Тёмный

SOMALIA: Iskudarkii Goobweyn & Quruxdii Somalia 

Explore Somalia with Said Fadhaye
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

SOMALIA: Iskudarkii Goobweyn & Quruxdii Somalia
Waxaan tagay iskudarkii Wabiga Jubba & Iyo Badwaynta Hindiya.
Somalia beautiful places 🇸🇴

Опубликовано:

 

8 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@maxcali863
@maxcali863 4 месяца назад
Cadaanka hala iska ilaaliyo, hunguri aya keenay Dhulka Soomaliyeed. Soomaliya Somali aya iska leh ❤ 🇸🇴.
@takar1095
@takar1095 4 месяца назад
Cunsuri aa tahay
@maxcali863
@maxcali863 2 месяца назад
@@takar1095 adigana dabo dhilif gaal kudiim aya tahay.
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 4 месяца назад
My favourite place in Somalia 🇸🇴 is Goobweyn❤
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 4 месяца назад
Masha allah kısmayı has alot potential Somalia is amazing country
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 4 месяца назад
Do an English version or just with background sounds and view interviews for foreigners to understand or see
@f.o847
@f.o847 4 месяца назад
waa meel aad uqurux badan, yaa rabbi Jannnatul Firdawasa nadaji
@user-qr7pb3kg4j
@user-qr7pb3kg4j 4 месяца назад
Masha allaah quruxda dalkena hooyo somalia 🇸🇴 ❤
@aalashariifchannel6199
@aalashariifchannel6199 4 месяца назад
Meel qurux badan sxb Said Fadhaye great view 👌
@sharmakesomali6747
@sharmakesomali6747 4 месяца назад
Very beautiful place Goobweyn❤❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 месяца назад
Mashallah Mashallah somalia 🇸🇴 waxow allah ku manestay duul aad u quruxbadan o barwaqo iyo nimco ah an laga fidesan Love ❤somaliya somalia 🇸🇴 somali baleh ❤❤ inshallah malin malmaha ka mid ah wa ku so dalxisi dona 🎉
@abdifatahnur6155
@abdifatahnur6155 4 месяца назад
Dalkena nimca talo, mahadsanid saxib Said sida wacan ad inoguso gudbise
@f.o847
@f.o847 4 месяца назад
dadka muusik ma wada rabaan
@Raas87
@Raas87 4 месяца назад
Shaqo aad u wanaagsan ayaad haysaa, halkaa ka hay 🎉
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Mahadsanid!
@Haleelofficial
@Haleelofficial 4 месяца назад
Muuqalkada subtitle u same lipx maadama heer caalami uu yahay❤
@najibmustafe8865
@najibmustafe8865 4 месяца назад
Wllhi meeaha gooran tagaba waan tagayaa😢❤
@sacdiyafaantool3865
@sacdiyafaantool3865 4 месяца назад
So beautiful 🤩
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee 4 месяца назад
From hosow keep going
@calidhakalaf4121
@calidhakalaf4121 4 месяца назад
Nice place ❤
@Moo2807
@Moo2807 4 месяца назад
Dal waan heynaa aawey hee dadkii ka faideysan lahaa "Rooti nina cuni aqoon ayuu ag yaalaa" ayaan maqli jirey Dadka somaliyedna waa sidaas sacidow.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Aad iyo aad
@chipahe3412
@chipahe3412 4 месяца назад
Muuqaal sameeyaha ugu fiicn soomai
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 4 месяца назад
Melahaan cml waxaa laga disaa melo lagu nasto iyo maqaxiyo😊
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 3 месяца назад
Waa wadan ay mafia madax kayihiin
@nuraegal4395
@nuraegal4395 4 месяца назад
Waxan idinkula talinlahaa dhalinta somaliyeed meelaad joogtaanba dalkiina u fakara qabiil iyo inta dib dhaca wada kor uga baxa wadan qurux badan ayaa rabbi idinku manaystay iskaashad adinkoo somaliya aduunka nin adinkoo kala ayaa fakaray xataa kuwan cadcadee wadan
@rirachetuyub
@rirachetuyub 4 месяца назад
Geep going bro
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Thank you!
