Тёмный

SIDEEN UGU CIIDNAY BAADIYAHA? CIID WANAAGSAN! 

Aaramoow
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

#aaramoow

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 3 месяца назад
Ameen Ameen Ameen Ameen ya Rabeel calameen ❤️ ❤️ ❤️
@nastexaqali9503
@nastexaqali9503 3 месяца назад
Asc ciid mubaarak reer aaramow gaar ahaan reer mohamed kankiisa khayr iyo barako alaha nagu gaarsiiyo amiin yaarabi
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 3 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤
@FatumaDj
@FatumaDj 3 месяца назад
Masha Allah xbbti❤
@DUlol
@DUlol 3 месяца назад
Waxaa tihiin familj wanagsan Alle ha idin xafido
@HALIMO-e7o
@HALIMO-e7o 3 месяца назад
Waxaan ka baqaan soomaalidaan iyo aniga in aan baadiya kusoo jabno😊 arnagaqari
@hodannuh3012
@hodannuh3012 3 месяца назад
Eid mubarik reer Aaramoow alle hadin xafido caafimad ku ciida
@aaramoow
@aaramoow 3 месяца назад
Mahadsanid walaal!
@AzizAli-jc7re
@AzizAli-jc7re 3 месяца назад
❤😊❤ ماشاء
@Khadijachannel10
@Khadijachannel10 3 месяца назад
Asc abaayo. Eid Mubarak ! Abaayo when I'm taking food to my neighbors i wrote a small card about the Eid and Ramadan. Then lastly i wrote down Happy Eidul Fitri, Eidul adha or Ramadan. They are so excited and they know which month muslim holidays is gonna be. One of my neighbor asked me a quran book and i gave him. Alhamdulilah he is reading Mahasanid walalo🙏
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 3 месяца назад
MashaAllah abaymacaan Cid lamid ah ayan idin leyahay adhi iyo familkaga daman ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. Codan cideda bashbash iyo barwaqo Allah hainaga qarsiyo inshaAllah
@ummuisra6271
@ummuisra6271 3 месяца назад
Ciid mubaarak ciid wanagsan naciima iyo familkeda nabad wad ku ciiden ALxmdulilah Masha ALLAAH waxa tahay gabar qalbi wanagsan diriskeda ixtiramta Ahlu diina wax idin dhibo iLLAAHAY idin matuso ALLAHA inku amansado wallashey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 3 месяца назад
Illahey haku barakeyo hana kuxafido adhi. Zowjkaga iyo awladada. Walashey nimcoy gabadheyda micraj yarey edunko Love her and miss her ❤❤❤❤❤
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 3 месяца назад
Wcs wrwb masha allah tabarakallah naciima nuurka. Ani channelkan ban ku haysta masha allah wa qurux iyo raaxo wow. Reer maxamed / reer aaramow sidad muslimka, Africanka iyo somalidaba dhaqanka quruxda badan uga gudbiseen oo deeriska u casuumten jazakumullahu khayran qaali❤🌹❤️💙🇸🇴💙shiikh maxamed ,shiikhad naciima iyo ilmeheena maryan, maymuun, iyo micraaj ❤🌹❤️ilmaha intaas ban bartay hadan qaar ka tegey sorry.
@DUlol
@DUlol 3 месяца назад
Masha Alh. Alle ha idin xafido dhamantiin. Adinkoo diinta ugu yeray oo ay qateen waan arki donaa insha Alh. Waxaa ka bilowdeen meel fican. Wax kasta waxay ka bilowdan meel. Waxaan idin rajaynayaa cafimad, cimri dheer oo cibaado suuban.
@rukiamoalim2981
@rukiamoalim2981 3 месяца назад
Maansha alah ciid wanaagsan abayo dhaamntiin Farxad kunoolada
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 3 месяца назад
Abayo ciid wanagsan allhana idinku nabad yelo mal walbon jogno amin yarabi
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 месяца назад
Masha allh ciid wanaagsan abayo nacima iyo familkeeda iyo dhaman walalaha reer aaramow
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 3 месяца назад
Masha Allah
@MamtaazHassan
@MamtaazHassan 3 месяца назад
Masha Allah
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 месяца назад
Wcs wr wb Masha Allaah beautiful family Eid Mubarak to Aamiin Yaaaa Allaah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🤲🤲🤲🤲🙏🥰🥰🥰
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 3 месяца назад
Masha allha. Abayo naciimo ciid wngs
@shamsoaliyabarow237
@shamsoaliyabarow237 3 месяца назад
Mashallah ciid siciid abayo
@ashoabdi7018
@ashoabdi7018 3 месяца назад
