Тёмный

Somaliland Ma Muse Biixi baa laga badbadiyaa mise Xirsi iyo Koxdiisa: Warbixin 

Ubaxle Media 24
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

21 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 235   
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 14 дней назад
Muuse waxa uu noqday cidda uu ilaahay keenay si uu uga badbaadiyo xirsi xaashi cirro iyo uctisaam saladiinta.
@samirr546
@samirr546 14 дней назад
Xirsi baanu cid isu xignaa hala qabto xabsi ha la dhigo.
@husseinmohamed3891
@husseinmohamed3891 14 дней назад
Xirsi waa faqash fooq faqash waliba ka xuun faqashta
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 14 дней назад
Waxa bulshada iyo muusaba ay qaranka ka badbaadinayaan waa xirsi iyo xulafadiisa
@aminafaisahassan5731
@aminafaisahassan5731 14 дней назад
Maashallaah tabarakallaah Guul Guul iyo Gobanimo Somaliland runtad ka hadashay nolow waligaba geesi qaran ❤❤❤❤
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 14 дней назад
Muuse waa geesi qarankan mar walba vadbaadiya oo higsi fog u hagaya oo aragti dheer oo mayal adag leh waa geesi qarankan habeen iyo maslin u taagan❤❤❤❤❤
@user-rm1tl1np1j
@user-rm1tl1np1j 14 дней назад
Xirsi Ilahoow dadka KA qabo
@salmahussein5007
@salmahussein5007 13 дней назад
Aameen
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 14 дней назад
Ubaax may Allah bless you 👍muse Bixi Allah ha daayo Guul somaliland ❤❤❤❤
@husseinmohamed3891
@husseinmohamed3891 14 дней назад
Mashallah ubaxle true somalilander
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 14 дней назад
Waan ku farxayaa inay dadkaygii ogyihiin dadka wadanka inaga duminaaya! Masha allah
@FadumoGaraw
@FadumoGaraw 7 дней назад
I89 l
@calicaateeye9279
@calicaateeye9279 14 дней назад
Guulayso.inaadeer.ilaahay.caqliga.iyo.cimrigaba.hakuubarakeeyo.inader
@AnwarAnwar-un9fg
@AnwarAnwar-un9fg 14 дней назад
WAA RUN WADANI IYU CIRO IYU XIRSI IYU KUXDODA WAA IN LA GA BADBAADIYA. SOMALILAND.
@user-hs2tw2yr5f
@user-hs2tw2yr5f 14 дней назад
Ubaxle Media ❤🎉❤❤ noolow dalka in kooxda xirsi laga badbaadiyo weeye
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 14 дней назад
Hala xidho kuwa saxafada ah ee qaranimada somaliland lacag ku soo qaatay hala qab qsbto oo sharciga hala soo taago please 🦾🦾🦾🦾🦾👍👍👍
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 14 дней назад
Wadan waxa qalalasaha ku wadaa wa xisbiga wadani nalogama horayn iyo kofibacla yaasha suldamada sheegta kuwa laxukuma xirsi iyo qaarkale❤️❤️🤍🤍🤍🤍💚💚💚❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍🤍
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 14 дней назад
Guul guul guul Muse Bihi Insha Allah
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay 14 дней назад
Waa runtaa! Cadowga Somaliland ee 1aad waa saxaafadda fadhigeedu yahay Hargaysa
@maryamali8408
@maryamali8408 14 дней назад
Waxaan leeyahay reer sh isaxaaq dhexdooda qabyaaladu hadhacdo waa laynoo tashaday ee aynu tashano wixii qaranka duminaya haleeyska qabto ❤wabilaahi towfiiq
@user-cd9pb3dq7f
@user-cd9pb3dq7f 14 дней назад
Cadawga koowaad ee Somaliland waa: 1. Koox diimeed ictisaam 2. Saxaafadda badhkeed oo u adeegta danaha Cadawga.
