Тёмный

Taliyaha Ciidamada israil ee ka dagaalamaya Gasa ayaa qiray Geesinimada dagaalyahanada Xamaas cajiib 

Nadaara Show
Подписаться 232 тыс.
Просмотров 65 тыс.
50% 1

Taliyaha Ciidamada israil ee ka dagaalamaya Gasa ayaa qiray Geesinimada dagaalyahanada Xamaas, wuxuuna sheegay inaan si fudud lagu jabin karin,#shujaaciya iyo maanta dagaal kulul oo kasocda, #Doorashada iiraan oo waji kale yeelatay.

Опубликовано:

 

28 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 189   
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 2 дня назад
Shalay Israel waxay lahayd Hamas waan burburineynaa hadana inyar ayey xaqiiqda sheegayaan maalin dhaw waxay si cad u sheegi doonan inay dhulka falastiin faraha kala baxeen. Jabka ISRAEL like saar sxb ❤
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 2 дня назад
Allah Haku riido cidamada yuhuud niyad jab iyo arkaagax allah ha kaa dhiigo kuwa waasho iyo kuwa dhiinto aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi insha allah ayaga ayaa noqondoon kuwa lagaa raayo oo jaab insha yuhuuda yaa ka qaxaayo bariga dhaxeeyo alle indiinkiisa aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi
@haboonadan
@haboonadan 2 дня назад
Rabbow uu hiili Reer falastiin iyo xaq u diriirka🤲🤲🤲🤲
@user-oq5tj6no2d
@user-oq5tj6no2d 2 дня назад
Allah haugargaaro muslimiinta reer falastiin Bi'idnillah 🙏🙏
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI 2 дня назад
Wcs ustaad wn kusugeenay waad nadhirigalisaa ò wad naga farxisaa oo wad naga qoslisaaa guuleeso runlow ❤ ilaahow walalaheen reer falastiin ugargaar ilaahow jabi yuhuuda ilaahow unaxariiso unaxariiso shuhadada reer falastiin aamin aamin yaa allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraabdirahman7283
@sahraabdirahman7283 2 дня назад
Wllo nadaaro ha odhan Dalka Israel ee dheh Qowlaysatada yahuuda ee xasuuqda DUMARKA IYO❤ CARUURTA
@ahmedabdi5435
@ahmedabdi5435 2 дня назад
😅
@Libax962
@Libax962 2 дня назад
#Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸 #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 2 дня назад
Ree qaza allaha u gargara waxa xaqiq ah dagalyahanada musliminta in marwalba ay yihin geesiyaal diin iyo mab da,a ayay udagalamayan e mahan sida gumaystayasha insha allah guul muqawamada qaza❤
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc День назад
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@ashaali5033
@ashaali5033 2 дня назад
Masha alah Masha i alah ilow quwee oo guusha sii falastiin iyo muslim oo dhan
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 2 дня назад
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@user-oj3ug3jv8j
@user-oj3ug3jv8j 2 дня назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين.
