Тёмный

SOORAAN & JAWAAN NEW DRAMA VIDEO CLIP 2019 

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Подписаться 254 тыс.
Просмотров 678 тыс.
50% 1

🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
★★www.sooraanjawa...★★

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 387   
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
Inta daawanaysa marku sooran dhintay like Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😰(26-5-2021)Black day:
@ismailabdullrahman5972
@ismailabdullrahman5972 5 лет назад
Inta nabi muxamed jecel farta taag🌸✔💯💓❤
@abdurelove4337
@abdurelove4337 5 лет назад
👆
@abdurelove4337
@abdurelove4337 5 лет назад
❤️
@footballreplay8150
@footballreplay8150 5 лет назад
👆👆
@jimcaalemussewarsame1515
@jimcaalemussewarsame1515 5 лет назад
Scw scw scw scw scw scw scw. Allah musalicaleehi salaam
@badar6675
@badar6675 5 лет назад
Scw
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 5 лет назад
Musliminta lagu xasuqey christchurch ee newzealand hadad kaxun thy like iisaar wll😓😓😓😓😓😓😓😓 mahan xili farxaded ilaahow musliminta ilaali
@geesoodyare2124
@geesoodyare2124 5 лет назад
Mohamed Abdihakim hhhhhh meesha maxa loga hadlaya like ta meel foolxun ka gashey ader
@trumpppl2024
@trumpppl2024 5 лет назад
Mohammed abdihakim sawirka ku saaran dee waa geesigii ummadda AUN CLN YEEY
@xikmaawixaajisaleban4573
@xikmaawixaajisaleban4573 5 лет назад
Yaan umadda islamka ah e laxasuuqay Lagu duL dawarsan
@Wiyeeryare
@Wiyeeryare 5 лет назад
Dawarsiga kalatag meesha duliyow sidaada wax noo weydiiso
@dr.mohamedkamalsharif4718
@dr.mohamedkamalsharif4718 5 лет назад
Mohamed Abdihakim Aaminn wll qali walee muslim khaalisa ayaad tahay
@hoygadiintatv2693
@hoygadiintatv2693 5 лет назад
intii ilahay iyo rasuulkisa scw jecel inta like saara
@azizadreams6676
@azizadreams6676 5 лет назад
R
@abdiazizadan8623
@abdiazizadan8623 5 лет назад
wallhi dad aan uxiisay so labashidiina waan ku faraxnay caruurta yaryaraa baaba baryahan naqab satay hadad so labaten wa illahay mahadiisa🤗🤗🤗🤗
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 3 месяца назад
ilahay hanaxariisto ismaaciil sooraan
@zakiyare8115
@zakiyare8115 5 лет назад
Waxynu walaalo ku Nahay waa wax is taride ilma adeerayaoow liketa ii saara plz fdlan
@alikorontoofficiall3637
@alikorontoofficiall3637 5 лет назад
Qofkii ugu horeeyey ahay hadii aad sooran tageerto like igu qabo
@cabdilaahifalkiye1318
@cabdilaahifalkiye1318 5 лет назад
heer sare
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 лет назад
Waa barnaamij loo baahnaa. Waa sheeko iyo masrixiyad qurux badan sida loo soo bandhigay
@garowshogar4805
@garowshogar4805 4 года назад
Foosiya biyooley
@alaahikoolka2083
@alaahikoolka2083 5 лет назад
kkkk soraan inta illa taageerta farta taag nin jira sooraan kulaaha nin waynnoo gabari raacdo waa ceeb
@laylaaadam1665
@laylaaadam1665 5 лет назад
fog years
@hamziyeali6800
@hamziyeali6800 5 лет назад
Alla ha u naxariisto gabadhaaas
@ALIIMZE
@ALIIMZE 5 лет назад
*hadaad uxiistay qosolkii iyo fankii majaajileestaysha like igu sharf*
@waxwalbahayechannel9710
@waxwalbahayechannel9710 5 лет назад
Mahrez RU-vidr aar wll waxad ii sgegtaa sida farta loo wa wayneeyo