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay 14 дней назад
Xisbiga waddani madaxdiisa ayaa ka mid ah urur diimeedka Ictisaam ee xaruntiisu Xamar tahay
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 14 дней назад
Thank you walolo❤❤❤❤❤❤❤
@user-xw5yt5zs5k
@user-xw5yt5zs5k 14 дней назад
Waad mahadsantay ubaxle media Allah hadhawro somalilandna guul guul iyo gobanimo..
@BatutaMedia
@BatutaMedia 14 дней назад
Guul Somaliland, thanks for your efforts to support our country Abdirahman Ubaxle
@amam2011
@amam2011 14 дней назад
Masha Alla Alla run badanaa. Rabbow xaqa dildilaaci❤❤❤❤❤❤
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 14 дней назад
Xirsi wa ictisaam losodiray burburka Qaranka SOMALILAND.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 14 дней назад
ILLAHEYE BEEYNU KAA HOOSGLYE XIIRSI IYO INTA RAABTA INEEY FAAQSHA INAAGU CEELYAN
@Xasmas
@Xasmas 14 дней назад
100% ❤ WAA SAX. XISBI OFFWAREEN HUWAN KALKAL NO XAMAR
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 14 дней назад
Madax wayne muuse mayalka uhay qaranka muuse biixi cabdi Geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-nb3tz5pr5l
@user-nb3tz5pr5l 14 дней назад
I agree with you
@user-jd6cy8mi7b
@user-jd6cy8mi7b 14 дней назад
May Allah bless you.
@DradanjibriilFarax
@DradanjibriilFarax 14 дней назад
Thanks adeer waa Dr Aden jibril
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 14 дней назад
Mudane Ubaxle All respect to you brother. Hadii sidaas runta loo sheegayso laguma qaldameen Wadanka Qaaliga ah
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 14 дней назад
WELL DONE INDER ABDIRAXMANOW AFKUU KUM GOO
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 14 дней назад
Absolutely, I agree 💯 , but I wonder the reason we are watching and not doing something about special sherdoonks Somaliand .
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 14 дней назад
Maasha Allah geesi geesi dhalay ubaxle❤❤❤❤❤❤ noolaw wll waxad tahay qof nagu qaaliya from hargeisa
@aminahassan4566
@aminahassan4566 14 дней назад
Muuse waa madaxwayne hii dul qaadka badnaa Aduunka waa in la siiyaa Novel prize 🏆 ka Dulqaadka ee ugu cayda badan yahay 😮anigu la qolo ma ihi mana taageero Laakiin gari ilaahay ayay taqaanaa 😢
@lit7189
@lit7189 13 дней назад
Yes you are right my brother guul iyo gobanimo somaliland
@hassandaher3563
@hassandaher3563 14 дней назад
Cadaw ka somaliland waxaa u adeegsanaya kuwa ay ku yartahay qaranimada iyo kuwa dhuuniraca ah ee mustaqbal ka lahayn wadanka. Kuwasina weyso dhamaanayan dhawaan .qarankan somaliland ilahay ayaa ilashanaya .calanka towxidka ku yalo . Hoos lomo dajiiyo waliki kor ayuu ahaanaya...masha allah ubaxle media...
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v 14 дней назад
🎉🎉mashaa alaah guul somaalilnd hajabo cadawgu amiin
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 14 дней назад
Illahaw xiris iyo kooxdiisa dalka iyo dadkaba kaqabo xirsi waa masiibo ee waa in dalka laga badbadiyo reerkaga sharafta leh ee hj waa in ninka laga fejignaado oo aan lasiin cod waxuu doonayo inuu dalka cadaw gacanta ugeliyo yuuna idinku furfurin lacaagta dalalka shisheeye soo siiyen guuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ adeer waadku mahadsantahay sidaad dadka u wacyigalisid
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 14 дней назад
Sax sax waa qodobka ugu muhiimsan Dawladu Amar Haka soo saarto ❤❤❤❤
@Mamar6310
@Mamar6310 14 дней назад
Waa NINKA DHIGAY DHIBKA WADANKA YAALA KOW IN ISAGA LAGA BADBAADIYO WEEYE XIRSI LAFTIISA
@jamalskp7280
@jamalskp7280 14 дней назад
WALAHAY SACAAFADU WAA HALKA LAGA HAGAYO MASHRUUCAN KU SOCDA SOMALIAND
@farhiaadan8363
@farhiaadan8363 14 дней назад
Ubaxle maansha allaah geesi geesi dhalay
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 14 дней назад
Insha Allah Illahay ayaa ka Babbadin xirsi iyo inta lasocotaba.
