Тёмный

Subxanllah waligay waxaan ma maqlin illaahi baa cabsi mudan in laga cabsado lkn maanta waan cabsaday 

nasriin Official
Подписаться 38 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Subscreib Like and Share

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b Месяц назад
قال تعالى(ان كيد الشيطان كان ضعيفا) Shaydaan kama baqno umadan khiyaaliga ku nool ilaahay umada haka qabto
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Месяц назад
Subxanallah subxanallah subxanallah. Somali halkan aya udambaysay. Waa xanun wallahi. Allah hasohadeyo
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Месяц назад
Subxanallah masiixu tijaal illahaw ha nagu soo sarin
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Месяц назад
سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله وألله أكبر. سبحانك ربي allaah ayaa xumaan iyo nusqaanba kanasahan☝️💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Maryan_idil
@Maryan_idil Месяц назад
Naagtaan inayba khayr soo wadin kol horaan ogaade Ilaahay umada haka qabto iyada iyo intii la halmaasha.
@Xalimo421
@Xalimo421 Месяц назад
Acudubilaah minasheydani Rajiim,Wey waasheen xata hadey been ka thy.Alle ha caafiyo intii waxan ciyaar ciyaar u haysata ama Aaminsan.Alle ha so hadeeyo kuwa waxas aaminy.Macquul miya qof Diin islaam ku dhashey og in Ilaahey maahane Cid kaloo la caabudo ama Awood badan ineysan jirin Allah maahane Hadana waxan ku hadaayo,Subxanallaah😢
@YasimiinIsmaciil
@YasimiinIsmaciil 27 дней назад
qof dhag wayna waxan maba fahan sanayn bisinka ilahy na amaanso xasbunallah wa nimcal wakiil
@rashiidwaraabe745
@rashiidwaraabe745 14 дней назад
Ilaahay waa keligii dadka caabuda shaydaanku ilaahaybay u shariik yeeleen oo cadawgoodii raaceen acuudu billaahi mina shaydaani rajiim ilaahaybaa xumo ka nasahan
@Happy113Malyun
@Happy113Malyun Месяц назад
Ilaah ba umadisa badbadiya No Qurafad Xasbiyallaah jahil marka u ruuxa yahay wala duufsada 😢
@zamzam5255
@zamzam5255 Месяц назад
XASBUNULLAAH WAA NIIMCA WAKIILAAN ILLAAHEEY BAAKA MAGAAN GAALNEEY ILLAAHAAYOW SHAAR SHEDAAN HANAGAA HAAYO
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Месяц назад
Allah indhaha sida ey ka dhigeyso arag Somalida waa juhalaa ee wax soo barta waxaan oo dhan waxbo kama jiraan ee caqli yeesha.😂😂😂😂
@ZeynapCali
@ZeynapCali Месяц назад
Haa inee been shee keeyso indha heeda laga akh risan karaaa
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl Месяц назад
سبحان الله سبحان الله سبحان الله لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم 😢😢😢😢🤲😭😭💔💔
@dhhol77
@dhhol77 Месяц назад
Tan iney kheyr so wadin waa ka muuqatay sheydaanimad sharteda umada alle ha dhafiyo
@FarxiyaCali-s9l
@FarxiyaCali-s9l 19 дней назад
Subxanallah ilahan ka magan kalay🤲🥲🥲🥲😭😭💔💔
@somalisareone6198
@somalisareone6198 Месяц назад
إنالله وإناإليه راجعون Waa yaabaye somalidu makoomay ku jirijireen Wax sabana kahor laga soo gudbay ayee halmar ku soo baraarugayaan Hadeese udarantahay masooniyadii aduunka rogtay ayaaba na soo gaadhay اللهم نجنا
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh Месяц назад
naagtani waa doqon caan noqo ayay wax walba usamysa waa beenteed 😮😮😮
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 Месяц назад
Waa film waxani somalida waa laga xaraavystaa
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Месяц назад
Waasaas
@munamire-zv4ir
@munamire-zv4ir Месяц назад
لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ❤
@user-qr8hu6ic1p
@user-qr8hu6ic1p Месяц назад
Subxanallah Subxanallah 😭😭
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v Месяц назад
subxanallah subxanallah
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 Месяц назад
Subxanalaah Allah
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq Месяц назад
Benaly weye 😢
@ShaafiyaIsmaaciilxasan
@ShaafiyaIsmaaciilxasan Месяц назад
Subxalaah
@truelife6820
@truelife6820 Месяц назад
😂😂😂 nasriineey ha aaminin wxaas gbdhan waalagadareemaa iny naguciyareysi, maxaa waligeedba sicaadi ahbeey uhadlijirtaye mxay afka io indhaha laqalqalocinee wxasbey faan umaleysaa Wxan maqlijiray qofka marku been shegayo indhuhu mirigmkrig kasiyaa
@Istarliin30
@Istarliin30 Месяц назад
Ila shalay waxan dawanayay qisadadii tahribka shalay ayana arkay yudubkada balse walikey ayan ku arki jiray ina ledahay yudub ma umaleynen
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Месяц назад
Nasriin digriga markaad samaynayso maskaxda waxaa fiican ineey xaadir tahay. Marka aad dhamayso waxaad ka hadlayso dgrigaada samayso.
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c Месяц назад
Waxan waa been iyo khurafad laso aruurshay dadkan talent ay TikTok ku joogan mala marka everyday khurafad bay umada ku mada daaliyan wax kasta oo dhaca madadaalo aya laga samaynaya naagahan caan bay raban inay noqdan marka question badan la waydiiyo way yacayan because waa been they have no answer tankale qof bini Adam ah oo bini adam aan gurigaga irida kadigalin oo aanad arag ma jiro human are not invisible to humans only jinn is invisible to human so please somaliyey beenta iska daya allah ka baqa
@evehussien2129
@evehussien2129 Месяц назад
Waa naag caabsan
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 Месяц назад
Waxan waa khuraafad lama aamino intaa wey ka daciifsanyihiin been io khuraafad ayey iska soo jarayan taga dheh Waxan nasriiney ha isku mashqulin qli Wxna lama so qaato iblays wx uu yaha yar
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 Месяц назад
ninkan caycu ka dadanayo sha,ydan an ahayn ma jiro alah orrda ka baqo cibadaysta
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b Месяц назад
Shaydaana waxba kama taqaano naagtan jaahilada ah
@SaafiIbrahim
@SaafiIbrahim Месяц назад
Nasrin. Abayo snapka iiga so jawab. Plzz
@siradm
@siradm Месяц назад
Astaqfirullaah
@Hidanhuda
@Hidanhuda Месяц назад
Waxaan cml hadhagesan abaayo waba naag leh ayaga isbital geyay bal duqonimadeda fiiri naga dhaaf waxaan iyo wax lamida walaahi mafiicno xitaa ina dhagesato dadka jaahiliinta ah waayo adiga wad ogthy in ilahey mamulo adunka marka kasoqadbo malayacni weyba tahay mala yacni marka soo ilahey nama dhihin isaga taga malayacniga tan danbi ayaaba laga yaaba ino nagaso gaaro marka abaayo kahadalka wax aan xaq eheyn nooma fiicno hada muslim nahay
Далее
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
2 AABE AYAAN LEEYAHAY - MANA GARANAYO MIDKA I DHALAY
13:03