Тёмный

''Soomaaliland Luguma Socodo Ee Waxa Loo Socodda Isaaq '' Guddoomiye Faysal Ali Warabe 

SAHAN TV
Подписаться 159 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

''Soomaaliland Luguma Socodo Ee Waxa Loo Socodda Isaaq '' Guddoomiye Faysal Ali Warabe

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 92   
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k 13 дней назад
Walaahi inaysan cidina isaaq usoconin, cidina waxba yeeli karine, idinku nabada kashaqeeya oo dariskiina nabad galiya.
@afrodir4828
@afrodir4828 13 дней назад
War dhaarta beenta ah jooji. Isaaq waa og yahay Geele iyo hawiye iyo daaroord waxaan xumaanta reer sheekh isaxaaq ahayn oo ka dhexeeya inuusan jirin. Shalaybay ahayd xassan guuleed marka uu maatida uu usoo gacan galinaayay siyaad Bare. Balse maanta ayunbu ina Geele farihiisa uu dab la galay, bal waynu eegi doona halka ay wax ku danbeeyaan. Noqon maayo dagaalkani sida ay dadbadani moodayaan mid ku eekaan doona Somaliland iyo isbahaysiga afartan doofaar ee waligoodba xasad ka iyo cuqdadu ay dishootay. Isaaq isaga oo intan ka taagyar oo afarnin oo jabhad ah ayuu afka dhulka uu daray macda waa maanta oo ay beel kastaayiba tin iyo cidhba ay hubeysan tahay taakta cadawguna ay tahay mid qudhaanjo. Hadda ayunbay anaga noo bilow ay tahay dagaalka qabyaaladu waleebanay cidinana waligeed nagaga adkaan dagaal beleed ee waa waxa ad ka heshaan. Beelaha dariska ah runtii sidii waagi hore waleebaanay doorkan cafis heleyn haddii ay soo raacaan cadawga reer sheekh Isaxaaq.
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 11 дней назад
Waa ayo darisku maxaase kaa dharinaya kuwa Xanuun ka isaaqa la ildaran miyaad ka difaci
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k 11 дней назад
@@user-mr6sp3yh7e cida xanuunsan ee isaaqa kusocota sheeg, iyagaa dad islaam ah dhulkooda laga kari waayaye oo xasuuqaye, hadana wali usocda inay dad laayaan oo dhiig islaam daadiyaan
@safia6698
@safia6698 13 дней назад
Abtigay faysal geesi qaran ❤❤I love u abti nolow
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 13 дней назад
Isaq oromo amxaro wey gos sadan amxaro miya tahay mise oromo
@safia6698
@safia6698 12 дней назад
@@user-gl2go3kp6s get a life 😝
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 13 дней назад
Maasha alaah faysal waxan ku jecelahay waxa uu ku adag yahay dadkan iyo dalkan in ay hore u maraan waana nin ka dhiidhiya hagar daamada qarankan ay ku hayan cadawagu waxanan u sheegayaa umada reer soomaliland in taladaa faysal laga dhabeeyo oo la is abaabulo dhaman ururada qaranka
@user-wm6ue3ze8j
@user-wm6ue3ze8j 13 дней назад
Faysal cali waraabe haduu inbadan samray anagoo galbeedka somaliland ah ayaa ucodaynayna kubishaarayso madaxwayne
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 13 дней назад
Sheeko caruredki garxajis lagu kala jabinayaay
@hamzybulxan3511
@hamzybulxan3511 13 дней назад
Uu u qalmaa faysal waa nin muwaadin ah soomaliland jecel
@jamaalabdi
@jamaalabdi 13 дней назад
Faysal Ali Hussein waa aayatullahi ga Somaliland waana Madaxweynaha Mustaqbal ka dhaw Waana suldaan ka guud ee Isaaq
@saynabSr
@saynabSr 13 дней назад
Suldaanka ma sida madaweyne la doorto ayaad mooday kula yaabimaayo oo saldanada ayaanad aqoonineh soo baro saldanada
@jamaalabdi
@jamaalabdi 13 дней назад
@@saynabSr walaal maxaa heath ka ku gaadhsiiyey ammaan uun baan uga jeeday caadi iska dhig walaal
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 13 дней назад
Warutisa maa waxba laisuqarinaya Faysal cali waxgarad lakin Insha aallaahu Guuuuuuul somaliland ❤❤
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 13 дней назад
Geesi qaran faysal Somaliland guul
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 13 дней назад
Wallaahay inaan Harti iyo Samaroon I aysan xuduudooda idiinsoo dhaafayn ee shaashadda ayey idinka daawanayaan waxaad idinku isku sameysaan.
