Тёмный
No video :(

Tartanka Cunto Karinta ee Dhadhan Wareegga 1aad Tartanka 1aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 149 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Опубликовано:

 

24 апр 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 557   
@fathiaamoud671
@fathiaamoud671 4 года назад
Haadi aado sooman dawanayso like ta ha iga iloobin🤣🤣
@marwonashaad1665
@marwonashaad1665 4 года назад
*Dhiirigaliso nasro hadal keeda naxariis iyo ixtiraam ba ka muuqda wlh😍 Thanks sweetheart Ummu Manaal*
@saddadMH
@saddadMH 4 года назад
masha allah aad baan udhiirigelinaya barnaamijkaan sida quruxda badan loosoo diyaariyey, walow uu bilowyahay hadana waxaan soojeedin lahaa in kaqeybgalyaasha iyo gudiga ay wadasheekeystaan gabadha barnaamijka daadihineysa ay iyaduna jikada soo gasho ay gabdhah waxkarinayo weydiso halka howsha umareyso ay yara mada daaliso si barnaamijka uu u noqdo barnaamij fur furan ee lays caburinin si dadka daawanaya ay ugu raaxestaan aad baad umahadsantihiin.
@queenlala1594
@queenlala1594 4 года назад
Wxan aad ugu faraxsanhy inaan arko mogadishu oo barnaamijkan ka socdo wxaan daawady american, turkish, carab oo barnaamijyo saana qabanaayn hor mar wacn 🇸🇴🤲❤
@user-in5kz4sg9p
@user-in5kz4sg9p 4 года назад
Bis kn Somali walaga fcnyhy ajanabiya ku juro wxa fcned Somali bis iny ahadn
@queenlala1594
@queenlala1594 4 года назад
@@user-in5kz4sg9p kama hdlaayo ajaanib ee wxaan ka hadlaaya mesha barnaamijka lagu qabanaayo oo ah dalkeena 🇸🇴
@amranquruxsan9287
@amranquruxsan9287 4 года назад
Masha alah macalinmadeyna meshee jogto wan jeclahy Nasro abtidoon ❤🙏
@abduraxman143
@abduraxman143 4 года назад
Wad qaldan tihin filfila lagu Dara kullaha anaga aslubkas mau Naqano cuntada somali waye in ad carab weydisin qalad waye
@sakariyaali6910
@sakariyaali6910 4 года назад
maniir carteh .beenloow
@fartunabdi9052
@fartunabdi9052 4 года назад
Maasha.allah guul
@darishore814
@darishore814 4 года назад
Waa barnaamij ee mucaarad soo taagan ja noqonina soomaaliyey, waa iska madadaalo tv waxan caadi iska dhiga
@abduraxman143
@abduraxman143 4 года назад
@@darishore814 war mucarad mesha matalo e bukana a adi qabtid qofka haku warejinin e waxa laisku heystay qof carbeyd cunto somali maxu ka yaqana
@darishore814
@darishore814 4 года назад
Nuzha Abubakar yaa yiri cunto somali kaliyaa la karinaa, cuntooyinkeena ma ayagaa somali ah ma pasta cunto somali ah waa international cunto, teeda kale barnaamijka aa fiirsaneyso aya laga so copy yeyay carab iyo aduunka so caadi iska dhig, dadka iyaga ssmeestay barmaijka oo qarash ku bixiyay dhiirigalin be naga mudan yihin
@user-nv5yl9nb4j
@user-nv5yl9nb4j 4 года назад
هذي الحرمة ليش تصيح فوق البنت اذا هي تقول رايها تقول بأدب واحترام مش وكانها تتكلم مع بنتها الصغيرة 😠😠😠 لازم يكونوا الحكام اشخاص عندهم خبرة وكمان يتعاملوا مع المشاركين بأدب واحترام
@daherahmed3424
@daherahmed3424 4 года назад
ماعندها احترام هد سودة كأنها قنفذ والله اكره شخص يصرخ بلا سبب قل احترام أو اسكت
@daherahmed3424
@daherahmed3424 4 года назад
اخر زمان مصري يعلمني نظافة والله كنا صف واحد وريحتهم قرف والحين يقول بناتنا مش نظيفات والله اخر زمان اسبب مش هو اسبب إلى مسئولين برنامج والله انا كنت موجود كنت اقلة
@abdirahmanomar7505
@abdirahmanomar7505 4 года назад
Astaan labo camero kor halagu dhajiyo meesha ee wax ku karinayaan TOP waaye markaas hoos hoos si loogu qabto
@safiaabdirhman9980
