Тёмный

WIIL DERBIGA KA BOODAY 🇺🇸 OO DEMBI WEYN XABSI KU MUTEYSAN KARA  

Caaliya Sharif channel
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Dadkii tahriibta ku gslay Mareyskanka wiil ka mid ah oo la xiray

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 4 дня назад
Anigu wiil xanuusanaya ayaan haystaa ilaahay waxaan ka baryayey inta xabsi lagu rido uu waliba arko intii uu u gaystay miskiinta in isagana loo gaysto yaa rabi 😮😮
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 дня назад
Awiilkaaga Allalla hakuu caafiyo oo gakuu daayo abaayo❤️🙏
@hodanc6255
@hodanc6255 3 дня назад
@@fadumaabdiduale1624 ciqabta Allah wax ka daran ma jiro wuna u jeda lakin adunku wa imtixan dabcan masakintas xisab ma sugayso
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk 2 дня назад
Subaxanalah ilahow cebtena asatur dinti islamaku meel uga dhacay 😢😢😢😢😢sorry
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 День назад
Eedo qaaliya maa shaallah
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 3 дня назад
Insha Allah haku dhinto yuu soo bixin waa qoomuluud ilaahay hakabto caruurta somaliyeed
@maammeee
@maammeee 4 дня назад
Nin iyo naag buu isku maray maxaa ka wadaa , ma nin buu dabada uga tagay . Subxanallah
@Ixsaas3
@Ixsaas3 3 дня назад
😂😂😂😂 aniga far waa weyn kugu sharaxaya ninkii iyo gabadhiiba wuu u galmoday
@fatimamohamudjama2123
@fatimamohamudjama2123 3 дня назад
Asc caaliya shariif cawaa xagee ujiimceesane nurkaaga baxaayo xabibti mashalaha jumca Mubarak ❤
@IbrahimElmi-c1u
@IbrahimElmi-c1u 4 дня назад
❤❤❤❤❤❤ maanshaa Allah.
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 День назад
Sheeko sax ma ahan waa baac remis
@Naagnool124
@Naagnool124 3 дня назад
Khaniis buu ahaa haku uro jeelka duliga xun
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 3 дня назад
Ragii somaliyeed qoomuluud bay wada noqdeen mid dal jooga iyo mid dibad joogaba subxaan Allah
@umaamina1885
@umaamina1885 3 дня назад
Kaasi waa kuwii somaliya carurta yar yar faraxumeyn jiray balaayo ka goostay miskiin ma aha caaliyo quruxey hooyo waa runted wadadada waxan ka maqalnay kama yeeleyno waa la diiday waa sidan u maqalnay salan sare sis❤❤❤
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 4 дня назад
Caaliya qurux allaah yacisak wl
@farahabdi6550
@farahabdi6550 День назад
Salaam xog raadin arintaan ku saabsan murugo ku dhacday arrintan Hooyo Soomaaliyeed Waa Salax Cade oo ku nool Faransiiska
@fathaomar3446
@fathaomar3446 2 дня назад
Love u from Ohio abayo 🥰
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 4 дня назад
waaaw❤❤❤happy weekend❤quruxay❤❤❤sodhowow❤❤
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 3 дня назад
Habo waankuu xiisay ❤❤❤😢 miss you so much wallah 😕
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 4 дня назад
Allhaikbar 🤔🙏🏾✅
@deeqsanmuhammad
@deeqsanmuhammad 3 дня назад
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 4 дня назад
Caaliyaay boqol hadaa loosharaxo Qof aaminsan adigu nin bad tahay oo ceeb kuma qabato ma caadhkiisaa la waardiyayn karaa.
@shiresaid-l2f
@shiresaid-l2f 3 дня назад
Qalbi wanaagsaney ❤❤❤❤
@nooranoor7774
@nooranoor7774 3 дня назад
Naa baal soo noqo Caaliyay hunoo youtuber-ka kaliya ee iga qosliya waaleey🥰
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 дня назад
🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰 haye
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 День назад
Caaliyaay walaal Somali ama Gudaha Dalka aan joogno ama qurbaha joognee waxaan nahay dad musuqmaasuqa kufaana,nabar yar oo Alle kacabsi kujiro mooyee.
