Тёмный

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2021 Wareega 1aad Tartanka 6aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Опубликовано:

 

18 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@abdulkadirabdirasak3644
@abdulkadirabdirasak3644 3 года назад
Markaan si fiican u daawaday barnaamijka cuna kariska ahi, waxa meesha iiga soo baxaday in guddiga aysan lahayn fikarado badax bannaan. Taas oo ka dhiggaysa in ay isku raacaan hal fakir mid uu soo jeediyay. Waxan u soo jeedinayaa guddiga in ay kala durkaan, in qofkasta waxa uu qiimayn ku sameynayo u madaxbannaanado. Sidii sanadkii hore. Chef Salax fakirkisa ha dhiibto.
@abdimohamed7010
@abdimohamed7010 3 года назад
Waxan shaqo kuma lihi hoyadey iyo walashey alle igama qaado 💯❤
@goodman785
@goodman785 3 года назад
Garsoorayaasha waa inay u sheegaan tartamayaasha waxyabaha ay ku kale hadheen ,si qof walba shashar uga barto waxaybihi ka khaldamay ama ku ficnaday ,mahdsanidiin
@libansudichannel9215
@libansudichannel9215 3 года назад
Wa habeen kle oo an Natiijada an si sadalinayo
@yasminkastan
@yasminkastan 3 года назад
Cuntada Nama tusin Nooca Qurxinta waxa ayka mid tahay Tartanka Na Tusiya. Wiilashana waa inay isu dhadhamiyan Labadooda Mahadsanid
@monasirtakesitall
@monasirtakesitall 3 года назад
Tartamada cunto karinta waa hab lagu kala xulo dadka heybada u leh cunto karinta. Run ahaantii waxaan filanayay in cuntada qaab cusub loo sameeyo. Lkn shakshuuko xaafadeed ayey sameeyyeen. I.A horey u socda
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Masha Allah tabrikllha guul wacan ❤❤
@fahmomuhamud9455
@fahmomuhamud9455 3 года назад
Masha Allah Masha Allah
@saciidoaxmed51
@saciidoaxmed51 3 года назад
Masha Allah
@iman1527
@iman1527 3 года назад
Mesha music ah nashido ku badala madama dadka dawanayo aay soman yahin
@abas.ahmed1
@abas.ahmed1 3 года назад
Astaan Tv. Waxaan Ka Codsaneynaa Iney Badiso Mikrafoonada. Laba Mikrafoon kaliya?! Eesh Haadaa. Parnaamijka Waa Mid Aad U Fiican keep it up💯
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 года назад
Alxamdulilah ajnabigi hadey meesha ka wadeen
@haalmohamed8815
@haalmohamed8815 3 года назад
Wxn filayaa inaad naga nasin dontaan cuna karinta
@gacalkaDooyIyoDiinsoor
@gacalkaDooyIyoDiinsoor 3 года назад
WALAAL IGA FARXI 🛎️SUBSCRIBE👈 ALLAH HA KAA FARXIYEE🙏MAHAD SANID🥰
@imjihaan4990
@imjihaan4990 3 года назад
Hambalyo hambalyo axmed Dadaalkaga horey usoco abdirisaq adna geesi aya tahy marba hadad Ku dhiiraty inad kamid noqotid barnaamijkaan
@khadarcabdiraxmaan3939
@khadarcabdiraxmaan3939 3 года назад
Wlhi Reagan anaa ka dhaqso badan
@munaabeyofficial4068
@munaabeyofficial4068 3 года назад
Please waxi laqaday iyo waxi lasaxay noshega
@ayishaayoosh9069
@ayishaayoosh9069 3 года назад
🥰🥰🥰
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 года назад
Nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe 😭😭😭😭😭😭😭9
@abdallehaaji244
@abdallehaaji244 3 года назад
Inta aragtay odayga inuu caadi ucasheeyay like dhac kusiiya
@maryuum9678
@maryuum9678 3 года назад
Kkkkkk
@umuaniizacollections7020
@umuaniizacollections7020 3 года назад
reer astaan pls subscribe iisaara ramadanka fadligiisa iigu saara🙏
@abgey
@abgey 3 года назад
Abaayo aan ku saare adna ii saar aan kala faaidnee
