Тёмный

Waxaa Hubaal ah in ay horay kuu riixayaan | Oraahaha ugu muhiimsan 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 117 тыс.
50% 1

Oraahah iyo hadaladay ay ka tageen dad saamayn ku lahaa noloshaan waa shidaal ay dad badan ku dhaqaaqi karaan , waanna xikmado iyo oraaho muhiim ah una baahan in dhowrkii muuqaal kadiba aan is xusuusino halkaan waxaan idinkula wadaagaayaa oraaho ay macquul tahay in ay noloshaada saamayn weyn ku yeeshaan dhinaca wanaagsan , sheegida magacyada ragga oraahyadaas yiri si markii loo fiiriyo munaasab ma ahan anagoo waqtiga ilaalinayno waan ka tagaynaa waxaa na quseeyo oraahda
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kTeam_Ogaansho

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 416   
@srk6186
@srk6186 4 года назад
*Plz wll like wax kuuma darayee muuqaalka markaa dhamysadid umahadcale macalinkeena waqtigiisa noohura waqti walpo😰💟* *ilaahy hagu dhowro macalin*
@jamaljcc7693
@jamaljcc7693 4 года назад
I'm 17 years old stnd 8 doing my own business in somalia
@Yussufimaan
@Yussufimaan 4 года назад
Which business are you doing bro
@Leader__1
@Leader__1 Год назад
Keep going are you still here
@mudanemohamed
@mudanemohamed Год назад
GOOD LUCK ..
@muhamudqarazta7865
@muhamudqarazta7865 4 года назад
OgaanSho Waa channelka keli Eee NolosheYdii Wx KabadaleY ❤ Hdaan aniGoo Keli Thy Like dhc KuSii
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 года назад
Wali kuma saameyn aqoonta aad ka baratay . Sbbto ah ado aqonyhn ah like ma barideen
@abdimalikaliilkacase9764
@abdimalikaliilkacase9764 4 года назад
Kanaalka share gareeya
@zeheeb4884
@zeheeb4884 4 года назад
Qatar coronavirus aya laga shegey ilah hagu ilaliyo macalin
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 4 года назад
Wcs, masha'allah ustd Omar. Barakallah🙏💓
@shaqalleibnuaar7090
@shaqalleibnuaar7090 4 года назад
3 jeer Aan ku cel ceshadeY AlleH haku dhawro wlll dar ilaahay kuu jeclahy
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
ؤعلكم ؤسلم و رحمة Wax walba oo aan daawanayo fariintaadu markaY isoo dhacdo waa qasab inaan kaso boxo xagagana usoo jihaysto.... Barnaamij muhiim noo ah aniga iyo kumaan kale..... Mahadsanid walaL....❤
@MaxamedBare12-xy5yg
@MaxamedBare12-xy5yg 11 месяцев назад
Wad kumahad santahay dhirigalinta cumar inshaar Wll
@ugaasbarre5166
@ugaasbarre5166 4 года назад
OGAANSHO : wax dhaama lawaa ✓✓✓✓
@yosefali6955
@yosefali6955 4 года назад
Extremely fruitful video! In the Reality, many of us include me live in a dramatic life cause of being youth 😢 May God guide us to the straight path 🙏
@faradarMedia
@faradarMedia 4 года назад
Muuqaalkaan Hadda wxaa dislike-gareeyay 21 qof wxaana like-gareeyay 2.2k Dadku kala wngsn. Ma garankaro Xaqiiqdii Sababta Muuqaal laga Yaabo in diyaarintiisa juhdi io waqti bdn lgu bixiyay Hadana Aaad Dislike-saarto Waligeey dislike Masaarin Muuqaal waqti lagaliyay Ogaansho Waad Kumahadsanthy Muuqaalkaan Qiiimaha bdn Oo Aad Soo bandhigty
@مدرسةالرحمة-ف8ت
@مدرسةالرحمة-ف8ت 4 года назад
Waxan filayaa aqoon uma laha
@horumarintaganacsigag4680
@horumarintaganacsigag4680 4 года назад
Omar insha waxad tahay qof umada somaliyeed xubin wayn ugu jira 👍
@ibtisaammaxamuud-by3ee
@ibtisaammaxamuud-by3ee Год назад
Shukran wll lkn noosoo badi jasakalaa khayr 💯💥❤
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 4 года назад
Cumar yare waxa tahay dhiri galiye Manshallah "Shiikh Mustafa ha Ogaansho"
@delpalp
@delpalp 4 года назад
Ogaansho best of All time
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 года назад
Muuqaal Kasto Uu Soo Dhigo Mufakir Soomaaliyeed Khabiir Baaxith Al Ustaad Omar Inshar... خير الناس أنفعهم Ilaahay haku Sharfo Ustaad Macalinkeena Nolosha
