Тёмный

Sidee uga bixi kartaa Comfort Zone -kaaga ? 

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple....
GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
SPOTIFY: open.spotify.c....
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Год назад
Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir. t.me/XaliyeAli
@cabdirashiidmaxamuudcumar7460
Hi
@muxiyodiinmaxamed759
@muxiyodiinmaxamed759 Год назад
Hi bor
@saciidoasxmed2194
@saciidoasxmed2194 Год назад
Hi xaliye Wan raba halken Kala so xiriraa
@saciidoasxmed2194
@saciidoasxmed2194 Год назад
?
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Год назад
@@saciidoasxmed2194 Tlegram kayga waakaas ku dhufo Lin-kaga.
@Daxiix_filims
@Daxiix_filims Год назад
1: ha dhageysanin cabsiyahaaga 2: culays saar naftaada 3:dajiso hadafyo yar yar 4: filo in waxkasta bilowga adagyihiin 5: Badal deegaankaaga 6:Joogtayn samee
@lakiidhool
@lakiidhool Год назад
Mahadsanid madaama aad isoo koobtey 🥰😍
@Diiriye14
@Diiriye14 Год назад
Laakin ku dhaqanka ayaa adag sxb
@lakiidhool
@lakiidhool Год назад
@@Diiriye14 saaid wlhi ilaaha waxay wax igu hagaagi la'yhiin 6 qodob oo aan si joogta aha u sameynlahay 🥹
@andreshekey695
@andreshekey695 5 месяцев назад
7:27
@SAADAQ_SEERAAR
@SAADAQ_SEERAAR 4 месяца назад
20:50​
@Hajji-abdalla14
@Hajji-abdalla14 Год назад
Comfort Zone 1: ha dhageysanin cabsiyahaga Assumtion malada xun Lacala kwrn hadde dhici weyso sidas io sidas Kwrn haddi ad ku fashilantid kwrn haddi wax is padali wayan ama ad ku qasartid :---Marwalba cabsi wey jirta balse ha u ogolanin cabsidas in ay ka awod badiso oo ay ka hor istagto howshii ad qabaneysay ama fursadii :--- 3 second strategy marwalba ad doneysid howl cusub ina bilawdid inti adan guda galin 3 seccond naftada sii kadib bilaw 3 seccond qado kadib sii wad kaliya nafsadada haku qadato 3 secc in ay cabsato kadibne bilaw howshaas 1 2 3 dheh kadib bilaw u bareer cabsida sidas waxey ku surta galineysaa in ad ka baxdid cabsida 2: culeys saar naftaada Haddi ay jiran in ad naftada wax kuso kordhiso ama ka badasho culeys saar sidii iney waxas yihin haddi ad sameyn weydo ad dhimaneysid. Culeys kugu filan isisaar si waxasi kugu shaqeyan tusale haddi lagu dhaho 100 push-up samey haddi kale walagu dilaya wad sameyn adigo waliga 5 xabo xita samey horeyna u train greyn sababtane wa presure ka io culeyska lagu saray adne sidas okale iska sar culeys si ay howshada kuuu qabsonto :--- marwalba oo an culeys isisarno wa markasta oo an natijo arki karno gulne u dhawnahay. Tasine cid kale haka sugin ee naftada presure saar. 3: dajiso goal yaryar Lahaw hadafyo yaryar Tusale dheh waxan sameynaya malin walba 30 daqiiqo jimicsi ah ama 1000 talaabo ayan qadaya kadib tartib tartiib ayad wax ugu dareysaa kaliya caddey oo qeex ujedkaga kadib waxad arkeysa natijo waxeyna kugu dhiragalineysa in ad si wadid howsha. :--- tusale waxad rabta inad wax aqriso ha dhihin bugan dhan ayan aqrinaya ee dheh kaliya manta 3 page ayan aqrinaya kadib malinba malinta ka dambeyso wax ayad ku dareysa ila ad ka dhameyso buga oo dhan. 4: fillo in waxkasta bilaga adagyihiin. Xasuuso waxwalba marka ugu horeyso ad bilaweyso in aysan noqon donin sida ugu wngsn balse ay noqon donan sida ugu fcn malinba malinta ka dambeysane qaladadkaga ayad saxe ila ad kan ugu fcn ka noqoto :--- fahan bilawga in ay adagyihiin waxwalba mana noqon dontid qofka ugu ficn ee waxaas sameya. :--- sii janis naftada markii ad u muqato mid an waxba aqon cos wa markagii kugu horeysay haka filan naftada in bilawga hore si sax u sameyso waxwalba