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 13 дней назад
Faysal runta ayuuu ka hadlayaaa kuwa loo jeedaa isaaqa
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 13 дней назад
Wax Somaliland La Dhaho Malahan Tuuuladiiiina Ha Idin Deeeqdo Dulmiga Iyo Demuqraadiyada Haliska Daayo ilaaa Shareecada islamka laga Qaadanaayo Waxba Liskuma Darsanaayo Hala Ogaaado Halagu Kala Tago Somaliya Mar Hadiiii Halka La Maraaayo Ilaaa Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Lisku Xukumayo Wareerka Halagu Jiro laga Hadhaayo Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 13 дней назад
Anigo xata hadee shareecada islaamka somali oo dhan lagu xukumo Daarood waligee daahir noqon maayo
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 13 дней назад
Faysal waa mujaahid runta taabsiiya.
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 13 дней назад
Mudane Faysal halla doorto.
@mohamedibrahimex-burao596
@mohamedibrahimex-burao596 13 дней назад
HALYEY QARAN FAYSAL CALI XUSEN ALLE CIMRIGA IYO CAAFIMAADKABA HAKU BARAKEEEYO
@user-hu4ts1dw3c
@user-hu4ts1dw3c 13 дней назад
Kkkkkkkkkkk 2 qodob oo run ah buu ka hadlay faysal 😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 13 дней назад
Qabyalad iyo qudhun iyo xiqdi ayuu caloosha uga buuxa odeygan wuxu cadeeyey inay isaaqland tahay waar iska qabta wuu asaasaqey
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 13 дней назад
Absolutely waa runtii
@mustafesulyman
@mustafesulyman 13 дней назад
Mujaahid.maahee.waabacaac.kehela.faysal.bas.hadlay
@mustafeaxmed4552
@mustafeaxmed4552 13 дней назад
Wwrun
@qassima317
@qassima317 13 дней назад
Reerki Hargeysa Oromo baa lawareegtay 2024
@1962yusuf
@1962yusuf 13 дней назад
Waa astaan-qaran gudoomiyuhu, afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 13 дней назад
Waa siyaasad cunfi iyo colaad ku dhisan 😂
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 13 дней назад
muusuu Kobayashi qaad u yahey
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 13 дней назад
Guul somaliland ❤❤❤
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 13 дней назад
Faysaloow waa lagu hayaaa ee finlantaadii iskaga noqo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 13 дней назад
😂😂😂
@maxamedcabdilahi6176
@maxamedcabdilahi6176 13 дней назад
Faysal wa warcad
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 13 дней назад
Beentu waa taa runt maa sheegu ayaa 18 maalmod xabada dumark iyo carurta halku isagu kaa tagit laga u kala dajin lava xaalka iyo hadan soo galiyaaye huwan oo hubkodi wata lasconod hadan cidnka 8 bilod dhaqajin ilaa ni kismayo joogaye laa keenaye yaa xabashi iyo balayo oo dhan keenaye ilaa shacabki iyo waxi afsomali ku hadlaayaye oodhan cadwi kaa dhigtaye yaa jabuti cadiw kaa dhigtaye ilaa aay awdal kaa bilawadaye sheekadi lasconod waxa so balaya waa qaf kaliyaa ee beenta iyo qabyaalada ayaa daadki indh tiraye
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 13 дней назад
Warya dahabshil Dijabouti ayu ka shqaysta warya waraba Ziyad bare wad ku walatay
@Hciid
@Hciid 13 дней назад
JAREER CADOW TAN WAAD KU ADUUN IYO AKHIRO SEEGTAYE EE ORODOO ISAGA NOQO OROMIYA AMA AMXAARIYA ADIGAA OG TAAD TAHAY
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 13 дней назад
IIDOOR WAGAASH baa loosocdaa ee iidoor wagaashow isdhiiba oo ogolaada in la'idin xukumo.
