Тёмный

Sofia oo caruurta laga qaatay in 30 sano lagu xukumi doono maxaa ka jira😓 

Caaliya Sharif channel
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 190   
@AishaAhmedG
@AishaAhmedG 2 года назад
100% Aqidada ha laga dhiso caruurta!
@shukrihassan5987
@shukrihassan5987 2 года назад
Kkkk waaaan ku salaaamay caliya ina Shariif maqal ma jiraaa single mom waaan in la aaado hotel 🏨 la aado hadii xaaji la guursado
@samirahasson
@samirahasson 2 года назад
ASC Habo mcn .I really love you wollahi you’re so good and honest person! You telling always the truth. May Allah protect you Habo mcn ❤️❤️
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf 2 года назад
Habo I love you cause you tell the truth, you don’t shy away from it 💯
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 2 года назад
wlly aniga daraad bn kugu soo biiray sheekooyinkaagi wlhy 50% waa dhagaystay inay iga dhamaadan bn ka baqaya sheekoyin badan noso diyaari🥰teeda kale wlhy qosolkaga jeclahay waan kugu haystaa soo ma jirto wlly
@marianosman2515
@marianosman2515 2 года назад
masha Alaah sister gabdhaha somaliyed in lagu bararujiyo inaysan carurtoda nin islameed dhexkeenin waa kugu racsanahay, kol hadanay jogayn bananka hala aado waa saxkkkkkkk
@sarahosman9030
@sarahosman9030 2 года назад
You are soo honest and funny sister 😂 😂. Great advice, may Allah reward and bless you. Amen
@khadijaali9045
@khadijaali9045 2 года назад
Walaalo you are absolutely right👏🏽👏🏽. The reality is our people give women bad advice when I got divorced everyone told me to remarry quickly, I refuse to listen to silly habo's and their toxic advice. I had twin boys and a daughter and their safety were more important than finding a man, nobody is saying single mothers can't get married again but we must be careful and pay attention to the type of man you bring around your children. Yallah put your children happiness before a farah man.
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 2 года назад
Khabiirada qurbaha xogtaada waa run waana wax badan oo xaqiiqo keep going sister.
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
MASHA ALLAH jizakalah walaal INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx 2 года назад
Masha Allaah Hadalkaas wasaxiix Waa waano ti ugu ficneyd Ninki qateyse anfacee
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 2 года назад
Maashaa allaah waa waano waxbadan anfici doonta dumarka somaaliyeede ilaahey hakaa ajar siiyo Adeer macaan guuleyso inshaa allaah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 года назад
Mansha allah Caaliya, waa runtaa. Si cad ayaad wax ugu sheegtay. Waxaan rajeynayaa in ay Safiya ay taladaada qaadato.
@cicekcicek7972
@cicekcicek7972 2 года назад
Insha alh lagu xukumimaayo alha kaqabto Cadogan iyada iyo ilmaheeda Dib ha umidoobaan ilhay idimki
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux 2 года назад
Alliyo Shariif huno Hooray u sooco Fariid
@esyakitchen
@esyakitchen 2 года назад
Waaba saa ama kan ilmaha dhalay haysta ilmaha in lala saxiibo oo xata hooyada wax aqoon ay iyada iyo ilmuhu isla baaraan Illahow ilmaha noo xifdi
@hamdi.
@hamdi. 2 года назад
50k gaarsiya iyo kabadan caaliyo waa uqalanta somaliyey 🌹🌹🌹❤️❤️❤️🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️
@fatumahilowle5770
@fatumahilowle5770 2 года назад
Masha Alaah Abayo ilahey haino dafo ilmaha 🥰🥰🥰🥰horey usoco walashey qali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋❤❤
@fatimamohamudjama2123
@fatimamohamudjama2123 2 года назад
Asc shaxshaleeye. Caliya soo badi sheeko yiinka
@maxamedmaxamud7565
@maxamedmaxamud7565 2 года назад
Mashaa allaah bal ufiirso qofka waxgalka ah waxaa la arkaa markay dhibaato jirto war gabdhow kafaa iidaysta tala talawanaagsan ciyaar laguma helee allah kuxafido
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
Ilaahay ha usoo celiyo ilmaha amiin
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 2 года назад
Waa talo wanagsan videoyada gabadhed yar xita tiktok ayay wareejinayn SUBXANALLAH 😭💔
@hawayusuf9100
@hawayusuf9100 2 года назад
Asc walla run baad shagtay illahay hanooxifdiyo ciyaalada dhamaan adiga najar alah hakaasiiyo guulayso abaayo
@khadijauk2010
@khadijauk2010 2 года назад
JazakAllah khairan sister , you are amazing
@AnisaChanel-uh1pp
@AnisaChanel-uh1pp 2 года назад
Ilahey Hanaga koriyo caruurteyda abahood waan wada Jogna lkn hablaha haiska ilaliyaan nimanka ey soo careysanayaan
@shueib1081
@shueib1081 2 года назад
M.a illahy ha ku xifdiyo walal
@fatimamohamudjama2123
@fatimamohamudjama2123 2 года назад
Abaaayo macaane please. Sheekoyin soo badi gabdhaha lagu waaye galiyo
@ayubdhagacade8854
@ayubdhagacade8854 2 года назад
Mashaalah habo guulayso Illahay hoyooyinka dhiban ha u gargaaro meel walbooy joogaan
@mumtaazjama579
@mumtaazjama579 2 года назад
Masha allah wallo waxan kaa soo salaamayaa Hargeisa hore usoco xabibtii
@sacdiyoqaasim9534
@sacdiyoqaasim9534 2 года назад
Masha allah siwanagsan ula wadagtay fikirkaaga allaha ku xafido caaliya cadeey
@sahruja5777
@sahruja5777 2 года назад
Caaliya abaayo gabadha armey maskixiyan uxanuunsan tahay.