ogaw ine yihiin bilaw cusub. :---sida ugu fudud ad uga bixi kartid comfort zone kaga wa in ad ku celcelisid waxyabaha ad dareneysid in ay adagyihiin wayo mln kasta ma noqon dontis shalay sidii ad ehed :--- Wa in ad fahanta marwalba oo ad wax ku celceliso waa marwalba oo ad noqon donto mid ku fcn waxas uu qabanyo 5: badal deegaankaaga Badana degankena qeyb weyn ayu ka qata comfort zone kena ha noqoto mesha ka shaqeysid ha noqoto meshad dagantahay ha noqoto asxbta ad ledahay io dadka la kulantid si malinle ah. :--- marwalba koritanku wuxu yala dhinaca kale ee comfort zone :--- badal deegaankaga io dadka kugu harereysan si ad comfort zone kaga uga baxdid. 6: in aad jogteyn sameysid {stay focus} Haddi adan jogteyn sameyn waliga kama baxeysid comfort zone kaga :--- waxkasta oo adan ku ficneyn ku celceli oo sii jogtey :--- haddii adan ku celcelin io jogteyn sameynin comfort zone kaga kama bixi dontid natijane ma sameyn dontid. :--- si aad comfort zone kaga uga baxdid ama ad uga baxdid meshan ad ku dareneysid raxada io koritan la anta wa in ad waxyabaha cusub u badashid wixii hore ad sameyn jirtay ku celcelisid siina jogteysid tasine waxey ka cawineysa inad darentid koritan joogto ah oo ka duwan meshii hore ad tagneyd. Wlai ben ma ficne xaliye waxan ka aminsana nin sheko danyer io nag un ka hadla lkn xaliye cusub ban bartay. Thank you ustaad sharaf io karamo korkaga ha ahaato.👏🙌
@Hogaanka252
@Hogaanka252 Год назад
Sxb waad mahadsantahy waqtiga aad ino hurtay si aad nogu so koobto pointiyada💯
@alibarale1077
@alibarale1077 8 месяцев назад
Thanks vidio oo koobon oo coomo kujiro
@ferhan-xu3xp
@ferhan-xu3xp 5 месяцев назад
Thanks xaliye Ali
@Barsame
@Barsame Год назад
Cafwan Dr.xaliye.
@user-op5te3vu1b
@user-op5te3vu1b 5 месяцев назад
Amazing bro waxa thy garabka raga tayadale legend 🙌 keep going My teacher
@abdullahisaciid9083
@abdullahisaciid9083 Год назад
Thanks for your consulting teacher 🫶 I need such more videos like this ✌️😍
@HassanAli-w8n
@HassanAli-w8n 2 месяца назад
Waa mowduuc aad anigu igu saabsan thanks teacher
@maamka07
@maamka07 Год назад
Macalin wàad mahadsan tahy
@FIKRADAHADUNIDA11
@FIKRADAHADUNIDA11 6 месяцев назад
Mahdsanid ustad😊🙌
@axmadshaakir8497
@axmadshaakir8497 10 месяцев назад
Mcnlin Xaliye taloyinkaga wan qatay wllhi Nolashydii way Dhisman tahy Dhan Waliba Alle Haku Daayo teacher Xaliye Cali respect ❤ 🤴
@maajidabdirashid2372
@maajidabdirashid2372 Год назад
You changed my mindset 🏋
@user-ur9nf6md7z
@user-ur9nf6md7z 6 месяцев назад
Sxb xaliye wad mahadsantahay ,ilahey haka abaal mariyo❤❤❤
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Год назад
Professor dr xaaliye 💯✔👏
@FarahAbdilahi-uv4en
@FarahAbdilahi-uv4en 8 дней назад
Thanks
@AyuubAhmett-r9h
@AyuubAhmett-r9h Месяц назад
Thanks teachers 😘 💓
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Год назад
Ciwaan muhiim ah thnkx uataad
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Год назад
Thanks m.xaliye
@abdinasirhusseinmohamud4802
mahadsanid mr xaliye
@user-rk5fn4oj5v
@user-rk5fn4oj5v 3 месяца назад
Ustdy mal Mahan talooyinka jiimka waakacaajisty❤❤
@mohamedkaamilofficial5348
@mohamedkaamilofficial5348 Год назад
Masha allah xaliye
@cllaahimaxamed9106
@cllaahimaxamed9106 Год назад
Waan ku salaamay awoowe
@abdihakimereg
@abdihakimereg Год назад
Change "what if mentality" to "let's find out mentality"
@A...A09888
@A...A09888 Год назад
Dad engris ah wax uma sheegaysid zxp Somali baa nahe af somali noogu faide
@abdihakimereg
@abdihakimereg Год назад
@@A...A09888 bro waa muhiin English in la barto!