@prosl11
@prosl11 13 дней назад
Darood kuu xaar wale sidee berigii baad qaxooti kuu dhanbayn doontan
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 13 дней назад
@@prosl11JIGJIGA baanu heysanaa oo aanu leenahay. Kuwa 1988-kii qaxootiga ku'noqday ETHIOPIA waa IIDOOR WAGAASH.
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 13 дней назад
ma is ogaateen inaad reer yar oo burco iyo hargaysa dagan
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 13 дней назад
waa fidmoole feysal isaaq waa qabiil ballaaran adiguna wax uma sheegi karto raac dadka maskaxdoodu fiyowdahay
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 13 дней назад
Dumarka ayaa ka dabo hadla waxay bixiyaan faysal faaruq wuxuu leeyahay isaaq ayaa loo socdaa waa beentaa isaaq isagaa duulaan ah isagaa laascaanood xasuuq kageystay isagaa doonaya dhul uusan lahayn kuwa kuu sacab tumayaana waa kywo sidaadookale faaruq ag
@HardTalk1
@HardTalk1 13 дней назад
Imisaanu idin lahayn Somaliland iyo Isaaq kala saara
@Islamavanttout15
@Islamavanttout15 12 дней назад
Uuskag
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 13 дней назад
Cid isaaq u socoto ma jirtee guryihiina jooga way dhamatay Somaliland
@user-gt6sp5he6d
@user-gt6sp5he6d 13 дней назад
14 milayan buu farmajo siyay marku suuqa kagubtay laakin milkodi baa ucad
@AbdihamidYusuf-yo3yj
@AbdihamidYusuf-yo3yj 13 дней назад
14 million ma isagaa lahaa waa xoolihii somaliland gaaladu siise oo uu dhexda u fadhiiste Somalida is caawintu way ka dhaxaysaa waan dhaqan suuban ganacsatadu 1 million ayay bixiyeen waana wixii xaq layskugu lahaa wanaymahadsan yihiin marka wax isku ahaanshaha yaan la siyasadayn
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 13 дней назад
kkkkkkkkkkkkk guul qaranka somaaliland
@Wanaagsane
@Wanaagsane 13 дней назад
Dee ordoo waaaaye hadaba dawlad isaaaqa samaysta
@abdulosman3242
@abdulosman3242 13 дней назад
😂😂😂😂😂
@guleit89
@guleit89 13 дней назад
Faysal fataal 😂😂
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 13 дней назад
waxaad moodaa inaad dad cawaana wax u sheegeyso cid soomaaliya oo dooneysa in isaaq la birayo ama la laayo ma jiraan ee idinku joojiya kibir xunka iyo soomaali necaybka
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 13 дней назад
Waxad ku fekerteen isha kaliya ee ay jibuuti ku nooshahay in aad ka xirtan sow caqli xumo maaha wax idinka siyaasad liita ma jiro reer sh isxaaq guryahiina ku laabta isaga taga samaroon iyo ciise dhulkooda
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 13 дней назад
Kkkkk war ninkaak haloodhiibo sl.
