa yara doonayaa siddee ku hellaaa Codadka muuqaalka laga danbaysiiyo (music background or sound effects) bilaash ah oo Islamic ah ama qaar samayn leh oo dareemada aadamaha ah Aad ayaa umahadsantay waa rajaynayaa inaad iiga soo jawabi doontid wllo suaashaydaas .... Mahadsanid mar labaad
@garaadkaagadhis35
@garaadkaagadhis35 4 года назад
ku qor vidmate ka background music islamic ka dibna no copyright mhdsanid
@khadarwaaberi8212
@khadarwaaberi8212 4 года назад
Keep going bro
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 года назад
Wow this amazing hore usoco pro😍😍👋
@fawzaanmedia4950
@fawzaanmedia4950 4 года назад
Appapka aad sheegtay iyagoo bilaash ah miyaan la heli karin sida adobe premier bro ama sony Vegas kuwa la helo iyagoo bilsh ah sax maaha miyaa wll mhd sanid
@mohamudfarah8784
@mohamudfarah8784 4 года назад
Waad heli kartaa Wall, Iyagoo Cracked ah ama la jabiyey ana aisticmaaal
@fawzaanmedia4950
@fawzaanmedia4950 4 года назад
@@mohamudfarah8784 mhd sanid
@OsamaMohamed-zg1qb
@OsamaMohamed-zg1qb Месяц назад
Mahadsanid ❤❤
@deekowchannel7554
@deekowchannel7554 4 года назад
This is a good result
@cabdirisaaqbishaar3865
@cabdirisaaqbishaar3865 4 года назад
walal qaali wxn ahay muqal sameye fadlan wll website yadii 3 da ahaa noga soosamee sida lacagta loogasameyo adigoo wax edit gareenayah fadlan wll qli nogazamee muqal aad ban ugu baa hanahay
@user-jama121
@user-jama121 Год назад
Mahadsanid bwe
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 4 года назад
Maasha allaah jazaakallaahu kheyraa, ani waxan la yaabay channel lada waxgal ah dadka kuma xirno channel lada o maalaa yacniga ah ne 100k aye dhaqso ku gaaraan somali dad tayo ma nihin wlhi😭😭
@ayubpro
@ayubpro 4 года назад
Shugrana boss abdiraham vedio aan dannaye soo galis thnks zhp👍👍👍
@zaydali506
@zaydali506 4 года назад
Aad iyo Aad bad u mahadsantahay walal
@sayidalih34
@sayidalih34 4 года назад
#waaberi media fadlan mawduuc ka soo diyaari wabiga #danibe
@aamiinaxmed5834
@aamiinaxmed5834 4 года назад
Wll Cabdirahman wxan Ahy Arday Imika YouTuper Noqonya Wll Donya Inad Wxypah Qar iga Cwizo Da daydu wa 15
@bmyaasiin538
@bmyaasiin538 4 года назад
Lkn waxa jira softwareskan aad sheegtay qaab aan la iibsan oo wado kale lamaro sida inaad isticmaasho key kuu samaxaya inaad bilaash ku hesho maaxaad noogu raacin wayday Soni Vages After effect premeir iyo filmora
@salmansomali7186
@salmansomali7186 3 года назад
Salan sare waberi media from djibouti
@abdurahmanali3381
@abdurahmanali3381 4 года назад
Mahadsanid walla Abdiraxman. Keep going.
@dugshorts
@dugshorts 4 года назад
Thank you ustaad c/rahman
@fawzaanmedia4950
@fawzaanmedia4950 4 года назад
Casharadan soo badi zhp abdirahman waan hubaa in baahi ka jirto helida xog ku saabsan sida RU-vidr lo noqdo iyo casharada sida lo editing gareyo videos yada
@somalipilot6426
@somalipilot6426 Год назад
Mahasanid ustaad
@waxsoosaarmedia7035
@waxsoosaarmedia7035 2 года назад
ASC waxan rabay WLL Abdirahman Cumar inaad la talin i siiso waayo waxan ku guda jiraa xirfada RU-vidrka
@hiirale2042
@hiirale2042 4 года назад
9 bil ayuu igu jiraa hammigaan isha allah mar dhow {PUBG MOBILE} xirfadeyfu tahay
@homeofquran7134
@homeofquran7134 4 года назад
CELCELI CHANNEL allaha kula garab galo sxb
@ummucadnaanchanel9598
@ummucadnaanchanel9598 4 года назад
Maasha allaah barnamij loo bahnaa mahadsanid
@ApdirisaackApdullahi
@ApdirisaackApdullahi 6 месяцев назад
Sxp pro muqaa LaDaan taa laga helaa😊
@IMAANSHO
@IMAANSHO 4 года назад
Waabari wax badan ayaan ka faaidney sxb
@joinownpaypaylsavebiihi301
@joinownpaypaylsavebiihi301 3 года назад
Asc masha allah waxad tahay aqoon yahan aan bakhayl ahayn craxman cumar allah hakulla jirro
@biriqofilms8544
@biriqofilms8544 4 года назад
Waad mahadsanthy wll abdirahman allah ku dhowro
@mohamudfarah8784
@mohamudfarah8784 4 года назад
Marka hore waad mahadsan tahay sxp marka xiga , Anigu waxan isticmala Adobe Audition oo aan kaaga baahanyn Codka in aad Mp3 Extension kusoo galisid aqbali karana Formats badan
@DHIIRIGALIYE681
@DHIIRIGALIYE681 9 месяцев назад
Lgnt🎉
@amantech9143
@amantech9143 4 года назад
SHUKRAN SXB hormar wacan ku rajena
@GeoQuests1
@GeoQuests1 4 года назад
waad ku mahdsanthy in badan Al ustaad
@hamse8704
@hamse8704 4 года назад