@safiaabdirhman9980 4 года назад
Wa runta bro
@carabmar2357
@carabmar2357 4 года назад
Alaah noo xafidu gabdha heena somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ladanahmed5852
@ladanahmed5852 4 года назад
Keep.going astaan Tv Barnaamij fcn ayaad Sameesen Nasro abtidoon macalimeyda allah ku barakeyo❣
@sjhsuh
@sjhsuh 4 года назад
Mashallah nasra sharaf RABBI ha ku xafido. Dalkena horumar wacan.I 🇸🇴
@abdirahmanomar7505
@abdirahmanomar7505 4 года назад
Gabdhaheeen allah ha barakeeyo heer sare ee u kariyeen❤️
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 4 года назад
30:45 dhulka dhan biya ka buuxa Nasra cabashadeeda yena dhicin markale halaga hagajiyo meesha 😁😁
@qeyrtoqeyre6951
@qeyrtoqeyre6951 4 года назад
Nayaaaa idil cananta joji si sharaf leh u hadal cunug ad dhashay mesha ma jogeee
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m 4 года назад
Haa ma Argtay horta habartaas saan u nacay lee qeylo sida iney iyada Adoomo u yihiin oo kale
@salmaanabukarduurey4420
@salmaanabukarduurey4420 4 года назад
Masha Allah waa markii igu horeysay barnaamij sidan oo kale ah oo cunto karin ah ee lagu qabto Somalia aniga xaggeyga wax dhalil ah ma qabo waxan kalo so dhaweynaya dhadhan 2020 ee astan TV waxan ilehahay guul
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 4 года назад
Waa barnaamij wanaagsan, laakiin marka aad qiimaynaysaan, kommentiga iyo lambarka hal mar ha wada siinina ee lambarka siiya marka aad natiijada u sheegaysaan, laakiin marka aad hal mar isu raacisaan fikirkiina iyo lambarka, markaa qofka guulaystay wuuba sii ogyahay, uma baahna in uu natiijada ogaado mar dambe. Waa bilow wanaagsan, horayna u socda
@sacdiyoaxmed5270
@sacdiyoaxmed5270 4 года назад
Wiilka somaliga ah maxa lo xaqiray🤔
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 4 года назад
Somalida shisheeye caabud waaye ish😡😡
@sayidali8142
@sayidali8142 4 года назад
Wllhi astaan umadiina Inaad kufaantaan eheed intaad carab kensanleheed
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 года назад
Wlle mayla argty sharfteeni meelbu uga dhacay barmaamijkani
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 года назад
@@ninwaxbadanog3176 has wlhy Bal naagahan day ninka xune musaafurkaa wiilen kahor marinayada waa dhilooyin uf
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 4 года назад
Wiilka somali wa miskin asaga ha la siyo darajada oo asaga ha lagu bilabo 😭
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 года назад
iam crying side wilashena somaliyed ubahdilayan iyo side carabkan balayo uga dhigayan
@meymunyusuf9542
@meymunyusuf9542 4 года назад
Bismillah wax la isku shege mise canaan
@kingupdykani9598
@kingupdykani9598 4 года назад
Mesha dad somaliya wax lo qabanoya ninka carabka maxa fadhisiyay boskas nin somali halagu badalo qofa afgaraneyno ba rabna pls Mesha halaga badalo ninkas🙋
@queensafaa6153
@queensafaa6153 4 года назад
Maqaaxiyada somalida ajaanib baa cuntada ka kariya marka saas ayuu boska u fadhiyaa
@munamohamed1678
@munamohamed1678 4 года назад
Somalida ajnabiga ilbax bay modaaba😎wilashena hala fadhiisiyo meshaas somalida ah
@fadisj370
@fadisj370 4 года назад
Somaliyeey wax walba ha siyaasadeenina wayo waxaan arkaa dad maagayo ninka carabka ah waxaan waa cunto karin aduunkuna waxaad qiimaynaysaan lagama qiimeeyo. Masha allah tabaraka allah waa barnaamij fiican.
