Тёмный

Cabdilaahi Maxamed, waxa uu shinida ku dhaqdaa degmada Guradhaamoole, 

SRTV Somali
Подписаться 46 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

Cabdilaahi Maxamed, waxa uu shinida ku dhaqdaa degmada Guradhaamoole, waxa uuna ka warbixinayaa siyaabaha loo maareeyo shinida iyo malabka ay sameyso.

Опубликовано:

 

17 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 10 дней назад
Masha allah illaahay hakuu barakeyo shinidaada iyo xoogaaga illaahay hakaa badbaadiyo kuwa dhirta Jara oo dhulka saxaraha kadhiga dhulkii Somali waadhamaday ee kilinkaw ilaaliya kuwa dhuxulaystayaasha
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 10 дней назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarhanOfficial02
@FarhanOfficial02 10 дней назад
Ninkan odeyga ah makiinad yar haloogado.
@naagadoon2011
@naagadoon2011 9 дней назад
Odaygaas Telkiisa qofkii haya fadlan iso jawaab. Malabka Cadaadda ee uu hayo baan rabaaye
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 10 дней назад
ILAAHAAY HAKUU BARAKEEYO AMIN MANSHA ALLAAH BARAKALLAAHFIKA😊
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 9 дней назад
Maansha Allah tabaarakal laah Jasaakal laahu khayr shiikh
@DeerowIbrahim-wr4dc
@DeerowIbrahim-wr4dc 9 дней назад
Nicmada Alle nasiiyay waaye
@user-km4eq6qs4t
@user-km4eq6qs4t 8 дней назад
Asc. Maxaad Nabarka ugu qoriweyda malablah hadaad helikarto odoga malabka
@zeinabs678
@zeinabs678 10 дней назад
Mashaallaah hadi cargo laso saari laha london aad baa logu baahanyahay
@daacadcabdirahmaan5459
@daacadcabdirahmaan5459 10 дней назад
malab miyaa rabtay in halkaa laguugu keeno
@hindabashe2275
@hindabashe2275 10 дней назад
Malabkaas odaga rabnaa
@Miiimeter
@Miiimeter 10 дней назад
adeer seem to be kind and blessed person living natural life within their resourful lands, i hope to come visit one day and taste the malab.
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 10 дней назад
Guradhamoole somaliya dhinacee kutalaa magaladee u dhaw sidee loo heli karaa malabkaaga telefoon lagaa helo nooso qor dadka dibada joogo see.ku heli karaan Allaha kuu barakeyo waa.shaqo fiican oo umada ubaahan
@ftshmh4761
@ftshmh4761 10 дней назад
😂😂😂 Waa Ethiopië
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 10 дней назад
Waa d d s
@user-ge7dj7zq3c
@user-ge7dj7zq3c 10 дней назад
Wa somali galbeed ma itobiya dhulka leh somaliba leh afkaga iytobiya ku sinmaysid ​@@ftshmh4761
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 10 дней назад
Maashaa allaah waan uwadabaahanahay wllo in aylambarkusooqoraanbay ahayt
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 4 дня назад
@@ftshmh4761waa soomaali galbeed
@hindabashe2275
@hindabashe2275 10 дней назад
Mansha ahla shaqada hala hakuu barakeeyo lanbarka odayga soo qora
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 10 дней назад
MashaAllah walal qaali Nambar kaga igu cawi adigoo mahadsan❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 4 дня назад
❤❤❤ Thanks 🙏
@CISMAANCG
@CISMAANCG 10 дней назад
Odaga waa in la helo telefonkisa iyo gobolka u joogo kolay in uu joogo somali galbeed yaan mooqata waxan leeyahy hormari malabka iyo nadaagada oo machine so iibso aad ku sifayso malabka😅
@user-ex5os1yg2y
@user-ex5os1yg2y 10 дней назад
Asc Nambarkisaan rabnaa
@hooyosom8904
@hooyosom8904 10 дней назад
Ascw Somaalaay Xageen Ka Hella Nika Malabka Iibeya Telenonkiisa ?
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 10 дней назад
ManshAllah Barakallah fik😊
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 10 дней назад
Mash allah malab fadhiya wali kuma arag soomaliya
@user-ly6no8rm1b
