Тёмный

SIDA GANACSI LACAG LA’AAN LOOGU BILAABO- START BUSINESS WITH NO MONEY 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 169 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 4 Figradood oo dhalinyaradu badi Ganacsi ku bilaabi karaan iyagoo markaa aan Lacag haysan.
Ka Iibso PDF ka 👉 payhip.com/b/v...
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Год назад
Aduunka waxaa jira Qaabab badan qofku isagoo markaa lacag hayn Ganacsi ku bilaabo. Ha noqoto maalgelin Faamil, Mid Wakhtigiisa ku badasho Saami Share Ganacsi, iyo Figrado aad free ahaan u samayn kartid hadhowna Ganacsi loo badali karo. InshaAllah Muuqaalkan ayaan afar qaab adoo lacag hayn aad u bilaabi kartid idinkula wadaagaya.
@harb848
@harb848 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8tQ1l3laelk.html
@omarali4929
@omarali4929 Год назад
Zakariye waxan rabey ukumaha bacrimisan qaab kee turkiga uga keni karaa
@Asiyodaganinsicid
@Asiyodaganinsicid 6 месяцев назад
Abowe hoyo ahy wllhi wan jecelhy ganacsiga lkn mesha an joog dad kam aqano max sameya😢
@faadumoisxaaq5559
@faadumoisxaaq5559 4 месяца назад
𝑾𝒂𝒂 𝒓𝒂𝒘𝒂𝒂 𝒊𝒏 𝒕𝒆𝒆 𝒌𝒂𝒉𝒆𝒍𝒂𝒂
@abubakarrooble2408
@abubakarrooble2408 Год назад
Dhalinyarooy xalaasha ku dadaala wlhy waad liibaanaysaane
@RAYSAMAALPODCAST
@RAYSAMAALPODCAST Год назад
Marxaba wll جزاك الله خير
@MuktarAliKanu
@MuktarAliKanu Год назад
Aad iyo aad baa u mahadsan thy Zakariye wllo xaqiiqdii aad baan kaaga faaidnaa muuqaaladaada qiimaha bdn From A.A. Ethiopia
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 Год назад
Soodaa warka wlle Ilaahay kuwo faa'iidaysta hanaga dhigo
@kordhi_maskaxdada
@kordhi_maskaxdada Год назад
mhdsanid macalin wax badan baan kaafaiday wlhi allah haku sharfo aqoontada allah haku siyadiyo sida quruxda badan aad nala wadageyso wanka helay keep going
@CaliMaar
@CaliMaar Год назад
Wll family ka school dhigo ayay igu dhahyn
@ibrahimhajibare4308
@ibrahimhajibare4308 10 месяцев назад
War taliye waxan rajeyna sanadkan cusub intan bilawda waxan ani leyahay wad idrigalisi wad mahadsanti wall qali thank
@Faanka400
@Faanka400 9 месяцев назад
Ganacsiga laguu shegayo waa inaad hesataa dalanyaro iskashato malgalin amaa fikiir habaa ahato waa inaad hesaa asxaap shaqaa taak aah ilaa 5gareso isfahmii kartiin daan walpo kadiib waad gulessnisiin
@caamirkeeyow4018
@caamirkeeyow4018 3 месяца назад
Msha allaaah sakriye wlle guulayso
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Год назад
Wllkay zakariyeAbdale Alle haka barakeeyo Wll big respect mybrother
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 Год назад
Aad iyo aad aya u mahadsantahy wllkeyow ❤️
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Год назад
Adaa mudan walal soo dhowow
@AbdillahiFarane
@AbdillahiFarane 7 месяцев назад
Zakaria qof adeeg dadweyne ah
@assamaawalard4237
@assamaawalard4237 Год назад
Ganacsiyada sharciga Allah muxuu ka qabaa
@guuleedipraahim9617
@guuleedipraahim9617 Год назад
Siida kle waa ku Mahad santahay alle Haku xifdiiye
@AbdaleAbdiMohamoud
@AbdaleAbdiMohamoud 7 месяцев назад
Aad baad umahadsantahy zhp Thanks
@BidaayeBogxaaran-fn8ps
@BidaayeBogxaaran-fn8ps Год назад
Mahadsanid sxn sakariye
@AsmaAsmabushaar
@AsmaAsmabushaar 7 месяцев назад
Wll figrada ganacsiga waanhay family waa sabool
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 6 месяцев назад
Ma isla kaashana wllo
@ismailmagan3669
@ismailmagan3669 Год назад
Thank u so much sakariye❤
@cabdikariimsiciid1513
@cabdikariimsiciid1513 Год назад
Shukran sxp zakariye
@ClrisaaqMaxamad-qe7fj
@ClrisaaqMaxamad-qe7fj Год назад
Wall mcn thanks
@DaciyatuRaxman
@DaciyatuRaxman Год назад
Course graphic design no bilow adiga walal qaab online ahaana…Mahadsanid walal
@safaabdallaabdalla7886
@safaabdallaabdalla7886 Год назад
Asc walla sakariye
@guuleedipraahim9617
@guuleedipraahim9617 Год назад
Shp sakariye waa na illawday maalmahan Shp isku daay week 2 vidio
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 Год назад
