Тёмный

Somaliya Saboolnimada Mauga bixi kartaa waxsoosaarka BEERAHA? 

Farm Somalia
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Videowgan waxaan uga hadlaynaa inay Somaliya waxsoosaarka beeraha kufiican tahay iyo in kale. Inkastoo caqabado badan haystaan beeraleyda Somaliyeed hadana waxaad arkaysaa in uu jiro jaanis fiican oo waxsoosaarka beeraha Somaliya kor loogu qaadi karo haddii aan fursadaas kafaa'idaysan karno.

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 69   
@taha-selman
@taha-selman 3 года назад
ilahay qeer aduunyo iyo midka aaqiro haky siiyo yarbi
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Aamin walaalkay aadigana sidoo kale ayaan ilaahay kaaga baryayaa.
@malyunxuseen5663
@malyunxuseen5663 2 года назад
Asc
@malyunxuseen5663
@malyunxuseen5663 2 года назад
Masha alaah
@qalbisaafiya7613
@qalbisaafiya7613 3 года назад
Maansha allaah aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in aan beej kaaga runtii aad ayaan u raadinaayey qof aqoon u leh beeraha iyo dhulka ciida dalkeen waxaan jeclahay mustaqbalka in aan dib ugu noqdo dhilkeena hooyo
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 года назад
Janatul fardowsa Allah haka dhigO abaal kaga maCalin• Silsiladii nagu xidhnayd ayd naga jabisey hadaan nahey dhalinta somaliyed ! From:-Jgjga 🇸🇴 Somali galbeed
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Aamin walaalkay. Adiga janatul firdows. Masha Allah. Haddaan soojeesano cidna baryi mayno.
@laablakacmedia5678
@laablakacmedia5678 3 года назад
Waaw macalin noo soo badi muuqaaladaan aad ayaa ugu raaxeestaa daawashadooda mahadsanid
@liibaancali8882
@liibaancali8882 3 года назад
Mashallaah cilmi badan baa kaa fahmay
@c.aofficial6056
@c.aofficial6056 3 года назад
wllhi ciilka aduunka ayaa iqabtay 😭😭😭😭😭 ilaahoow Umad is raacsan nasii iyo maamul wangsan 😭😭😭😭😭😭😭
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Aamin. Dad badan ayuu ciilkaas hayaa kaligaa maahan.
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 года назад
Markaaan barakacayaasha arko waxaan u arkaa siyaasad beeraheena ku socota.waxaad cadaysay runta waa in barakacayaasha lagu celiyo beerahda lana maalgaliyo.
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 3 года назад
Ilaahay haku barakeeyo maalin kasta waan eegaa inaad soo gelisid video. Mahadsanid
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Ilaahay hakubarakeeyo adna. Waan kaxumahay waqtiga ayaa iidiidaya in aan sidaan kabadan usoodhigo. Insha Allah waqti aan dheerayn in aan intaan kabadiyo ayaan rajaynayaa.
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 года назад
Masha Allah abowe
@siidali18mohamed90
@siidali18mohamed90 3 года назад
Mash alah... Ilah cilmigaaga Ha barakeeyo.... Waa in aan ka faideysanaaa Kheyraad Wadan...
@SomaliSpeakers
@SomaliSpeakers 3 года назад
Powerful keep the amazing work up we need this type of Channel
@SomaliSpeakers
@SomaliSpeakers 3 года назад
I would love you to join my life streams and play this video I'll be honoured walalo
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Thank you brother.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Brother you are doing a very good work (I have checked your channel). Please send me your contact details through my email ali@farmsomalia.org or through my other social media accounts. Thanks
@najaxhasan9255
@najaxhasan9255 Год назад
jazaka allah khery
@khadaraxmedkhaliif1973
@khadaraxmedkhaliif1973 3 года назад
Mahadsanid mcl wax badan ayaan kaa faa"iday
@qalinkaqaado8551
@qalinkaqaado8551 3 года назад
Mahadsanid Cali
@thecoder7188
@thecoder7188 3 года назад
Documentary aad u qiimo badan ayaad samaysay. Aad baa ugu mahadsantahay. In loo guuro hababka casriga ah ee wax loo beerto waa wax u baahan in lagu baraarugo oo la dhaqangaliyo.
@yacqubsaid6362
@yacqubsaid6362 3 года назад
asc ustaadi waxan ahay arday diyariya kuliyada agricultureka waxaan aad ugu faraxsanahy in ay naga midyihiin macalimin cilmiga ay barteen la wadagaya umadooda si free ah aad ayan kaga mahad celinayaa hawsha aad u hayso umadada CODSI ustada sideeba loo yareen kara Cusbada-ciida iyo acidityga
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
WCS. Waad mahadsantahay. Aad ayaan ugu faraxsanahay in la'iga faa'iiday. Suasha aad iwaydiisay aad ayey muhiim utahay maxaa yeelay ciida wadankeena qaar badan oo kamid ah cusbada ayaa kubadan markii aad loowaraabiyana waa kasiidaraysaa. Videoska aan samayn rabo ayaan kudaray insha Allah mar ayaan samayn doonaa lkn hadda waqti hebel kuma dhihi karo.