@NASIRJIIM2807
@NASIRJIIM2807 4 года назад
Macalinkayga jasakaalah wllkay waxa jira video aan duubay oon kabaqayey in aan soo dhigo
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 4 года назад
Illhy wax wanaagsn hakuugu badalo dhalinta somaliyed weey i baahnthy qof sidaada cml ah Sharaf ku noolaw wll omar inshaar
@SUHAYB-mohamed12
@SUHAYB-mohamed12 Год назад
@abdi_naazir
@abdi_naazir 4 года назад
Kanaalka kliya noloshayda badly kana fan,idey wll omar allh hakaa abaal mariyo sida aad indhaha igu furtay🙏
@sumayosheekh5818
@sumayosheekh5818 4 года назад
Ogaansho best channel I like to watch hormar wacn wllky Omar inshar🥰💙🇸🇴
@hamzebarwaani689
@hamzebarwaani689 4 года назад
Whppkga noo sheeg hadad ogaansho jeceshahay
@maahirag4701
@maahirag4701 4 года назад
@@hamzebarwaani689 hhhhhh
@mohamedibrahimmohamed80
@mohamedibrahimmohamed80 4 года назад
Ustaad arinta suuriya inalla eeg Mahdsanid waan kugu xirnnahy
@maqdis-mohamet7812
@maqdis-mohamet7812 4 года назад
mar walbo oo aan you tube zoo amaba baraha bulshada Waxan jeclyztaa inaad raaraadiyo Channelka Ogaansho maxaa ka cusub maanta..........🥰
@wlldallano6419
@wlldallano6419 4 года назад
Hadii aad is argto adigo usocdo hlke dadka uyaacayan waa mrkii aad isbadali laheed...isbadal walaal noloshada hore uwad💪
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 года назад
بارك الله فيك أخونا
@muusemohamut7088
@muusemohamut7088 4 года назад
Dad Badan Ayaa Qaladka Uba Aaminsan inuu Yahay Guuldaro Laakiin Xaqiiqdu Sidaas Maha Maxaa Yeelay Qofba Qofka Uu Ka Qalaadad Badan Yahay Wuu Ka Waayo Aragsan Yahay Maxaa Yeelay Waxbadan Ayuu Soo Tijaabiyey Qalaadka Aad Gelayso Maaha Inaad U Qaadato Guuldaro EE Inaad Cashar Ahaan U Qaadato Iyo Inaad Waayo Aragnimo Ka Kororsato Mana Jiro Shay Ayna Caqabado Ku Xeernayn Ma Jiro Shay Aayar Layska Gaadho. Ama Banaanka Laga Helo Hana Ka Cabsan isbedelka Inaad Change Samayso Naftaada U Sheeg Inaad Noloshan Aad Hada Ku Nooshahay Aad U Qalanto Nolol Ka saraysa Oo Aanad Isku qancin Nololshan Aad Hada Ku Nooshahay Inaad Noolato
@alquranalkariim4237
@alquranalkariim4237 4 года назад
Waa muuqaal cajiib ah. Oo hada nah qosol iyo awood watah!😁😁 mahad sanid saaxiib.
@xaydar4350
@xaydar4350 4 года назад
Ustdiii Hal Cashir ayaan kaa SuGayaaa "Difference between the Bank and forex who is the Most profitable and who is the great loser " Mar walba Waan kaa RajeynaYaa Cashirkan Ustd Go forward mHDSnD
@abdifatahahmed9380
@abdifatahahmed9380 4 года назад
Masha Allah Jazakallah kheyr walal khali big brother big Respect ❤ Mahadsanit inbadan 👍
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 года назад
Best Motivation, I saw it's over motivation, we love you OGAANSHO👋
@kigutlvcazbio2372
@kigutlvcazbio2372 4 года назад
Muuqaladan oo kale nosoo badi wll waadna mahdsantahay👍
@mohamedabduweli3147
@mohamedabduweli3147 4 года назад
M.a ogaansho allah ha ku xifdiyo wll keep going mclin ayaa noo tahy wllky
@mustafeabdirahman6188
@mustafeabdirahman6188 4 года назад
3:10 minutes! Absolutely don't follow the majority, but follow the right way. ❤️
@kingyaaya9645
@kingyaaya9645 4 года назад
Waa chanaal Faaido bdn wlhi Omar wll Allah Ku xifdiYo🙏🙏
@sahaltech7510
@sahaltech7510 4 года назад
M.lh Allah yacizak wll
@MohamedSalafi
@MohamedSalafi 4 года назад
Sax weeye sxb runtaa weeye
@maxamadfarhancamar568
@maxamadfarhancamar568 4 года назад
Waligee jir wll wax badan ayaa ka faidey wll ❤️❤️❤️ Dhirigalinta iyo xigmadaha aaad adigo noo soo gudbiso sida waqtiga nogu klisid wad kumahadsantahey 🙏🙏
@engineerseefle6112
@engineerseefle6112 3 года назад
M.A Waa Cashar aan aad u dhuuxay InshaAllh Cumar Waan ku dhaqaaqi.... Mahadsanid Saaxiib Iga weyn.. .