@hamdiegal889
@hamdiegal889 3 дня назад
Subxana Allah
@barlinhandule9346
@barlinhandule9346 3 дня назад
Subxanallah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 дня назад
Wcl sister caliyo❤🎉🎉
@dahirawke9268
@dahirawke9268 3 дня назад
Salaan sare qaali
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 4 дня назад
Inaa lelaah wainaa ilaah raajicuun 😮😮😮😮😮😮😮
@samirr546
@samirr546 3 дня назад
Aqas caaliya qofkan waan ka wiswisay rag iyo haweenba miyuu isu maray isaga oo laandheere sheegta isagana xabsiga ayaa lagu fara xumayn oo kuwo kasii edeb daran baa heli ilaa edebka!!!!!
@haywareerin266
@haywareerin266 4 дня назад
Jumca Mubarak ❤
@fadumojama22
@fadumojama22 3 дня назад
Shubxan Allah ninku maqanisbu aha Allahu minajayna
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 4 дня назад
Jimca jamiil❤❤😂
@OmarMohamed-i7d
@OmarMohamed-i7d 3 дня назад
Walaoo yes
@sodax6696
@sodax6696 3 дня назад
Side Allah u kashifay in nin xanunsan u kufsaday. Wa NUSQAN qeybtas
@zu7729
@zu7729 3 дня назад
Waa badan yahiin mujrimiinta inta lahelaa badan
@HudaAbdi-gu8ll
@HudaAbdi-gu8ll 4 дня назад
Work permits baa la siyaa marka hore
@foozia426
@foozia426 3 дня назад
Adigaa mudan ❤
@Dagan721
@Dagan721 3 дня назад
Caliya qurux Walal kalay Mareykan nagu so boqo UK 🇬🇧 meel lagu hogay baa Naga dhadhacsan
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 дня назад
😅😅😅 Xbbti walaahi Europe nolol baa taal idinku waad daasheen lacageey lacag😅😅
@Sultan-ee3ej
@Sultan-ee3ej 3 дня назад
Salaan sare Sis waxaan go,aansanay in Gacmaha aan kaa xerno markaad hadleyso.
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 4 дня назад
Maya maya marwykan sidhas maahan work permit ba lagusini wad inad shaqesta cid kob biya isasiso majirto alla aqon kugulawan mareykan caliyoy daka digodhey caban
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 4 дня назад
MAREYKANKA ISKU MID MAAHA GOBOL WALBA SHARCI GAAR AH BUU LEEYAHAY QAAR 6BILOD BAA LAGU BIILAYAA KADIB BAAD SHAQEYSAN KARTAA HOOYOYINKA ILMAHA LEHNA WAA LA BIILAA
@Rayan15-s1n
@Rayan15-s1n 4 дня назад
Ciirta jugleh Intaasna waa inti tuugsiga😂
@umumahamed717
@umumahamed717 4 дня назад
Ciirtaa jug ah
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 4 дня назад
Ciirtaa jug leh weeye
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 4 дня назад
Ilaahay haw gargaaro cidkasto oo dhiban
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 День назад
War Soomaalaay war Caaliya waa gabar wanaagsan oo waliba niyad fiican ee fadlan kuyaaca RU-vid-keeda,social media dadka xumaanta fidiyaba waan fiirsanaaye ee maxaa noo diiday in aan fiirsano dadka wanaagsan.