@abdiazizmahamed6918
@abdiazizmahamed6918 5 лет назад
Hayee sxb subcribe iisaar adna
@ALIIMZE
@ALIIMZE 5 лет назад
@@abdiazizmahamed6918 Igu ogthy
@ALIIMZE
@ALIIMZE 5 лет назад
@@waxwalbahayechannel9710 zxp qaali chanel kyga wax iiga soodir
@muumuaadan4401
@muumuaadan4401 5 лет назад
Mahrez RU-vidr cvvb
@somalistarstube1534
@somalistarstube1534 5 лет назад
Odayashii Way RugceliyeeN welcome back waa la, idin Xisee
@mo.muscabyusuf9616
@mo.muscabyusuf9616 5 лет назад
Inta Sooran tagerta like isaara
@と同じと同じととあイもあ
Big respect wlhy rag jira
@mavsuudintanecebdimuquraad5113
Waad dadku jecelaa like War aniga waxba haysaarina
@ahmedwardi1016
@ahmedwardi1016 5 лет назад
Riwaayada is kama matalaan ee waaqicaatka Taakan ayay ku sifeeyaan - inta ala aragtay 👍
@ugaaskageesk4893
@ugaaskageesk4893 4 года назад
Matto
@ilyaasjigjiga1712
@ilyaasjigjiga1712 5 лет назад
Inan yaroo ree jigjign ahaye jaarkeygow like ma idinka helayaa
@zaki_h8393
@zaki_h8393 5 лет назад
Kkk ha i raacin nin waynoo naagtiisu raacday waa balaayee kulaha sooraan
@iidmubarik9960
@iidmubarik9960 5 лет назад
Axaxx marxunada qabrigeda aleh ha u wasiciyo yarabi 🤲🏼😰😰😰😰😰
@cabdaleidiris1916
@cabdaleidiris1916 5 лет назад
Marka ma laba danguud baan gooyaa Hhh sooraan legend
@samiraali8319
@samiraali8319 5 лет назад
Jecliya meel sidas Intaan faristo inana shah ku cabo waa jawi dagan
@abdirisaqmuxidinmaxamed9863
@abdirisaqmuxidinmaxamed9863 5 лет назад
danyste aw aadan 😀😀😀
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 лет назад
War 60 waan hayey kuma lohoo war soraan waa lipaax lcg baa kacrarty ohy oh
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 5 лет назад
Wlhi sidaan ugu faraxsanaa inaan dhamysto veideogan Lkn markaan arkay marxuumada waan kariwaayay inan dhamaysto ax allow unaxriiso 😭
@abdulmohamed7474
@abdulmohamed7474 5 лет назад
Dowladii xaaji maxamed siyaad Barre kulahaa kkkkkkkkkk jawaan caadi ma aha wllhi.
@burcaiibnuburcawi4180
@burcaiibnuburcawi4180 5 лет назад
war odaygii sooraan wu sii dayaranayaaa masha llh halka kawad hawlaha Gnr sooraan 😂
@maahiryare317
@maahiryare317 5 лет назад
Nin waynoo gabadhu raacday waa balaayo Nin yaroo oo gabadhu raacday waa shaydaanimo 😂😂😂😂😂😂
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676 5 лет назад
Xaraaaaaabo
@yusufabdirahman7474
@yusufabdirahman7474 5 лет назад
😂😂😂ninweyno gabadhu raacdey wa balayo
@mustafe7147
@mustafe7147 5 лет назад
Wadamada Europe baa Agreements iyo wax laga isticmaalaa lkn wdankeena waa Qawlu sharaf 😁😁😁 halkaa wxa ina dhigayba waa heshiis la’aan billaa Docoments micno wn ayay xanbaarsanthy riwaayadu 2legends sooraan vs jawaan👍👍
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@ahmedabdikhadir7092
@ahmedabdikhadir7092 5 лет назад
Jawan Aya qire Inu aha nin Halyey eh Doladi siyad bare ishi bugtoy kubikacso
@yasinabdi8157
@yasinabdi8157 5 лет назад
Mansur Baba wa loo darsasay allah u naxariisto marxuunka dabadi koob biyaha lama cabin
@xamseoscar4036
@xamseoscar4036 5 лет назад
Intii daawanaysa intii ay sahri dhimatay islanta LA matalaysa riwaayada sooraan iyo jawaaan aynu faataxada umarno alle janada ha geeyo.