@user-ly6no8rm1b 7 дней назад
Dadkan tv yada waka yabay qofka lambarkisa ayaa laso dhiga mesha
@buraale134
@buraale134 10 дней назад
Mashallah
@hindabashe2275
@hindabashe2275 10 дней назад
Fadlan lanbarkiisa shaashada soo saaar
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 10 дней назад
Masha.Allah❤❤❤❤❤❤
@alihumeyda5184
@alihumeyda5184 9 дней назад
Asc walaal waxaad nala wadaagtaa Cabdulaahi Malable Telefon nambarkiisa
@khadarmahamedmahamud676
@khadarmahamedmahamud676 10 дней назад
Odayga Numberkiisa Nooso qora
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 10 дней назад
nambarka ganacsadaha noosoqora waxan rabaa malab ganacsi
@OmarnageyeNaciima
@OmarnageyeNaciima 10 дней назад
Lanbarkiisa nosoqora waad mahadsantihhin
@cabdiqanihassanabdullahi6392
@cabdiqanihassanabdullahi6392 8 дней назад
Masha Allah
@MuxyadinMacalin
@MuxyadinMacalin 10 дней назад
Asc Nambarkiisaan rabnaa aanu ka'iibsanee
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 8 дней назад
Allah haku barekeyo iisoo qora nambarka lagala xidhidhayo cidii heysay
@user-ge7dj7zq3c
@user-ge7dj7zq3c 10 дней назад
Mansha Allah
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 10 дней назад
Masha allah Gurre Dhaamoole
@ubahalinur2253
@ubahalinur2253 10 дней назад
Masha Allaha ❤❤
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 6 дней назад
Waxaan ubaahanahay labarka odaga waxaan kadalbanayaa malabka
@user-gy5pz5tb2k
@user-gy5pz5tb2k 6 дней назад
Maan shalah guradhamoole halku ku yaal ama halku ka tirsanyahay
@fadumogelle8462
@fadumogelle8462 10 дней назад
Waa halkee tulada kagey ku talaa
@smile-db6bv
@smile-db6bv 10 дней назад
Hahahaa waxa bariis io hilib u ekyihin❤😂
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 9 дней назад
😂wllo baris hilib ban modayey ba
@DahraanAli
@DahraanAli 5 дней назад
Inta igu fikira oo bariis sab umaleese waani salamaya🤣
@ibnushakir9130
@ibnushakir9130 10 дней назад
waa gobalkaa afdher ee gobalka somali galbeed
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 10 дней назад
Bismilah masha allah❤😂
@galaydh2255
@galaydh2255 10 дней назад
Shinidu boqorad bay leedahay e Boqor ma laha ,taasaa meesha maamulata o kuwa kale u shaqeeyaan
@Shadiaown
@Shadiaown 8 дней назад
Dadban hadii Ay ogan lahayen shinida marka aay ku qaninto in aay dawo tahye.line aa lo so gali laha.Mesha ku xanuunayso aa lisku dura dowrmar.
@abdullahi6874
@abdullahi6874 9 дней назад
Lambarkiisa mala heli karaa ??
@mawliidcaabi-ix3zl
@mawliidcaabi-ix3zl 10 дней назад
Xageebaa lagala xidhiidhi karaa telefinkisa noosoo qora
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 10 дней назад
waa xagee tuladaasi waxan rabaa malag an ka ganacsado
@fatmaabunoor9220
@fatmaabunoor9220 10 дней назад
Walal telfoonkaaga noo soo qor
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 10 дней назад
GuraDhaamoole waa halkee halgaa soo doontee malabka
@bashkanuurka
@bashkanuurka 10 дней назад
fadlan ninka lambarkiisa ama watis abkiisa shaashada kusoqora
@UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
@UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 10 дней назад
Xagee
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 10 дней назад
Did he send over sea 😊
@Liij695
@Liij695 9 дней назад
Afsomali lee ma Iskaga hadashe , English ka jiiska ka in aad iska deeyso yaab
@geedi1132
@geedi1132 10 дней назад
Meel laga heli karo in aad soo raacisaan baa fiicnaan lahayd.
@talalzak1843
@talalzak1843 10 дней назад
3Kun waa lacagtee ? Bir miyh ? US$ Miyh ? Jzkh
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 9 дней назад