@yuusufxasan6706
@yuusufxasan6706 5 дней назад
Waa xusbiga wadani cadawga wadanka xirsi iyo cirri
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 14 дней назад
Exactly wlhi waaa xaqiiqo wxa ninkan somalilanderka ahi sheegayo
@somaliya5054
@somaliya5054 13 дней назад
جزاك الله خيرا ... كلامك صحيح 100% . اللهم إحفظ بلدي ووطني - صومالي لاند .. SomaliLand ... نحن مع رئيسنا - موسي بيح .. الحزب الوطني .. Wadani .. و حرسي قاب .. و عبدالرحمن عر .. هم الخوارج .. اللهم إكفنا شر ومكر وكيد - حزب الإعتصام - و حرسي قاب - و عبدالرحمن عر .. اللهم أمين
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 14 дней назад
Macnu wa Somaliland yan la aqonsan : Xirsi iyo koxdisu cidiyia ayay ka dagalamayan wa MoU iyo aqonsiga Muse Bixi uu jeed maha.
@user-tq2sn7tm2o
@user-tq2sn7tm2o 14 дней назад
Xirsi.halaga. qabto.wadanka
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 12 дней назад
ubaxle wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Alle Ha barakeeyo geesi Muuse biixi cabdi xildiid Rooble wllhi Muuse biixi baa qaranka dhib kasta Ka badbadin Kara Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 14 дней назад
XIIRSI XAAJI CALI OO ICTISAM IYO HUWAN IYO FAAQSH INOO SOO WAATE
@aamohamed5102
@aamohamed5102 14 дней назад
Walaal Guulayso. Somaliland haday 10 qof oo adiga oo kale ah, oo Media ku jira hadaynu heli lahayn.
@habibahussein-eb7ss
@habibahussein-eb7ss 13 дней назад
Ubaxle media kheyr Allah ku siiyaw iyo salaam
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 14 дней назад
Waa runtaa ubaxle geesi qaran thanks ❤❤❤❤👍👍👍👍
@gaashaamotv
@gaashaamotv 14 дней назад
Simasuuliyadi ku jirto ayaad uga hadashay arinta suldaan daauud Waa kugu raacay dad badan marka loo eego waxa muuse lashaqeeya oo dhan ayaad dhaantaa walahi waayo waxaad tahay qof jecel iskuwadka bulshada reer somaliland Waan kugu hambalyaynayaa mahadsanid Midna waa kaaga soo horjeedaa xirsi waxa uu sheegayaa waa xaqiiqo Inaad maanta taageerto ninka qarankii dhammaa iyo hubkiisii ka soo cararay ayaad wali taageeraysaa, Xamar inay ujawaabaan shaqo mucaarad maaha m
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 13 дней назад
Absolutely waa sidataa masha Allah tabaarallah ubaxle
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 14 дней назад
Aad iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee ad xaqaaiqa jira uga hadashay. Horta qofna sharciga kama sarayso, ciddii iskudayna waa in sharciga lala tiigsadaa. Nobody is above the Law and whoever tries to take the Law into his pocket will have to face the full wrath of the Law. Period!!!
@user-gk5xj4yr2l
@user-gk5xj4yr2l 11 дней назад
❤maan moodeyn rag iyo hablo sidan ubaraarugsani inay jiraanba Mansha allaah guul iyo gobanimo balanteenu waa in laga foojignaada nimankaa diinta inoogu soo dhuumanaya iyagoo xukun doonaya sharul khalqi wal khaliiqa baa nebigeenu s.c w inoogu sheegey inay yihiin
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 14 дней назад
Inanka yar ee fuqawayn ee mmtv u shaqeeya waa ciil qabe.
