Тёмный

SOMALIA OO CASHAR U DHIGTAY ITOOBIYA & HUBKA MUQDISHO KA DEGAY OO LAGA CABSI QABO 

Abdiaziz Barrow
Подписаться 72 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

SOMALIA OO CASHAR U DHIGTAY ITOOBIYA & HUBKA MUQDISHO KA DEGAY OO LAGA CABSI QABO

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 178   
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 19 часов назад
Dowlad Somalia 🇸🇴 wey guuleeystay kuwa lajira itobiya cagta ayaan marineeynaah inshallah
@Ismacil79
@Ismacil79 19 часов назад
Thanks, brother Somali ha guuley sato 👍🏾
@KhadarXasan-yb6dv
@KhadarXasan-yb6dv 19 часов назад
Nacabka ayaa kanaxaya anigoo hargeeysa udhashay ayaa kufarxsan udhimanaya midnimada soomaaliya hhh❤❤❤❤❤❤
@SaadaqAbdisamed
@SaadaqAbdisamed 20 часов назад
Soomaaliya guul iyo gobonimo❤
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 18 часов назад
Guul dowlada Somalia gob iyo gobanimo cadowkane Allah jabiyo Guul Guul dowlada Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 18 часов назад
Aniga oo reer burca ah waan ku faraxsanahay xabashi iskaceliya
@alinoor6515
@alinoor6515 16 часов назад
Somalia federal Republic guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alinoor6515
@alinoor6515 16 часов назад
Hassan sheikh guul ❤❤❤❤❤❤
@ahmedsalah3462
@ahmedsalah3462 14 часов назад
Reer Burco boorweeyn waa lagu yaqaanay dhiiga iyo wadaniyada Somalinimo maray xabshi mareeyso meesha guuleeyso inader from GM
@cabdishakuur7326
@cabdishakuur7326 20 часов назад
Somaliya guul
@cabdikariin718
@cabdikariin718 18 часов назад
guul soomaali guul somalia ❤❤❤❤❤
@AyanleAbdulqadir
@AyanleAbdulqadir 20 часов назад
Guul guul somaliya
@maryanali9871
@maryanali9871 18 часов назад
Libaaxyadii Africa wey soo noqdeen siyaad 2 baad baa noo dhashay guul Madexweyn xasan shiekh iyo dowladiisa
@musetafexdahir2032
@musetafexdahir2032 19 часов назад
Guul guul guul mashaa Allah
@abdullahiduhul3430
@abdullahiduhul3430 19 часов назад
Geesh kanyagoow guulayso
@suleimanabdi4437
@suleimanabdi4437 17 часов назад
5 strar Somalia 🇸🇴 together we are strong 💪🏼 Greater nation of Somalia 🇸🇴
@AbdirahmanAbdirahman11
@AbdirahmanAbdirahman11 20 часов назад
Waa markii layidhi etoobiya waxaa qabsan Donna dad xaga bargains ka yimid guul soomaaaliya
@alinoor6515
@alinoor6515 16 часов назад
Nationalist I tuber keep up
@MaymunaMukhtar
@MaymunaMukhtar 20 часов назад
Maata sòomaali guul ayaan ale ka sugaa
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 19 часов назад
WAAR SOMALILAND WAA GUMAYSI KALKAAL HADALKOODANA LAMAQLIMAAYO
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 5 часов назад
mashaalah guul wa sidi larabey somalia hanolato 💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊✊🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌺🌺🌺
@DaahirYare-kv4pv
@DaahirYare-kv4pv 20 часов назад
Inta somaliya kasoo horjeeda waa laburnum buraa in sha Allah
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 20 часов назад
WAA. WAX. LAGU. FARXO. GUUSHA. SOMALIYA
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e 20 часов назад
