Тёмный
No video :(

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2021 Wareega 1aad Tartanka 7aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Опубликовано:

 

19 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 3 года назад
Www Mansha Allaah wiilashena waaba kaalay iska arag Allaha nokin barakeyo🤲❤️✌️
@maahirmaahir8341
@maahirmaahir8341 3 года назад
Kan xaaskisa way kunasan
@saqiqa
@saqiqa 3 года назад
Wiilashi baa isku badalay 👨‍🍳 chef masha allah hormar wac ❤️
@umulqeeyrmohamed62
@umulqeeyrmohamed62 3 года назад
Msha allh horey usocda astan
@nasroadan2221
@nasroadan2221 3 года назад
Waa wax lugu farxo wilashi somali haday haday cunto karis ku soo biireen♥️♥️♥️♥️♥️
@almaasaxmedcabdikariin4178
@almaasaxmedcabdikariin4178 3 года назад
Astaan wax badan oo wanaagsan ayaad sameey naysaan horay usoco astaan
@ifrahdahirmaxamed6999
@ifrahdahirmaxamed6999 3 года назад
⁰]ll
@zahradaahir7845
@zahradaahir7845 3 года назад
Aniga aragtideyda guuldaro maba kujirto tartankan wiilasheena oo tijaabo cunta karin kuso dhiiraday wlhi tasaba farxad iyo guul ino ah waxad noo tihin tusaale waxana rajeynayaa inanan caruurteydana kutarbiyeyn dono aniga waxan marwaliba hamin jiray inan malin uun maslax kasoo muuqdo ayado ujedkeygu yahay wacya galin ku adan in ay rageynu ku dhiiradaan iney cunada kariyan si ay iyagu xitaa ugu intifacaan waxana rajeynaya inan mar uun jedin doono
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 года назад
Walaal igula sali xabiibkeena scw
@DARMAAN1
@DARMAAN1 3 года назад
Waa inaad eegtaan xagaa nadaafada wiilka adnaan Masha allah nadafadiisa 100% han er best wllhi
@xanaanqali2248
@xanaanqali2248 3 года назад
Mnsha allah wll
@abdiyusuf4222
@abdiyusuf4222 3 года назад
Mashaa Allah Astaan Aadaa umhadsantihiin sida sharaftaleh oo hormarka Bulshada aad ugadadaalaysiin marwaliba hormar aa idin rajeynayaa.illah ha idin xifdiyo💗💗💗💗
@ibraali1681
@ibraali1681 3 года назад
Barnaamijka talo ayaa ku darsan lahay taas oo ah tartamayaasha in aa lasoo bandhigin dhibcahooda lasiiyay ilaa ayaga laga waresto rajadoodana lala wadaago daawadayaasha lkn hada waxaa muqata dhibcooyinka sida ey ukala badanyihin wiilka ey siiyen 3da gudi min 10 10 9.5 wey iska cadahay in uu yahay guulestahay marka maba taalo mesha in microphoneka aad ka weydiiso maxaa filanesa marka dib haloo dhigo soo gudbinta dhibcooyinka mahadsanidiin ASTAAN TV
@haalmohamed8815
@haalmohamed8815 3 года назад
Maamoyinka in gbdhaha bz ay baraan cuna karinta maahn wiilashana ha baraan
@deqocqadirdeqocadey655
@deqocqadirdeqocadey655 3 года назад
Kip going 👏👏👏👏💙💙🇸🇴🇸🇴✅
@nasteexoyare7865
@nasteexoyare7865 3 года назад
M.a hormar wacan
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 3 года назад
Khadar guuleyso bro ❤️
@xamdimaxamed5150
@xamdimaxamed5150 3 года назад
Masha allah wiilasheen
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Masha Allah tabrikllha keep going guul wacan insha Allah Ramadan Mubarak 🌙⭐🌙⭐❤❤❤❤❤❤
@greysongriffin9850
@greysongriffin9850 3 года назад
Instablaster...
@xamsuunihenna6230
@xamsuunihenna6230 3 года назад
Waxan ahay hooyo soomaliyed isoo boopda waa iga codsi
@leylacali3556
@leylacali3556 3 года назад
Masha allah A/qadar
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 3 года назад
AbdiKhadar Hambalyo Aboowe👨‍🍳
@nuraj4128
@nuraj4128 3 года назад
Asc walaal natusa waxa sida uu agyiihin cameraman show us the food how is looks
@heybeautiful9360
@heybeautiful9360 3 года назад
Dadka taleefanada kuwada mashquulsan goormay wax xukumayaan. Taleefanada iska dhiga.