@riyoofficial3086
@riyoofficial3086 5 лет назад
Soran iyo jwan dad la wayay mays keenteen
@mustafedaftar2901
@mustafedaftar2901 5 лет назад
Muslimiinta ilaahay ha guuleeyo meel kastooy joogaan hadaad igu raacsan thy like iigu qabo
@mumtaasmuuse4209
@mumtaasmuuse4209 3 года назад
Soraan iyo gabadhaa la matalaysaa way geeriyoodeen maanta alle ha unaxariisto annagana nooga daba naxariisto😥😥
@zadiiqhassan4476
@zadiiqhassan4476 2 года назад
Ilahayow hayga qadinbay tidhi hadana waakuwa kla horeeeyay manta oy inaga hooseyan ooy dahabshiil ku asanyihin ilaaahayow sooran sahra rooblaba un udanbi dhaaaf walalyal aaamiiin dhaha
@abdurahmanahmed6530
@abdurahmanahmed6530 5 лет назад
zxpayal ninki jawan aha wajigisu uu is badalay marki u warku so galay yaa ila arkay ma odhan ee ka baxooo ayaa ka dhacday kabaha ka xidho
@yoocaaletodhagaxbuur6235
@yoocaaletodhagaxbuur6235 5 лет назад
Sooraan walhi waad iga qoslisaaa horay usoco
@jaaleawil1818
@jaaleawil1818 5 лет назад
Sahra Rooble Ilahay Haku Naxatisto Jana Firdawsa Eebe Haka Waraabiyo
@mohamedjama6062
@mohamedjama6062 5 лет назад
Jaale Awil illahay haw naxariiisto wll
@abdiramanaskar4785
@abdiramanaskar4785 5 лет назад
Walal goormay dhimatay
@mohamedabdifitahmohamed7667
@mohamedabdifitahmohamed7667 5 лет назад
Kkkkk Dadkeennu qowl sharafayn bay ku kala baxaan , waraaqo waa wixi Yurub ah.
@duceysane1
@duceysane1 5 лет назад
JAWAAN ALAHA UNAXARIISTEE XAAJI MAXAMED SIYAAD BARE UMADEY AAMIIN DHAHA
@deeqocanada6943
@deeqocanada6943 5 лет назад
Asalamu caleykum walal subscribe wankusaray anaisar thank you
@AbdallaArush
@AbdallaArush 5 лет назад
soraan😂 inta lasocota hadalkisa 👍😂😂 war wa maxayde xaaji maxamed siyadbare😂😂😂👀👂👏👏👌
@mahamedmahamuud7559
@mahamedmahamuud7559 5 лет назад
maame
@abdiqanimohamedali9586
@abdiqanimohamedali9586 5 лет назад
Inaaadeer maad kaladhigdhigtid?
@Goalato-Tv
@Goalato-Tv 5 лет назад
Bal ibtiladan eega war nio liketan aad nagu dawakhiseen mx ku dhex jira 🤔
@marwomarwo2808
@marwomarwo2808 5 лет назад
Hhhhh wll horta maxay ka faa'idaan ma lacag baa lagu siiyaa like baas tan
@CabaasCabaas-nd2iu
@CabaasCabaas-nd2iu 5 лет назад
@@marwomarwo2808 hello
@CabaasCabaas-nd2iu
@CabaasCabaas-nd2iu 5 лет назад
Mala yacni weeye adero
@Robogirl632
@Robogirl632 5 лет назад
Waa ruun
@cabdirisaaqsharmaarke2791
@cabdirisaaqsharmaarke2791 5 лет назад
Waxay iigu yaab badnayd anigoo maalin dhexe hees Qaraami ah dhagaysanaya, kolkaan arkay qaar faallada (Commen)-tiga heestii dhex leh: "Intii nebiga (SCW) jecel, like igu caawiya walaalayaal". Yaab badanaa! Maxaa isku xidhay jacaylka Nebiga (SCW) iyo like-tooda toloow? Ta kale, waxaynaan fahamsanayn baan is idhi, in sababta faallada loogu talagalay tahay in muuqaalkaas dadku siday u arkaan uga dhiibtaan afkaartooda.