somalida kasoohorjeeda horumarka ciidanka iyo helida hubka waa intii itoobiya jaajuuseynta u ahaay markiihorena kasoohorjeedey inlaqaado qunaqabateyda hubka warkoodana cididhageeysamee ee waa isceebeynayaan
@IsmaaciilXirsi-x5h
@IsmaaciilXirsi-x5h 20 часов назад
Guul Somalia 🇸🇴 ♥️
@aminoosman8652
@aminoosman8652 19 часов назад
Guuuuuuul Somalia❤❤❤❤
@MariamAli-uq5zh
@MariamAli-uq5zh 19 часов назад
Thank you 😊😊
@AbwaanC.casiis-s1i
@AbwaanC.casiis-s1i 14 часов назад
Maamuladan Diidan Hubka Culus Ee Somalia Heshay Waxay Ogyihiin Hubka in lagusoo Afjaraayo Maamulada Somaliyeed Ee Etopia Ka Amar Qaata❤
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 19 часов назад
Maamul-goboleedyada Soomaaliya ka jira oo idil waxaa samaysatay Xabashi, waxayna ka amarqaataan Addis Ababa, waa middaa tan keentay in ay hubka u arkaan khatar ku soo fool leh
@saciidjicaale351
@saciidjicaale351 19 часов назад
Inshaa alaah haah taas ayaan hiigsanaynaa
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 20 часов назад
Cadoowga qaranka somali waaa maamulada cuuqdadeeysan oo qabiileeysan oo ethopia jaaajuuska u ah waa in la tiir tiriiraa qabiiiland dhamaan toood waaa caruuur ethopian
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 19 часов назад
SOMALILAND IYADA AYAA ARGAGIXISADA TAAGEERTA
@cabdisalaan7567
@cabdisalaan7567 4 часа назад
Waan soo dhoweyneynaa hubkan ha quusato itoobiya soomaaliy xeebaheeda iyo berrigeeda yey hungureyn maamulada nin u shaqeeya shisheeye ma rabno guul guul guul qalbiga ayaa noo degey
@FarxiyoXuseen-xb2lh
@FarxiyoXuseen-xb2lh 19 часов назад
Waa shisheeye Kal kaal jawaasiis ah ma'am ula lama Orono karo
@hidesideofficial212
@hidesideofficial212 18 часов назад
Masha Allah ❤❤❤
@yasirhassanomar3545
@yasirhassanomar3545 18 часов назад
Waa dhamadkii abii axmed iyo muuse biix
@DalmarxussinKhaliif
@DalmarxussinKhaliif 20 часов назад
👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomaaliiw horowdo
@BaasheAxmed-c8p
@BaasheAxmed-c8p 8 часов назад
Asc sxb barrow wariye sare somaliya guul hubka ay soo dajisay waxay kula dagaalamaysaa cadowga itoobiya. Iyo alshabaab
@AbdiAgood
@AbdiAgood 19 часов назад
❤😂🎉 ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉😢❤😂🎉😢❤❤
@CabdikariinMaxamuud-r9q
@CabdikariinMaxamuud-r9q 20 часов назад
Kheyr allahakadhigo
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 18 часов назад
Soomaalida waxaa ku badan dad aan qadiyad qaranimo laheyn oo meel dhow ka fikira lkn hubkaan waa guul nosoo hoyatay
@sahruja5777
@sahruja5777 19 часов назад
Guul umada Soomaaliyeed meelkastey joogaan
@abdullahiduhul3430
@abdullahiduhul3430 19 часов назад
Insha Allaah waangarnay guushii waayo badansugeeynay
@NaimaaAhmaduu
@NaimaaAhmaduu 19 часов назад
Waa dabadhilifayaal oromada Iyo kuwa rabo In ay siyaasada somali u afduubnaado
@diriyemohamed7061
@diriyemohamed7061 18 часов назад
Cadowga Somalia Cid walbo waa U muqataa
@abdinaasir6238
@abdinaasir6238 4 часа назад
hayaay libaax careeysan ayaa hurdada ka toosay itoobiya waa in Kobaha la la dul maraa insha Allah guul guul guul gobanimo somaaliya
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 16 часов назад
Soomaali galbeed waa xurowday walaalaheena dds waa idiin soo soconaa ka kaca fadhiga dds iyo Somali weyn ❤❤