@Iphone20249
@Iphone20249 10 дней назад
Muusaa allaah noo soo diray oo badbaadiyay qashinkan somaliya soo diratay ee wadani xirsi ugu horeeyo
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 14 дней назад
Xiirsi. Geelii. Haa qalo eeygu
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 14 дней назад
Wa xaqiiqi weyi
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 14 дней назад
SIIDA EEYE TAAHEYE WELL INA DOWDER SHERKI WEARSHDA LEEYDHKA BERBERA AYUU GUURTE
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 14 дней назад
Allah yacisak inadeerkay Ubaxle. MMTV o la cadayay in rag shisheeya ahi leyihiin muxu ino dhex jooga. Wa wax maskaxdayda ka weyn wax dawladu inogu egayso. Gabigisaba albaabada halaga xidho. Xirsi dadka maanta dhagaysanaya wa qaar aan habeen jirin.
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 14 дней назад
Saxaafada wakiilada suldaanada ictisaamta liistadu waxa ka mida wadaadada.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 14 дней назад
HADAYNU NAHAY HABARJECLO WAA INAYNU ISGA TOOGANAA XIRSI ICTISAAM,DIBAATADA UUGU WEYN WUXUU KU HAYAA REERKAN UU KASOO JEEDO.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 14 дней назад
Asc abtiyo ubxale media waxa wadanka laga badbadinay waa xirsi dhib ka ka dhacay Somaliland aakhiro iyo aduunkab waxa loo hasta waa xirsi not muuse iyo xisbiga wadani oo dhan iyo koofiyad bacalayaash ku shagaya figarad xirsi and all so media ka shagaya Somaliland iyo kooxda kaah ee inaxashi ufadhid barlamank iyo inta la socota ee huwanta iyo dooladaha Qadra , jabuuti, xamar iyo uruka ixtisaam waxaan laayahey shacabka inta xalaash wadanka waa lagu soo duulay ee liaashad oo wad noqoda booliis ka lacagta la sinayo ee cadowga gudah soo adagsanayo ha lagu qabto gacan bir ha Abdirahman please help your country and your people the way you help keep going good work guul Somaliland guul ciidanka qarank
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 14 дней назад
SAXAFADI MAA JEERTYE WAA NIIMAN MUUSHARO LOO SOO DEERO DHUUNQATYALE
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 14 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se 14 дней назад
Somaliland guul
@mohamedliban7544
@mohamedliban7544 14 дней назад
Runbadanaa
@CumarAqli
@CumarAqli 14 дней назад
QARANKA. WAXALAGABADAADINAYAA. XWERSI IYOCIRO
@KhadarMacalin-yj4sg
@KhadarMacalin-yj4sg 14 дней назад
Raga qaranka ilaalinayaa waa ku waa haya imika
@maxamedxasan1805
@maxamedxasan1805 10 дней назад
Runbaad.sheeg.tay.geesi.qaran.alle.ha.kuu.gargaaro
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 14 дней назад
Xirsi iyo koxdisa ayaa laga badbadinayaa
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 14 дней назад
gabraarato Ayaa.layidhaa noocaa gumaysigu ku guuro
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 14 дней назад
Waxa laga badvadinaya qaranka xisbiga wadani xirsi iyo qaar badan oo ay ka mid yihin qar saxafad sheganaya ka midah iyo qaar kalo badan halayska ilasliyo be where dadkaas danger s😂😂😂😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 14 дней назад
RUN HADII LA RABO XIRSI AYNU ISKA QABANO
@bushraismail9277
@bushraismail9277 9 дней назад
Maasha allaa geesi geesi dhalay run baad u sheegtay dad aan waxba garanayn oo qabyaalad qaa day ayaa kooxdaa taageersan oon wax ma garato ah oo dalku halkuu marayo garanayn oo qaladka qofkale garanayn waan ka xumahay
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 14 дней назад
Allaah yacisak walaalkay ubaxle Illaahay haywood xifdiyo qarankeena barakaysan. Umadanna ha la yaabin waa caruur iska duruufaysan oo dheemal yar loo daadshay. Hadaba qarankeena balaayada sare raaran ta dhexduna riddance baanu leenahay.
