Тёмный

Siduu Youtubka ubadalay Nolosha Dhalinyaradaan | Saamaynta Youtubeka 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 122 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
youtubka soomaalida
somali youtube channel
saamaynta youtubeka
sida youtubeka

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 771   
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 4 года назад
Inshaa Allaah waxaan rajaynayaa In Soomaalida aad adiga Hogaan u noqon doonto dhanka RU-vid-ka Inshaa Allaah, maxaa yeelay dhallinta qofka ay ku daystaan ayaa tahay in badan. Mabruuk.
@zaynnur9342
@zaynnur9342 4 года назад
Maxaad SaaS U Dhahee Sxb Qof Waliba Maaha Hadoo views badan inay ku daydaan Dadka
@mohayare4876
@mohayare4876 4 года назад
idaacadda buuloxuubeey xasan cusmaan xaaji adiga sidoo kale ayaa tahay
@farahmohamed3546
@farahmohamed3546 4 года назад
wlhy kama dhacdid adba labadiinuba waxaad so gudnisaan wax aan aad iyo aad uxiiseeyo dadkuna ay xiiseeyaan waxaana jeclahay markuu ogaansho ka hadlayo (dad eber kasoo bilaabay)
@suomimohamed1753
@suomimohamed1753 4 года назад
@@zaynnur9342 mxaad uga xanaqaaday waaba yaabee ogaansho waa chanelka somaalida inta bdn ay wax ka faa'iidaystaan, waalee waad indho yareesaa kuwa ugu views ka bdn waa Kuwa aan waxba laga faa'iidin ee sooraadi indhahaaga ayaaba kuu macalin ah.​
@akramawche205
@akramawche205 4 года назад
adiga kama marnid macalimu 🙏🙏🙏
@DroosOnline4u
@DroosOnline4u 4 года назад
يا اخي العزيز انا لا افهم لغتك لكني أحسبك و الله على خير و شكر الله لك ذلك و بارك لك و أعانك على الخير دوماً🥰⁦❤️⁩.
@ogaansho
@ogaansho 4 года назад
حياك الله أخي أحمد ، اهلا وسهلا أسعدني تعليقك ، تحدثنا عن في هذا الفيديوا عن هؤلاء النماذج الثلاثة ، حضرتك وجهاد حطاب والأمريكي دروا بنسكي اعتبركم ناجحين في مجال اليوتيوب .
@iprahimabdulahi
@iprahimabdulahi Год назад
@@ogaansho ❤
@abdulahiaynab797
@abdulahiaynab797 Год назад
​@@ogaansho m.a
@Aminamohamed1
@Aminamohamed1 4 года назад
Hormuudka RU-vidska Somalida waa Adiga Ogaansho🇸🇴♥️! Cod, Caqli, Dagganaan iyo Aqoon ilaah ku siiye dhammaan. Marka isku day sidaad Somalida Maahane Dadyowga kalane muuqaaladaada u gaarsiin lahayd😊
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 4 года назад
Asc walal qali subscribe ii saar thanks
@nuurudinyusuf8511
@nuurudinyusuf8511 4 года назад
NCam
@abdibari6856
@abdibari6856 4 года назад
@@ducoqabe1225 wll aniga kusari hor usoco
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 4 года назад
@@abdibari6856 thanks
@najaahahmed7786
@najaahahmed7786 4 года назад
Waan kugu raacay fikirkaaga
@عائشةورسمي
@عائشةورسمي 4 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاءالله أخ عمر إستمر على المحتوى الهادف الدي تصنعه بالتوفيق لك وانا من متابعين أحمد أبو زيد في قناتة دروس اونلاين وايضا جو حطاب ويوجد الكثير من اليوتوبرز العرب الملهمين غيرهم .... شكرا لك
@ogaansho
@ogaansho 4 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شكرا سيدة عائشة على الدعم .. إن شاء الله نكون عند حسن ظنكم.