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 4 года назад
Masha Allah Alle haku dhawro bro ❤❤💯
@inkirjeestotube3366
@inkirjeestotube3366 4 года назад
Alaa yacizak Cumar inshaar hadaan Magaciisa ku faaideeyey like iyo Subscribe dhag kusii.
@fartunmahamed7217
@fartunmahamed7217 4 года назад
Masha alah ale Ha ku xafido wll aqligad OGAANSHO ❤❤❤❤
@kowtharfarhan1536
@kowtharfarhan1536 4 года назад
Mahadsanid ogansho ♥️❤🇸🇴
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 4 года назад
Dhiirigalinta aad dhalinta Soomaliyeed si joogta ah u siiso oo waliba mutadacnimada. ilahay hakaga abaal gudo walaal.
@warsanmedia7072
@warsanmedia7072 4 года назад
DHIIRIGELIN BILAA FICIL AH WAXBA MATAREYSO
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 4 года назад
@@warsanmedia7072 adigu ficil u badalo hadii lagu soo badhigay mise inuu gacmaha na qabto baad rabtay!!
@Indhocade212
@Indhocade212 4 года назад
Adbuu i cajabiyey macalin muqaalkani❤
@ikraanapdi6053
@ikraanapdi6053 4 года назад
Jisakallaah wllkey Omar
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 года назад
Masha Allaah wll Allaah kuu barakeeyo maskaxdaada
@shafieabdirahman
@shafieabdirahman 4 года назад
M.a wll inshaar oraahyo cajiib ah jazakallaH❤😍
@khadijoquruf
@khadijoquruf 4 года назад
Maqaan sababtay ijecllyahin team ogansho🤣liketina bal igutusa
@abdulahiabdikaafi1758
@abdulahiabdikaafi1758 4 года назад
Khadijo Quruf wlhi maku jecli kwrn 😀
@khadijoquruf
@khadijoquruf 4 года назад
@@abdulahiabdikaafi1758 khasab maha
@abdulahiabdikaafi1758
@abdulahiabdikaafi1758 4 года назад
Khadijo Quruf kkk waan oghy
@mahadchannel7291
@mahadchannel7291 4 года назад
dhalinyarada soomaliyeed oo waqtigooda ku luminaya waxyaalo maalayacni ah side tiktok ama wax kale waxaan kula talin laha iney ugu yaraan OGAANSHO daawadaan aniga ahaanteyda waa number one channelkska aan ku xidhanahey Omar inshaar walaal aad ba ugu mahadsantahay juhdiga iyo dadaalka aad ugu jirto kobcinta ruuxdayada thank you
@secretstar8830
@secretstar8830 4 года назад
👑♥️👑
@nafisoabdukadir919
@nafisoabdukadir919 4 года назад
صو تك بجنن ما شاء الله الله يحفظك من كل سوء يا اخي نصيحا تك مهمة جدا
@issackmohamudshido7015
@issackmohamudshido7015 4 года назад
أختي💥❤
@the.mosman3099
@the.mosman3099 4 года назад
Yaa. Iga. Horeeyo mnt💫🎧💫
@Som-rb5bx
@Som-rb5bx 4 года назад
Labada channel ee aan Soomaalida ku xiranahay. Waa. 1. OGAANSHO 2. OGAAL
@zakariyemohamed5461
@zakariyemohamed5461 4 года назад
hadeed walashay kuma qalinayo haday wa qalado iyo haday wax gubtaba 😂😂
@ibnayoussouf1474
@ibnayoussouf1474 4 года назад
Ogaansho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 3 года назад
Masha allah hab
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 4 года назад
Qalbiga Ayaan farxad Wayn kadareema walahay markan arko adoo video cusub soogaliyay markaan waayo video cusubna kuwii hore Ayaan daawada wallahi you tube ka markan sogalo video ugu horeeye aan arko waa video gaaga wallhy Omar inshar alle haku xafido wll wallhy you tube channel kale oo aan saan kuudawado udaawada inuusan jirin qalbiga kaa jeclhy wllo
