Тёмный

SOORAAN IYO JAWAAN OO LAYIMID FILM WAALI CAS AH 2018 

BAARUUD MEDIA
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 228 тыс.
50% 1

Soyaan iyo jawaan oo sameyay film kale oo aan caadi aheen daawo adigaa qanciye 2018

Кино

Опубликовано:

 

18 июл 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@maydhyuusuf562
@maydhyuusuf562 4 года назад
Allow noo barakee dalka hooyo qabyaladana ceelkii war dheer ka tuur qalbiyada dadkana allow midee waa qudhin qabyaladu subanahenii yidhi sida scw ku dheqma sunaha nabiga sharafta leh
@harunrabile431
@harunrabile431 4 года назад
Z
@harunrabile431
@harunrabile431 4 года назад
8
@hersielmirmj4384
@hersielmirmj4384 4 года назад
Odayaal qaran sland sida saxdiiyah guul dib haw laaaba-ninaaay hore u soco
@xusseinmiinepolismiinesota2688
@xusseinmiinepolismiinesota2688 4 года назад
masha Allah wa ariin wanagsan
@mryes6893
@mryes6893 4 года назад
Sooraan🖑
@somtelkhayriyada9496
@somtelkhayriyada9496 3 года назад
Wa xagiig
@mursalmaxamuud3946
@mursalmaxamuud3946 4 года назад
Somalay qabyaladu waa mida maanta mesha Somalia joogto qabyaalada geeysay Qabyaalad wiilbaa ku dhintee wiil kuma dhashooo
@hamse4119
@hamse4119 4 года назад
Ha dhacdo qabyaaladu
@cabdullaahicali4218
@cabdullaahicali4218 2 года назад
Waaw waaw waaw
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 4 года назад
Sooraaan hhhhhh negqtive kqy udhiivbaan markasta
@khadiirmaxamed1491
@khadiirmaxamed1491 3 года назад
Waaw
@somali24media57
@somali24media57 4 года назад
Ilaahow somali qabyaalad ka saar
@osmanosman9465
@osmanosman9465 4 года назад
Qabyaaladu ha dhacdo
@mohamedabdi8805
@mohamedabdi8805 4 года назад
mansh Allaha wa Ariin wangsan
@cabdidaahi4214
@cabdidaahi4214 4 года назад
caadi maaha
@noorhassan6973
@noorhassan6973 4 года назад
Gunguri dhubuq ha'laygu salaamo
@BOSS-mg7to
@BOSS-mg7to 3 года назад
Waa rag
@abdullahiabdi2610
@abdullahiabdi2610 6 лет назад
habane hanad
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 4 года назад
Waligey sidaasi oo kalle wex wax U metala maan arek
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
Xiniinyo ayaa la adeegsanaya 🤣🤣 Sooraan waa nin culuz 🤣🤣🤣
@maryanmahamed861
@maryanmahamed861 4 года назад
Mashaa alllah abwanada qalliga alllah idin daayo
@muusekayse399
@muusekayse399 4 года назад
Keep going
@khadiirmaxamed1491
@khadiirmaxamed1491 3 года назад
Nuxus weeyi qabyaaladu suldan tima cade ayaa wax ka yidhi
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 4 года назад
What was buidfull flim
@yuusufalidalboon747
@yuusufalidalboon747 3 года назад
😄😄😄😄😄😄
@bilehassan1115
@bilehassan1115 2 года назад
Lol
@harunrabile431
@harunrabile431 4 года назад
Jj
@kacakacahurdada9266
@kacakacahurdada9266 4 года назад
Xarif soraan.. 😁 😁 😁
@baahiye2479
@baahiye2479 4 года назад
Klkkkk sooraan xiniinyo
@HanuuniyeOfficialChannel
@HanuuniyeOfficialChannel 4 года назад
Inta Samaha Jecel subscribe iisaara
@moismail2675
@moismail2675 4 года назад
Ilahay ha rido ha baabiyo waxii ku dhaqanta qabyalda iyo jahilnimada.. Dadka aqoonta lens ilahay ha noo badiyo..
@maxamedaamiin1858
@maxamedaamiin1858 4 года назад
errft
@aminaayaan9614
@aminaayaan9614 4 года назад
Ragigadheh qabayaladhu waa wax xun
@osmanosman9465
@osmanosman9465 4 года назад
Wax garad
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 года назад
Bal wisikhnimada ay wadato qabyaaladu iyo waxa ay soomaalidu ku faanto waa cudur ka xun xanuuno badan
@mukhtarhalac6490
@mukhtarhalac6490 4 года назад
Waar makarafinka codka iska hagajiya
@cososman9157
@cososman9157 4 года назад
bari hory mataleen zhp ninkana dib usoo galiyee
@cabaascali7040
@cabaascali7040 4 года назад
Ma qabiil Isaaq laga hadlayo mise Soomaaliya
@geletoz
@geletoz 4 года назад
Isaaq ayaa dad u sheegaayo qabiil iska dhaafa lmao..the irony..waa halka qabiil oo kaliya somali rabo inay gees ka istaagaan..yaab
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 2 года назад
@@geletoz sxb taaasi waa siyaasade qabyaalad maaha dee
@geletoz
@geletoz 2 года назад
@@craxiimmaxamed4014 qabiil iyo siyaasad waa dab iyo basiin, isma leh sxb
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 2 года назад
@@geletozwaaba kala duwanyihiin sxb qaddiyad iyo qabiil
@geletoz
@geletoz 2 года назад
@@craxiimmaxamed4014 haday kala diwan yihiin dawladnimadda hal qoys maxaa ka wada dhigay xisbiyada siyaasada qaranka? Waakaas dhibtu
Далее
Schoolboy - Часть 2
00:12
Просмотров 3,7 млн
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYAAD CUSUB RUUG CADAAGII 2018 HD
39:18
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
Просмотров 203 тыс.
Halkee iyo Sidee ayay isku barteen sooraan iyo jawaan
6:08
SOORAAN IYO JAWAAN FILM HOW TO KUFSI PART 2
17:22
Просмотров 698 тыс.
Sooraan iyo jawaan waxbarada casriga
36:35
Просмотров 196 тыс.
Sooraan iyo jawaan riwaayaddii jinka qosolkii aduunka
49:58
Утро начинается не с кофе
0:41