@QURAN-KAREM01
@QURAN-KAREM01 3 года назад
Wankusaray abayo adi nh isaar
@abgey
@abgey 3 года назад
@@QURAN-KAREM01 Waa ku saare sis allaah ku sharfo
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 года назад
Asc astaan group waxaa gudiga dhadhan ii weydisaan sidee ku kala ogadaan ama ku kala saraan labada tarmame cuntooyinkooda waba iku egyahiin saxamada mida kale ma lahan wax number ah soo ma dhici karto in ay isku qaldamaan madama halmar soo wada saaraan miiska labada tartame soo ma dhici karto mid cunto fiican in uu haro oo mid cunto kale soo baxo mahadsanidiin
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 года назад
Astan wax fiican ayaa bilaawdeen hadaad Rag kusoo darteen waaba ku daalnay cunto karis haduu yiraahdo ma aqaan diyaarad aan i diin soo saaraa si uu wax xagaas oga soo barto.
@khalidismail9498
@khalidismail9498 3 года назад
Hhhhh Hadalkaaga wuu cad yahay xoogaaa madoowee bo
@khalidismail9498
@khalidismail9498 3 года назад
18:09 Halkaa Markey Mareyso Adaa qosli doono hhhhhh
@abulwagacusub5481
@abulwagacusub5481 3 года назад
Inoo soofasaxa
@mustafaadan2097
@mustafaadan2097 3 года назад
Waa rag xool kara
@somali7840
@somali7840 3 года назад
Nadafada ebar 0 weye meelkaste gacanta ku taabteen cuntadana ku tabanayaan
@nasriahmed9028
@nasriahmed9028 3 года назад
Astan tv waxn kula talin kaha ninka dhalinta bah dilayo halaga qabto
@ussotransportation8387
@ussotransportation8387 3 года назад
Wllhi wn kugu raacsanahy soomaahn Tartanka maadeyska xarfaanka madaxa bararan Wllhi waa duli waxaa ka fcn Odeyga iyo shaadiyo sharaf Wllhi waa dad yaqaana dadka sida loola dhaqmo 🇸🇴💉❣
@sahraabdi208
@sahraabdi208 3 года назад
Facebook waxan ku arkay ayado la ibinaayo iskafaalaha iyo ku shiinka yar ayado dhanan laga tirtiray
@roodomuuse782
@roodomuuse782 3 года назад
hhhhhhh
@naimadagan8823
@naimadagan8823 3 года назад
barnamijkan wakuheesta.lkn.waxaa ficaan.gudiga.cuntada.dhedheman.inay.aktooda.qaadada.iyo.fargetada.dhiktan.dadka.wax.sokarinayan.inan.laga.sugin.waa.araktideyda
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 3 года назад
Ramadaan mubaarak walalayaal subscribe ii saar
@sacdiamuxammad1702
@sacdiamuxammad1702 3 года назад
Shakashuuko🤭🤭 toloow magac kle maa loo raadiyo caay ayaa magaladeeyda looga yaqanaahe
@khadiijoabdulkadir4757
@khadiijoabdulkadir4757 3 года назад
Astaan camera casri ka dhiga sanadka xiga
@aishakaif4364
@aishakaif4364 3 года назад
Abaayo dhankaada ayaa lagaa heeystaa ee ayaga maaha ee wxd sameysaa qaybta 3dexda dhibcood leh ku dhufo kadibna ka dooro 1080mp meesha ah hada waxey kuu thy 144mp cml iyo meelahas in eey kuu thy ayaan filayaa anigabo dhibkaas waan qabey lkn mardhaw ayaan bartey shukrn hppti🥰
@khadiijoabdulkadir4757
@khadiijoabdulkadir4757 3 года назад
Sami mhdsanid inbdn 🤍 qaali dumar
@samawade282
@samawade282 3 года назад
Dalkeena Somalia waa naag😂 Naima Arabow
@adilomarhussein6065
@adilomarhussein6065 3 года назад
Tuqsiga cuntada heebaabyo maxay tahy uf .
@sacdiamuxammad1702
@sacdiamuxammad1702 3 года назад
🤣🤣 wiilaa tahaye mxaa ku Baray canno iyo afaareheeda?
Далее
Sidee looga faa'iideystay goobaha dalxiiska Dalka?
4:00
HEESTA DALKEYGOOW || FARTUUN LAKI || ASTAAN MUSIC 2024
5:47
Sidee lagu qurxiyaa goobaha xafladaha?
17:56
Просмотров 1,4 тыс.