@istaahilaxmed649axmed8
@istaahilaxmed649axmed8 3 года назад
Masha Allh walakay Alleh Haku xafido waxn donayaa in aan ku waydiiyo saladhka iyo basasha iyo toonta
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
insha Allah waan kasoohadli doonaa walaalkay markii jaanisku soodhaco
@somonlineinvest2386
@somonlineinvest2386 2 года назад
Ustaadii halkee kaala soo xariira si gaar ah in aan sigaar ah kula hadlaan rabay
@xamsemaxamuud3504
@xamsemaxamuud3504 Год назад
@farmsomalia waxaad barnaamij kasoo diyaarisaa Gobol kasta iyo DAGALA KU HABOON .
@osmaanmacalim726
@osmaanmacalim726 3 года назад
Waadku mahad santah
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 года назад
World Bank iyo IMF waa cadawgeena challenge badan ma kala kulmi karnaa haa lkn inagu waa in aan is daba qabano
@mxmdcmraxmd4552
@mxmdcmraxmd4552 2 года назад
Masha allah hadi laheli laha 10 wiil oo adigo kala somalidu way isbadlilahed
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 года назад
Mahadsanid walaal. Waxaa hubaal ah in Ilaahay dhul fiican oo nagu filan aan haysano Lkn aanan waxba kaqabsan karin maxaa yeelay wax kale ayaan kumashquul sanahay
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 года назад
Aniga waan rabaa cali bashi runti wax so sabarka weliga baxaa waxan jooga london waxaa rabaa dalka wax badan ka bedell oo muqdishu baan ahay ii icawin aan isla soco
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
masha Allah. Waan islasoconaynaa, guul insha Allah
@shukriamohamoud1565
@shukriamohamoud1565 2 года назад
Yes
@somaliawamid3934
@somaliawamid3934 3 года назад
Masha alh waa taxliilin wanaagsan
@abshirhersi3131
@abshirhersi3131 3 года назад
mahadsanid
@barlinshire4288
@barlinshire4288 3 года назад
Well done brother
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 года назад
Aad iyo aad wakhti baan u baahnahay ani in sha allah im coming
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 года назад
Waa runtaa. Masha Allah
@abdilahiabdirahmanismail7107
@abdilahiabdirahmanismail7107 3 года назад
Muqalkan waxaan daawaday 13/02/2021, runtii aad ayaan u qiiroodey wlhi feker badana wuu igu dhaliyey muqaalkan, Alle ha kaa abaal mariyo sida aad wakhtiga u soo galisay muqaalkan tayada sare leh, waa muqaal mudan in dhalinta iyo jiilka soo kacaya ka qanibaystaan, waxaa dawatay ku dhawaad 1500 oo qof, halka maanta dhalintu daawanyso heesta soo baxday saacad ka hor 5k iyo inkabadn. Taasoo ina tusaysa nolasha halka aynu ka taaganahy waxii sharaf inoo sameyn lahaa oo aynu ku naqon laheyn dad jira baynu daawashadiisa u quudhi la'nahay wakhti."It doesn't matter how many 'resources' you have. If you don't know how to use them, it will never be enough." 😥😭😢😢😢😢😢😢😢😭.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Walaal aad ayaad ugu Mahadsantahay qoraalkaaga. Walaal sidaas ayaan ugu qiirooday wadankeena waxa kajira iyo howsha lagu mashquulsan yahay. Xaqiiqadii waa wax laga xumaado Lkn Insha Allah waxaan rajayndoonaa inbedel imaan doono Lkn haddii aanan dadaal samayn inaga oodhan yaan kasugaynaa? Taas weeye suasha. Qof walba wixii uu’awoodo Waa in uusameeyaa oo wanaag ah
@taha-selman
@taha-selman 3 года назад
My teacher runtii markaad so dhigto fiidiyo cusub waan faraxa mahadsanid
@candikaafiyare8160
@candikaafiyare8160 2 года назад
Waxaan ka mid ahay dadka sedax xili wax beerta sida sisinta iyo IWM
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 3 года назад
Intee in leeg ayay igu qaadanaysaa inaan soo barto celimiga beeraha macalim
@liibaancali8882
@liibaancali8882 3 года назад
Macalin baradho baan rabaa inaa beero cil mikedana maaqan waxaa iku kalifay tuladii aan kudhashan baa intaa yaraa ged walboo qudaara waan tijaabi jiray malin baa baradho tijaabiyay sifiican bey ubaxday deekankaas waa goofurta mudug
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Baradhada heerkulka ugu fiican waa ilaa 25 Celsius. Oon hadduu qabtana cuduro badan ayaa kudhacaya oo biyo badan ayey ubaahan tahay, miraheeda oo fiican in aad hesho masahlana. Maad abuurtid qudaarta iyo dalagyada meesha aad joogto laga soosaaro hadda.