@apdalleallih6509
@apdalleallih6509 5 лет назад
Zooraan nd jawaan raG la tabaY
@balariaraktidada9877
@balariaraktidada9877 5 лет назад
Xaaji Maxamed Siyaad Barre Aya ka dhaxalnay 😁
@cawkinho10cawke29
@cawkinho10cawke29 5 лет назад
Fadlan subscribe ii dheeh jilaa channel
@maxamedmaxamud6515
@maxamedmaxamud6515 5 лет назад
Jawaan ma xawaaaladbaaa
@realtalk5871
@realtalk5871 5 лет назад
so funny guy
@trustursalef2368
@trustursalef2368 5 лет назад
Camera daaas iyo hoos kaas baas naga qariya waxa
@cabdulahiyasiin9916
@cabdulahiyasiin9916 5 лет назад
Trust Ur salef asc
@ahmednaasirahmednaasir9629
@ahmednaasirahmednaasir9629 5 лет назад
Arsenal iyo livarpool kulahaa
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 лет назад
*_Hadaad Xiisaysid Ruwaayadaha Sooraan iyo Jawaan Farta Taag ☝️ si looso badiyo_* 👁👁💯💯
@barkhadabdilahi4613
@barkhadabdilahi4613 5 лет назад
@abdidhagol364
@abdidhagol364 5 лет назад
B
@abdidhagol364
@abdidhagol364 5 лет назад
Bbm
@Mokhtaarproduction
@Mokhtaarproduction 5 лет назад
Wow:)
@kbpost6947
@kbpost6947 5 лет назад
Kan yar inay ka daayaan ayey ahayd
@tahirizmail2963
@tahirizmail2963 5 лет назад
Aar nio like tan mxaa ku jira waa zuala waad nagu warerisne adrayaal
@xiinfiniin5271
@xiinfiniin5271 5 лет назад
Like ii saar haddii aad geel jire soo martay 😂😂🦊
@ahmedlampard5443
@ahmedlampard5443 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂
@hodhanmohamed4585
@hodhanmohamed4585 5 лет назад
peniophobia tv
@abdihakiim938
@abdihakiim938 5 лет назад
Henelka sheeko xariiro waxa uu idiin soo gudbin doonaa muuqaalo xiiso leh oo ku saabsan dhaqankeenii hore
@abdiazizmahamed6918
@abdiazizmahamed6918 5 лет назад
Sxb iisaara idinkuna
@noorbaafo3626
@noorbaafo3626 5 лет назад
Kkkkkk jawaan kulahaa dowladii allaha u naxariistee xaaji maxamed siyaad bare hargeysa ayuuna joogaa xereg ayaa tahay
@fataxaale
@fataxaale 5 лет назад
Ayaamahan ma wasaarada war faafintaad wixiina ka qaadataan waan ujeedaaah dee in laydin qarameeyey
@nooromar2160
@nooromar2160 5 лет назад
Nabiga scw magacisa halaga dayo in like lagu rad sado intad hadhow cawaq xumo kala kulmiin
@papaqanjeeychannel3062
@papaqanjeeychannel3062 5 лет назад
Waaaw wlhi cawa waa hawenkii farxada aanku sexanaayay hadaanba arkay soran iyo jawan oo wax cusub nokeneen inbadan baaanu idin xiisnay wlhi marka hanaga maqnaanina qosolkii iyo farxadii baa inaga tageysa hadad naga tagtaan wey idin so raceysaaaaaaaaye ...................
