Тёмный

TAARIKHADA TATAARKA QEEBTA 8 AAD SH MUSTAFA X ISMAACIIL 

AL-BADAR CHANNEL
Подписаться 186 тыс.
Просмотров 207 тыс.
50% 1

Ramadaan Kariim
Dhamaan cashirada Iyo Muxaadaraadka Bisha soon Halkaan ka Dhageeyso
1) Muxaadaraadka Bisha Soon
• MUXAADARO CUSUB 2022 ...
2) Su'aalo iyo Jawaabo Gaar u Ah Bisha Soon
• Su'aalo iyo jawaabo ra...
#ramadaan2023
#Bishasoon
#sheikhhusseinalijabuti
Jazakumullahu kheyran
____________________________
Wixii Talo Iyo figrad Waxaad Noogu Soo Gudbin Kartaa Ciwaanada Hoose ku qoran
_____________________________________________________
Website : albedar.wordpr...
👉Gmail infoalbadarchannel@gmail.com
👉RU-vid / albadarchan. .
👉Facebook / albadar.channel
👉Twitter Al....
_____________________________

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@poundstore7174
@poundstore7174 10 лет назад
Maashaa alaah aad baan ugu baraarugay tariikh daan aad moodid in ay maan ta dunida islamaka kajirto
@husseinali7243
@husseinali7243 4 года назад
ما اشبه الأمس باليوم
@mohamedcr7790
@mohamedcr7790 7 лет назад
jazakallahu khayr sheikh mustafa
@mohamedabdallaahmed3911
@mohamedabdallaahmed3911 4 года назад
Sxb wn ku salmy teda kle sxb wxn ku weydina mgaca maxmed waa magacii nabiga csw uu lahaa balse adiga waxaad ku darty xarfaha cr7 mana haboona mgca islamka iyo magac gaal inaad isku lifaqdo . Marka sxb wxn ku leyeehy dib ugu labo oo si fcn u feker aad baad u mhdsnthy kaliya uun waa waano ma aha qasab waxaaga adaa u mdx banaan.
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 4 года назад
Illhy hakubarakeeyo shiikheygow Taarikh iga daahsooneyd bad ibartee
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Mansha Allah
@siyaadshine8454
@siyaadshine8454 8 лет назад
Mashaa allaah waa qisiyin aaf moodo in aay tahay tan maanta calamul islam ku jiro iyo siday waxyaba badan oo islamku soo maray u tabanayso
@abdirahmanabdi5718
@abdirahmanabdi5718 10 лет назад
Masha alah
@Mohamed_Abukar
@Mohamed_Abukar 6 лет назад
Masha Allah jazakallahu Jannah sheikh mustafe xaaji ismaaciil haaruun
@ahmederer7153
@ahmederer7153 5 лет назад
Masha allah wlhy waa sheekha aaan dunida ugu jeclhay
@naasirali5381
@naasirali5381 5 лет назад
masha allah ilahay ha xafido sh mustafe amiin
@mohamedaminamin7580
@mohamedaminamin7580 2 года назад
Mashallah
@abdifataahrashiid7386
@abdifataahrashiid7386 7 лет назад
Masha Allah sheikh mustafa
@zakifaandhe9796
@zakifaandhe9796 5 лет назад
Wllhi qisadaan caadi ma ahan maasha allah
@salmahussein5007
@salmahussein5007 5 лет назад
Taariikh mudnayd in marhoreb la xuso. Mustafe Allah yajziihil khayr
@kingbakar4741
@kingbakar4741 10 лет назад
Tariikhdatartaarka10
@laylacisman3506
@laylacisman3506 Год назад
مشا الله تبارك الله يا شيخنا
@husseinhamudyasin5340
@husseinhamudyasin5340 8 лет назад
mansha alllah
@CawilCadooye-if9gz
@CawilCadooye-if9gz 6 месяцев назад
Mashalha ❤❤❤
@aabomcn3022
@aabomcn3022 4 года назад
😍😍😍😍
@samiiryare8298
@samiiryare8298 4 года назад
ياشيخنا الله يبارك فيك❤❤❤
@bashirmahmud9536
@bashirmahmud9536 5 лет назад
Masha allah, Allaha barakeeyo shiikha
@narruto04
@narruto04 Год назад
allaahu akbar
@muhammaddualle19
@muhammaddualle19 4 года назад
جزاك الله خيرا ألف جزاء شيخ مصطفى.........2020/March/11
@furofarxadaada2360
@furofarxadaada2360 4 года назад
Fadlan walalayaasheyda musliminta waxaan idinka codsanaya in aad subscribe iisaartaan
@sadaqcabdi1041
@sadaqcabdi1041 8 лет назад
waa qiso cajiib ah
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij 4 года назад
Asc, fadlan ka daaya Anaashiidka hordhaca ah, ka bilaaba muxaadarada. Jazzaka Allaah
@WAAYAHADUNIDA252
@WAAYAHADUNIDA252 3 года назад
7 sano kahor waye🧐🤗
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 4 года назад
Tataarka show ninkaas uun baa u dhinaa, ciil badanaa oo badanaa 46:56
@sadikhassan3020
@sadikhassan3020 4 года назад