@lulaliadam83
@lulaliadam83 2 года назад
Aniga bishii dicembre ban kugu soo biirey kulli sheekooyinkaagiina wan dhameystey waxaana ka helaa markad dheheyso liketa saara liketa saara ❤💯
@Afnaan181
@Afnaan181 2 года назад
Sax caaliya waa talo fiican illahay ha ku anfaco Aamin
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 2 года назад
Asc. Caaliya sifiican oo waano waad siisay waa hadii eey wax fahmayaan Somaalida
@NagadMcalin
@NagadMcalin 2 года назад
I love you for telling the truth.
@sucdihalane5607
@sucdihalane5607 2 года назад
Walaashay qaaali waxaas waa runtaa taas gabdha gabdha haysta waa inay taxadaraan 👍👍👍👍ilaahow noo xafid gabdha kuligeen insha'Allah
@fardosa1236
@fardosa1236 2 года назад
Qurbaha gabadh iyo will a waa isku mid allah hanoiwada xifdiyo laakiin waxaan hada soomaalida kudhacayo waxay u badantahay hooyo aan caruurta sidaa ulasocon oo mashquul ku ah shaqo iyo lacag ama nin
@ayaansaid3400
@ayaansaid3400 2 года назад
Wanka helay barna mijyadada horay u soco xabibt aliya runtana waa muhiim
@abdirizakabdulqadir7017
@abdirizakabdulqadir7017 2 года назад
Wlaahi tallo cajiib ah ayaad siisay jazaaka allah
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 2 года назад
Waa runta abaayo videos kas ha saaro abaayo waa la talisey jazakallah kheyr
@shamsaali7451
@shamsaali7451 2 года назад
Kkk wlh waad nagaqoslisay hadhaqleyniin ayaakadhacday
@sucaadnur-qualifiedmentalh8725
@sucaadnur-qualifiedmentalh8725 2 года назад
Allow ubadkeena ha xafido hana nagu hanuuniyo dariiqa toosan
@farhiyodiriye3315
@farhiyodiriye3315 2 года назад
مشاءالله تبارك الله abaayo caaliyo runta waaye haday waxkuqaadanayaan dumarka somaliyed
@ifrahugaasochannel7981
@ifrahugaasochannel7981 2 года назад
Shugran habo hadi xata carurtada ay yaryar yihin oo kaliga qurbo carur ku haysato ha guursan nin niyada wixi loo shego ayay qadata ka saar niyadada nin carurta ku mintida
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 года назад
Abaaye caaliya waad mahad santahay waxaa tahay run sheego xaqiiqda kahadashaan saas kuwad hala caawiyo abaaye hana loo duceeyo
@yasminabdi3003
@yasminabdi3003 2 года назад
Waa saxa abayo hooyo ilmo haysata om feecna nin cusub hadaya ka maarikarto sababto ah ilmoho waa masayran waan dhib kulaya anigu waa aragatidayad
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 2 года назад
asc abaayo wlh waan naxaye markaan waresigaas dhageste in gabadh hoosteda ayad fiiriso ma aheyn sii u suubisey waa xanuun jirka i xanuuney in GP u dirto aheed abaayo sheegada ninka xitaa waxbeey ka sheegey marka ilaahey ha xifdiyo ayada iyo ilmahed waa walal muslim ah
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 года назад
Masha Allah, that is right sister Islamic studies is so important for the children who live In the western world especially our Somalis kids. Most of them learn Quran, but they don’t know the meaning of what they learned because the teachers know only Somali and they don’t teach Islamic studies in English or whatever language that child understand. There is also another issue in our community and that is we don’t socialize with other Muslim community and learn from them we keep to ourselves. I
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 2 года назад
Maxaa loo hiray???????