@shamsomahmudfarah5370
@shamsomahmudfarah5370 3 года назад
Urkun iyo sonkor aaa ceec
@wadania932
@wadania932 3 года назад
Ani shaax karis marki lagu tartamaayo hala isoo sheego😁😂
@munishmunishaa3098
@munishmunishaa3098 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@munishmunishaa3098
@munishmunishaa3098 3 года назад
@@wadania932 iskaa bulo wxa ugu ficn kam cunto Karin yaqn🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@wadania932
@wadania932 3 года назад
@@munishmunishaa3098 ani lakin maba kariyo, bananka ka cuna. Lakin shaax haa waan ku haya😂
@munishmunishaa3098
@munishmunishaa3098 3 года назад
@@wadania932 kugu Qatay wixi Casariyo aaX waa hagaaga after ramadn🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@wadania932
@wadania932 3 года назад
@@munishmunishaa3098 diyaar. Xagee jogta horta
@sf2cc998
@sf2cc998 3 года назад
Barnamijkaan dhadhan in aan ka qebgalo baan rabaa hada maka qebgali Karaa astaan
@ebrahimmohamed7305
@ebrahimmohamed7305 3 года назад
Before ramadan ladiyaariyay barnamijta
@mahadhersi9918
@mahadhersi9918 3 года назад
Sidii musalsal baan olasocdaa
@gacalkaDoyiyoDiinsoor
@gacalkaDoyiyoDiinsoor 3 года назад
WALAAL IGA FARXI 🛎️SUBSCRIBE 👈ALLAH HA KAA FARXIYEE🥰 MAHAD SANID🙏🥰
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 года назад
Khadar mgcygii guulayso captain 😐😐
@umimaumima8270
@umimaumima8270 3 года назад
Masha allah
@kenyansfannytiktok2527
@kenyansfannytiktok2527 3 года назад
Wlhi waa markii oogu horaysay aan midea kamaqlayo magacayga ABDIQADAR KKK CAAWO WAAN FARAX SANAHY IO GUUSHA AAN GARNAG CAAWO
@waxgaradnoqo5960
@waxgaradnoqo5960 3 года назад
Kan meeqa saacuu walaaqoyaa cajiinka🤣🤣
@nacimamohamudcilmi4070
@nacimamohamudcilmi4070 3 года назад
Jikada qofkii left soo istaaago waa laga guuleestaaa
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 года назад
😂😂😂😂🤣🤣🤣
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 года назад
Walaalkey ayaa i baray canjeero sida loo dubo و ama ف isku soo laa laab boo igu baray hal gabar inaga weyneyd awoowaheey ayaa heystay asaa cuntada noo karin jiray markee hooyo awoowe aado walaalkey kuma iloowo Allaha igaa daayo adi iyo dhamaan walaalahey
@smile-db6bv
@smile-db6bv 3 года назад
Ka kii gabdhahaa kashid naa
@raxmooranjow431
@raxmooranjow431 3 года назад
Ww
@maahirmaahir8341
@maahirmaahir8341 3 года назад
Qofka isaga maa doorta waxa lagu tartamayo mise waa loo doorayaa
@suusuudaimond1933
@suusuudaimond1933 3 года назад
Gudiga baa dora
@rahmamhassan8302
@rahmamhassan8302 3 года назад
Xeetahay hee gudiga moobela lajeestena
@mankayusuf9906
@mankayusuf9906 3 года назад
Gudi kulaha canjeladeni Somalia ukuna laguma dari jirin cano na laguma dari jirin marka kadaya cayarta cuntada
@thuriyaaxasan9699
@thuriyaaxasan9699 3 года назад
👍👍👍👍
@sml3858
@sml3858 3 года назад
Kan canjerada ukuta kushubayo xee tahay😂😂😂
@munirohussein4178
@munirohussein4178 3 года назад
Barnaamijka hala casriyeeyo, maxaa waaye mobile ka la isticmaalaayo mida kale qaabka cuntada miiska loo saaraayo waa in la badalaa, sidoo kalane isku waqti waa in ee dhameeyaan dadka tartarmaayo xaga cadaalada waqtiga ee uhelaan.
@axmedwarsame4009
@axmedwarsame4009 3 года назад
War yaa dhaheen dee guddigii cuntayba ka dhageen Intay cuntada ka dhageen bay dhaliilayaa 😫😂😡 gu doomiye cunaaye u qalee Dadka Ani ma yeeelen wllhi 🙄
Далее
WAAR DAG DAG AH HABARGIDIR IYOO
17:33
Просмотров 267
WEYDIIMO XALQADA 11AAD | ASTAAN TV | HD 2021
55:44
Просмотров 120 тыс.