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 3 дня назад
3 weeks night shift kashaqeeyey tan iga raacday 😂 lakin Canada joogaa ceyrta waxaan kajeclahay inaan shaqaysto maalintii baa macaan shaqada
@sharifoyasin7876
@sharifoyasin7876 3 дня назад
Alia wan ku salamey
@abdihassan7864
@abdihassan7864 3 дня назад
Asc walashey caaliya aad ban kutagersanahay
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 4 дня назад
War ka kac anagaa idinka nolol fican uk waa Africa halkaan lacag xalal ah baad shaqaysan guri xor ah oo weyn baad dagin😂
@hodanc6255
@hodanc6255 3 дня назад
Runti wax xalal shaqaysta wa yaryahay guryahana ribo bayku qatan
@Fatush-k9w
@Fatush-k9w 3 дня назад
Caaliyo xanto jooji
@nasteha874
@nasteha874 3 дня назад
Nagtu ben badana half million guryo laleyahay marekan😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 дня назад
Been ma aan sheegin walaal. kuwiinu waa Ribo kuwa aan ka hadlayo waa kuwa Dowlad leedahay 🇬🇧 oo qaali ah laakiin aad ku heli kartid lacag yar haddii aad mudo 5 sano ah iyo ka badan deganeyd
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 3 дня назад
That’s it’s me😂😂😂😂Caaliya waxaan jeclaan jirey inaa Wariyo naqdo yaraanteydii😂😂😂Lkn hada ma jecli😂😂😂😂ilaa Hada sida loo hadlo iyo wareysiga waa ku ficanahey😂😂😂Hada Waa kibrey Dibadaa jogaa wax ka fican baan bartey😂😂😂😂
@QoflaTravel
@QoflaTravel День назад
Maskiin miyaa nin fuuley gaber iyo wiil?jeelka Allaha ku ciqaabo sidii caruurtaa ku sameeyey asna halagu sameeyo,oo ha ku sameeyo nin jabsadey mudo ku xirnaa xabsiga naxariisna lageyn yaa Rabi aamiin.
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 3 дня назад
Very sad
@fadumoomar7150
@fadumoomar7150 14 часов назад
Miskiin maha ee waa munaafaq. Awalba wax kufsan jire
@nasteha874
@nasteha874 3 дня назад
Uk xayeysin bey mesha kudhamesay😅
@hakemaali5055
@hakemaali5055 3 дня назад
Caliya Cirtaa jugleh Ayayday oon aad u jeclaa oo rer burco ah ayaa halhas u Lahad alayaraxma way dhimataye Cirtaa jugleh😅 Xanta soo badi
@shafimohamed727
@shafimohamed727 3 дня назад
Run she’s waa ceebesheg
@nasteha874
@nasteha874 3 дня назад
Correction green card ka waxa kahoreya work permit uk gajo 😂
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 3 дня назад
♥️♥️♥️♥️♥️💯🌹
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 4 дня назад
Bisinka nin io naag ma cafin aa xabsiga ku ur waba qanis e bartisa hanoga hayan wadank ya lo so dirin
@faiso.ahmed13
@faiso.ahmed13 3 дня назад
walaalo lacag ceyr wax lagu faano ma ahan ceyr wa tuugsi
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 4 дня назад
Wala sii deyn alle markuu garto waxka le maxaad haysaa
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 3 дня назад
Asc caaliyo abaayo yurub ayaa laiisoo wadaa waliba eyrlaan marka waxaan rabaa inaan ogaado ingiriiska qaxooti maqaabilaa mise eyrlan ayaan iska dhiibaa inkastoo ingiriiska aan jeclahay suaasheeyda waa ingiriiska qaxooti maqaabilaa
@edebsanmohamed5036
@edebsanmohamed5036 2 дня назад
Maya walal hada way adagtahay
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 дня назад
Haa wuu Qaabilaa haddii aad soo geli kartid weliba dadkii hore badankooda hadda ayaa la siinayaa sharciyo sida dowlada sheegtay
@Muunisa-q6v
@Muunisa-q6v 3 дня назад
Alla somali indho adakaa siduu isugu quudjay qof xanuusanaysa miyanu ka naxayn xataa
@Fatuush-vv7pt
@Fatuush-vv7pt 4 дня назад
Ciirta jug le❤😂
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 3 дня назад
Yaa ka musuqmaasuq badan reer uk oo intaas wax bey is dabamaryaan
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 3 дня назад
Hooyo waa runted 😂😂😂
@theREALHoo_Hoo
@theREALHoo_Hoo 3 дня назад
Caaliya Maraykanka waa sas waxaa shuruud in aad haysato RN ama aad shaqaalaysato
@faclon.