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 16 часов назад
Egypt guuul waa gudateen waajibkiina inta hartay somaliya u daa cadowga somaliya ka naxoo nafta waay.❤❤❤
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 18 часов назад
Isma qabto mamul iyo xukumada somalilanad wa.qobal somaliya no.xumad
@aminoosman8652
@aminoosman8652 19 часов назад
Madaxda.maamul.goboleedyada wa daba dhilifyo.gumeeysi.wadankana Dan u ma hayan shacabkana Dan uma.hayaan.dantooda.ayey.ka.fakarayan.shcabkana.abayuus ayey ku hayan.shalay.waxay.la.haayeen.Xasan.Dalka.Madifaacayo.hadana waxay leeyihiin.seday.u helikarta.Dowlada.wa.yab.Cadowga.hajabo.insha.Allah.guuuul Soomaliya❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdinaasir6238
@abdinaasir6238 4 часа назад
waxaa hurdada ka toosay libaaxe sharbaha laga taabtay guul guul guul somaliya insha Allah
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 19 часов назад
GUUL SOMALIWEYN
@yahyanorhassan8199
@yahyanorhassan8199 9 часов назад
🎉 guul Somali Wey
@AbdiwahabAhmedNur
@AbdiwahabAhmedNur 12 часов назад
Alaha u naxariisto, Maxamed Siyaad bare
@PilotibraYare
@PilotibraYare 20 часов назад
Adiga wadankaaga marka la dulmiyo wa Ina ugu hilisaa afka wariye maxaa iskaga indha tiree wadanka inee ethiopia iyo emirates ka inee dabada kaso rixayaan 😢
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 10 часов назад
Ciidanka somalia guul iyo gobanimo
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 16 часов назад
Aaway geesiyaashii (Onlf)waa maalintiinii waa maalintaad sugeyseen kaca oo walaalihiina moqdisho la tashta waa waqtigii Ey xuroobi lahaayeen walaalaheena soomaali galbeed Kaca oo fadhiga ka ka kaca❤ guuul DDD+onlf+Somali weyn.guuul❤❤❤
@MaxamedCabadicali
@MaxamedCabadicali 20 часов назад
ما شا الله
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 20 часов назад
Maamul. Goboleedka. Ka. Naxa. Waa. MID. Ushaqeeya. ETHOIPIA
@mfjk1377
@mfjk1377 10 часов назад
Insha allah guushu waa dhinaca soomaaliya iyagoo wada jir ah dhexdooda allaha aslixiyo si ay cadawga meel uga wada soo jeestaan
@AliMohamed-qe7pr
@AliMohamed-qe7pr 18 часов назад
Waa mahasan tahay adeer waxaa laga weydiin mahaa horaa loo soconayahay Ethiopia waxeey ku fiicantahay ineey kaa cabsato
@hawaosman5599
@hawaosman5599 19 часов назад
Guul, somaliya hanolato ,cadawgena cagtakahos,
@Why.not1009
@Why.not1009 17 часов назад
Masha allah wlalayal somaliya hanoolatu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦵🦵🇪🇹🤬🤬🤬🤬🤜🤜🏿🤜🏽🇪🇹🇪🇹
@Sahal_xaaji10
@Sahal_xaaji10 19 часов назад
Insha alaah waxaad somaliya oo laga hibeesto ciroole iyo cardun waxaan qaadan doonaa hubka si amxaarada lees kama difaaco daba dhilif yadana waa loo soo noqon
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 19 часов назад
Waxaa jira walaac ka jira somalida dhexdeeda oo ah (maamul xumada xassan sh)
@user-bg4kf5kl4j
@user-bg4kf5kl4j 19 часов назад