@liibaancali8882
@liibaancali8882 3 года назад
@@FarmSomalia mshadsanid
@taloiyotuusale3391
@taloiyotuusale3391 3 года назад
Waa ayaan dari.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Jaaniska aan haysano iyo dhulka ilaahay nasiiyay iyo sida aan uga baahanahay
@abjamgu2654
@abjamgu2654 3 года назад
Sc Macalin wadmahadsan tahay dadaalkaaga faraha badan ee aad ugurmanayso dadkaga iyo dadkaga aniga mida ankadonayo waxay tahay e shiig qaab anwax ugalaso saran karno dhulka caradiisu guduudka tahay waliba sida dhulka dhobayda oo kale mahadsanid
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
WCS Macalin. Waxaan bilownay videos aan uga hadlayno ciidaha Somalia xabab xabad. Hal mid waan soodhignay RU-vid kan kuwo kalana waan soowadnaa insha Allah, marka halkaas naga lasoco.
@amenamahdi4409
@amenamahdi4409 3 года назад
Asc wllky cali baashe waad ku mahadsantahay sidaad casharada nogu sogudbiso waxan ka midahay dadka aad ugu xidhan channel kaga Waxan donayaa inaad iga caawiso waxaan rabaa inan beer samaysto waxan ku nolahay somalinad gaar ahaan Burco waxaan u bahanay talo ku saabsan sidee baan u helikaraa seeds ku haboon cida burco Waxaad ugu caawisa seeds dalalka ugu fiican ee la qabsankara ciida somalind gaaar ahaan ciida burco waxan ubahay green house Waad mahadsantahay
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
WCS Amena. Wll videogii aan uga hadlayey ciida layiraah Calcisol ma'aragtay? Taas ayaan kusharaxay Dalagyada kufiican Ciida Burco marta iyo nuuca ay ciidu tahay iyo sida looga faa'idaysan karo. Seeds haday noqoto Somaliland meelo kamid ah sida Hargeysa waa laga helayaa. Mogadisho na waad kadalban kartaa. Lkn haddii ay Hargeysa tahay ama Mogadishu labadaba badanaa dibada ayey kakeenaan. Sidoo kale Nairobi haddii aad dad kataqaanid waad kadalban kartaa. Laqabsi markaad leedahay 3 ayaad kafiirinaysaa ciida (videowga fiirso) Cimilada iyo heer kulka. Greenhouse videos ka aan kasamaynay fiirso wll lkn qalabka ma'iibino. Shirkadaha wadanka jooga raadi. Ilaahay hakuufududeeyo.
@Boyshub.2
@Boyshub.2 3 года назад
Maansha ALlah ha ka daalin wax u sheega beeraleeyad jisaaka laah
@Boyshub.2
@Boyshub.2 3 года назад
Adigoo kale aad iyo aad baa logu bahanyahay Maansha ALlah
@Boyshub.2
@Boyshub.2 3 года назад
Wacyi gaalin aan laga daalin ayan u baahanayay
@Boyshub.2
@Boyshub.2 3 года назад
Waxan ku oran laha waxad ka dhiigta wax u sheegi daad mid baysig ah sida dadkeenu wax ku fahmaan siiba beera leeyda sida ugu fuduud
@abdiwasaabdirashid6615
@abdiwasaabdirashid6615 3 года назад
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@Showkaanifx
@Showkaanifx 2 года назад
geedaha bariiska kasoo hadal mclimuu mhdsnid
@apdallaaqil6669
@apdallaaqil6669 3 года назад
M.a Wll qaalii Keep going Lkn adi social media ma isticmashaa si aan contac kula so sameyno wll Instagram ama what's appka maxaa isticmaashaa bro
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Wll waan isticmaalaa. Instagram @farmsomalia iyo Facebook @farmsomalia
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Год назад
Cida Maa qalab lagu odaago Aya jira maaad nooo sheegi karta
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 года назад
Dal aan cunto samaysan karin hormar ma gaadhi karo
@abdiaziizandiraxmaan9050
@abdiaziizandiraxmaan9050 3 года назад
Asc wllo inaan beer cousin sameeyaan rabaa ugu caawintiina aqoontaada whatsupp numper 066936871
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Insha Allah
Далее
«По каверочку» х МУЗЛОФТ❤️
00:21
3 MASHIIN GURIGA KAGA SHAQAYSO DALKA OOLIN
9:54
Просмотров 40 тыс.
Maamulida Biyaha Waraabka ee Beeraha Basasha
22:02
Просмотров 6 тыс.
Cayayaanka Sida Wayn Udhiba  Beeraha Barbarooniga
13:18
Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca
21:20
Просмотров 4,6 тыс.
Wax soosaarka Beeraha iyo Calafka Xoolaha
9:11
Просмотров 14 тыс.