@user-zc8uc4pm3r
@user-zc8uc4pm3r 4 месяца назад
Afsomaali nugu sheeg bls
@tibaaxmedia8089
@tibaaxmedia8089 Год назад
Macalimow soo badi kuwaan camal
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Год назад
Alle Haku sharfo macalin mahadsanid
@cabdirashiidmaxamuudcumar7460
Tnks teacher
@Real_00533
@Real_00533 Год назад
Backround music saaro xaliye
@Mohamedaliahmed555
@Mohamedaliahmed555 Год назад
mahadsanid HogaamiYe
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Год назад
Thank you teacher... ♥💯
@kariim3074
@kariim3074 Год назад
THANK WLL 😊
@abdiomar22
@abdiomar22 Год назад
😂😂😂😂😂 Legend bad tahey ee dumarkeena somaliyeed naga dhaaf hada kadip
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 Год назад
Qodabka ugu muhiimsani waa joogtaynta waana ka innaga hortaagan isbadalka
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye Год назад
Best coach
@moomoki1257
@moomoki1257 Год назад
Thank u
@justinpoi8392
@justinpoi8392 Год назад
legendary dr xaliye
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Год назад
Hortadaadu ha is badasho markaas wax noosheeg
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 Год назад
Ustaad coachingka meeqo waaye
@faysalmuuse7026
@faysalmuuse7026 Год назад
Prof xaliye Wad ku mahadsanthy mawduucan , xaqiiq ahaana comfort zone ku wuu jiraa ustaad.
@ZakiGaming510
@ZakiGaming510 Год назад
5:00 hhh
@Nooreen9
@Nooreen9 Год назад
Waa sax hadalka xaiye
@cumaraxmed4556
@cumaraxmed4556 Год назад
Dr xali inaa tehay maclin shaki igama jiro
@muxiyodiinmaxamed759
@muxiyodiinmaxamed759 Год назад
Yaa wawareey mcln xaliye wuxuu taabtay runti
@SalmaanHussein
@SalmaanHussein Год назад
Mcalin waxan kala so hadlaaya muqdisho ...maclin waxan sigeysanaya tan iyo ilaa wagi aan so qan garay hadane waxan jira 20 sano seen iskaga jojiya macalin ma daawo ayan ubahanahy mise wan ka hortagi kara .......pleace tas i fafahi usta👏
@cabdidhudi8494
@cabdidhudi8494 Год назад
Daawo uma baahnid ee waxad u baahanahay inaad isticmaashid falsafa ah joogteyn iyo iska dhaafid Joogtee sidaad caadadas iskaga dhaafi lahayd Iskana dhaaf wax kasta oo cadadas kuu horseedi karah wlo ilahayna ulaabo oo talo saaro
@SalmaanHussein
@SalmaanHussein Год назад
@@cabdidhudi8494 aada ayad umahadsantahay pro
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 Год назад
Guurso hadadan awoodine naag shaqeysato raadso
@Azize_24
@Azize_24 Год назад
Macalin fadlan kaso hadal sida goals kada ama wxa samey neysid xooga loosaro
@badrishakaal5103
@badrishakaal5103 Год назад
Nin aan wax badan ka faa iday
@muusecumar2990
@muusecumar2990 Год назад
Abaaba xaliye mxu leyahy
@user-io1kw7tc7s
@user-io1kw7tc7s Год назад
waxaan jecleestay in aan wareesi aan kula yeesho wall xaliye
@user-io1kw7tc7s
@user-io1kw7tc7s Год назад
waxaana rawaa in aad ii shegto waqtiga ugu habon aan kolmi doono
@pHarHan_OcHmett
@pHarHan_OcHmett Год назад
Practice makes perfect.
@Charlesoliveria444
@Charlesoliveria444 Год назад
Xaliye 👊🏾
@xafiismedia6449
@xafiismedia6449 Год назад
Aan ku saxo sxp 123❌ Bis milaah✅ Sidaas ayaa ka haboon Diiniyan
@mohammedesian2235
@mohammedesian2235 Год назад
Wan ku tageraa
@ismealaden
@ismealaden Год назад
I'm the first one
@lakiidhool
@lakiidhool Год назад
Welcame 😍😍
@NIYADSAMECHANNEL
@NIYADSAMECHANNEL Год назад
M.a xaliye dhinac kasto waa nagala hadashey runtii 👈
@HassanAli-w8n
@HassanAli-w8n 2 месяца назад
Boodid hadii la dhaho aniga kuma jiri macallin😅
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Год назад
LegenD.