@kiinkaisking8245
@kiinkaisking8245 4 года назад
@@ogaansho WLL omar afka carabiga ma u taqaana si wacan
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 4 года назад
@@ogaansho cumar zx channel kag igu soo qaad si dadku subscribe igu Saran intaa ayaa ka coodsanaya thanks
@ahmetabdi8960
@ahmetabdi8960 4 года назад
@@kiinkaisking8245 😂😂😂😂😂
@ahmetabdi8960
@ahmetabdi8960 4 года назад
@@ducoqabe1225 😂😂😂😂😂
@eesy8947
@eesy8947 4 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@siyaadbare4444
@siyaadbare4444 4 года назад
Nolosha masar iyo tan urdunba waxaaa aad uga fican nolosha wadankeena somalia somalia nimco weyn ayan heysanaa Alle ha ina garansiiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirashka9468
@abdirashka9468 4 года назад
Beentaasi aynu isku sheegnaa waa wadanka dib u dhigay Dadka ugu liita dunida waa somalida qabiil isla wayni Wax mahaysato faanta oon hadana qadayn somalaa laga helaa
@samiryare5493
@samiryare5493 4 года назад
Benbadanaa somali waa dadka ugu xun calmaka 30sana dowlad dhisan la dahay ma is weydisay
@siyaadbare4444
@siyaadbare4444 4 года назад
@@abdirashka9468 aragti xumadaada lee waaye sxp ee nolosha dhabta ah waxad ogaane marka aragto sida ay u nool yihiin wadamada uu walalka xusay inta aadan arkin waxba kama fahmeysid
@siyaadbare4444
@siyaadbare4444 4 года назад
@@samiryare5493 dowlad la aanta waxaa laga yaabaa in ay qeyr inoo tahay marka marwalibo niyada wanaji mar dhaw waan heli doonaa dowlad wngsn insha Allah
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 года назад
Been ha iskugu shekayn,somalia waa wadamada ugu hooseeyo
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 года назад
Mahadsanid cumar inshar Su.aal saaxib xilma ayaad bilawday RU-vid Waxa iskuulka wax ka dhiga macalin masari ah
@lipannazir5128
@lipannazir5128 4 года назад
Dad badan oo halkan comantiga u imaada like ii sara ayaan la yaabanahay anuu🤔 halkii uu qofku ra'igiisa uu kaga dhiiban laha vedio ga iyo wixi uu ka hadlayo
@najiibyosuf5182
@najiibyosuf5182 4 года назад
👥Intii Hami leh Ilhay Hamigooda how fdudeyo ✌
@bathramustaphe5166
@bathramustaphe5166 4 года назад
Hhh wlhi marmar waxan is dhahaa mala lacag aya laga hela waxan اعوذ بالله Ilahow meelxun hanaga galin tuugsi🤔
@hazzanapdirahmaan2036
@hazzanapdirahmaan2036 4 года назад
Waa waxYaaLaha aan La YaaBo wlhidaa brother ugu yaraan iney keenaan ayey ayeyd fikir ama dhiiri gaLin..🙏
@nimcoibrahim7914
@nimcoibrahim7914 4 года назад
Hhhh waala yaabay anba like wax walba lagu raadina
@RammadTV
@RammadTV 4 года назад
Walaal Subscribe and share gareeya idinka oo Raaliya saaxiibadayda qaaliga ah igu ah
@YasminAfrah
@YasminAfrah 4 года назад
Thank you for featuring me on your channel ❤️❤️ this means A lot WAA MAHADSANTAHAY
@ogaansho
@ogaansho 4 года назад
Welcome Dear Yasmiin 🌷
@awilyare229
@awilyare229 4 года назад
M.a wlshy yasmin gulayso
@karamaaddullahi8208
@karamaaddullahi8208 4 года назад
Thanks yasmin for representing Mogadishu's youth.
@houseofhighlights1226
@houseofhighlights1226 4 года назад
Ina youtuber noqdo raba insha allah ilahay ha iifudediyo wixii isoo duceen kara iso duceeya wllay ilhy inuu hamigayga ii rumeyo ❤
@hayaanproduction6365
@hayaanproduction6365 4 года назад
Aamin walaalayaal
@ogaanmedia3880
@ogaanmedia3880 2 года назад
RU-vid må noqotay 2years ago ayaa laga jogaaa
@Kaydkamedia
@Kaydkamedia Год назад
hada kawaran halku kuu marayo hamigaagi wallo😊
@abubakarabdullahi215
@abubakarabdullahi215 4 года назад
Codsi sadaxda dhalin yarada ah youtubka chennel koda manno sheegi kartaa mexee ku soo galan si aan oga faaiidesano chennelka magaciisa oo qoraal ah mahadsani
@Sadikkoronto
@Sadikkoronto 4 года назад
Waad ku mhdsanthy waqtiga videogan aad galisay jazakallah.