jaajusiinta itoboya warkoda halaga baxo, hanala suaalo itoobiya mana deyneysaa hadii masar aan iska deyno, taas jaajuusiinta hala weydiiyo, horaa looyiri balaayo ku haysa aboo aboo kuuguma deyso, sidaas dartèd waa in masar iska daaye afkaanistaan xataa waan la jeshiineynaa, ogowna dawladu waxa ay xaq uleedahey in cidkasto heshiis ay la gali karto, jaajuusiinta sidaas ma aaminsana, oo heshiis kastaa in cadawgeena raali ka yahay iyo inkale
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 19 часов назад
GUUUL. GUUUL. GUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 17 часов назад
Insha allah guul
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 19 часов назад
Cidankena inee shabab dalka ka sarto ee xuduudah cidan lageeyo see Ethiopia iyo Kenya cidankoda is ka soo galayo loo xakameyo iyo shabab inee helin hub tankale baddana inlaxiro waye insha Allah somaliya ha gulesato
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 19 часов назад
Maamulada diidan ineey somalia yeelato ciidama awood leh ee masuuliyada dalka lawareego kuwaasi dad eey ku shaqeeystaan dawalada shisheeye marka waa in leyska qabtaa
@Yusufxasann
@Yusufxasann 20 часов назад
SIRTA CIIDANKA WAA INEYSAN BANAANKA IMAAN
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 18 часов назад
WAA CADAWGA UMADA SOMALIYEEDBKUWA KABADAYA HUBKA LAGU CAAWIYAY SOMALIYA WAANA BAYDHABO SOMALILAND PUTILAND 3 SADEXDAASIBA CADAWGA GACANTOODA AYAA KA DHEX HADLAYSA
@dr.abdulahali9958
@dr.abdulahali9958 16 часов назад
Sxb waxaatahay wariye wadani ah ee hurmar wanaagsan ayaa kuurajeenaayaa insha Allah❤
@IbraahimCabdi-s8y
@IbraahimCabdi-s8y 19 часов назад
Barow waxaad tahay weriye macquula oo ladhegeysankaro by ibrashim cabdi
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 17 часов назад
Cida hubkaa walaac ka muujisaa waa jawaasiis ina dhexdegen ee Somali xalaala maanta hub Somali heshay kama walaacayo
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 16 часов назад
Soo soco burhanu jula Badda waxaa kaso sokeeya ciidamada qalabka sida (ishii bukhtaay ku bikaacso)
@aliabdulle7570
@aliabdulle7570 18 часов назад
Sxbow cidii walal ka mujisa hubkaan Somali mahaan ee waa Somali uu ekee
@abbdll
@abbdll 19 часов назад
Hubka wax tari maayo hadii aanan umadda la mideynin
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 14 часов назад
Maamuladu maaha kuwa somali leedahay ee waa kuwa itoobiya leedahay
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 12 часов назад
Waa qasab in lala xisaabtamo cid walba oo dowladnimada iyo somaalinimada kasoo horjeeda waana in lays dheer lagu qoraa dhuuni qaata itoobiyanka lasafan si bari loola xisaabtamo
@dalmardiaspora9607
@dalmardiaspora9607 13 часов назад
Wa wax yar...itoopiya wax ba kama qadii karoo Ak 47
@MusseWarsame-wn5cl
@MusseWarsame-wn5cl 15 часов назад
Aniga ah musse waxa ii muqata ereyga uu yiri wasiirka iney tahey horumar iyo kalsoni inuu ugu baaqry ruux walba oo somali ah
@AbdiwahabAhmedNur
@AbdiwahabAhmedNur 12 часов назад
Ma jirto, wax la dhaho Somaliland
@abdibare5825
@abdibare5825 20 часов назад
Maamul goboledyada itobiya in lala dagaalo marabaan
@FarhiaMohammed-t5q
@FarhiaMohammed-t5q 17 часов назад
Thanks barow
@faarahjama243
@faarahjama243 12 часов назад
