Тёмный

Sideen ugu noolayn Banka Balligubadle. Sida aan guri aan ku noolaano u dhisannay. 

Turbashaash Family
Подписаться 84 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Habeenkii qaboow, maalintii kulayl. Ogoow Banku geed malaha, annagaana ugu tala galnnay in aan ku noolaanno meel aan geed lahayn. Waqti abaar ah. Next time soo diyaar garooba..

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 11 месяцев назад
Salaam alaykuma first one person to view million thanks my dear masha allaha ❤🎉🎉🎉🎉😊
@melmi9330
@melmi9330 11 месяцев назад
Maashallah maxa ka qurux badan dhulkeena oynu sida ugu raaxeysano Bashiir waa nin aad nolosha u garanaaya 🎉🎉🎉👏👏👏
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 11 месяцев назад
WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW MASHA ALLAH MASHA ALLAH
@sidiabukar302
@sidiabukar302 11 месяцев назад
Mashaallah Waa qurux waa nabaad iyo laba wiil oo dalkodi kudalxiisay. Ale ha idiin barakeyo cafimad kucuna cashadina.
@fadumoahmed8796
@fadumoahmed8796 11 месяцев назад
Masha allha
@AbdirahmanAbtidonAMA
@AbdirahmanAbtidonAMA 11 месяцев назад
Saaxiib waan idin raaci lahaa laakiin masaska ayaan aad uga baqaa
@baabuli8762
@baabuli8762 11 месяцев назад
Masha allah dhulkan waxaa iigu danbaysay oo aan karay sanadkii 2001 aad ayaad u mahadsantahay mahad sxb xasuus ayaad nagalisay markastana wax qiimo leh ayaad umada u gudbisaa thanks
@samowsamale3490
@samowsamale3490 11 месяцев назад
Reer magaalku markay baadiyaha tagaan wax ka fuleysan markiiba maskaxdooda waxaa soo gelaaya mas iyo deb qalooc. Allah ha idin xifdiyo
@abdirahmanhala8372
@abdirahmanhala8372 11 месяцев назад
Baligubadle idinka soo salamaya wad nagu soo dhawaten hadabad Gumburaha timaden
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast 11 месяцев назад
Hey mahad salaam, what time did you sleep usually at night?
@faisaj5072
@faisaj5072 11 месяцев назад
ManshAllha so beautiful to me home l 💕 Somaliland
@xaqudirir244
@xaqudirir244 11 месяцев назад
Waan idin salaamay inamow dhulka hooyo jeceliya bal ana aan tent kayga soo qaadee address ka isiya
@ibtijah2747
@ibtijah2747 11 месяцев назад
Habeenkii ma jeclaan cabsi cabsi
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 11 месяцев назад
Goobtu waa somaliland. Banka
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 11 месяцев назад
BANKA QOOL-CADAY AYAA LAYIDHAAHDAA MEESHAAN ADEER
@misswarsame4384
@misswarsame4384 11 месяцев назад
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 11 месяцев назад
Gumburaha waan ka tagnnay.
@mubarakhassan3883
@mubarakhassan3883 11 месяцев назад
Banka Baligubadle ma aha sxb ee waa Banka Gumburaha
@bashirmursalissabotan1475
@bashirmursalissabotan1475 11 месяцев назад
Waa banka Balligubadle, goobtuna waa Badhiiqa. Banku magacyo farabadan ayuu leeyahay. Banka Gumburaha 2 sano ka hor ayaan ku barinney 3 habeen iyo 4 maalmood.
@mohamed88466
@mohamed88466 11 месяцев назад
​@@bashirmursalissabotan1475 Maryan mursal ayaad walaalo tihiin miyaa ?
@AminamahamedIbrahim
@AminamahamedIbrahim 11 месяцев назад
Banka guburaha aya la yidha magacii waa la badalay miya waxan asuusta ano yar ayaan geela ku raci jiray 1990 kii tuur ayuu la haan jiray
@mohamed88466
@mohamed88466 11 месяцев назад
Reerkaa arab ma halkaas baa u naf ah
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 11 месяцев назад
Maxaad ka wadaa adoo ràaliya.?
Далее
Ehel going places in Hawd, Somaliland
19:00
Просмотров 17 тыс.
Какой звук фальшивый?
00:32
Просмотров 956 тыс.
Gaadhi gurigii Bashiir Mursal Ciise oo loo wan qalay
30:43
BADA CAS AREA HARGEISA SOMALILAND 2024
20:49
Просмотров 20 тыс.