@Qamar_QaLi
@Qamar_QaLi 2 дня назад
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar ❤️
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 2 дня назад
اللهم انصر إخواننا في فلسطين يا حي ياقبوم وكن لهم عونا ونصيرا ومعينا وحفيظا
@user-bz2qf7vl5o
@user-bz2qf7vl5o 2 дня назад
Ilahayow uhiili yaa rabi falastiin guul ❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-cu8yy1wk9z
@user-cu8yy1wk9z 2 дня назад
Alle nasridagdaga hasiiyo xamaas Iyo xuutiba alle masiibo dagdaga haku salido ,israa,iil iyo yageerayeeshedaba amiin ,yaa,allaah
@sahromudey6415
@sahromudey6415 2 дня назад
Wcs wixii ku soo baxa ha ahaado mid ka soo horjeeda mareykan iyo xulufadooda falastiin gaza iyo xamaas muqaawamada allaha guuleeyo allaha u hiiliyo u kaalmeeyo u miciino guul iyo garab allaha siiyo qudadahooda allaha barakeeyo xoog iyo xeelad allaha siiyo gaalada yahuudaa allaha jebiyo baabi iyo eber allaha kadhigo ciidan iyo dabaabada hooda aamiin
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 2 дня назад
ilahey guusha ha siiyo muqaawimada meel walbo ey joogaan yuhuud iyo reer galbeed allaha burburiyo xukuumadahooda
@abdirahmanjamac7
@abdirahmanjamac7 День назад
Asc nadara iyo dhamaantiin asxaabta salaan sare ❤ malaha doorashadi iran iyo gili ba nagtaa leyska gelinayaa NAGTA HA LEYSKA GELIYO ADUUNKAN HALA KALA BAXO ❤❤❤ Palastina wey guuleysaneysaa inshallaah bi idmilaahi kariim ❤❤❤
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 День назад
Israel waa jabtay alle idin jabi like saar sxb
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 дня назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 2 дня назад
Warka isbadal doonka ayaa noogu xiiray iraan ma rabnee wariye sare falastiin noo soo haay fadlan 🙏🙏
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 День назад
Allaah akber Axdulaah guul xamaas muqawinda Alqasaan reer falastiin🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲💪☪️🇸🇴❤️💙💙❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️💙❤️🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴❤️💙❤️🇸🇴💙❤️🇸🇴💙❤️🇸🇴💙❤️🇸🇴
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv 2 дня назад
Mashaa alah alhu akbar alaha weyen alhamdulilah
@user-tq2lk8pd3n
@user-tq2lk8pd3n 2 дня назад
Wsm ww Masha allaha allaha raxmanka hakuu ziyadiyo kheyrka iyo wanaga aad uheyso islamka iyo ehelkisa allaha idin xifdiyo dhaman ehelka aljasiro inta kheyrka jecel dhamantena allaha nagu hago wadada wanagsan allaha raxmanka mujahidinta iyo ehelkena barakeysan hadhowro Allaahu akbar alxamdulillahi walcizzatu lil islam ❤❤❤ Kuffarta weyjabtay allaha burburkoda hakadhigo sidi abraha iyo marodigisa iyaga iyo dababadkoda kacasfin ma.kuulin allaha kadhigo allahumma amin Kheyr insha allah
@akrimabdikarim9867
@akrimabdikarim9867 2 дня назад
Qolada dabadhilif doonka ah dheh Nadarow oo yahuuda iyo mareykanka dabadhilif unoqda. Dowladaha adadeega ayaa ufiican shacbka. Xamaas guul alla hasiiyo insha'alah wallaahu waliyu towfiiq hasbunalaah wanicmal wakiil gaalo allow jebi insha'alah.
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 дня назад
Illaahow ugargaar falastiin aamiin Allah jabiyo yahuud aamiin asc adaara
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 2 дня назад
اللهم إنا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
@munocadey9436
@munocadey9436 2 дня назад
Rer Gaza guul insh allah❤
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf День назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@fadumoali7402
@fadumoali7402 День назад
Guulaysta AlQassam guul Falastiin inshaAllah🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🏼🤲🏼🇵🇸🤲🏼
@asha3777
@asha3777 2 дня назад
Allaha u gargaaro ummadda Falstiin
@CiiseCAbdiraxmaan-kl3df
@CiiseCAbdiraxmaan-kl3df 2 дня назад
اللهم نصر إخواننا في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين اللهم نصر إخواننا المجاهدين في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين 🤲