@ahmedabdirahman9866
@ahmedabdirahman9866 4 года назад
I liked Your Voice Masha Allah 👍
@abubakarabdullahi215
@abubakarabdullahi215 4 года назад
Wcs Qeer allah kusiyo Wall dadaalka aad nagu dadaleyso iyo juhdiga aad nagu bixineysid iyo waqtigaaga qaaliga ah oo aad noohurtay mid aan gudi garno ma ahan ee miisanka xasanadka Allah ha ugu daro dabigaaga Allah dhaaf iyo midka waalidkaaba
@kaydka_gabayada
@kaydka_gabayada 4 года назад
Maclin wxan ku rajaynaya in aad heer wyn aad kagarto youtubka insha allah
@jeyali3432
@jeyali3432 4 года назад
.. ر هكجكق
@cabdiyoose9212
@cabdiyoose9212 4 года назад
somalida yutubka leh adigaa ugu sharaf badan ee hadfkaga horay usoco xita carbi wax nogu sotabi
@abdinasir4593
@abdinasir4593 4 года назад
omar waxan mar walba arkaa comments somaliga ku qoran love ma saartid lkn kuwa carabiga ku qoran love ayad saartaaa wllow xaqiqda ma inad somaliga carabiga ka jeceshahu baaaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️
@waayeelkajaqafsadaninwayn9831
@waayeelkajaqafsadaninwayn9831 4 года назад
War maila aragtay hadu shaqsi caraba wax so xariqo ❤ buu dhac kusinaya😂
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 4 года назад
Sidaas bey u badan u badan tahay qofka luqadiisa waa inuu luqad walba ka hormariyaa
@ALI-xr3jy
@ALI-xr3jy 4 года назад
🗣Codka 😍 Masha Allah ogaansho respect ✊
@zerostress685
@zerostress685 4 года назад
Masha allh Macalin ugu fcn RU-vid ka God bless you bro
@hanadabokor5793
@hanadabokor5793 4 года назад
❤️ Joe Hattab ❤️ جهاد حطاب Masha allah youtuber aan aad ula socdo oo hormar badan gaadhay ku dayashana mudan
@hanadabokor5793
@hanadabokor5793 4 года назад
Daauud mohamed oo inagu intaa qof gaadhay ma leenahay
@DIDI3LIVE
@DIDI3LIVE 4 года назад
thanks teacher qof kaliya ee na dhiiragaliya ayaa thy allah ku dhowro ustaad
@ereg4539
@ereg4539 4 года назад
Mashalaah walale dadka Somaliyed boos fiican ayaa ujogtaa jazakalaah kheyr
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 4 года назад
Xaqiiqdii walaalkaana run ayaad ugu imaanayaa 3 qof uu sheegay waxaa ku jira wiilkaan from USA ah waliba yahuudi ah waa nin wax badan aad ka faaideeso waayo aduunka maanta aan joogno wadan uu San katagin ma jirto our motherland somalia waxuu joogay last week waa nin wax badan laga faaideesan Karo Somali youtuber ah yaa yaqaan 😂😂😂😂🙏💯
@somalilegends1137
@somalilegends1137 4 года назад
Omar ishaar wll m.a mudo halsana ayan dawada channelkada wlhi waxana tahay qofkaan ku daydo guul wcn akhii
@eesy8947
@eesy8947 4 года назад
Masha Allah Geesiga Somalida Waidin Salaamay
@xaliyeosman8985
@xaliyeosman8985 4 года назад
M.a aad ayaan kaaga mahadcelinayaa ustd Omar inshar
@umualiya2794
@umualiya2794 4 года назад
Si aad u ogaatid noloshada isu dheeli tirnateda iska hor mari 7 daan dhinac: الجانب الروحي الجانب النفسي الجانب المهني الجانب المالي الجانب العلمي الجانب الإجتماعي الجانب الصحي
@sidra857
@sidra857 4 года назад
Bal adna Taariikhdaada noo soo gudbi Wan jeclayn lahayn inaan wax ka ogaano anaguna😍
@mohamedyusuf9700
@mohamedyusuf9700 4 года назад
Aad ban kusalamay walal omar inshaar ❤❤
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 4 года назад
Aniga waxan ku fiicanahay xaga fikradaha waxanan xiiseeyaa business ka waxa ugu wayn ee hab fakarkaygii nolosha badalayna waa walalkay omar inshaar run ahaantii hadii aan gaadho guul wayn oo la taaban karo wan kula kulmi doonaa wax walba haygu qaadatee 😍
@jimcaleismail3370
@jimcaleismail3370 4 года назад
Mahadsanid wll qli Naftaada ayaa Ku jecel ,habeenkasta inta aanan seexan kahor Ayaan Sii Daawadaa muuqaaladaada quruxda badan . 💖💖💯
@abdihakim391
@abdihakim391 4 года назад
(Masha Allah) aad ayaan ulasocdaa barnaamijyada go forward
@ayaanleshire6387
@ayaanleshire6387 4 года назад
wan ku salamay wll omar inshaar
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 4 года назад
Mashallah Mashallah tabaarakaallah waad mahadsantahay
@thepunisher3950
@thepunisher3950 4 года назад
I know drew am being following him since the beginning of 2019 he's an extreme traveller love that guy✋
@mahadmohamed4648
@mahadmohamed4648 4 года назад
since 2017 pru he is jewish man.