@barkhadali2968
@barkhadali2968 4 года назад
Tartan wanagsan waaye gabadha ookiyalka wadato waa dadashay inkastoo karinta yaanyada hormarisay guulo kale ayan urajeynayaa
@hawakiinchannel453
@hawakiinchannel453 4 года назад
Masha allah hormar wacan astaan
@drsiqraahmedciyow3113
@drsiqraahmedciyow3113 4 года назад
Ma sha allah abyo yaal keyga alle ha idin barakeyo
@nasiimali7828
@nasiimali7828 4 года назад
Suugada spices kumadan darin laguma lahoo 🤣🤣🤣 toon iyo kabsar mawax kacarafbadan baa jira ayagaaba ah spice Allaw Alle
@cawomaxamed814
@cawomaxamed814 4 года назад
Hhhh kay iyagu isticmaalaan ayayna ku darin camal
@munaahmed1940
@munaahmed1940 4 года назад
Suugada ciyaalka xaafada maloo karinooyo ,tartan waaye waa inaad waxi hore wax ka duwan la imaadaa
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 4 года назад
Kabsar iyo toon wax kacaraf badanoo laisticmaalo maaba jiro xawaaji ama spices suugada wuuba haleeyaa waa aragtideeyda
@user-lj3yi7yh9v
@user-lj3yi7yh9v 4 года назад
Kkk wa runts lkn khasab ma aha carfiyayaal dhan in jug lagu siiyo soomalida caadi ahaan kabsar toon xawiji dhudhub maraq digag iyo kaari ayey isticmalan.
@xafsaxaashi3428
@xafsaxaashi3428 4 года назад
Hhh suugo goormaa xaawsh lagu dari jiray yaaab
@munamnir171
@munamnir171 4 года назад
Every body has his on way of cooking wat matters is the test
@faaraxsamatar1819
@faaraxsamatar1819 4 года назад
EDMONTON AJALIL 🤣😂why would they cook that
@faaraxsamatar1819
@faaraxsamatar1819 4 года назад
EDMONTON AJALIL The only thing that I eat that taste like chicken to me is chicken itself. 🤣😂🤣maybe you've been eating chicken all your life, that's why everything tastes like 🍗 to you🤣😂
@faaraxsamatar1819
@faaraxsamatar1819 4 года назад
EDMONTON AJALIL btw which Edmonton is that in your name? 1-Edmonton in Kentucky USA 2-Edmonton in Alberta Canada 3-Edmonton in London UK 🤔
@faaraxsamatar1819
@faaraxsamatar1819 4 года назад
EDMONTON AJALIL 🤣I give up.
@faaraxsamatar1819
@faaraxsamatar1819 4 года назад
EDMONTON AJALIL I too started eating less meat. What made me do that was not knowing where my meat came from, how the animal was treated and the way the animal was slaughtered.