@abdirizakabdulqadir7017
@abdirizakabdulqadir7017 2 года назад
Walaahi tallo ayaad siisay sax ah
@hamdi16ali87
@hamdi16ali87 2 года назад
MASHA A'LLAH TABARAKALAAH SWEET HEART ❤
@aminaabdirahman4223
@aminaabdirahman4223 2 года назад
Walhi abyo masha allah a tahay ano Somalia joga an ka faideysta sida adan runta ula gaban dadkenu runta wey dhibta balse wa lama huran kheyr allaha ku siyo.
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 2 года назад
Masha allah
@somalistar8261
@somalistar8261 2 года назад
Asc walaalo gabadhaan taa riiqdeeda ilmaha may eegi jirin in wadaado waliba boqortooyada abgaal madax dooda in tay cay naysay. Oo ha een iyo maalin sheeq shariif iyo xasan sheeq cay dooda ku jirtay baa il mihii lagurtay
@zizizukar1621
@zizizukar1621 2 года назад
Bahalkaa loo qaadaa🤣🤣🤣🤣🤣walee caadi matihid caaliya wlley
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 2 года назад
Maxaa caruurta looga qaaday
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 2 года назад
Well said 👏 👌 👍 🙌 thanks sister 👏
@haldhaachannel6241
@haldhaachannel6241 2 года назад
Asc caaliyaay walaal maxad ugahadliweydey ninka 60jirka ah ee isdifaacayey eeladilay burtinle yutubaradii puntland ee ninmanka ahaa kamayhadal qofkii aan puntland ayan waykugoobtaan ninkaa miskiinka ah ee isagoo kabotolanaayaa lagagardarnaa subxaan Allaah Ilaahay ha uhiiliyo dadka masaakiinta ah
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
Fbook ayaan qoraal kasoo dhigay anigoo sheegaya in xaqdaro kagu toogtay isagoo maalkiisa iyo sharaftiisa difaacaya
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah thank you for your advice thank you 🙏
@aminahassan4858
@aminahassan4858 2 года назад
Maansha alaah qayr alaha ku siiyo waa wada lahadasha maamoyinka singal maadarka ah
@Farhiaomar2
@Farhiaomar2 2 года назад
Waanoo.wanagsan waaye qofki raacayo
@fooshassan1379
@fooshassan1379 2 года назад
Caaliyoy aad baa iiga qoslisay waa xaqiiq waxa sheegtay waa sax caruurta baa muhiim ah siiba Gabdhaha
@sahrasaid140
@sahrasaid140 2 года назад
ASC. Quruxaay. KU. Soco. Fariid. Fariid. Dhashay. Waa. Sax weeye
@aminomohamud5077
@aminomohamud5077 2 года назад
Masha. Allaah
@hanefa283
@hanefa283 2 года назад
sc Cadow badan ayaa jiro qofka hadii lawaaninaayo sihoose ayaa loogu dusiyaa
@fatxiyachanel8946
@fatxiyachanel8946 2 года назад
Sx wllo runta wey in dhibta hadeynu somali nahey qofka runta inoo shega waxeynu ka jeclnaheh qofka beenta inagu qanciya
@Farhiyacirochannel
@Farhiyacirochannel 2 года назад
Masha allah walshey runta ayaa ka hadashey, caruurtana allah noo xafido
@mohamedgeele6348
@mohamedgeele6348 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Wlh habo funny baad thye runta usheeg gabdhaha.
@maryamaibrahim1745
@maryamaibrahim1745 2 года назад
Wa xaqiiq qof hostisa ma ilalin kartit ee xaqqa bar hanunkana wa miinallah ilhy ban tidno kamagan galney
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Xaqiiiq mashaa allh xaqiiiq waa run warkaada
@hamdi.
