Тёмный

Somalida Amxaaradaa Iiga Dhaw Abwaan Daaha Gaas Oo Ka Hadlay Heestiisii Hadalhaynta Dhalisay 

Hamze Hariir
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Somalida Amxaaradaa Iiga Dhaw Abwaan Daaha Gaas Oo Ka Hadlay Heestiisii Hadalhaynta Dhalisay

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 27 дней назад
Reer somalilnd 1988 amxaaro ayaa nooga hiilisay faqash maantana waanu soo dhaweynaynaa good job
@Janno190
@Janno190 27 дней назад
Waa runtiisa indr daaha gaas illahay cadawgaa ha jabiyo guulayso
@yurub5288
@yurub5288 27 дней назад
Mashalla Allah waa nin geesi Ah oo dalkiisa jecel hore u soco guuleyso cida haw join noolow in badan guul somalilaan cadowgeedo hajabo ❤❤❤❤❤❤✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 27 дней назад
guul qaranka somaaliland
@rashedomar2234
@rashedomar2234 27 дней назад
Waa sida aad sheegtay
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 27 дней назад
Masha alllllah daaha gaaas nolow❤abwaaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 25 дней назад
Markale thank you Mudane Daaha Gaas nacalla kuyaal cidii wadanka naguladhuuqaysa e kuhaysata Mr Daaha heestan cirka laqa aqbalay xisbigu wa ayode anaba reerka lotiriyanunahe naxnu garxajis hadana Daaha maanta kahorow qalbigayga mudegin war wadaninimada aya waxwalba kaqiimobafan ❤❤❤👑 Daaha Gaas 👑
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 25 дней назад
Abwaan Daaha gaas 👑👑👑🙌🙌🙌👌👌👌 barteedaddhigtay wallahi thank you 🙏 Mudane madaxadnosaarantay
@yurub5288
@yurub5288 27 дней назад
War dalkiisa Ayuu jecel ma guul wada hadii uu difaca dalkiisa war nacasnimada jooji ma tihid weriye ka xishood Abwaan ka wa runtii mada were satin hadii xabashido ku difacin faqash baa ku cuni lahayd
@AsmaAsma-ds3ph
@AsmaAsma-ds3ph 27 дней назад
Wwooww mashalha
@abdis70
@abdis70 26 дней назад
Fariintii Heatku si wacan bay u gaadhay. XAASIDIINTU hal page bay ka soo qaateen heestii dhameyd. XAASID ma guuleysto.
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 27 дней назад
Waa run biyo kama dhibcaan
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 27 дней назад
Waa geesi geesi dhalay alla ha dhawro
@AyaanWaano
@AyaanWaano 27 дней назад
Yes waa runtiis daahe gaas guuuulayso
@abdicash8787
@abdicash8787 27 дней назад
Nin rageed , halkeedii baad dhigtay
@yurub5288
@yurub5288 27 дней назад
Somalilaan bey ku washeen somalilaan cadowgeedo hajabo Abwaan waa ka dhulgiisa difaca waa runtii no more faqash
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 25 дней назад
👑🙌 amiin
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 26 дней назад
Runtu way dhibta umada qarkod ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 27 дней назад
Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤❤❤❤❤loov
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 26 дней назад
Subxanallah ardaydiida Ethiopia wax kabarato wareyso adaa yaabi somali moyaane markee Ethiopia joogaan cida unaxda waa somali Ethiopians somali way usiman yhn marky ku arkn inaad somali thy bay wajiga kubadalanayaan fikir caqligaaga kashaqeysiii hadii aad aqli leedahay somali galbeed kuquus qaado
@Abz_146
@Abz_146 27 дней назад
Guulayso abwaan daaha fariid fariid dhalay ayaad tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul Somaliland insha Allah
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 27 дней назад
Somalida 7 qaatadood bay qaxooti ugu nool yihiin. Ethiopia Siraad iyo in dalkii somaaliya la burburiyo ayay Somalida ugu soo dhaweysay dhulkii Aya Somalia Ka hsysatay
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 27 дней назад
waaruntiisa ee ka leexday daaha gaas❤🎉❤❤
@ahmedismail201
@ahmedismail201 27 дней назад
Guuleyso, afku Kuma go' o.