@thepunisher3950
@thepunisher3950 4 года назад
@@mahadmohamed4648 yea bro but it doesn't make sense to mention his religion isn't it?
@LibanMedia
@LibanMedia 4 года назад
mashallah jecelahay inaan ka mid noqdo as video creators thanks Omar inshar
@hanadabokor5793
@hanadabokor5793 4 года назад
أحمد الشقيري ❤️ Ninkan inaad kusoo darto ahayd oo diin iyo maadiba na baray iyo hormarku gaadhay iyo barnaamijyadiisa khawaadhir
@akram6343
@akram6343 4 года назад
Masha allah waa mowduuc lawada sugaayey wll shukran
@mubarakmahamud5228
@mubarakmahamud5228 4 года назад
Masha Allah 👍
@FactsForYou2025
@FactsForYou2025 4 года назад
Asxaabta OGAANSHO kuso dhowada WANAAG inshlh kuma qasaari dontan wlalyl 💯♥️
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 года назад
Subscribe waan ku saaray adna ii saar wll
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 года назад
Omar inshar man sha allah wlaahi that is true huuuuuno keep going
@awismail8003
@awismail8003 4 года назад
Ilaahay ha inagu anfaco talooyinkan tusaalayaasha wata ee walaal cumar uu inala wadaagay. Naftayda in aan maalgashado diyaar baan u ahay.💪
@filsanmohamed2257
@filsanmohamed2257 4 года назад
Shukran ogaansho barnaamijyada aad ayaan udaawadaa wlhi waxaa tahy youtubka bas aan daawado جو حطاب waa daawadaa hory usoco 👍
@jamalkainamohamed4362
@jamalkainamohamed4362 4 года назад
2020 On January ◇17 Friday I decade to Change in my life Honestly . After this Video 😐 Thnks Omer Inshar Insha allah After We met in future I will tell You , that One Video You Uploaded to your Channel Change me Into possitive way Insha allah 🤲🤲🤲
@Hanmor3412
@Hanmor3412 4 года назад
insha allah idam alle go forward bro
@udgoonibnumohaa7550
@udgoonibnumohaa7550 2 года назад
🥰👏
@Xclips000
@Xclips000 Год назад
Noloshaada sideey tahay imika?? Waa 3 sanno kadib
@Chuunde
@Chuunde 4 года назад
Please Walaal Halmar Channel-keyga soo booqo Hadii uu Ku qancin waayo iskaGa tag Hadii uu ku qanciyane Subscribe ii saar Mahadsanid 🙏🙏🙏🙏
@hassanibrahim3348
@hassanibrahim3348 4 года назад
Wcs habeyn la mid ah wllkey omar waad ku mahad san tahy sida wangsan aad nogu so gudbiso wanaga iyo taloyinka wax ku ool ka ah horey usoco wllkey
@kamaaloosdaacadoos4831
@kamaaloosdaacadoos4831 4 года назад
6:30 aad baan ula yaapay maskaxda gabdhaas masha allah dhaha
@drmohamedzaak6849
@drmohamedzaak6849 4 года назад
wlaalaha ogaansho Ku xiran fadlan Subscribe ii saara SYC MEDIA
@mohamedfx2377
@mohamedfx2377 4 года назад
Inoo soo gali forex trading ma xalaal ba mise waana jeclahy waxan ku hami wey nahy inàd horumar ka sameyo insha aallahh
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 года назад
Aniguba gabadhan iney qurbaha katakty an modayay 👍
@MubarakZ
@MubarakZ 4 года назад
RU-vidka Dad badan ayuu noloshooda wax ka badalay sida: @PewDiePie @Mrbeast Iyo kuwa kaloo fara badan.
@abdikadirjama1168
@abdikadirjama1168 4 года назад
ogaaansho allow nooo kaadaa.