@faclon. 3 дня назад
kkkkkkkkk Edo singal mom igu soo xidh weysada aan isku dhowrano
@shafikahin3376
@shafikahin3376 3 дня назад
Work permit hadaa hasho shaqo nooc walbo xaq ayaad uleedahay USA Greencard uma baahnid hada mar hesho work permit…. Mida labaad dadka darbiga kasoo boodo ceyr lama siiyo
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 3 дня назад
Caliyay America ka bartuunati badan marka nolosha qurux badan baa tala hadad dadaasho
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 День назад
Ciirta jugleh familykeyga isticmali jireena kismaayo mj caadi ma ahan same word
@jamilamuse9362
@jamilamuse9362 4 дня назад
Xagena cirta jugle 😂😂
@barlinhandule9346
@barlinhandule9346 3 дня назад
Ayada aaba la qabsanaya qof aan sharci lahayn side u hire gareyeen
@dahirawke9268
@dahirawke9268 3 дня назад
Waad Nagu fogaatay hadaan nahay reer 🇺🇸 caaliyaay
@ibtijah2747
@ibtijah2747 3 дня назад
😂😂NINKII SHAQEESTO SHARAF LEH
@firdauschannel7314
@firdauschannel7314 День назад
Asalam alykum abayo caaliya Snapchatkaga
@aragsanuj
@aragsanuj 3 дня назад
Caaliya sharif walaale license laga qaadi maayo kaliya ee wax badan Oo ay kujirto negligence Aya lagu charge gareynaayaa mardanbana mafuri karto mana u shaqayn karto vulnerable. Wadankan markaa shaqadas hire garaynayso waa inuu qofku qualified yahay Oo certificate hays to. Waa in police kasoo Mario Vulnerable Sector Screening Oo uu ku baaso Oo laga waayo inuu waligii wax xoogin waligiina wax u gaysan Dad . Sharcigaas dowlada ay u saxiixday oath Kiu ay jabisay ayaa lagu xiraayaa xataa . Is ka bax majirto
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 3 дня назад
Sounds like a case of SVU
@faryadnoh1472
@faryadnoh1472 3 дня назад
cadha Alaa kudhactay
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 дня назад
Caaliya aan ku saxo maraykanku guryaha iyo nolosha wuu idinka fiican yahay. Soomaalida guryaha way gataan bussiness way lee yihiin.State kasta sharci gooni ah ayuu leeyahay. maraykan oo dhan isku sharci ma aha.Qofkii hadii la aqbalo uun baa warqada shaqada la siiyaa.
@tonyausten2168
@tonyausten2168 3 дня назад
uuuffeey
@AhmedAli-mt3lr
@AhmedAli-mt3lr 3 дня назад
Kuwa darbiga kasoo booday dhibato badnaa waa sheeko kale
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 День назад
Iiimaan la,aan baa heysay miskiina ma aha caaliyaay , nin dad baahida gaarka ah heystay wax ka raadsaday oo ku xad gudbay subxaanaka yaa cadiim
@Xigma_
@Xigma_ 2 дня назад
Lakin waxay ahayd inay orientation siyan before shaqada somalida rule and regulations ma ilaliyan wot is benefits hada iyagana way lost garaynayan wilkana he deserves inu inu prison galo waba qof sick ah how wilka faraxumey my god he is horrible wlhy and disabled people wa ina look after garesid wot wot he is maddd
@haniabdi1620
@haniabdi1620 3 дня назад
no America is not like that.