@fahanmumin
@fahanmumin Год назад
Wan kaheley sxb
@abdikariimabdikariim1651
@abdikariimabdikariim1651 Год назад
Dhibka iigu badan ee i haystaba waa safar ban galay shaqu u baxay waban ku guldareystay gul darada anuu waxban kabartay lakin dadkaba mamamamamama odhonaya wan ka xanaqaa oo aan iskaga tagaa
@MaxamedGeele-nx9ht
@MaxamedGeele-nx9ht 7 месяцев назад
Q❤❤❤❤
@Nooreen9
@Nooreen9 Год назад
Legend xaliye
@boqor4660
@boqor4660 Год назад
Leggend
@mohanxerow156
@mohanxerow156 Год назад
Fikir iyeeshay nio
@abdialasow4881
@abdialasow4881 Год назад
Mahad sanid ustad
@marcos_______1
@marcos_______1 Год назад
Mclin guul wcn aymhn isbadel ❤️🧡
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Год назад
Dhanyaro intad dawanisan youtubers malayacni Ah dawnisan dawda ninkan macalin xliye dabcan wxbadan back iskakabadli dono
@Abdalemuuse33
@Abdalemuuse33 Месяц назад
Qudhaanjo😢
@mohamedAxmed-dr2zi
@mohamedAxmed-dr2zi Год назад
Anigoo game ku dhagana ba siigo ii racdey iyo porn 5 sano ayan larafadaye Alx si adag ayan uga so dhex baxay
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 Год назад
Wll sidee uga baxday aniga waan ka bixi la ahay
@mohamedAxmed-dr2zi
@mohamedAxmed-dr2zi Год назад
@@caancaandhalay3349 marka arkey in an noqday qof dadka kle ka duwan wax asxbna an lehen an ogadey in waxa sidan i galayo ay yihiin siigo iyo porn 1) Waxa iska jaray beenta an isku shegi jiray o aheed maba iska den karo 2) guriga an ku nolahe mesha an kajifto wan badalay sida in an sarirta dhinace talay ka qadey adiga iska dheh guriga dhana kala warejiye 3) kalinimada iska ilaliye mudo 3 bill ah ano uso carari karo qolka o energy badan hayo ayan is celin jire 4) ogow qof kuma cawin karo sababta waxa laga yaba kaliga le ad ogtahe lkn wajigaga iyo hadal kaga iyo aya eber noqonayo marki danbo wax is dhahe maxey dad ka ku jeclan wayen sababto ah dadki wad ka fogane o maba jeclesanesid in ad dad la jogto Marka qof kasari karo majiro salada marka tukato Allah bari 5) gacma haga waxa kontrola maskaxdada mar walbo energy kuso galo maskaxdada wey ku rixeysa wexey ku dhehe manta bis manta bis dabin kas le mar walbo kuguso lalabanayo 6) udul qado haka yelin maskaxdada kalinimada iska ilali 7) malmo hatirsanin inti ad nolaneso ma ogid malmo tirsiga dhibatado leyahe waxa kamida malin kasto wa xasusane Malin ka danbena wad ku dhace hadana waso bilabe 😍😍😍😍 Intas an aniga sameye iyo kuwa an so kobi karin sidas waxan uga maqanahe sigeysi iyo porn 8 bilood cml game ka dhibato sas ah maleh waqtiga free ga atahe wa iska dheli karta o waxba kuma dhibayo hada tahay arday
@mohamedAxmed-dr2zi
@mohamedAxmed-dr2zi Год назад
Waxan hada an kuao qore dhira gelin ha uqadan isku dey in ad ka run shegto Wax badan rafad wad mare wan kulabtey iyo waxas iska day inshallah Mida kale hada samen karto tinta madaxa kugu talo iskaso wada xiir o basayuul iskaso dhig waxa kuso bexeso tin xoga adag o anan daadanenin
@khalidabdiqadir
@khalidabdiqadir Год назад
Thanks teacher✊
Далее
Sababaha Noloshaadu u hoseeyso !
13:38
Просмотров 35 тыс.
Friends
00:32
Просмотров 914 тыс.
Sirta  AABAHAA Kaa Qariyey !
18:30
Просмотров 53 тыс.
Sidee Ayaan Isku Barey Luuqada Englishka?
9:40
Просмотров 120 тыс.
LACAGTADA QODOBKAN HADAAD SAMAYSID WAAD KU TAAJIRI
11:50
Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?
13:36
Просмотров 112 тыс.
Sidee Ku abuuri kartaa Qiimahaaga Nin ahaan ?
1:24:09
Просмотров 25 тыс.