@FatimaAli-cw8tj
@FatimaAli-cw8tj 4 года назад
Mahadsanid wax bdn Ayn kaa faaiiday oo dhanka dhiiri galinta ah balse adiga shaqsiyadada mar nooga sheekey sida KU hormarisay si aan wax bdn kaaga dayano hadii ay macquul tahy mahadsanid in bdn Omar iinshaar
@ahmedyusuf1419
@ahmedyusuf1419 4 года назад
I have been watching DREW BISKY for 3 years now!
@kaynaankhaan
@kaynaankhaan 4 года назад
Mansha alh ogaansho family ❤❤❤❤❤only👍👍👍like
@ahmedhassanali7412
@ahmedhassanali7412 4 года назад
Masha allah bruderkeyga waad mahadsantahay
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 4 года назад
Jazaka Laahu khayran jazaa wll Omar👑
@mrliban8330
@mrliban8330 4 года назад
Aad baad umahadsantahay wllky omar alle hakaa abaal mariyo ❤️
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 года назад
Drew Brinsky the best RU-vidr traveling ever😍👌👏
@hgh6577
@hgh6577 4 года назад
Wiilka carabka ah kaas ayan dawadaa masha ALLAH waye maalinba wadan buu joogaa malin dhoweyd wuxuu soo bandhigayey magalada kerla ee dalka indiya kalay iska arag quruxdeda
@mohameddek3103
@mohameddek3103 4 года назад
Allah haku casuumo wllky wanadaada iyo dhirigalinta hididiilada adnagalisay Abal ayaad nogu ledahay hore usoco,💯💯💯
@a.zamedsead7881
@a.zamedsead7881 4 года назад
Msha Allha waad ku mahadsanty cumar iishaar sidaad wax noogu soo gudbinaysid
@ahmedkafi._
@ahmedkafi._ 4 года назад
Masha allaaH Omar keep...going.....pro.....
@fuadfarahh
@fuadfarahh 4 года назад
Walaal Omar inshar ❤👌
@yusramaxamuud3213
@yusramaxamuud3213 4 года назад
Jehad hatab بجنن حاليا موجود كنيا😍😍
@Apdikadirduaale
@Apdikadirduaale 4 года назад
Inta OgaaNsho JceL Like 🙏👍DhaB ziii Nooh 🤗
@ahmedsaqawemaki2766
@ahmedsaqawemaki2766 4 года назад
Jeceylka ogaansho iyo Like mxaa isku xiray
@calimaxamad123
@calimaxamad123 4 года назад
MEXEE KUTAREESAA LIketa🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@pilaalmediagroup9517
@pilaalmediagroup9517 4 года назад
U
@هبهأحمد-غ4ج
@هبهأحمد-غ4ج 4 года назад
Laba inamood ee carabta ah wan dhagaystaa wana dawada waliba Ahmed abu sayid , laba qof oo ku dayasho mudan Masha allh Ustaad cumar Jasakalaahu khyrn
@abdialrsag7421
@abdialrsag7421 4 года назад
The first man thanks Cumar inshaar
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 года назад
Thanks bro Allah ku xafido my dear bro keep going forever mashallah
@channelkaummada6498
@channelkaummada6498 4 года назад
Sxp faaidada laga helo wax akhriska video nooga soodiyaari adigoo mhdsan sanadkan ayaa doonaya inan wax bdan akhriya thanks Bro omar inshar
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 4 года назад
Ogaansho hal vedeo imadhaafo ❤🙏🙏🙏🙏🙏
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 года назад
Wcs wanaagsan oo wacan
@osamaahmed9869
@osamaahmed9869 4 года назад
drew binsky waan daawadaa
@hayaan8738
@hayaan8738 4 года назад
Vioce golden❤️
@halimomaalin5895
@halimomaalin5895 4 года назад
Say mashallah
@uhadalchannel7418
@uhadalchannel7418 4 года назад
Maasha alaah RU-vid ladhageysakaro ama faidoleh oosomali ah kaada iyo midkale aanka arkay siibakaada waxbadN aankafaaiday waankaagamahadcelinayaa
@marwan8213
@marwan8213 4 года назад
Ilaahay ha ku xifdiyo wll
@sayidkaumada1349
@sayidkaumada1349 4 года назад
masha allh cumar inshar allh haku xafido waxbadan ayanu kaa faaiidnaye
@abdikaafimohamuud3903
@abdikaafimohamuud3903 4 года назад
Masha Allah Ugaas Aad iyo Aad Hormargaaka waa hirmarkeyna Hore usoco
@abdihakinjamadaar147
@abdihakinjamadaar147 4 года назад
Mnsha allah sxb
@tabiye4933
@tabiye4933 4 года назад
Aad baad umahadaantahay ustaas Omar Inshar, manala wadaagi kartaa, dhabbaha kuu sahley ee kukeney guushan aad ka gaartey RU-vid.