Masha Allah wll guulayso
@waayajoog4092
@waayajoog4092 Год назад
Mahadsanid
@abdimajidhassan4297
@abdimajidhassan4297 Год назад
Mahadsanid saxib
@talasamemedia5487
@talasamemedia5487 Год назад
Thank you so much brother sakariyee 👌👏
@waxcusubpro4801
@waxcusubpro4801 Год назад
Qof i malgeliya ma hayo Lkn wan dadalaya i.n
@nuroalihassan8911
@nuroalihassan8911 10 месяцев назад
Thanks wllo❤🙏
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 Год назад
Waaw runti wa rayi wacan
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Год назад
Mahadsanid
@bintubeela3868
@bintubeela3868 Год назад
Wll skillshare shahadada looka qato Ka soo hadal thnks
@ilaarag871
@ilaarag871 Год назад
Thank you so much my brother
@babaa3412
@babaa3412 Год назад
Jasaakalaahu kheer walal zakariya
@FatxiAbdi-ii8oh
@FatxiAbdi-ii8oh 5 месяцев назад
🎉❤😊
@tt3y_1
@tt3y_1 Год назад
Shukran wala
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Год назад
Maashaa Allaah
@mentorhusseinghedi6001
@mentorhusseinghedi6001 3 месяца назад
Halkee lagala soo xiriiri karaa?
@OmarMahamuud-df6lc
@OmarMahamuud-df6lc Год назад
Mahadsanid sxp
@Badarmedia24
@Badarmedia24 Год назад
4 ganacsi ku bilaaw si lacag la aan ah 1 waa in dad faamil ah eey kuu maal giliyaan Waxeey na ku imaan kartaa Inaad suuqa baarta ( ganacsiga fiican ) 2 waa inaad bilaaw daa suuq online ah oo badeecadaha dib u iibiya 3 waa dadka beeraha leh & dadka leh xoolaha nool Inaad shirka kula shaqeeyso qof beer leh oo beerta kala shaqeeyso 4 shirkadaha in aad kula shaqeeyso si lacag la aan ah bilaha u horeeyo
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 11 месяцев назад
Mahadzanid wl❤
@historynerd7549
@historynerd7549 Год назад
Thanks for sharing
@khadroabdi9528
@khadroabdi9528 Год назад
Mhdsanid wll
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Год назад
Adaa mudan walal
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 10 месяцев назад
War wll qurbaha maad kahadasho soomaaliya bes baad kusoo afgo'daye waxaa jira dhalinyaro badan oo raba in ay ganacsi galaan oo qurbaha jooga bal xagan soo eeg halmar
@WABEERIBUSINESS2123
@WABEERIBUSINESS2123 Год назад
Masha Allah brother
@baylood.germany
@baylood.germany Год назад
Safar khayr qaba zhp
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Год назад
Mahadsanid walal
@jaamacmaxamed1910
@jaamacmaxamed1910 Год назад
Thanks pro ✅️
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 Год назад
Jumce wanaagsan
@abdinasir-px5hc
@abdinasir-px5hc Год назад
Hadaan lawaadago iyaga ayaa iga horeynayee 😂.any way mahadsanid walal
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Год назад
Haday Gacal yihiin waaku maalgelinayaan ee ka ilaasho figrada qof aadan hubin ama ku daba mari kara
@nassermahamed8654
@nassermahamed8654 Год назад
Mahad sanid wll Alaha kudhawro
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 Год назад
Makiinada masaabiirta sameeyo inoo soo gudbi
@husienaadan401
@husienaadan401 Год назад
Mahadsanid ustaadow zakariye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Год назад
Adaa mudan walal soo dhowow
@hoodofarhan8188
@hoodofarhan8188 Год назад
Sxb waxa aan hayaaa haashtari ama kan sigaarka lagu bakhtiiyo waxa uu aabahay iibsaday mudo hada laga joogo 35 sano ka hor ilaa hadana waa cusayb iga caawi sidii aan shirkadaha waxyaabaha qadiimka ah iibsada aan uga iibin lahaaa
@munaibrahim1819
@munaibrahim1819 Год назад
Waa xaaraam walaal iska tuur
@lunibark9978
@lunibark9978 3 месяца назад
hay wll
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 Год назад
M.a wll zakariye Abdullahi mahad sanid runtii waxad nala wadaagtay figrado muhiin ah
@CaraboAhmed-pv4ez
@CaraboAhmed-pv4ez 4 месяца назад
Asc
@maxamed8867
@maxamed8867 5 месяцев назад
Zxp mahad sanid
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 Год назад
Mnshllh ❤
@muustafe3368
@muustafe3368 Год назад
mishiinka beedka kiciya
@munamohamed470
@munamohamed470 Год назад
Sidee ku bilaabi karaa affiliate marketing wllo?
