Тёмный

SOMALIA, MASAR IYO ERITREA OO FARRIIN ADAG U DIRAY ITOOBIYA, MAXAA SOO KORDHAY? 

Abdiaziz Barrow
Подписаться 72 тыс.
Просмотров 4,4 тыс.
50% 1

SOMALIA, MASAR IYO ERITREA OO FARRIIN ADAG U DIRAY ITOOBIYA, MAXAA SOO KORDHAY?

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@Sofia-ji2zj
@Sofia-ji2zj 2 часа назад
SOOMAALIYA hagaagtoo waa is raaci doonaa ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibaysaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abuudeeq200
@abuudeeq200 3 часа назад
Itoobiya diplomatically barida dhulka loogu dhuftay,.... hadana waxaa bilaawday in xaga military ga Soomaaliya la xoojiyo...❤❤❤
@AhmedSharif-j9f
@AhmedSharif-j9f 2 часа назад
Arintaa ALLAHA Noogu Cadeeyey Quraankiisa&xadiiska Nabigetna ALLAHUMA Sali wasalim caleh
@cabdikhaliqsiciidmire
@cabdikhaliqsiciidmire 2 часа назад
Guul Somalia form live❤
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 2 часа назад
Wariye sare ayaa tahay oo lagu kalsoonaan karo, wadanina ah oo aan dhana raacsaneyn oo dhexdhexaad ah ,runtana ka hadla ,oo aan qof gaara u shaqeyn. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KaabeMohamed
@KaabeMohamed 2 часа назад
Guul dhaaman dowladena, ciidankena iyo dhammaan ummada somaaliyeed insha Allah ☹️
@abuudeeq200
@abuudeeq200 3 часа назад
Itoobiya iyadaa albaabo badan isku garaacday...
@AbdifataxAli-k2k
@AbdifataxAli-k2k 2 часа назад
❤❤❤❤❤ c casiis bare wariye wadani mhdsnd from jigjiga somali galbeed
@XasanBashir-t1z
@XasanBashir-t1z Час назад
Wariye diplomasiyad mahadsanid
@AhmedHussein-x2j
@AhmedHussein-x2j 2 часа назад
Guul 🇸🇴
@AhmedSharif-j9f
@AhmedSharif-j9f 2 часа назад
ASC wadajir kalsoni is Difaac
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 2 часа назад
Waa muuqaal lagu farxo
@BaasheAxmed-c8p
@BaasheAxmed-c8p 2 часа назад
Asc sxb barrow itoobiya way u dhamaatay
@alimohamud16
@alimohamud16 Час назад
Sxb cadowgaaga cadowgiisa waa saaxiibkkaa insha Allah guul❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 часа назад
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 часа назад
Scw scw
@HaldorCali
@HaldorCali 2 часа назад
Scw scw scw scw ❤
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Час назад
Scw Scw
@habibamahad8009
@habibamahad8009 33 минуты назад
Somalia guul ❤
@AbdullaahiMaxamuud-c2r
@AbdullaahiMaxamuud-c2r 2 часа назад
Somalia,eletaliye,masar waa iskudan
@alimohamud16
@alimohamud16 Час назад
Waa hididiilo fiican sxb
@AliHassan-si5me
@AliHassan-si5me 2 часа назад
Wasiirka Arimaha Dibada dheh saaxiib
@HusseinAliyow-u3h
@HusseinAliyow-u3h Час назад
WA wariye kaliya an warkis dagesto sxb barow nolow
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Час назад
Kkkk sax waaye orom wax ku tari maayo eebow waan soo soconaa dhalinyaradii moqdisho Somali galbeed waa xuroobeysaa Guuul ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@AhmedSharif-j9f
@AhmedSharif-j9f 2 часа назад
❤❤❤❤
@DuranDini-n5e
@DuranDini-n5e Час назад
Waa War Deeqaya Qofkasta oo Somali ah hajeclaado ama hanibcaadee
@143-k1d
@143-k1d 2 часа назад
A/aziz Barow Waaku Mahadsan Tahay Sida Sharafta Leh Aa Noogu Soo Gudbisid Wararka Cusub Ee Muhiimka Ah Iyo Sida Aad U Garab Taagan Tahay Dowladadaada Soomaaliyeed
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 Час назад
Shariif qurac shariif sarmaan
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 Час назад
Shariif sarmaan shariif qurac
@WacaysRoble
@WacaysRoble 2 часа назад
Somaliya itobiya wa ayi kaga sormartayi siyasadi aramahadebda. Lagin wanlulatalinaya smaliya inati ka so xidhxidhato albabada gudahal oo an ulajedo mamul goboledada
@AhmedSharif-j9f
@AhmedSharif-j9f 2 часа назад