@lucypoilucypoi2967
@lucypoilucypoi2967 4 года назад
Masha Allah wll
@hal-abuurhayle8659
@hal-abuurhayle8659 4 года назад
Allh ku abaalmariyo legend omar
@12c-e9q
@12c-e9q 4 года назад
masha allah cumar ilahay hakugu wado hadalkaaga dahabiga ah
@MohamedHassan-bb3jo
@MohamedHassan-bb3jo 4 года назад
Wll Omar keep going
@yusufhajj7726
@yusufhajj7726 4 года назад
Jazakallah ogaansho
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Omar inshar best motivation
@icc.concepts
@icc.concepts 4 года назад
Allah hakaa abaaliyo. 😍😍😍
@muniirshukrigeedi5572
@muniirshukrigeedi5572 4 года назад
Ana ugu horeeya maanta❤🥰💯
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 4 года назад
*asc somaliyeey qof ma tahy WhatsApp status xiiseya channelkayga haarinaari lyrics soo booqo hdaad ka hezho subscribe ii saar thankz* mhadsantiin
@LiibaanPro
@LiibaanPro 4 года назад
Mahadsanid akhii
@arahman3655
@arahman3655 4 года назад
Masha alh wll horoy u soco . Plz like ii saara 👍👍👍👍
@hassankafio1262
@hassankafio1262 4 года назад
Walal omar inshar markasta wxu duraa dhirigaliyeyaasha kaleeto 🤪
@xharmaahmed2459
@xharmaahmed2459 4 года назад
Aniga iyo saaxiibkayga mudo laga. joogo isbuuc ayaa taleefanadi lanaga dhacay wxy ahaayeen sadax dhalan yaro oo hubaysan 😢😢😢😢
@bittihaji2468
@bittihaji2468 4 года назад
Aad baad u mahadsantahey Nolosha waaqiceeda no tuztey macalin
@xasanyare7660
@xasanyare7660 2 года назад
Shukran omar inshaar
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 4 года назад
muqaalada aan ugu jeclahay kanaalka mahad sanid wll sre cumar
@aishosuleimanosman8960
@aishosuleimanosman8960 4 года назад
OGAANSHO🙏❤
@axmedmaxamedxidig865
@axmedmaxamedxidig865 4 года назад
Waxan ahay qofkii ugu horeyay ee comment ka bixiya warnixintada Ogaansho waa madal aan ka bartay maclumaad badan
@omarawl8210
@omarawl8210 4 года назад
Ogansh0 zxp umada somaliyeed
@japipahazzan1203
@japipahazzan1203 4 года назад
Useful Omar inshaar جزاك الله خير جزاء
@unstoppableman7608
@unstoppableman7608 4 года назад
One love our university From OGAANSHo❤ allah yax fidik our teacher❤👈💕❤
@mrcabdullah1515
@mrcabdullah1515 Год назад
Ix ihchho
@apdikariinsalaad4640
@apdikariinsalaad4640 4 года назад
Wlhi Blhi Meshan Channel Bis Ma ahan Ee Waa Jaaamacad DhamesTiran Oo Mar Wlpo Faa Iido Laga helaayo Channel Kan Wuxu Dhaamaa Jaamacada padan Oo Dalka Ku Yaaalo
@abdirahmanabdiazizgesey2063
@abdirahmanabdiazizgesey2063 4 года назад
Somalida way yasaan dadka biraha tuma midiyaha iyo saliyasha kywa sameeya iyo burjikoyinka balse kama maarmaan wllhi taas wa jahli kii ugu xumaa kaaaga sii daran marabaan connoyinka waddnkoda kabaxa sida digirta iyo qamadiga lkn waxay jecelyihiin waxa shisheeyaha noso dhibo
@XUDUUD
@XUDUUD 3 года назад
Kaba so qaad waxatahy nin dhalainyara sidayda maxad ku bilapi lahyd shaqo pal fikrad isii hadd hadd meshayda jogta siday upilahyd hada iskul dhigta grade 11 ahy
@muusequraysh4006
@muusequraysh4006 4 года назад
Runtii waxa aan la yaabay qof channel samay sanaaya kadibna dadka ku wareeri naaya subscribe iisaara. Fadlan hadaad channel leedahay dadaal oo Allah talo saaro.