@CabdiKaafi-c1j
@CabdiKaafi-c1j Год назад
Adiga ganacsade maatahy
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 Год назад
Mashallah
@suleekha1086
@suleekha1086 10 месяцев назад
Wllo waad i dhiiri galisay 3 bilod baan radinyaa inan helo waxn ganacsi ku bilabo
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 6 месяцев назад
Ma bilawday wll
@24sportsgames
@24sportsgames Год назад
Fakradaha wada haayo lacag aayay wada rabaan
@Zayidamiir241
@Zayidamiir241 Год назад
Hadii aad hayso fakrado soconaayo waan iska kaa shanaynaa dhaqaale ahaan maadaama aad fikradii hayso aniguna laga yaabo in aan dhaqaalihii heli karayo ee ila zoo xiriir wll
@RAYSAMAALPODCAST
@RAYSAMAALPODCAST Год назад
Figraadaha laftooda ibii
@hareed114
@hareed114 9 месяцев назад
​@@Zayidamiir241asc fikard ganacsi Ayn haya oo yar ma maalgashini wall
@Hiigsi10
@Hiigsi10 4 месяца назад
@Spreadingthelight267Aniga ila so xiriir walall
@Hiigsi10
@Hiigsi10 4 месяца назад
Aniga Ila so xirrr walal
@Enghagaajiye
@Enghagaajiye Год назад
I'm graphic designer. ❤
@somalianneverlie8878
@somalianneverlie8878 Год назад
Drops hipping waa xaaran Qofkii been moodayaa ha ka raadiyo meel walba oo ha ku qoro !! Alaab anad aduu hayn ama layn ma iibin kartid diinta islaamka waa xaaran ?
@nasiibaamino9379
@nasiibaamino9379 Год назад
Wll zaki guulayso
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Год назад
Mahadsanid walal
@MzzXarago-bi7ww
@MzzXarago-bi7ww Год назад
Ani ma hayo qof imal galiya 😢
@Barkhadkhadar-vr8hy
@Barkhadkhadar-vr8hy 8 месяцев назад
Fikrad mahaYsataa ama xirfad Aad Ku ShaQaYso
@muustafe3368
@muustafe3368 Год назад
iisoodir aniga mihiinka beedka $ anaakuu haya
@kiimochannel
@kiimochannel Год назад
Golis Bosaso ayaan saaka kugu arkay masuul
@suld.ahmedhassanjamaabokor5181
Zekeriya xaggee lagaa helaa
@Luqadda
@Luqadda Год назад
M.a❤
@nourhassan1524
@nourhassan1524 10 месяцев назад
👍
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab 7 месяцев назад
Sxb
@MalyuunMalyuun-x3z
@MalyuunMalyuun-x3z Год назад
@zakariyeCaawiye wallo waxaad kasoo hadashaa sidee ku bilaabikaraa washed soo Saarta dharka
@teamzhugriyawyaw34
@teamzhugriyawyaw34 Год назад
sxb aniga raabey qof lacag ku siiyo web design iyo facebook page iso raaduye qof aad u fcn his goood🖥💻🖱🧭🗜💽
@daadir3042
@daadir3042 Год назад
@Som SEO marketing Baar sxbw
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada Год назад
Szb anaa ku fcn
@muminasamow6991
@muminasamow6991 Год назад
Asc
Далее
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Просмотров 92 тыс.
БАГ ЕЩЕ РАБОТАЕТ?
00:26
Просмотров 236 тыс.
Сколько стоит ПП?
00:57
Просмотров 338 тыс.
QAABKA LOO DEJIYO QORSHE GANACSI ( Business Plan )
10:32
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Просмотров 80 тыс.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
HADII CULAYS DHAQAALE KU HAYSTO 4 TALAABO SAMEE
12:14
Просмотров 110 тыс.
10 SHAQO MID KA DOORO  | mahdi miad
19:41
Просмотров 65 тыс.
БАГ ЕЩЕ РАБОТАЕТ?
00:26
Просмотров 236 тыс.