@HassanAbuukarqaboobe
@HassanAbuukarqaboobe 2 дня назад
Allow caawi yaa rabbi Allow guulee yaa rabbi falastiin
@SahraQasim
@SahraQasim 2 дня назад
Mashà Allah
@BacnanBacno
@BacnanBacno 2 дня назад
reer falastiin allaha idiin gargaaro❤❤❤❤❤❤nadaara guul ❤❤❤❤
@user-mg5jh9nk5u
@user-mg5jh9nk5u 2 дня назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين في كل مكان
@user-oi4ij5qz2o
@user-oi4ij5qz2o 2 дня назад
اللهم انصر فلسطين
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 2 дня назад
Allah ha seeyo muqawamada guuuuuul dhulkoodan ha xoreeysatan allah ha u gargaaro xamas iyo reer falastiin aaamiiiiiin yarabi allah haku riido cidamada yahuud iyo israail oo dhaan allah hakuriido cidamada yuhuuda tafaraaroq jaab iyo guuldaro aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi
@mahmedbarkele1273
@mahmedbarkele1273 2 дня назад
Allaahu Akbar
@JamacKahiye
@JamacKahiye 2 дня назад
ALLAAHU AKBAR
@abdihayle6819
@abdihayle6819 2 дня назад
Ilahey haugargao falastin yuhuda iyo dabo dhaqyadoda alah kaqabto kufarta caowga dhulgarir alaha kurido falastin iyo maqawinada rer falastin alow gulsi yarabi ♥️🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 2 дня назад
allaha jabiyo isreal aamiin yarabi
@TheSlaveOfAllah1992
@TheSlaveOfAllah1992 2 дня назад
ASC MASHA ALLAHA TABARAKALLAH HAMAS GUUL GUUL GUUL GUULIYSTA INSHA ALLAHA WAGUULIYSANI. YUHUUDA IYO AMIRIKA ALLAHA HA JABIYO
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 2 дня назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv 2 дня назад
❤ hamaas al khasaam guuul insha alah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 дня назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan
@xamdiaxmad928
@xamdiaxmad928 День назад
Mahadsanid nadaara
@HousseinWahib
@HousseinWahib День назад
ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️
@muzamilabdaraxman4683
@muzamilabdaraxman4683 День назад
Allah u gargaaro walalheyna gaza
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 2 дня назад
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Isreal. Oo. Qiratay. In. Mujahiidiinta. Xamaas. Adkaadeyn. Ay. Guuleysteyn. Insha. Allah. Dhulka. Masjidul. Aqsaa. Waliba. Si. Degdeg. Ah. Ayay. Ku. Xureyndonaan. Xornimo. Buuxda
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 2 дня назад
حسبنا الله ونعم الوكيل
@aminakhadar581
@aminakhadar581 2 дня назад
Yaarabi ugargaar rreer falastiin Yaarabi cadowgan jabi
@nestehamohame
@nestehamohame 2 дня назад
Thank you ❤❤❤
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 дня назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@user-or5og5dn3l
@user-or5og5dn3l 2 дня назад
Allahu Akbar walillahil Xamdu❤
@user-by2ll9bz6f
@user-by2ll9bz6f День назад
Yahuud allah ha ku rido jabki ku dhacay ciidanki qaranka 25 Augost
@ayaanmaxamedcumar
@ayaanmaxamedcumar 2 дня назад
wcs nadaara guul falastiin inshaallah
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy День назад
Allaah baan kugu dhaarshaye nadaaraw wllo nagadaa muusiga aad soogalinaysid.
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 2 дня назад
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaat
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 2 дня назад
Maxamed baaqiri wuxuu helay 2673000 kun iyo wax, halkaa orod baad ku dhaaftay sxb Mr Nadaara dib usax
@maan8746
@maan8746 2 дня назад
Si aad muuqaalka uboobsiiso riix calaamada setting ee shaashada geeskeeda kadib riix "Playback Speed" kadib heerar boobsiis iyo tartiibin ayu leeyahay ee kala dooro, ani heerka ugu hooseeyo ( 2x )aan doortaa
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 дня назад
Allow Ugargaar walaalaheyan Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda inshaa Allah Guushu wey dhawdahay yahuud weey jabtay isbiruu yaa ahlul khasa
@Madarasatii
@Madarasatii 2 дня назад
Jab iyo guuldaro meelwLba allaha ka waraabiyo cadawga
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 2 дня назад