@mcxmcx389
@mcxmcx389 27 дней назад
Amxaaro iyo Somaliland allaha isku Barakeeyo waa sax axmaro yaa uga Dhaw xamar iyo garoowe Maxaa somali daba dhigay Somaliland British Somaliland 1960 dal ingiriiska xoriyad ka qaateen dal jira somaliya in badan Ethiopia 🇪🇹 idin dhaanta Ethiopia 🇪🇹 guul Somaliland guul
@Caliya7
@Caliya7 27 дней назад
British idin fuul Allaah indinka baryee.
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 26 дней назад
Wale ninkii noolaw maxaa aragti kulaaban Ethiopian ciday yhn ardaydiina scholarshipka ah wareyso somali nacey heerkay marayaan inagaaaba iskala saarne iyagaa somali waa usoomali
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 27 дней назад
Xasbunallah Xasbunallah
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 27 дней назад
Waa runtii asalkii aya amxaar ahaa
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 27 дней назад
soomaalidu sow ku wii nalahaa xun yow xunku dhalay markaanu se inmaha ilkaha ku qaadnay waxaanu ku eeranay dhul soomaali oo laakiin amxaarku xukumo haduu albaabka naga xidhi lahaa waxaa na dhamayn lahaa suuga iyo kaaraha😮😮😮
@Hanadking
@Hanadking 27 дней назад
Walhi amxaar Hadaa lagu biiro dhaqaalahi soo gali jirey wuu Yaraanaya
@cumarcali5512
@cumarcali5512 27 дней назад
Alla fiicanaa inan yar oo madhan oo wariye ah oo kolba shaashad ha la yimaado anaguna diwaangelinta nagu daa
@user-ed3ho9hm8u
@user-ed3ho9hm8u 27 дней назад
Geesi ha u joojin waad asiibtay hadafkii doqonkan ku waraysanayana inaad dhirbaaxdo ayuu istaahilaa
@Janno190
@Janno190 27 дней назад
Geeeeeeeesi ❤❤❤❤❤
@Iphone20249
@Iphone20249 27 дней назад
Warwariyayaashan qashinka ah sowtii lanacay maxaydoonayan mobiladan lagusoshubray war erya wariyana mahe bahlahan xamarkushubatay
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 26 дней назад
Bismilah dalkan dowlada dhexe ka talida muuse iyo dabadhilifyadiisa dalka iibsanaya xabsiga leydinku arura goormuu maamulgoboleedyadu dowladkale danta dalka kalaxaajoonkaraa ama ka iibsankaraa?dowlad shisheeye
@yurub5288
@yurub5288 27 дней назад
War ma tihid weriye Amus 😮
@gamer5Real
@gamer5Real 27 дней назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 27 дней назад
Somaliland Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MahamedCabdi-h5t
@MahamedCabdi-h5t 27 дней назад
WAAD MAHAD SAN TAHAY DAAHA BUUFI CADAWGA WARI YAHAA NACABA
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 27 дней назад
Geesi Giisi dhalay Daahe Gaas, iska qabo cayayaanka cadawga gudaha
@Janno190
@Janno190 27 дней назад
Wariyayaasha Somaliland joogaa Waa aqoonlaawayaal waxay u baahan yihiin inay taariikhda bartaan sida kan yar ee aan waraysigaba garanayn
@hargeisamusiclyrics5650
@hargeisamusiclyrics5650 27 дней назад
Laandheere waligaa qaddiyadaada lagama sinaysto
@user-he6tb5dm9l
@user-he6tb5dm9l 27 дней назад
Fariid fariid dhalay taa iyo tukadaran samee
@MahamedCabdi-h5t
@MahamedCabdi-h5t 27 дней назад
DAAHA AAD IYO AAD AYAAA UMAHAD SANTASTAHAY WARIYAHAA NACAB AH
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 27 дней назад
Wariye,qadhmuune, adiga abwaankaa kaa saxsan yaanaan dib kuugu arkin golaha war baahinta dalka jsl😂
@rashedomar2234
@rashedomar2234 27 дней назад
Waaq heestaasi
@Aasiyakhadar-g8n
@Aasiyakhadar-g8n 27 дней назад
Komanti
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 27 дней назад
Inka wariyaha waa CBB Farmaajo , nooca qayrkood shillimadka ku iibsaday damiirkooda, don't sell your soul , don't hate yourself.