@____0934
@____0934 12 дней назад
Wr bal odaygan sagashanjirka wuxu kuhadlayo eeg 😂😂😂 o somalilan wixi lashegayo aya runa
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 13 дней назад
ilaahow maxaa dagaalkii laascaanood na galiyey i
@MohamedAhmed-mh6qj
@MohamedAhmed-mh6qj 13 дней назад
Hhhhhh😅
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x 13 дней назад
Walee been maad sheeting cida loosocdaa waa isaaq Farax macalinbaaba maanta la haa hala xasuuqo oo yaan midh laga reebin markaa raga muusaa dalkii baabiiyay lehoow adaa laguusoosocdaa
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 13 дней назад
isaga lama yaabin waxaan la yaabay kuwa soo qoraya waa runtiis wa runtiis hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 13 дней назад
FAYSAL FAARUG LACAG BAANU BIXINEY BAAD TIRI. HARGEYSA IYO BERBERA SOW SIYAAD BARE KUUMA DHISIN 😂
@abdiabukar379
@abdiabukar379 13 дней назад
Somaliland ta la sheegayo ineey Isaaq tahay Faysal wuu cadeeyay
@prosl11
@prosl11 13 дней назад
Isaaq baa loo soo socda laakiinse isaaq wuu yaqaana sidaa loo karbaashi lahaa dadka
@MrAbdiqani1
@MrAbdiqani1 13 дней назад
Waar Jabnaye aynu soomalideena aamino
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 13 дней назад
Ayaan daranaa reerka midkan iyo wax la mid ah uu siyaasi iyo madax u yahay.
@prosl11
@prosl11 13 дней назад
Atmis somalia.miyeey dhanta idinku kkkkk
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 13 дней назад
Aggah
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 13 дней назад
WAA RUNTAA SOMALILAND TALADAY U BAAHANTAHAY WAA ADIGA, KAAHIN IYO MUSE BIXI OO DHAAFA😂. MARKAAS BAY SOO KABANAYAAN
@mohamedbarkadle2542
@mohamedbarkadle2542 13 дней назад
Odaygaa asaasaqsan ee sidaa uhadlayaa ayay ujiibinayaan in ay madaxwaynee kadhigtaan. Walee Somaliland meel gadhimaysaan inta ay Faisal iyo Musa Bixi hogaank idiin hayaam. Afxumo cay iyo wixii lamidaa ayaad kujeclaateen. Good luck😢
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 13 дней назад
Muusaa ku dhaama. Had dhaliishid baad lahayde Laakiin waad amaantay Oo geesinimo uqarsoonayd ooyna umadu ogayn ayaad usheegtay Sobob too ah qof ka walaalkii oo dhibaataysan kadamaqada dhibaatadiisa ee bixiya wuxuu hayo.saw gob maaha
@user-sm7ve7mu9e
@user-sm7ve7mu9e 13 дней назад
Xishoo nacas yahaw
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 13 дней назад
Somaliland siyaasiyiin ma leh, siyaasdoodi waxy noqotey 33 sano ka dib (Isaaq aya lagu so duuley) war dadka beenta kala hort taga
@abdulazizd
@abdulazizd 13 дней назад
Isaqo waa caajib. Waxyaalo waxa lo geysto ayey xasuustan waxa ay dadka kale ku sameeyan ma xasuustan wax bixin waxay bixiyan ayey xasuustan waxa la siiyey ma xasuustan Markii dhibaato dhacday. Wixi somalia ka yimid kuwa kenya iyo dawladii somalia ma xasustan
@a.hakimwarsame5954
@a.hakimwarsame5954 13 дней назад
Caaac
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 13 дней назад
Idoor u kibray o somali o dan ayu kadigtay cadaw Idoor dull somali ayu raba inu oromo kano Idoor u falgobay halay iska qabto
@osmangiire1349
@osmangiire1349 13 дней назад
Waraabe 😂 ru-vid.comG2aB4zRu7oM?si=tOx8UzY-m-OKeSVW What a buffoon 😊
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 13 дней назад