@marianabdul9347
@marianabdul9347 4 года назад
🤔 meshan wxan ka arka xaqirad wiilka somaliga hala ixtiraamo😐 Ajnabi mezhan logama baahno🙄
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 4 года назад
Waaaa sax Somali waaa cadow caabudayaal
@turkishmoviehd3711
@turkishmoviehd3711 4 года назад
Hhhhh dee cook noqo bal halgu xaqiree inder dadkan aad arkaysaa university ayey u glane mrkuu Qofi is soo sro ha dhihinina was yasid wiil Somali ah
@kingo5954
@kingo5954 4 года назад
indho deeralay wlhi runbaad sheeegty sxp 🙏 meesha mataal wax ladhoho ajnabi jeceel
@aryanmire768
@aryanmire768 4 года назад
Gabdha sida wax u shegayan haa iska saxan 🙏
@bintuabdiaziz1663
@bintuabdiaziz1663 4 года назад
Inay gudida Nasra abtidoon ku jirto yaa ila arkay love iyo subscribe saar
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 4 года назад
Wlhi waa tv aan cadii ehen marwalbo uu Dagan inee dadka wax yalo cusub uu kenan mashallah waa dhaantaan tv yada kale somalida marwalbo so dayo siyasaad iyo wax yale kale lkn ininka dhalinyarad Aya wax wanagsan uuso bandhigdaan
@ishasaed8123
@ishasaed8123 4 года назад
Waxaan aad uga xumahay bahdilka gbdhaha loo gaysanayo walipa gbdha madoow way khaldantahy mxaa canaanta keenay yaanyada iyo hilipka ke la hormariyaa kute kii ladoono dee qofka khladkiisa si akhlaaq iyo hadal qurxoon ugu sheeg wll inaad chief nimo waxka ogtahy oma malynayo boojo iga dheh😏😏😏😏
@shamsacadeycade9970
@shamsacadeycade9970 4 года назад
Bahdilaa u arkaaa ani xitaa
@HassanAhmed-nn6bv
@HassanAhmed-nn6bv 4 года назад
Hada meesha cunto karin ma taqaanin
@muniirahcumar2646
@muniirahcumar2646 4 года назад
Garsore wax ay Ka yaqanan malahan balada wajiga guban intay mesha so fariisanin in wax laga so Baro ayay aheyd
@farxiyaisse4553
@farxiyaisse4553 4 года назад
Wax bahdil la dhaho majiro ee adabta cunta aya lo sheege aqoonta ceeb maaha
@nasiimali7828
@nasiimali7828 4 года назад
Haaa wlhi kuwan waba qaab daran yihiin Gabadha qaqbka dadka waxlooga sheegaye kaa maqan
@iqramoallim
@iqramoallim 4 года назад
Astaan wad ku mahadsantihin baramijka hadan ra'yigeyga la dhibto 1. Yamaniga isku si cunta uma karsano sida manta dhacday oo kale filfil meel suugo logu isticmalayo intan noola ma arkin ilamana ahan inu ku habonyahay gudiga 2. idil wey ku qaldantahy inay inay gabadha sidas u cananato kaliya mesha ay kala qaldanthy inad xukmiso ayad ledahay weyna saxanthy oo hilibka marki la shiido karis bdn uma bahna 3. madamda ay gudigu shahadoyin Cuna karis heysan waa inad xerar dejisatiin tusale qof kasto oo suugo karinayo waa in u isticmalo intas oo qudara iyo intas oo carfis ah
@user-yn2vo8xb6z
@user-yn2vo8xb6z 4 года назад
Nikan carbigaa uma bagin ani💔aad ayoo uf adag yahay
@sjn6736
@sjn6736 4 года назад
Garsoorayasha aad iyo aad bad u khaldantihin idinka u badan tabar waayo maha in aad waydisid why do you start with the tamato your job is to judge how it tests. Labada gabdhood ee tartamayey keep up the good job, both of you are winners. 👍
@jamspider8544
@jamspider8544 4 года назад
MashaAllah koley aniga labada gabdho pastada ee kariyen xal xabo kama reben..they both did a great job 👏🏽👏🏽❤️. Mida kale away mooski ?? Luv our Somali sisters stay blessed.