@najipmohamed
@najipmohamed 4 года назад
Wllhi habenki markan khadka furo waxa ugu horeya ee aan dawada waa OGAANSHO ilaa aan dawadana ma seexdo nin wax badan noloshyda ka badely جزاك الاه خير اخي عمر انشار
@MohamedDahirAdem
@MohamedDahirAdem 4 года назад
maanta waxan kaa bartay NAFTAADA MAALGASHO waa arin i noqoty muhiim thnks bro
@Ashurmedia
@Ashurmedia 4 года назад
Masha allah igu caawi 1000k subscribe thanks
@hassanahmed3239
@hassanahmed3239 4 года назад
Mashallah caadi maaha somalida maskaxdooda qaar siiba gabdhaha afqalaad haduu aqoon yahay gabdhas xamar ama Somalia ingilish-ka ku baratay kuwa New York ku dhashay oo afrikan ah ayey ka wanagsantahay. Sida ay ugu hadleyso.
@SomaliGlobal
@SomaliGlobal 4 года назад
Mahadsanid
@kaagmuuqo9839
@kaagmuuqo9839 4 года назад
Good advice thnks more bro
@hanadyuusuf9185
@hanadyuusuf9185 4 года назад
Adiga xataa noolashaada youtube ayaa badeley omarow🙄
@cadnanabdi442
@cadnanabdi442 4 года назад
Haaa😂🙈
@iamvolontaryguy1269
@iamvolontaryguy1269 4 года назад
Mudane wax walbo waa isku taxalujin dad badan ayaa you tubeka badelin waana arki kartaaa raadiso
@ayanabdiibrahim2644
@ayanabdiibrahim2644 4 года назад
@@iamvolontaryguy1269 sax
@salmanAli-fb3ci
@salmanAli-fb3ci 4 года назад
RU-vidrs somalida wax ay yihin malaha dhamantod wa nothing marka laga reebo ninkaan Omar ah iyo inyar oo wax faido leh dadka uso gudbiya thnks bro inshar
@abdihani5593
@abdihani5593 4 года назад
Masha allh ustaad cumar wlhi waxa tahy qf dhirigliya ah ilhy haku jcldo wll mcn ❤
@mohamedabdi3681
@mohamedabdi3681 4 года назад
Zxp kayga waan kutaageeraa sidaa dardeed wxaan filayaa inaan kugu daydo
@muqtarmuqtar1039
@muqtarmuqtar1039 4 года назад
m a
@aliikohuzni1517
@aliikohuzni1517 4 года назад
Mahadsanid walal kanal kan waa wax badan ayaa ka faaidey
@drmohamedzaak6849
@drmohamedzaak6849 4 года назад
m.a jazaakalu kheyr
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 4 года назад
Mahadsanid sxbsre omar inshaar
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
RU-vidkuH waa mindi labo afleH... ؤعلكم ؤسلم .... Mahadsanid macaLiN.....🖐🌹
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 года назад
Somalida intey isku dhegan yihiin hormar uma dhawo ✅✅✅
@sirahanolosha
@sirahanolosha 4 года назад
Soo booqo halmar channel-kayga. Waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah.😊
@abdisamadhuseein1248
@abdisamadhuseein1248 4 года назад
السلاك عليكم
@salmanmaxamed1470
@salmanmaxamed1470 4 года назад
Omar inshar wll dar alle ayaan kuu tageera mudo labo sano codkaaga Cilmigaaga furfurnaanta cod karnimada dhiiranaanta 100% Alle haku xifdiyo wll
@zeptophecgjeesto5491
@zeptophecgjeesto5491 4 года назад
wlhi channalka kaliyaata ee niyada ii dhiso ama aan waxbandan aan ka faaiday oo aan isleeyay hadhow horrumar samee wlhi waa ogaansho keep going zxp ama wllo qaali manshaallah
@maajidaaragsan7125
@maajidaaragsan7125 4 года назад
Dhiirigaliyahyga nolosha❤
@btogaal.6367
@btogaal.6367 4 года назад
Alle haku xafido wlL0 Omar inshar
Далее
Fagaare ka hadalka.
12:20
Просмотров 25 тыс.