Gaalo dhan AA lasafneyd dheh aduunka dhan maaha Mr nadaara
@user-if4dp6bx3c
@user-if4dp6bx3c День назад
Asc m mashallah ❤❤❤❤
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA 2 дня назад
Nadaarow waan kusalaamay Kal iyo laab waxaan kaa codsan lahaa inaad si faahfaahsan uga soo warbixiso musharaxa isbadal doonkaa ee iiraan Waxa uu rabo inla badalo masida reer galbeedka iyo gaaladu rabaan buu rabaa mise waa iskale isbadalka uu wado
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 2 дня назад
Guul allha garsiiyo xamaas iyo xulfadeeda
@dekaadar9636
@dekaadar9636 2 дня назад
Guul Bithin’Allah
@user-be5rg7pg4b
@user-be5rg7pg4b 2 дня назад
wcs nadaara
@siidcalisoosan102
@siidcalisoosan102 2 дня назад
Maasha alaah alow guul sii geesiyaasha reer falastiin alahu akbar
@nasramurad-qq1xf
@nasramurad-qq1xf День назад
Ilahay ha guuleyo GAZA
@abdirizakshafat916
@abdirizakshafat916 2 дня назад
Inshallah adunka iyo israel ayey noqoondonta inshallah
@XawaCige
@XawaCige День назад
Allha dhameyo yahudan kibirty Allaw xasuq yahudan
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 дня назад
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 2 дня назад
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXADA manta ajirka (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN
@axmedfaarax6259
@axmedfaarax6259 2 дня назад
Saaxiib sharaxa gaabi 10 qof oo kale baa noosheega
@wiilwaalchanel5102
@wiilwaalchanel5102 2 дня назад
Màsha alah
@cabdiwahaabyusuf6234
@cabdiwahaabyusuf6234 День назад
❤❤❤ guul musliminta
@maxmuudguuleed559
@maxmuudguuleed559 2 дня назад
wclkm sxb sare nadaara❤❤❤
@CabudulaahiAxmed
@CabudulaahiAxmed 2 дня назад
Nadaaroow Yahya caawa waasoowadaa
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 2 дня назад
Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 2 дня назад
Nadaara waad salaaman tahay ilaahay reer falastiin guusha ha siiyo burc ayaan kaa dhegaystaa
@yusufhassancumar3603
@yusufhassancumar3603 2 дня назад
Israel maraykan iyo galbeedka illaha subxaanu watacaalaa ha jabiyo wayba jabeene (yaa qawiyi) ayaan leenahay
@AliJama-vu5ex
@AliJama-vu5ex 2 дня назад
Wcs nadaaro allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa fatax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi mayo israil waa burburtaya iygaan ku danbayandoon tan gase ku jirto
@abdirisaqaadan8151
@abdirisaqaadan8151 День назад
Allow guuley Reer Palestine 🇵🇸 ❤ 🇸🇴
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 2 дня назад
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insh allhu
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 2 дня назад
Wan dhawahay Nadaara show
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 дня назад
❤wcs ❤qiyanada mareykanka +ruushka +ruushka
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤ nice
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 2 дня назад
❤❤Wcs habeen wacan❤❤#Sabaax
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 2 дня назад
Allow guul xamaas 🤲 al qasaam 🤲🇵🇸❤️🤲🇵🇸
@user-if4dp6bx3c
@user-if4dp6bx3c День назад
M mashallah
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 дня назад
Isbadal doonka Iiraan waxa ku dhex jira Gacan Rer Galbeed
@user-dy3xl9pe9p
@user-dy3xl9pe9p 2 дня назад
War cabul qaadir nadaara waaku slmy haday dabo dlifka iski celinaayaan wA niman rag ah waaba qataree war warbixunta baanka yaabee ❤❤❤😮
@user-mw1ss2jr1j
@user-mw1ss2jr1j 2 дня назад
Allah u gargaar
@user-cr7rw4np7r
@user-cr7rw4np7r 2 дня назад
Alh guuleeyo xmas
@MaxmedxasanXaanshi
@MaxmedxasanXaanshi 2 дня назад
Inshalaah wayguleysan donaan xa maas
@abwaandaljir4730
@abwaandaljir4730 День назад
Nadaara Sxb Dhamaan Wararkaaga iyo Siyaarta Wan La Socdaa ima Seegaan Sharaf iyo Karaamo Guul Falastiin
Далее
Едим ЕДУ на ЗАПРАВКАХ 24 Часа !
28:51
Gedion Onyango on the importance of governance
1:35
KALAMAAN 01 JULY  2024
8:59
Просмотров 9 тыс.