@hamdi. 2 года назад
Habo caaaliyo runta kugu jeclahay ilahey haku sharfo❤️❤️❤️❤️💋💋💋
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 года назад
Walaalo illaahay hayna xifdiyo waa waano qof dadkiisa danaynayaa uu ku waaniyo safiya illaahay waxaan uga baryeynaa inuu dhibka kaqaado kuwa sida xun uga faa iidaysana inta daacada ahna illaahay hatoosiyo inta dabinka ku ahna illaahay haka qabto
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx 2 года назад
Masha Allaah Hadaa kalaam saxiix
@ayaanmaxamuud6413
@ayaanmaxamuud6413 2 года назад
Masha allah caaliya sheekooyinkaaga iyo wacyi galintaadaba wan kugu hamblyayanay insha allah soobadi wacyi galinata noocaasi 🥰🥰🥰
@Kadraarab
@Kadraarab 2 года назад
Waa runta
@somalistar8261
@somalistar8261 2 года назад
U sheeq Caro ilaahay baa ku dhacday waa tay lahayd xabsiga ha loo diro sheeq shariif ay laheed ilaahow qabiilka abgaal oo dhan maxay ka war hay naysaa wasmo iyo xasan sheeq iyo sheeq shariif cay dooda ayey habeen iyo maalin yutubka la fadhiday
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 года назад
Maashaa allaah wll shariifada guulayso
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 2 года назад
Horta gabadha caruurta heeysato single mother first take good break, don't remarry in couple months or less 2 year, caruurtaad korso shaqeyso kow nin ha uu guursanin lacag iyo caruurta ku korso inta is kaafin garta adiga isku filan tahay markaas kadib guurso ila inta ka heeleyso nin fcn oo macquul oo diin leh, ama intii caruurta laka dhaalo kadib baaburta iska fiiri yala ku dhahin. caruurtaada nin eey raali ka yahin guurso, waan ku raba babe waan jacel haye ii guurso iska jooji plz
@farhiyoali9179
@farhiyoali9179 2 года назад
MaashaAllah talo wanagsan mahadsanid abaayo
@farhiyamohamedsiyad1520
@farhiyamohamedsiyad1520 2 года назад
Abaayo tla xumidaaa hotel aday cidi ma dayacnoo
@saadoali5930
@saadoali5930 2 года назад
Aad iyo aad
@lulaliadam83
@lulaliadam83 2 года назад
Wlley ka waran hadii mar hore la download gareeystey waa dhibaato e ilaahey ha u fududeeyo
@shukrinur517
@shukrinur517 2 года назад
Asc waa xaqiiq waxa aad ka hadashay
@hamdifarah9900
@hamdifarah9900 2 года назад
masha alaah waano quruxbadan walaasheena ilmaha Alaah ah usooceliyo
@mumzakii2000
@mumzakii2000 2 года назад
Allahayow wadankeyga haiga wadhin.wlhi it z heart breaking.Amiiiin
@sahrasaid140
@sahrasaid140 2 года назад
Xasbunalaah. Wanima. WakiiLan
@yasiryonis989
@yasiryonis989 2 года назад
Masha Allah❤❤❤❤
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 года назад
Snoop Dogg song Holiday Inn hahaha sis u know the game of smart single mother who playing down-low shhhh stop telling hahaha kids always said mommy never talk to man hehehehehehe
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 года назад
@@Caaliyasharif 😜😜😜😆💖💋
@jamilomuhidin5423
@jamilomuhidin5423 2 года назад
Masha Allah aqliga Allaha ku dayo abayo
@ceebla1617
@ceebla1617 2 года назад
caaliya wanku salamay youtube ka hana abukar ban kadaawadey mamada khalad weyn bey sameysey🥲system ka uk 🇬🇧 ee caruurta kaso hadal wana mahadsantahay
@shukrimohamud9402
@shukrimohamud9402 2 года назад
Xaqiiiq waxa sheek tey lakin Yaa ku maqlayah
@seynabahmed5742
@seynabahmed5742 2 года назад
I agree with you ina ader 💚💙❤️👍🏻
@iimaanali1542
@iimaanali1542 2 года назад
Dabcan sax ilmahagah hadhax keeni nin dhalin
@hoyoadag9945
@hoyoadag9945 2 года назад
Caaliyo abayo khayr allaha ku siiyo waxan nahay hooyo qoxooti joogta shoog baa nagu dhacay waxa laga sheegayo qurbaha waa ku mahad santahay baraarujintaada
@NagadMcalin
@NagadMcalin 2 года назад
Single mothers gabadhada dhaxdoda ha ku dhaqleeyn.🤣🤣🤣🤣🤣
@nimoelmi966
@nimoelmi966 2 года назад
Ala jecliya dadka hadalka cad hooyadey ba saas ahayd runtay indhaha kasareysa wax wax kusiya wax badanba aragta lkn wax wax kushega waxyara
@macthanaftae8305
@macthanaftae8305 2 года назад
Well spoken!!!
@jamilamuse9362
@jamilamuse9362 2 года назад
Sister waxad shegeyso waa wada sax nagti niin rabto ilmaha yeysan dhex keniin
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 года назад
Masha allh Alle haku sharfo
@duvacandy5673
@duvacandy5673 2 года назад
Maashallah❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
waa sax❤❤❤👏👏👏👏abaayo
@sahrasaid140
@sahrasaid140 2 года назад
ASC. Abaayo. WaLaahay. Waa. Rubtaa
@fatimamo5390
@fatimamo5390 2 года назад
It’s true ❤️❤️
Далее
Qiso murugo leh😱Minyaro marmar waa Masiibo😪
16:08
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 4,2 млн
Шоколад приходит на Землю.
00:23
Просмотров 166 тыс.
HOOYO CARUUR LAGA QAATAY, NORWAY (WAREYSI)
16:22
Просмотров 578 тыс.
Alahu agabar
11:14
Просмотров 31 тыс.
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 4,2 млн