@deeqamohamed8540
@deeqamohamed8540 4 года назад
Wlh ciil ayaa igu disheen saa barnaamiskaan u sugaaye iyo ninka ajnabika aa soo fadhiisiseen maxoo cunto somali ka yaqaanaa ma wil somali miyaa weyseen
@ladankiin6129
@ladankiin6129 4 года назад
nin soomaali cunto karin so bandhigo nala wadaag oo waliba caan ah oo cunta karinta ku faano waliba
@inqaadmedia1515
@inqaadmedia1515 4 года назад
Hhh
@inqaadmedia1515
@inqaadmedia1515 4 года назад
Waad iga qoslise
@inqaadmedia1515
@inqaadmedia1515 4 года назад
Nin soomaali ah oo cheif ah wuu jiraa waana milkiilaha hotelka the village
@inqaadmedia1515
@inqaadmedia1515 4 года назад
Axmed jama
@mahamedismail1037
@mahamedismail1037 4 года назад
Mashaa allaah aad iyo aad baan ugu farax sanahey bar naamiyada Astaan tv wayo waligay maan arag bar naamij nocanoo kale oo af somaliga baxa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@whome4851
@whome4851 4 года назад
"Talent" ha dhihin ee dheh "xirfad" ama "hibo"
@phaizaguray4992
@phaizaguray4992 4 года назад
Abti ninkan carabka ah wuxuuu yaqaan bu sheegaya filfil kulaha kama helin barnaamijkan
@hafzaabdiosman3871
@hafzaabdiosman3871 4 года назад
Wxn ubahanhy inaan kaqebgalo tartankan Astan TV sidee ugu qebgali karaa
@mohamoudmohamed952
@mohamoudmohamed952 4 года назад
Baasto biyo ku badatay maa rabtaa ina kariso nasabey 😂😂🤣😂😄
@hafzaabdiosman3871
@hafzaabdiosman3871 4 года назад
@@mohamoudmohamed952 😂😂😂haa 😍ha'ifashilin adi🙏
@mohamoudmohamed952
@mohamoudmohamed952 4 года назад
@@hafzaabdiosman3871 keep going I'm your number one fun 😂😂😂🤣😍😘
@adnanjanuzaj2571
@adnanjanuzaj2571 4 года назад
Somali ajnabi jaceyl ninkaan carabka ah Sucuudi ayee somali ju bahdilaan iyo wadamadooda side jaanis ugu siisen inu wadankena ku daacdacsado gabdhena caasho wan ka xumaday wllh bedelkisa nin somali ah miya weyseen Astan iga soo jawaba
@shukulatinapea3488
@shukulatinapea3488 4 года назад
Waxan kuweydinaaa chef somalia oo nin eeh ma aragtay hadey haa tahy plz nala wadag wllky ninkan lcg ayaa kuso kiresaneeee
@hassansheikh4664
@hassansheikh4664 4 года назад
@@shukulatinapea3488 way buuxaan abayo blse xil layskama saarin so mhn raaadintoda
@ladankiin6129
@ladankiin6129 4 года назад
nala wadaag hadii aad taqaano nin cooker si fiican u yaqaano oo caan ah ma rag soomaali qibratooda soo bandhigaa aragteen wax karinta waxey u arkaan wax kala qof wax ku faaideynaa lama xasdo
@shukulatinapea3488
@shukulatinapea3488 4 года назад
@@ladankiin6129 ninkaaan wax usheeeg nimanka somaliyeet islawenin ayaapa dilaaay sow ma ahaaaan
@ladankiin6129
@ladankiin6129 4 года назад
@@shukulatinapea3488 haa abaayo aduunka waxaa arkeysa rag chenal cunto karin leh lkn lama soo helaayo hal nin soomaali chenal cunta karin leh sidaas aduunka ugu danbeynaa mana ila ahan ayado rag cunto karin ku caan ah la helaayo nin ajnabi loo baahnaan lahaaa