@NuuraSharif
@NuuraSharif 2 дня назад
Caliya Hooyada nagu salaan
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 3 дня назад
Work permit lasiiyaa dadka sogalotiga America ay kushaqeystaan
@amalomar380
@amalomar380 3 дня назад
I am sorry qof Shaqsi xanuunsan kuufsaday maskiin ma ahan waa in medan kiisa la marsiyaa
@lulali6059
@lulali6059 3 дня назад
Subxanalaah, sax aniga leh xarunta dadka waaweeyn lagu haayo, mamadoo hooyadey saxiibteed aya gabar darbi kasoo bood igubdhahdey hire gareey, ok ayaa dhahay. Gabdhii imtixanka dhaqada ayey ku dhacdey oo English badan mataqaano, markaas hooyo igu dhahdey, maxaa imtixaanka kala doontey gabadhu, miyaadaa taqaano English ka. Then I say she has to go kuwa dhulka iyo musqulaha dhaqayaan oo muuh iyo maah da aqoonn oo only yaqaanaan cleaning ka. Hooyo ayaa ku dhahay bari hadiii la ii xiro ma adiga jailka ila aadayo, marka dhahay sharcigeyga shaqada ma qorayo quf aan imtixaankaas aqoonin inaa shaqaaleeyo. Marka sax haleeyska alto🤣🤣.
@bardacad
@bardacad 3 дня назад
Waaba danbi ay galeen dadka shaqada siiyay qof aanan sharci ogolaasho sharci lahayn. Dadkaas xanuunsan waa in uu u shaqeeya qof la soo baaray sharcigiisa iwm
@sahrafarah3527
@sahrafarah3527 3 дня назад
Maraykugu saas ma aha social security card hadu ku sodhaco waad shaqa tagaysa 30 days ayuu qadata intasina
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 3 дня назад
Laba bilood qofku haduu joogo wuushaqayn karaa kaad welbermed ayaa lasiiyaa hada kuwii derbiga soo booday badidooda waa lasiiyey warqadii shaqada waayo maraykan inuu cid biilo ma doonayo
@faiso.ahmed13
@faiso.ahmed13 3 дня назад
USA hadad joogi laheyd dhididkaga ayad cuni lahey shaqo aya taalo but abidkaa gaal ayad gacanta u hoorsaneysaa anaga dhididkena ayan cunaa ma tuugsano
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 3 дня назад
Kkk no no
@bey6598
@bey6598 4 дня назад
Caliyo nin gabar iyo nin xoogey baa miskiinka ledahay miyaa 😂. Ka noqo ereygaas
@dhiindhiinstore
@dhiindhiinstore 3 дня назад
Usa dawlada cidna ma biisho huuno green card lama sugo warqada sho baa qofka lasiiya asgoo bilaa sharci ah buu shaqaystaa yurub somalida joogta waxay horomar u gaari waayena waa cayerta
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 3 дня назад
Dawlada America Qof aan sharci laheen lacag kama heshoh Lacagata maba baxshaan Lol sister Anagii 30 yrs ka shaqeeynayey dhiiga ah waa ugu dhacaa ee Naag cayr ubaratay baa waxaas tiraahadah ninkaas waxaa ka danbi badaan qofka shaqada siiyeey sharciga buu ku xadgudbay
@hamdi16ali87
@hamdi16ali87 4 дня назад
Hallo my sweetheart happy lady 💗 💕 ❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Hello 😊🎉🎉🎉❤
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 3 дня назад
@@Caaliyasharif caaliyo ninkaas maskiin ma ahan xitaa nin buu wax kadayey waa qowmu luudnimo gabadho xanuunsan xitaa soomaaliya weey uureeyn jireen in laga ilaaliyo mahinee laakiin kan waa saqajaan
@AminaYasin-kl5nv
@AminaYasin-kl5nv 4 дня назад
Anauriye caliyo
@ZaaliAli-ie3ku
@ZaaliAli-ie3ku 3 дня назад
Miskiinka kute ,Xaguu miskiin ka yahay kan dadka xanuunsanaya kufsaday weliba qowmo luudhka ah Xabsiga ALLAHA ku fogeeyo oo kama soo baxo .
Далее
FILO PART 132 THE END
21:16
Просмотров 335 тыс.
Angry bird PIZZA?
00:20
Просмотров 7 млн
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 230 тыс.
ISKU DIRKA DADKA CAANKA AH IYO BEENTA SOCIAL MEDIA
10:25