Xasan hubkaan Uma uu San keensan In uu itobiya iskaga celiyo ee wuxuu u keensaday in uu hawiye ku hubeeyo Si ay dadka somaliyeed oogu gumaadaan sida uu asagu is leeyahay Laakiin tan alay noqonaysaa
@DaahirMohamud-d1r
@DaahirMohamud-d1r 11 часов назад
Waa wacantahay
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 17 часов назад
SOMALI. GUUUUUUUUUL❤❤❤❤❤
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 16 часов назад
Mar labaad casharkii labaad ee 77 u dhiga gumeystaha itobiya Soomaali weyn +DDS Fadhi deg deg ah waa inaad yeelataan
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 6 часов назад
Somalia ha noolaato daba dhilifna ha dhinto
@OceanRehab
@OceanRehab 17 часов назад
Gooni isu taaga waa lasoo afjarayaa Insha Allah, soomaaliya waa mid iyo hal umad
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 10 часов назад
INSHA ALAAH WEYNOQONEYSAA DOWLADU MID AWOODLEH HADII SHACABKU DANTOODA GARTAAN DA NIISTAHANA WARKIISA AAN MEEL UGA SOO WADA JEESANO DANIISTUHU XATAA AMA DHINAC BUU NAGA RAACI AMA WUU NADHAAFI
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 10 часов назад
Shaqada itoobiya ayey ayey hayaan maamulada
@CadnaanFaysal-l1k
@CadnaanFaysal-l1k 7 часов назад
Afka. Miishaar. Hooyada. U. Sheeg. Beeydee. Xamar. Abdiasiisbarrow
@hawaosman5599
@hawaosman5599 19 часов назад
Aniga Rayigeyga, waxan, uarka, kuwaushaqeya,shisheyaha. Aan,doneyn isbedelka,dalka inlojojiyo,maha
@AhmedHassan-lg2pp
@AhmedHassan-lg2pp 19 часов назад
Dagaalka.itobiya.iyo.somali.a.waxaakahorreeya.ineey.ciidamada.saldhigyo.kasameeystaan.dalkoodhan.waana.takaqeeylisiineeyso.maamullada
@yassinsheikh5590
@yassinsheikh5590 17 часов назад
Xasan sheikh gacantiisa ma.aha nadiif wuxuuna hubkan gscanta ugelin qabiilkiisa qabiilkiisuna wuxuu ka.iibin alshabab
@abdibare5825
@abdibare5825 20 часов назад
Waxey unaxayaan itobiya
@islamanddiinmedia5527
@islamanddiinmedia5527 17 часов назад
Because Ethiopian ayey u shaqeeyaan
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 11 часов назад
Majirto somali walaac kamuujineysa lkn waxa jira shaqsiyaad tuuga ah oo xabashida ushaqeeya Afkoodana kuhadlaaya
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 9 часов назад
Sxb waxaan aad ula yaabey qof Somali ah oo kasoo horjeedo awooda ineey yeelato dawladooda maxaa Ka qaldan
@afkaabdinasir5566
@afkaabdinasir5566 13 часов назад
Xasan matageeri siduu wax uwado lkm waxa jeclahay in uu mamulada sheega uu lugta mariyo wadanka hal madaxwayne buu leyahay kaliya ee lkn qabiil yuusan ugaljn hubkaas
@Harunhassan138
@Harunhassan138 17 часов назад
Maamulgoboleedyada waxay isku beddeleyn xoggaamiye kooxeedyadii hore ay uga takhaluseyn maxaakiimtii iyo kacdoonkii dadweynaha. Iyaga ayaa qaylinaaya.
@zainaa1649
@zainaa1649 5 часов назад
ITS NOT SOOMAALI VS ETHIOPIA ITS MORE LIKE HAWIYA VS ETHIOPIA. HAWIYA AND THEIR LEADER MR NGO ALI MAHDI ASSISTANT DO WHAT THEY DO BEST, BEG FOR HANDOUTS😂
Далее
ظهور الدجال صار قريبًا
15:48
Просмотров 66 тыс.
Неплохое начало лекции
00:51
Просмотров 98 тыс.
повтори звуки животного 😱
00:52
P diddy xiran
22:12
Просмотров 271
WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA  HEZBOLLAH | ISRA
14:02
Неплохое начало лекции
00:51
Просмотров 98 тыс.