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 4 года назад
wow masha allah wlh waan ku faraxsanahay in waďankeena uu hormar gaar iyo tvyadeenà barnaamijkaaan cml waxaan ka daawaday MBC TOP CHEF waa masha allah
@ashaali6875
@ashaali6875 4 года назад
I love it
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 4 года назад
Markii guryo tir tirow la marooyo ha la isoo waco ilma adeerayalow😂
@ayushaayusha8063
@ayushaayusha8063 4 года назад
😂😂😂
@abukaribrahim1843
@abukaribrahim1843 4 года назад
Mash Allah wow nice
@nasracarfaye5018
@nasracarfaye5018 4 года назад
Nasra abtidoon my samiiii xafidullaaah
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 4 года назад
Midaan madoow tiro badana ayada Guryasamo wey dhextagantahay Halkan wey jogtaa Drs ahay wey kuledahay Halmeel o professional ay kutahay mey iska qabsato
@faatmaabdulqadir5446
@faatmaabdulqadir5446 4 года назад
Kuguracsanahay
@deeqoahmed8143
@deeqoahmed8143 4 года назад
Iney meel walba ka muuqato kartideedey ku gaartey marka ka dhamow naag madowna waaa dheyman alle haku xifdiyo abaayo idil
@deeqoahmed8143
@deeqoahmed8143 4 года назад
Iney meel walba ka muuqato kartideedey ku gaartey marka ka dhamow naag madowna waaa dheyman alle haku xifdiyo abaayo idil
@Zahraxasan350
@Zahraxasan350 4 года назад
Soodhacdooya ladhahaa
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 4 года назад
@@deeqoahmed8143 madow ka cararay gabadha madowgeda kuma hayste tilmaam un bey iga tahay Teda kle maxa la kululanaysa adiga Waxas hada karti utaqanid istaag e samey sidas okle inta qof jinka eh difaci lahayd 😁😁
@ayaanbile1157
@ayaanbile1157 4 года назад
Walala yalow inta waxbobsinesan gacanta ha iska jariina
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 года назад
Wlhi gabadha xijabka madaw ee fanaxda leh sidii lobahnabet ushaqeysa gacmihi way gashata hadana dadalkan kahela mashlh
@xiinkaofficial6873
@xiinkaofficial6873 4 года назад
Subxanallah waxaan barnamij maha
@nasraraage
@nasraraage 4 года назад
Masha allah horu mar wacan gabdhaheena somaliyeed nasro abaayo horumar wacan adna
@ramadanfaarax1154
@ramadanfaarax1154 4 года назад
Nasro qaali
@farhiyaabdulahi942
@farhiyaabdulahi942 4 года назад
masha allaaah in wadan keena cunto karin gabdhaha ah lofuro waa wax aad ila fiican waxaan udhaliil sanahay gabadha idil ladhouo sida ay ucanaananeyso gabdhaha wax kariyay ee soomaaliyed ee walaaleheed ah nasra gabadha ladhoho waxaan ku amaanayaa sida naxariista leh ay ula hadleyso walaalehed ee xushmada kujirto mida kale ninka ajinabiga ah maxaa meesha lofariisiyay isagaaba qaxooti nagu ah aaway ragii soomaaliyed idiley gabdhahaha walaalahaa ah sixushmad leh ulahadal ileen ajaanib lama hadleyside
@hiddentreasure9419
@hiddentreasure9419 4 года назад
The Arab man judging Somali food's taste is an irony .