Wa tarikh aynu la yabnay oo u eeg ta manta tagan kuwa inaga danbeya markay tarikhdena manta tagan Loga shekeyo ay la yabi donan
@abdillahish.elmimuhumed4669
@abdillahish.elmimuhumed4669 7 месяцев назад
Asalaama calykum. Sh. Mustafe, aad baan u salaamayaa, su'aal baan waydiin lahaa. Sh. Cisadiin ibnu C/salaan miyuu ku saxnaa niman ILLAAHAY xurnimu u dhaliyey oo hadana Illaahay xor ka dhigay ka dib markii la adoonsadey, oo cidna silsilad ugu xidhnayn inuu Sheeku iibiyo.
@haqabtire5399
@haqabtire5399 5 лет назад
waaqiso tanmaanta taagan lamid ah
@narruto04
@narruto04 Год назад
waar soomaalaay waad aragataan😥😥😰😰
@ruweidaabdalla5412
@ruweidaabdalla5412 4 года назад
Kama daalo dhagaysiga silsiladan Illhay ha daayo sheekha iyo channelkan ba
@WAAYAHADUNIDA252
@WAAYAHADUNIDA252 3 года назад
2021 25jun hawen sacad 9:45
@jabraa2904
@jabraa2904 8 лет назад
waa muhiim in taariiqda la xasuusto lkn inteena badan cibra qaadasho uma ahan lkn ilah hanoga dhigo mida ka fa iidno
@mukhtaarmm6579
@mukhtaarmm6579 2 года назад
Y4r
@BOT-oc8ki
@BOT-oc8ki 3 года назад
👀 👃🏻 👄
@zakifaandhe9796
@zakifaandhe9796 5 лет назад
Madaxdii xiligaas iyo madaxda maanta isku mid ma ahan ee aan ku cibro qaadano
@Tube8Fei
@Tube8Fei 10 лет назад
Jamhuuriyada Somalia uuba haaya dhibkaan Caalam islaami iskaba daaye
@mohamedmuse2045
@mohamedmuse2045 6 лет назад
جزاك الله خير
@BOT-oc8ki
@BOT-oc8ki 3 года назад
🥶 👕 👖
@BOT-oc8ki
@BOT-oc8ki 3 года назад
.
@BOT-oc8ki
@BOT-oc8ki 3 года назад
[ * ]
@yasminyabarowsharei7139
@yasminyabarowsharei7139 5 лет назад
Waxaan ubaahnaa nashiidada bilaawga saaran
@hoygamuwadinka9275
@hoygamuwadinka9275 4 года назад
دونت تاريخ الارض بدمائي
@raashidabass5
@raashidabass5 6 лет назад
Waatan maanta taagan
@walalahalayrics3724
@walalahalayrics3724 3 года назад
Tariqdu wa Page hore udhacay oo kloa cusub walhi anay kala duwanen qisooyinki Hore io tan hada
@Globeltravel
@Globeltravel 5 лет назад
Waa qiso caja’ib ah maskaxdayda inay u omanayd ayaad u malayso sida aan u dhagaysano ulana raacayo inaan dawnayo ayaad u malaysaa caqliga sheekha allaha u daayo iyo inta isku Soo dubo riday.
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 5 лет назад
Waxan layabay gbr shiiq dhageysato wey yarthy mxaa dhcy
@hoygamuwadinka9275
@hoygamuwadinka9275 4 года назад
Maxa yareyey nocakole BAA isku kobay diinta miy
@umuinshaarmumtaaz9869
@umuinshaarmumtaaz9869 4 года назад
Hhhh
@umuinshaarmumtaaz9869
@umuinshaarmumtaaz9869 4 года назад
Wllo qalli wayjiraane
@amal12678
@amal12678 4 года назад
Way jireen wllo lknse waay yartahy
@mohamedjama1458
@mohamedjama1458 5 лет назад
Sheekha alcisa bin cabdisalam diin ayaa kuyarayd see qof muslim ah uu dhahay xor ma aha marka somali oodhan xor ma aha ayey lamid tahay. Walaahi carab waka xun yihiin gaalada
@sacdiyamohamed5828
@sacdiyamohamed5828 5 лет назад
cilimada yan waxa laga sheegi suldanu culiima c/salam wax u ahaa caalim wanaagsan ola haikarayan lkn tariikda suldanu culiima akhriya
@mohamedjama1458
@mohamedjama1458 5 лет назад
Sacdiya Mohamed culimada ma qaldami karan miyaa. Dambi wayn ayuu kujiray
@hoygamuwadinka9275
@hoygamuwadinka9275 4 года назад
Adigu mailahii xisabay danbigisa tahay mise wakhtigisa mise ada adoon bina Adam ah oo xil raba intaa caday mid
@mohamedalihassanak
@mohamedalihassanak 4 года назад
Wuxuu kahadlayaa waa ciidama mamaalikta ee adoomada ahaa
@Mamba993
@Mamba993 4 года назад
Manshallah
@CawilCadooye-if9gz
@CawilCadooye-if9gz 6 месяцев назад
Mashalha ❤❤❤
Далее
TAARIKHADA TATAARKA QEEBTA 9 AAD SH MUSTAFA X ISMAACIIL
50:08
TAARIKHADA TATAARKA QEEBTA 7 AAD SH MUSTAFA X ISMAACIIL
1:09:15
WAX AQRINTA & MUHIIMADA AY LEEDAHAY.           SH MUDAFA
1:08:05
DOWLADII CISMAANIYIINTA SHEIKH MUSTAFA HAJI ISMAIL
1:02:32
Qisadii nabi Yussuf   قصة يوسف عليه السلام
1:10:58
TAARIKHADA TATAARKA QEEBTA 5 AAD SH MUSTAFA X ISMAACIIL
1:04:53