@cabdilahi1174
@cabdilahi1174 5 лет назад
Sooraan Baan taageeraa
@jirfe
@jirfe 5 лет назад
Jawaan iyo sooraan markii guryihii dawladu lahaayd la dhamaaystay ayaad hada ka hadlaysaa goor siilaanyo xaaskiisu qaadatay women's club kii hargeysa aay hotelka ka dhisatay gurigii xisbiga kulmiye xafiiska u ahaa danguud buu ahaa siilaanyo ayaa qaatay muuse isaga laftiisu kuu ku jirey buu qaatay wax guryo dawladeed oo hadhay ma jiraan xiligii siilaanyo ayuu wada iibiyey muuse guri iyo dhul dawladeed hadeer ma jiraan dadka beeraha kulahaa hargeisa iyo agagaarkeeda dawlada hoose ayaan danguud ka gooyn jirtey dabadeed mayorka ayaa dib u iibin jirey muuse guryo iyo dhul dawladi leedahay meesha ugu ma iman xiligii mj siilaanyo ayaay ahayd inaad riwaayadan wacdi gelin ta ah soo saartaan
@somalilivemedia6679
@somalilivemedia6679 5 лет назад
Intii SUBSCRIBE iisaarta illaahow cudurrada halistaa ka badbaadi
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 5 лет назад
Hantidii guud ee waawaynayd aaway markaad guryo yaryar oo masaakin fuqaro ahi dagantahay aad ka hadlaysaane 1 tiyaatarki qaranka (hargaysa) 2 maktabadii gaandhi (hargaysa) 3 parking kii airportka (hargaysa) 4 haamihii shidaalka (berbera) 5 Warshadii sibidhka (berbera) 6 bakhaaradi waawayna ee dekada (berbera) 7 xeradi milatryga (berbera) 8 beerihi dawladi siyaab barre ka hirgalisay berbera 9 xeradi asluubta ka danbaysay dabaqa wayne e dahabshiil hada distay (hargaysa) Intaaso dhanba niman hantiilayaal ah ayaa laga iibiyay intii u dhaxaysay 2010_2018 aakhirana Siilaanyo iyo muuse biixi ayaa la waydiiya lkn muuse shaani iyo inta taageersan ee jeegaantaay (hj iyo ha) bal intaas meeleya
@Burcawi24
@Burcawi24 5 лет назад
Horta intaanad wax noo sheegin adigu wax isu sheeg oo magacan gaalada iska masax nin beri samaadki bakhtiyay ayaad sidata magaciisa... dibiro fooqa dibiro
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 5 лет назад
Duwane miskiin jaahila oo cuqdad reered haysa tahayo kula yaabi maaye ninka ii saaran Mohamed ali baa la yidha kaan magiciisa watana malclomX baa la yidha waa laba ninoo musliima waliba ducaad waa wayn ah hadana nolosha heerka gaadhay hadana way dhinteen labaduna. wax baro!!
@Burcawi24
@Burcawi24 5 лет назад
MalclomX Somali Waa runta labaduba waa laba nino muslim ah
@mustafeab7311
@mustafeab7311 5 лет назад
Inta Hore oo dhan waad ku saxsantahay Siilaanyo wadanka wuu Xaraashay Muuse Biixina wuu sii wadaa Laakiin Qabiilka ka saar meesha
@Abshaw6
@Abshaw6 5 лет назад
nin waynoo gabadhu raacdey waa balaaye 😂😂😂
@furqanmohamud313
@furqanmohamud313 5 лет назад
Laamiyo kudara dee
@capitanocunaye5411
@capitanocunaye5411 5 лет назад
Miyad nagaranaysaa
@safwaanphotography9912
@safwaanphotography9912 5 лет назад
jawaan yarkii waa baqsaday yaa ila arkay
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 5 лет назад
kkkkkkkkkkk allaha unaxariistee xaaji maxamed siyaad bare waa runtiis waayo furuq iyo waraaboow ayagaa kala subxaanaleysta foroq iyo waraaboow qofki aan garaneynin waa cudur jirka ku dhaca marka siyaad bare ayaaba la leeyahay xaajiga alle ha u naxariisto micnaheedu waxey tahay dad ka daran baa naheysta illaahoow cidi umada somaliyed dhib kuheysa aan cadaalad kumaamulin cudur aan dawo laheyn kurid dad aduunka ugu liita ee hadana lasii dhibayo
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 лет назад
Asc fadlan soo booqda channel kayga DARYEELKA timaha skin makeup ka wlc all waad ka maqsuudi doontaan hadaad ku cadiban tahay hawlahaas Waan kaa dhisaa 💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️
@CabaasCabaas-nd2iu
@CabaasCabaas-nd2iu 5 лет назад
Guska make up ma la marinaya
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 War soraan dhulkiisa udaaya isgaa gadanaye ohy oh wax waln jawan kumloho yurub baa lga isticmlha waraqaha
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
Qawl sharafayn.