@jfw007
@jfw007 2 месяца назад
hotel iyo maqaayado shidan goobweyn rabta iyo doomo lugu dalxiiso
@jfw007
@jfw007 2 месяца назад
English subtitle saar si meel fog uu gaarsiino
@dalhamedia4959
@dalhamedia4959 4 месяца назад
Said fadhaye Guulayso sxb
@yasirmungani6778
@yasirmungani6778 4 месяца назад
Ina Fadhaye Horta waxaan muuqaaladaada ku jeclaaday sida dhabta ah ee u tusaan dadka midabka runta ee dalka iyo bilicdiisa.
@Mohamed_Hassan_Daaha
@Mohamed_Hassan_Daaha 4 месяца назад
2011 Ayaan tagay
@gaaciro
@gaaciro 4 месяца назад
The one only lagend said fadhaye
@yasir.abdalle
@yasir.abdalle 4 месяца назад
salamullah sxb qof shacab ah aniga oo kale kismaanyo markan kasoo dago maxan u baahanahay qarash iyo taxadarba in aan kusoo talo galo , mahadsanid
@wzupppp
@wzupppp 4 месяца назад
ma talyaanigii baa beerey dhirtaan?
@boolowhaaji
@boolowhaaji 4 месяца назад
Dalkeygu dushaada waa barwaaqo
@djsalmaanyare6119
@djsalmaanyare6119 4 месяца назад
Qooriga kuda geey ilaa shimbirale
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 4 месяца назад
Dhaaytubaako goormee arki doonaa isku darka webi ee ku yaal meeshaas!!
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 4 месяца назад
Cadaankan maxaa Keenay
@kheyraduunyochannel9435
@kheyraduunyochannel9435 4 месяца назад
sxb mahad snid shaqo feecan ayaad umada soomaliyeed u haysa horay usaco
@jamalali3280
@jamalali3280 4 месяца назад
❤❤❤manshaa allaha somalia waa qurux aadban idin salaamaya wlalaha somalia jaarkiina ayaan ahay somaliland khayrban idin rajaynaya iyo nabadyelyo buuxda insha allaha
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 3 месяца назад
Reer kismaayood ka asal ka ah, dhaanto maba yaqaanaane, naga daa qayladiisa
@omgdjag7568
@omgdjag7568 4 месяца назад
What is genocide germans doing in somalia this is throwing me off no genociders are welcome in our noble land and for them to be escorted by our ministers is crazy to me :(
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 4 месяца назад
Ogaadeen Ogaadeen baan ka urinayaa meesha. Qabiilka iyo Soomaalinimada cag dheereey iskuma milmaaaaaaaan
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 4 месяца назад
Dhul shiiqaal waaye Ogaden ma Imaan karto wll dab iyo baasiin aya isku nahay
@yasirmungani6778
@yasirmungani6778 4 месяца назад
Hayooy, maxaa cadaanka meesha keenay, almeeno dahab baa ku duugan bee maqleen ar jaqafka ii soo qabta😂😂
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 4 месяца назад
Goob weyn dhul shiqal cag dheerey hunguri yuusan idin ka soo galin waad taqanan xabadeena sida u kulushahay 😅😅
@omgdjag7568
@omgdjag7568 4 месяца назад
Ninka cadaanka eh oo Germany ka imaaday waa tuug Germany oo dhan waa tuugo oo dalkista xado wadanka Namibia oo African eh ayaga xadeen yahuda eey ushaqeeyan There’s no way a genocide German is interested in our land other than inferior interests soomliyey cadaanka iska ilaaliya oo wadanka Noo ilaaliya dadkeeynana Noo ilaaliya acudibilah naxdin waaye wallahi
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Muuqaalkan hore ayan u daawaday . Ma Instegram ka ayan ku daawaday 😂
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Haaheey 😂
Далее
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Просмотров 6 тыс.
Somalia: Dalxiis u dhow magaalada Muqdisho.
9:07
Просмотров 31 тыс.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 5 млн
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Просмотров 77 тыс.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30