@iftiinkacaafimaadka4648
@iftiinkacaafimaadka4648 4 года назад
aad ayaad u nahadsantahay walaal cumar walaal channelkayga waa mid aan kusoo gudbiyo muuqaalo caafimaadka ku saabsan fadlan subscribe ii saar
@fahad5873
@fahad5873 4 года назад
Macalin.Omar thanks❤✌
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 года назад
Masha allaah Shaqsi aan wax badan ka faa'idey Allah haku dhowro sxb . .
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 4 года назад
Maalmahan meel walba waad iiga hormartaaa 😂😂😂❤❤
@warsanmedia7072
@warsanmedia7072 4 года назад
@@zamirbadanmaaida6225 malaha waad isu muuqataan
@maxamettahmettmahamett3622
@maxamettahmettmahamett3622 4 года назад
Omar arinta turki iyo suriya xalada tahribka ee gariga iyo d hibatadoda i hope inaad kasoo hadli donto
@shaqalecabdikariim7123
@shaqalecabdikariim7123 4 года назад
Kkkkkkkkk waxaan ku qoslay dadka mobilada dadka kaqaada ani xataa marbaan is aragnay lkn xaafada ayaan Kaga tagay الحدالله
@abokorshire3880
@abokorshire3880 4 года назад
Wllo aniga waxaan ahay qof dhalin yar ah waxaa jira wax yaabo badan oo Aan isku dayo inta badan wlhi wax yaabaha aad soo jeediso illhay ka sokow waxaad bdalaan nolosheyda waxaadna ii tahay macalin dhab ah aad ayaad u mahadsan tahy wllo kun iyo kow jeer thanks 😊
@haifaalie7279
@haifaalie7279 3 года назад
Documentary ga social dialema inoga soo hadal
@salmasahal5304
@salmasahal5304 4 года назад
Asalasmu calaykum aad ayaad u mahad san tahay casharada dhiirin galinta soo badi
@muqaalmedia54
@muqaalmedia54 3 года назад
manta forex baaanku khasaaaray 5000$ insha allah horaw socod ayaaan rajaynayaaa waayo bari baaan faaaidi
@zamzamomar1363
@zamzamomar1363 4 года назад
Masha Allah wll omar wad qofa xikdamada badan ayd tahay wlhi m.a
@jabramediagroup5781
@jabramediagroup5781 4 года назад
Walal subscribe igucaawiya walal macaan plz
@khaalidqandac8328
@khaalidqandac8328 4 года назад
masha allaaaaah ♥️♥️♥️ wll cumar inshar ilaaaaah haku daaayo🔔🔔🔔
@nuxurfilms916
@nuxurfilms916 4 года назад
Horu mar wacan mclinka noloshayda
@anabadenbile9188
@anabadenbile9188 4 года назад
Channelka dhiirigelinta hambalyo
@asaldhaladyasin2764
@asaldhaladyasin2764 4 года назад
Mhdsnid ogaansho 🙌🙏
@ahmedmohomoud3923
@ahmedmohomoud3923 4 года назад
wll masha allah waad Mahadsantahay dhalinyarada soomaaliyeed hormood ayaad hormood ayaad unoqotay
@abdow4104
@abdow4104 4 года назад
Mahadsanid wlkey 👍👏2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣🇸🇴✌
@fatimaabdulkadirkhalif2997
@fatimaabdulkadirkhalif2997 4 года назад
Mahadsanid wll Omar. Waxaad isoo xasuusisay Aabbahay hadal uu markasta igu yiraahdo "Aabbe wakhti haysaga qaadin inaad ka fakarto caqabadda ee waxaad ka fakartaa xalka. Waxkasta oo aad arkeyso maantey waa xal ay gaareen dad caqabadi haysatay, tusaale ahaan moobillada, gaadiidka, tiknoolojiyadda waxay xal u yihiin caqabaddii dadka ka haysatay wada xiriirka Iska war-qabka iyo safarka lugta."
@ENGMMR
@ENGMMR 4 года назад
M.a Good wisdom
@mohakalef5776
@mohakalef5776 4 года назад
Mahdsanid wll 🙏
@axmedyaazin5153
@axmedyaazin5153 2 года назад
Odhaahyo wanagsan Mahadsanid omar
Далее
Xikmadaha Leo Tolstoy | Murtiyo Wax Ku ool Ah.
11:50
Просмотров 199 тыс.
🦊🔥
00:16
Просмотров 308 тыс.
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 1,4 млн
NABSI ⚠️ || QISO LAYAAB LEH
1:17:00
Просмотров 65 тыс.
Muhanad? || Qiso cajiib ah
47:57
Просмотров 28 тыс.
muhiimadda aamusnaanta, SOMALI
14:02
Просмотров 11 тыс.