been baad run moodeen iyo faataa bakh oo hin bey ku dan beysay
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 13 дней назад
Faysal ali warabe Ziyad bare isago dintayna wali u ku gumaysta ya jahil Dijabouti na iyadad ku noshine
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 13 дней назад
FAYSAL FAARUQOW MAXAAD UGA SHEEKEYNWADAY MARKI AAD IDINKU JABUUTI UGU TASHANAYSE3N SSC ???. IYAGU HADABA MA AY CABANEYN EE WAY IDIIN JILIB DHIGEEN OO ISKAKIIN CESHEEN. SSC TAGTAY. CIDKASTA OO DANTOODU KUJIRTO BAY LA KULMI DOONAAN😂. HA WAALANINA, HANA HINAASININA. IYAGA MAAHA WAXA ISKU KIIN DIR1Y JABUUTI HADDI AY JIRTO KHILAAF IDIIN DHAXEEYA.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 13 дней назад
Siilkii hooyadaa isaaq was, khaniis yahaw, anagu hadaanu Garxajis nahay dhulbahantoow waa walaalahayo la dagaalami mayno, adiga khaniis yahaw morgan baa ku wasi jirood isaaqaad sheegaysaad u basaasi jirtay
@prosl11
@prosl11 13 дней назад
Ceerigabo sii wayahay beenale yahow ciilan
@shaficali5991
@shaficali5991 13 дней назад
Reerka isaaq ladhoho intooda badan waxay ujecelyihin qofka maaweliyo oo beenta uugu roonaada noolahan ayaa 30 sano uheesaya mana isweydiya su’al
@fadumoissa532
@fadumoissa532 13 дней назад
30 sano30 sano adigu maxaad haysataa sanka dhuudhi baa ku fuulfuula oo rak iyo dumar idiin sareeya ee shut up
@shaficali5991
@shaficali5991 13 дней назад
@@fadumoissa532 fadumo walal gabdhahas aad ledahey sangudhudhiba fula waa somali gabadh somaliyedna dhibkeda mahan wax lagu farxo adiguna gabadh walashey ah ayad tahey dhib kulama jecli kuwasna ilahey hakadulqado . Huuno Goojacade sangudhudhi majogo Somaliba jogta ( cadowga dibada + kagudaha + huwan + ..
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 13 дней назад
Faysaloow beenta kadaa dadka Reer Shiikh Isxaaq cid u socota oo neceb Soomaali majirto colaad iyo xiqdi aan dhamaaneyn baad dadkii ku beerteen jiil dhan baa cuqdad ku koray Isaaq Soomaali maaha miyaa??? Maxaa dadkiini idinka dhex saaray Aniga hooyaday waa Isaaq Garxajis Habar yoonis cid reer abtigeey u socota majirto propaganda Muuse ha maqlina
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 13 дней назад
Waa ceeb wayn inuu faysal yidhaa isaaq baa lagu socdaa - Dalku miyaanu madaxwayne lahayn - hadii uu ku fashilmay waa inuu iskaga dagaa dalkii waa ceebeeyee .
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 13 дней назад
Wax Somaliland La Dhaho Malahan War Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Ama Halagu Kala Tago Waxba Lama Wadaago Qabiiil Walbo Dulmiga Ha Daaayo Gurigiiisa Ha Joooogo Haduuu Diido Wuuu Baqtinayaa Hala Ogaaado Beeenta Iyo Gaalnimada Haliska Daayo Xaqiiiqda Walama Huraan
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x 13 дней назад
Faarac macalin ma daawatay markuu lahaa isaaq markale ha LA xasuuqo oo yaan mid laga reebin teasing ma ducaa
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 13 дней назад
Idoor u kibray o somali o dan ayu kadigtay cadaw Idoor dull somali ayu raba inu oromo kano Idoor u falgobay halay iska qabto
Далее
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Просмотров 13 млн
Maxamed Adan Isaaq | Heestii Dhuuxi Boorame
7:26
Просмотров 42 тыс.
Isaaq iyo Daarood | qabyaaladda Soomaali rogtay!
15:54