Barnaamij fiican baad duubteen, laakiin wax ciwaan lagala xidhiidhi maydaan xusin, waxaanu idinku yidhi nagu soo xidha cid naga iibsata. Anaga iibsanaynee mee xagaan kala xidhiidhnaa?
@abdinasiraden8875
@abdinasiraden8875 10 дней назад
waa ubaahnahay see loola xiriiraa
@iidoiido2685
@iidoiido2685 3 дня назад
guraydhaamoole xagee buu ku yaalaa
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 8 дней назад
Gure dhaanole wa xagee ma meelahaas fog fog ee isaaqa iyo daarodka degaan ba
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 10 дней назад
Kaagan RU-vid-ka iska furtey Guridhaamoole xagee ku taalaa dadka Waa la baraa. Si cid walba kula taqaano tuuladaas ayaad Guridhaamoole iska soo jartey.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 10 дней назад
😂😂😂😂😂😂 bal adba!
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 10 дней назад
😂😂😂 inaan weydiiyaan rabay
@geedi1132
@geedi1132 10 дней назад
Gura dhaamoole waa degmo ka tirsan gobolka daawa ee dawlad deegaanka soomaalida.
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 10 дней назад
Gure dhamole waa gobolka afdheere ee d.d.s ama ogadenia waxay ku taal galbeed afdheer hargelle ka shisheysaa
@geedi1132
@geedi1132 10 дней назад
@@user-oi5uk4de1b ma daawa mise afdheer sxb
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f 10 дней назад
Meeshu waa xagee
@user-ep6ns8jb5m
@user-ep6ns8jb5m 10 дней назад
Talafankiisa noosooqora
@batulasmail8261
@batulasmail8261 9 дней назад
Malamka asagoo looxya ha maxaa loo sawiri waayey mar hadii la iib gaynayo muqaalkaan ma fahmin waan arki jiray malam
@kederahmedsofe590
@kederahmedsofe590 10 дней назад
ma somaali galbeed ayey ku taala
@yusufahmed5979
@yusufahmed5979 7 дней назад
Gutidhaamoole xagay ku taalaa
@saidmohamud1336
@saidmohamud1336 10 дней назад
Scwscwscw
@copypaste9067
@copypaste9067 4 дня назад
Somalia markey muqdisho xoolihii soo galeen DAD BOOB IYO TUUGINIMO IYO WIXII LAMID AH. IYO IS CIRIIRIN dhinac Ethiopia khaadatay DHINAC KENYA DHINAC YEMEN DHINAC francsiis dhinac 7 Somali kala nooc eh hhhhh war intaa noo wadaan hhhhh allaha idiin gubee baqti baqti
@saidmohamud1336
@saidmohamud1336 10 дней назад
Scwscwscw scwscwscw scwscwscw
@hindabashe2275
@hindabashe2275 10 дней назад
Keeniya malakeeni karaaa
@fadumofh
@fadumofh 10 дней назад
Somali waa bilaa nadaafad yaa wax kagadanaya bal ninkaas malabkiisa waxa duqsi, candhuuf iyo qashin kudaadanaya eeg. Gaalo aan diin haysan baa isqafila markay boobahaan oo kale imaanayaan bal kadaaqada google iskadaa inay shinida iska ilaaliyaane jeermiskana waa ilaaliyaan
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 4 дня назад
Oromadii miyaa miyaa soomaalidu waa nadiif duqsiga meel qayr yaal buu joogaa gaaladu waa kiimiko dabiici maaha noloshooda
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 8 дней назад
Litter ki 100 dollar ban ka siineynahe yaa noogaso qaado
@UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
@UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 10 дней назад
Ku talaa degmadu
@faayo19
@faayo19 10 дней назад
Malab marko farista wa fake waye somaha
@ubahadow7662
@ubahadow7662 8 дней назад
It's a suger 😮
@galaydh2255
@galaydh2255 10 дней назад
Shinidu boqorad bay leedahay e Boqor ma laha ,taasaa meesha maamulata o kuwa kale u shaqeeyaan
@saidmohamud1336
@saidmohamud1336 10 дней назад
Scwscwscw scwscwscw scwscwscw
@galaydh2255
@galaydh2255 10 дней назад
Shinidu boqorad bay leedahay e Boqor ma laha ,taasaa meesha maamulata o kuwa kale u shaqeeyaan
Далее
Stray Kids <ATE> UNVEIL : TRACK "MOUNTAINS"
00:59
BAALCAD ‘SOMALIYA 😱
12:14
Просмотров 53 тыс.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Street Food in jigjiga
12:08
Просмотров 322 тыс.