itopia Lughayey&Berbera Masuul Baa Looga Dhigayaa Ee wey Nadhaaftey Lughaya Dubey&israa,iilbaa wata Darood wiilkoodaa Lagaheley
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 2 часа назад
Somaali guul baan u rajeyneynaa ,waxana idin leeyahay waad u jeedaan cadowga Soomali inuu soo malafasanayo si uu u cuno dalkeena ito dadkeena maanta ma qeybsami karno oo hadii uu arko inaan qeybsanahay waa siduu rabey sahalna wey u noqon inuu na qabsado oo ilmaheenu noqdaan ilmihii reer Falastiin ,marka Soomaliyey midooba oo hubka aan qaadano oo aan iska celino Bahalkan na raba inuu na cuno wadankeena qeyraadkiisa daldasho. Soomali dhooylaay idinka ayaa isku maqan Cadowgiina waa kaa yimid oo raba in magaca Somaaliyeedba laga tirtiro aduunk,Isku maqan lagu maqan yahay. Somalia 🇸🇴 Guul ito gobanimo.
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 49 минут назад
Waan soo dhaweyneynaa iskaashiga sadaxda wadan masar xili aan ubaahnayn ayey noo hiiliyeen waana isku leenahay hiilada mana aha markii ugu horeysay ee ay masar noo hiiliso xilihii jamaal cabdi naasir ayey sidaanoo kale noogu hiiliyeen casmarana amaal ayaan ku leenahay oo xornimafooda ayaan qeyb libaax kaqaadanay guul sadaxda wadan
@XaajixasanCabdullahi
@XaajixasanCabdullahi 2 часа назад
Barrow maxaa dìdaayo inaan u dhimano jihaadka la sheego waaba kanee
@abwaandaahir8673
@abwaandaahir8673 2 часа назад
Hadalka isku soo xooriyoo Sadaxda doowladood dantoodi ayaa meel wada gashay
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 Час назад
Codsi Sxb waxaan kaa codsaneynaa inaad soo gelitaan barnaamijka waqti noogu sameyso sida Habeen ama Subax ama Habeen si aynaan ugu wareerin
@0markassim21
@0markassim21 Час назад
Barow aan kusaxo burhano jula eritareya .a ahan ee waa ethoipia
@mahamedcumarmacalin3273
@mahamedcumarmacalin3273 Час назад
Ma isku 2 taliye itobiya iyo eratariya sxb baroow iskasax taliyaha eratariya magaciisa
@caaqilaxmadsaxne1723
@caaqilaxmadsaxne1723 Час назад
Sodaa
@FaaraxShirwac-kh9oo
@FaaraxShirwac-kh9oo 2 часа назад
Waxaan kaaga mahadcelinayaa sida aad u falanqayso arimaha xasaasiga ah fadlan ku dar dib u heshiishiinta soomaalida
@AbdifataxAli-k2k
@AbdifataxAli-k2k 2 часа назад
Wa qodob muhiima wnkula qaabaa
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 2 часа назад
Arimaha dibada waye hada
@yousefHassan-qm5rn
@yousefHassan-qm5rn Час назад
Soomaali hadeey qabiil caabudka iska dhaafto iya murunka macna darrada ah waxaan hubaa sanada kooban in eey naqa karaan wadamada aduunka wax laga weeydiiyo
@alisaed8393
@alisaed8393 2 часа назад
Charter 7 ayaa lagu celinayaa failed state of somalia soon
@Amzizzy
@Amzizzy 3 минуты назад
Jecliyaa orom ooyo
@SaleebaanYaasiin-t5e
@SaleebaanYaasiin-t5e 57 минут назад
Dulmi bay ku bahoobeen xaqaase jebin doona
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 Час назад
Sedaxdan waa u tooste laakiin ????? Annaga soomaalida ah markaciidanka hubkalagu wereeji indhakhso itooboya loo weeraro shawaabna loosheego inay oromogudaha u galaan
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 2 часа назад
Waxaan dhihilahaa labakhaawan waa u tooste
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 Час назад
Hubka waain degdeg loogu hawlgalaa siuusan shacbiga ugaarin
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 Час назад
Shawaab waainloo fududeeo inayoromo gudaha ugalaan
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 Час назад
Siaanciidamo nabad ilaalin ugeyno dalka oramada
@XasanBashir-t1z
@XasanBashir-t1z Час назад
Barow 1 milan ayaad uqantaa runtii
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ#cat
00:19
Просмотров 917 тыс.
WARKA DUHUR EE KNN 24 09 2024
16:27
Просмотров 1,1 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ#cat
00:19
Просмотров 917 тыс.