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
@issa dijbouti kkkkk waar maxaad tiri midh lagaa fahmi maayo
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 лет назад
VIVA sooran iyo jawaan hhhhhh From USA
@haajarqueen2112
@haajarqueen2112 5 лет назад
us garac baatahee
@habibai6812
@habibai6812 4 года назад
Intajifkudawanesa 2022
@siciidkhaliif1733
@siciidkhaliif1733 5 лет назад
Nin wayn oo gabadhu raacdo waa balaaye sooran wlhi beer cazad😁😁😁
@tasmiimabdillahi7039
@tasmiimabdillahi7039 5 лет назад
Aniga
@axmedxidig4124
@axmedxidig4124 5 лет назад
Iyaaanta waa dansaneedeeen ee hada nawaala wax badan soo galsha sooraan iyo jawaan adbaan idiin taageersnahay
@luqmanflip2593
@luqmanflip2593 4 года назад
Hees
@ahmedabdikhadir7092
@ahmedabdikhadir7092 5 лет назад
Doladi siyad bare Siyad bare wale nin magac leh ayu aha somaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 5 лет назад
Mansur Baba Calankan dhiiga leh meesha kasaar
@shakibmohamet1034
@shakibmohamet1034 5 лет назад
Alle qabriga ha uwaasiciyo marxuumada 😭😭
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 5 лет назад
Ragani wxa jira ayey ka hadlaan
@meersiissports2515
@meersiissports2515 5 лет назад
subscribe inta ila aragtay ragan iney runta ku sifeynayaan
@shireyusufducaleshireducal2367
Gawaadhi iib ah qiimo macquul ah Toyota Land cruiser midigle Shamboo Nissan diesel midigle No:0636751453
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
😂😂😂 jamhuuriyadda somaliland 😂😂😂 War riwaayada qabilka kadaaya somali oo idiil aya dawaneyse
@mohomeddaauud4762
@mohomeddaauud4762 5 лет назад
Ragii RaG aHaaa
@ALIIMZE
@ALIIMZE 5 лет назад
*Rag aaan uwada xiisnay dhamntayo soraaan vs jawaan tollow maxaa kudhacay*
@waxwalbahayechannel9710
@waxwalbahayechannel9710 5 лет назад
Mahrez RU-vidr aar waxd ii shegtaa sida farta loo waa wayneeyo
@ALIIMZE
@ALIIMZE 5 лет назад
channels lipaaah sbscribe iigu qabo chanelka igana so qabo whtsappka 0616682543
@SahraJaamac-sh8ih
@SahraJaamac-sh8ih 5 лет назад
@@Mohamed_Avi10 æææ
@Cabdimajiid-Maax.
@Cabdimajiid-Maax. 5 лет назад
Inader maad kala dhigdhigtid😂😂
@alljigjigaawitube201
@alljigjigaawitube201 5 лет назад
Jawaan nin adag alaha ha u naxariist siyaad bare
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 5 лет назад
Kan yare af somaligu ku adag yahay, muxuu ahaa. Adeer ninkan yar sifiican uhadal halagu dhoho
@maxamuudismaacil2082
@maxamuudismaacil2082 5 лет назад
Sooraan aabaha musalsaalka
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 5 лет назад
Kkkkkkkk sooraan kaw labo ayaan odhan hayaa kulahaa markaan sarfaynka kasaaro
@mohamudmohamed8545
@mohamudmohamed8545 5 лет назад
sahro allaha unaxariisto 😭😭😭😭😭
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 лет назад
Jawab yrka kareeba war yaanu gurigiisa idinki dilin inta qososhaay liketa isaara
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 5 лет назад
Inta soran ku dharata liketa isaara😁
@xikmaawixaajisaleban4573
@xikmaawixaajisaleban4573 5 лет назад
inta fahansan in warka uu mobile ka agbaxayo like ta ha iLa dhafina wlloyalow😂😂😂
@muuseyuusuf5177
@muuseyuusuf5177 5 лет назад
sooran iyo jawaan maskax ayey ku hadlaan wasiirkuna runta ayuu sheegayaa
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 лет назад
Riwaayadda ma waxa ka dambeysa w.hawlaha guud
@farhanomer5444
@farhanomer5444 5 лет назад
By
@gobanimosom7599
@gobanimosom7599 4 года назад
ike
Далее
#慧慧很努力#家庭搞笑#生活#亲子#记录
00:11
SOORAAN IYO JAWAAN DP WORLD 2017
34:24
Просмотров 351 тыс.
SOORAAN RUWAAYAD CUSUB ADIGAA DALKA LEH? DALKEE
27:16
Просмотров 212 тыс.
Sooraan Iyo Jawaan Film Kaaf Iyo Kaladheeri 2020
29:32
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAAYAD CUSUB KHIYAAMO GUUR 2020 HD
17:16
SOORAAN IYO JAWAAN OO LAYIMID FILM WAALI CAS AH 2018
17:12