Mashallah beautiful family
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 месяца назад
Waaaaaw mash allah abayo horay usoco
@qaasimmahdi1079
@qaasimmahdi1079 3 месяца назад
Masha Allah Amiin 🤲🤲🤲
@fadumoabdi7761
@fadumoabdi7761 3 месяца назад
❤manshalh
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 месяца назад
EID MUBAARAK FAMELY AARIMOOW IIDA BAADIYIHIIN
@faadumohussein4233
@faadumohussein4233 3 месяца назад
Mashaa alaah nacima.waa wax fican❤❤❤❤❤❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 месяца назад
Alxamduillaah ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshalah ciidul mubarak ✨️ 💖 rer Aaramow waa idin sallamay alah idin barakeyo 😍🥰
@aaramoow
@aaramoow 3 месяца назад
Mahadsanid Dahabo
@muminanur1306
@muminanur1306 3 месяца назад
Asc abaayo ciid wanagsan aniga aramow cunto markan ku arko len so ordaa. Lakin dhaqaq waxad sodhigtit ima dhafan
@aaramoow
@aaramoow 3 месяца назад
Wcs walaal aawayhee, iima dhawidee anigaa kaa dharjin lahaa cunto organic hadana fareesh ah!
@muminanur1306
@muminanur1306 3 месяца назад
Masha allah mahadsanid abaayo
@faadumohussein4233
@faadumohussein4233 3 месяца назад
Nacima walahi badiyas ayanba ka helay inshaa allah maalin waad idin imanaya❤❤❤
@aaramoow
@aaramoow 3 месяца назад
Faadimo haddii aad baratid meel kalle marabooneeysid, soo dhawooow!
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 3 месяца назад
Wcs Reer Aaramow ,waa nolosha aan mar walba ku riyoodo sidaan oo kale lkn Alle ha ii kaso iina soo duceeya maalin un inaan gaaro ama arko anigoo beertayda wax ka Surabaya oo dooga iyo quruxda daawanaya ,dhinacDigaag Lo"da wa rabee lkn igu adkato ka cabsanaa waa Nimco iyo mahad Eebe Alx ciidaan ciideeda Alle Hana wada kulmiyo. Aamiin.
@saadiaali2726
@saadiaali2726 3 месяца назад
Ciida mubarak kulu caam wantum billkheyr 🎉🎉❤❤
@ZamzamAli-sb8mq
@ZamzamAli-sb8mq 3 месяца назад
Manasha Allah abaayo alle ha ku barakeyo adiga iga familjeband
@sidiabukar302
@sidiabukar302 3 месяца назад
Mashaallah tabarakala Ciid wanaagsan hambalyo Illaah nabaad iyo cafimad barwaaqo leh ha inagu garsiyo ciidan ciideda inshaallah. Waa run dhaqanka wanaagsan iyo la dhaqanka bulshoo aad kala diin iyo kala dhaqan tihiin wayo Bani'Adam aya wada nahay dan iyo nolol aya naga wada dhaxeysa inla kala faaideysto oo nabaad lagu wada nolaado waa waxa ugu wanaagsan .
@luulmahamud1005
@luulmahamud1005 3 месяца назад
Masham daris wanagsa batihin❤❤❤❤❤
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 3 месяца назад
Ciid wanaagsan reer Aaramoow dhamaantiin waa idin salaamay .
@UmuSalmaan2020
@UmuSalmaan2020 3 месяца назад
Wcs wrx wbr mashaa Allah waa arin qurux badan saa samaysay ku dayasho mudantaha ciid mubaarak anaga maanta ciidaynaa muslimiin mar walba umada ka dan baysa la daganaha aniga maalinkii muslimiintu carafa u aheed sabtida ayaan carafo ahaan u soomay shalayna waan afuray niyada ka ciiday ineen cid la ciido ma haystee maanta ciidnay marka ciid mubaarak dhamaan muslimiinta
@muizaahmed3363
@muizaahmed3363 3 месяца назад
Maashaallaah Eid Mubarak ❤❤❤
@halimodm
@halimodm 3 месяца назад
Ciid Mubarak reerkoo dhan❤
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 3 месяца назад
CID Mubarak ❤
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 3 месяца назад
عيد مبارك ❤❤❤
@DeqoxasanCumar
@DeqoxasanCumar 3 месяца назад
Masha ALLAH abyo nicimo Cano lo safiya Malaga helaa
@aaramoow
@aaramoow 3 месяца назад
Waa organic kuli!
@DeqoxasanCumar
@DeqoxasanCumar 3 месяца назад
Masha ALLAH
Далее
VLOG | SAFAR AYAAN KU TAGNAY MAGAALO NAGU CUSUB
27:57
Barno
00:22
Просмотров 720 тыс.
Офицер, я всё объясню
01:00
Просмотров 4 млн
Редакция. News: 136-я неделя
45:09
Просмотров 1,2 млн
Vlog || Suuqa Xoolaha || 2020
7:55
Просмотров 90 тыс.
NOLOSHU MACAAN BADANAA MARKAAD ISKU TASHATO!
26:01
Просмотров 7 тыс.
CAJIIB:- LAMAANE GUURKOODA SUGAAYAY 16 SANO
12:54
Просмотров 38 тыс.
Barno
00:22
Просмотров 720 тыс.