@saxar6675
@saxar6675 13 дней назад
Allaah yacisak wax badan baad dadka u iftiimisay laakiin dadkan waxay noqdeen dhuuni raac ,aqligoodii waxaa ka awood batay hungurigoodii
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 13 дней назад
waa in laga badbadiiya xiirse iyo ciiro iyo maxamuud xashi iyo reer wadani oo dhan inta gabiilka sidaxuun loogaliyay illahay kuwa larkayo ha iinaga gabto
@AhmedMohamed-wg5uc
@AhmedMohamed-wg5uc 13 дней назад
Mmtv down down
@fardusaw9688
@fardusaw9688 14 дней назад
Saxafada hala xidho waa qudhun somalilan ka soo horjeeda.
@aminaali6892
@aminaali6892 14 дней назад
Mahadsanid ubaxle ma dhacayso inaay adan maxamed tageraan xiirsi waa waxaan dhacaayn afar cadaqaate ma madalaan adan madoobe way ka dhiten reerka khalaas 😨😨😨
@yuusufxasan6706
@yuusufxasan6706 5 дней назад
Qaran dumisku waa carrot iyo xirsi
@aminahassan4566
@aminahassan4566 14 дней назад
Xirsi iyo inta la socota Meel daran ilaahay ha tuuro haduu hadaayad la maagayna ha soo hadeeyo 😐🚫
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 14 дней назад
Waxa ka mid ah, kuwa cadowga u shaqeeya waa mmtv
@user-xe7zm3ix9m
@user-xe7zm3ix9m 14 дней назад
Abdiramaanww xisbiga wadanin oo dhanbaa doonaysa dumiyaan
@mahamednuuh3133
@mahamednuuh3133 14 дней назад
Runtad ka hadashay ubaxle media
@user-ie3hg6xw8k
@user-ie3hg6xw8k 13 дней назад
WAAD MAHADSANTA HAY AQOON YAHAN❤❤❤❤❤
@Dekadjama-jc1dn
@Dekadjama-jc1dn 7 дней назад
Aamiin illaahoow xirsi kabadbaadi sharkooda
@Iskufilan99
@Iskufilan99 13 дней назад
Warun geesi qaran
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 5 дней назад
Waa runtii qaran ma jiree isaaq ha laga badbaadiyo
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 14 дней назад
Cida qaranka laga badbaadinayaa ee dhalin.yarada Iska horkeenayaa waa 1saxaafadah 2 xindhibaanada par iyo xisbiga wadani
@user-cq5bu8yo8g
@user-cq5bu8yo8g 13 дней назад
Walee xaqiiqdaad kahadashay inaadeer 8laahay xirsi gaab iyo kuwa kale ictisaamka ah ilaahay haynaga qabtee
@nimcocarab4774
@nimcocarab4774 14 дней назад
Xirsi hala qabto
@user-gd2vf9cl6l
@user-gd2vf9cl6l 14 дней назад
Xasbunalaahu ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto ilahay wuu Arkayaa munaafaqiinta dhexdeena ku jira ilahaybaanu uga Ashkatoonay xirsi iyo xisbi ku sheega cadawga somaliland la shaqaysta
@mohamedadenahmed7644
@mohamedadenahmed7644 14 дней назад
Waxaa lasheegay maanta in xirsi lagu weydiiyey su,aal ahayd haddii laydinka helo doorashada ma aqbalaysaan intuu iskaba kacay ayuu yidhi taasi waa ma dhacdo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 14 дней назад
Bal.ka waran noocaasaa doonaya in uu ina hogaamiyo
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 14 дней назад
Somaliland Rag baa u jooga sida Ubaxle oo miidhan Cadow u jabimayso insha Allah.
Далее
Sh Asuuli oo ka jawaabay Badda uu kireeyey Muuse Biixi
29:50
MC TAXI: АК-47
35:14
Просмотров 555 тыс.
Кто сможет полить огород ?
0:30
Поставила пароль на телефон
0:45