Masha allah wllky abdirhmN waaberi
@daawooltv4608
@daawooltv4608 11 месяцев назад
USTAAD C/RAXMAN BARNAMIJKAN LIK KIGIISA MASOO DHIGTEY
@amiinofficial6272
@amiinofficial6272 4 года назад
Wll abdirahman sidee muuqaalsameyntu uga abuuri karaa lacag hal video nooga samee mhdsnid
@sahalshow8424
@sahalshow8424 4 года назад
mahadsanid wllo 100%
@fahankadunida10
@fahankadunida10 2 года назад
Wll ma icaawin kartAa
@abdiwliahmed1226
@abdiwliahmed1226 3 года назад
masha allh wll waxaad noo faidaysay aqoon mahadsanid
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 4 года назад
Wlal Ufur videogame Downloadka
@Mrreporter258
@Mrreporter258 4 года назад
wll maad video kasoo samaysid website yada bilaashka waxlooga barto
@actors_of_India
@actors_of_India 2 года назад
M.a keep going pro
@al-xariiri97
@al-xariiri97 4 года назад
Waa runtaaa
@skyearth6344
@skyearth6344 4 года назад
Website yada aad sheegtay oo muqalada lacagta muqalka ma uga hadli karta oo gooni maclin. MAHADSANID
@mohamedzaed5816
@mohamedzaed5816 4 года назад
ZHP WLLHI ADD AYAAN KU TAGEERA WABARI MEDIA
@mohammethdeeq1885
@mohammethdeeq1885 4 года назад
First dawadEh after 28second
@apthiphatahzuudi1418
@apthiphatahzuudi1418 4 года назад
Inta nabiga jaceyl liketa iyo subscibeta dhac dhac jac kasiiya
@YaxyeAnshax
@YaxyeAnshax 4 месяца назад
Sxp waxan waayay appka awadacaty.ciddi haysati. Ha ii faaidayso
@beec_waaye
@beec_waaye 4 года назад
Sxb shout up iisamay plz
@kanayblue
@kanayblue 4 года назад
Barnamij yadan competed only miya ama phonka waa lagu isticmala
@geediabdullahi7412
@geediabdullahi7412 4 года назад
Masha Allah
@cabdirisaaqbishaar3865
@cabdirisaaqbishaar3865 4 года назад
walal filmora isagoo free ah baa jora iyo adobe haba ani isagoo free ah istic malaa waliba 2020 adope ah
@camirzacki5314
@camirzacki5314 10 месяцев назад
I.ALLAH WAN RUMAYNAYA RAJADAYDA😮
@usaliofficial1839
@usaliofficial1839 4 года назад
wll adoo raaliyaa aad noogu soo badi si aan kaaga faa iid no adoo raali ah
@wadadatoosnaanta5912
@wadadatoosnaanta5912 4 года назад
M.a hormar wacan bro
@wiilboy2137
@wiilboy2137 4 года назад
zxp plz muuqaal dhamaystiran inooga soo diyaaari sida adope primi loola soo dago waale mcaane
@zakariye2037
@zakariye2037 4 года назад
Thanks wll
@geeldoonmuuse5873
@geeldoonmuuse5873 Год назад
Well done bro.
@husseinmohamed5833
@husseinmohamed5833 4 года назад
masha allaah
@malaw247
@malaw247 4 года назад
Walal waxad mawduuc kaso samysaa sida shay loogu isticmaalo email ka ardaynimo mahadzanid
@ibrahimfurehassanibrahimfu5294
@ibrahimfurehassanibrahimfu5294 4 года назад
Waaberi media
@samewade7564
@samewade7564 4 года назад
3da website muuqalo noga soo same zhp.
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 3 года назад
Keep up the good videos
@qisotamam
@qisotamam Год назад
Wow
@MohamedOmar-qf6gs
@MohamedOmar-qf6gs 4 года назад
Thanks
@Musam377
@Musam377 6 месяцев назад
Oldman is here
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
Sxb aad baad u mahadsan tahay waxan kaa codsan lahayn filmora inaa barnaamij kasoo diyaariso qababka ugu fudud ee loo adeegsado wapsite yada laga baran karo
@hoygabulshada9193
@hoygabulshada9193 3 года назад
YoubTuber Waan Noqdy Hase Ahaate Goob Ayaan Waayay Kusi Waso Hawsha You Tube Gelinta Muqal
@Orangexchange
@Orangexchange 4 года назад
Thanks pro
@isaak____1
@isaak____1 2 года назад
Aplacation majira codka nadiif ka dhigaya
@abdijabar10
@abdijabar10 4 года назад
Software daan side loogata adigo isticmaalaayo MacBook 💻
@tayofitness7722
@tayofitness7722 4 года назад
Manzha allah zhp . Filmora 9 kaso hadal .
@ckariimyuusuf4985
@ckariimyuusuf4985 2 года назад
Zxp aad bad umahad san tay wado weyn baa nabaratay oo anan aqoon
Далее
Sidee u samayn Kartaa Muqaal? Qaybtii 2aad
10:41
Просмотров 39 тыс.
Q&A Jawaabaha suaalihiina
12:55
Просмотров 36 тыс.
Modus males sekolah
00:14
Просмотров 10 млн
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Просмотров 961 тыс.
sida lacagta loogu furto muuqaalka youtube ka
7:09
Просмотров 15 тыс.
Daawo ka hor intaadan noqon YOUTUBER 2024
10:52
Просмотров 10 тыс.
SIDEE LOO NOQDAA QOF CAAN AH ? | TALLAABOOYINKAAN RAAC
19:16
Sidee U Samaystaa YouTube?! Maxaa Igaga Horreeya?!
13:43
Modus males sekolah
00:14
Просмотров 10 млн