@abdihashi9863
@abdihashi9863 27 дней назад
Abwaan Daaha Mujaahidba, Geesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 27 дней назад
WALAAHI.WAA RUNTII!!!!!.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 25 дней назад
BAKHAAAAAKHHHH😂KHAAAAAAAAKH😂DAAHIII😂IYO GAAADKII😂WEY GUBTEEN😂MAGAC XUMIDA😂MIDHA XUMIDAA KAGA DARAN😂DUQAAN 😂ABOOTADA AH😂!! GAROOWE🎉25/8/2023😂ayey CADHAR LAMA ILAAWAAN AH KUU DHIGTAY😂HAHHHHHA!! LAFTA GAREEN😂INAAD DABADA GELISAA DAN BEY KUU NOQOTEY!! NIN GARXAJIS💕❣️💞💗🫀🎊❣️🥰❣️💕💕💕✨✨WAXAA KUMUU HADLEEN!! NACAS HABAAR JECLO! BILAA MURTI!
@user-km7zl5ph9z
@user-km7zl5ph9z 27 дней назад
Jaaniskaa waad hesjhay nabigii ayaa inAgu ogaa tij laabsaalaxna waanukuugu darnay guuuuuu by baruud muuse diiriye ilaahay mahadle
@Iphone20249
@Iphone20249 27 дней назад
Sax alaylehe waad ku miistay faqash huwan laba dadqalatooyin
@abobasement346
@abobasement346 27 дней назад
ilahay ku dulay idor waa u cadoh inay gumeysih lef lefan shalaynah ingiris bay xanbarih jiren ilahay idin dulay in shah Allah sayid Abduleh xasan bah 100 boqol sanoh kah hor idin shegay
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 27 дней назад
Dadkani markoodii hore ayeeysan somali aheyn.....markaa la yaab maleh shaley aheyd markey lahaayeen LAFT NAGAA
@abdikadiribrahimali8868
@abdikadiribrahimali8868 27 дней назад
Ininkii hargaysow daba orod gumaysiyo u adeegistiisaba asalbaad u leedahay
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 27 дней назад
Waa nacas Kala hadlaaya duli iga dheh
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 27 дней назад
danbi waxad kagashay wadanka waxadna tahay qaainu wadan xuukunkisad wad taqan soomaalilan madaigaleh kaliga wadanka itoobiya malaha soomaaliya leeh qaainu wadan wain dalka laga qabta
@aminaawil8037
@aminaawil8037 27 дней назад
Gaalada aakhira ayaa lagula soo saari jaclow macooda ayaad tahay 😂😂good luck oday land
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 27 дней назад
GALLO IS BAHAYSATAY MAXA NAGA GALAY WXAD TIHIINBA 😂😂😂
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 27 дней назад
Waxan reer waqooyiga caqligu ma futada ayuu uga jiraa horta midkii hadlaa waxuu leeyahay dadku isma hayo hadaba ma dameero ayaa is haya haddii aan dadku is hayn bal waxa uu meesha la fadhiyo eega dadku isma hayo kuye. Adeer xamar markaad caydo qofkasta oo ku nool ayaad cayday haddii aad shaqsi u socoto waad sheegi lahayd lakin xamar iyo garowe ayaad tiri dadka ku nool ayaadna ka hadashay ku adkayso
@abdirahmanabdinur8178
@abdirahmanabdinur8178 27 дней назад
kkkkk daaha gaas abwaan ma tihide neef baa tahay iska ciyay soomaaliya cadaw aan somaliland ahayn ma laha
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 27 дней назад
CADOW AAN FAQASH AHAYN, MA LIHIN!!!!.WAAD GARANAYSAA CIDA AANU U JEEDNO!!!!!!!.
@Iphone20249
@Iphone20249 27 дней назад
War ayot citaya ada neefa faqashyay faqashtu dhashay hus istubidh
@Iphone20249
@Iphone20249 27 дней назад
Ayyow ciyaya hus faqash
@IdilCabdi107
@IdilCabdi107 27 дней назад
Faqashey ma waxad leedahay qasab igu jeclow somaliland waxanu ku nidhi uf anagaa kaa jecel amxaar Muslinimadaadu waa lajiifiyaana baanaan waxa tahay kuwii ragayaga shalay ceejinayey akh iyo uf baa tahay
Далее
Beautiful sport😍
00:20
Просмотров 309 тыс.
Abwaan Reer Burco ah oo u jawaabay Abwaan daaha Gaas
9:35
Dhacdada Burco ee qoyska cuntadu iska badasho
17:04
Просмотров 187 тыс.