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 4 года назад
Chef ma waxaa u naqana qofkii cunto karis yar yaqaano sorry chefnimada jaamacad looga soo baxaa labadaan gabdhood ee youtuberka ah maxaa chef ka dhigay anagaa yaab aragnay
@themtt7853
@themtt7853 4 года назад
Somali fresh Food qofkii shaah karshaba waa chef 😣😣😣😣😣
@user-lj3yi7yh9v
@user-lj3yi7yh9v 4 года назад
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 4 года назад
@@themtt7853 sasaanba u maleeyay
@hiddentreasure9419
@hiddentreasure9419 4 года назад
In fact, majority of Somali families don't use mixed spices and herbs except garlic and coriander. Since the contestors are Somali let's consider their way of cooking .
@hamimoindhadeeq2826
@hamimoindhadeeq2826 4 года назад
Absolutely right bro and I agree with you
@odayjama1829
@odayjama1829 4 года назад
Masri yaa cuno waydiiyah waa dadka aduunka ugu cuno xun
@omarisak882
@omarisak882 4 года назад
Saaanh saa uxiiiiseeneenay iyo sidee ngu nqdeen isma leh wraa gbdhhena somaliyeed yn naga bhdilin aqs damiir yrdiiiiinh gudi jiro xite mtihiiin wlhine saanh cepy tacal mniiga fileyn lknse tookada xigto isa soo hgaaajiyh🧐🧐🧐
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 года назад
sax wlkky qali
@sumayahassan6438
@sumayahassan6438 4 года назад
This guys should just watch Master chef and see how a tv show is run like seriously no commentary
@alim2818
@alim2818 4 года назад
Sumaya Master chef is been out for years I think this show contents not bad considering this is the first season
@suweeydo44
@suweeydo44 4 года назад
keep going astan tv lkn waxan idinka codsanayna ninka carabka masha kakenten nin somali ah ina kentan waxan taas uleyshay mahan inaan carabka cunsuriyay nayo ee waa inuusan dhaqanka cunto somaliga usan garaney sida caadiga somalida sugo baasto xawaash umaisticmalan dhadhanka cunta somaliga caanamko dhan waa laga jecelyahay lkn carabkan maqiyasi karo dhadhanka cona somaliga mana kala sari karo pls astan tv waxan ka codsanayna dad qibrad uleh karinta cuno somaliga inay keento oo dad waa wan ah caqabkan somali lagu badalo
@nasiimali7828
@nasiimali7828 4 года назад
Carabka gabdhahaba kadaran oo dahooyo spices kuma darin suugada 🤣🤣🤣
@aishaabdalla656
@aishaabdalla656 4 года назад
Carabka waxaba igaga daran ninka kale somali maha miya waba la ilaway inuu hadle yaabadana
@nimcocabdi667
@nimcocabdi667 4 года назад
Maasha allah dhiirigalin qiimo leh weeye horu u socda walalaayaal waan idiin hambalyayanynaaaye👏👏👏
@simansamiitachannel556
@simansamiitachannel556 4 года назад
Masha allah waa barnamij fican wan ka helay horay usii wada dadalkiina
@ramadanfaarax1154
@ramadanfaarax1154 4 года назад
Siman adu cuntada maa samen takanid
@jiilka-cusubo-fficiel
@jiilka-cusubo-fficiel 4 года назад
Qoftaas madow ha barto sida qofka wax loogu sheego sida kale OK
@fardowsoyare2442
@fardowsoyare2442 4 года назад
MAASHA AllAah
@omiirahoney2141
@omiirahoney2141 4 года назад
Barnamijkn In Aan ka Qeeb Qattan Raba halke kalla Xiriiira Jwb Insha Allah
@hamidaabdi7065
@hamidaabdi7065 4 года назад
RAMADAN KAREEM ⭐🌙⭐🌙⭐🌙masha Allah 👌👌👌👌👌👌
@samera5805
@samera5805 4 года назад
filfil anagu somali ahaan ma isticmaalno hablaha nooga xishooda
@aishaabdalla656
@aishaabdalla656 4 года назад
Filfilba mayan fahmin naagta idil la dhahayo ee way iska so booday ila fudaydka somali ban unahaye carabku wuxu yiri filfil aswad iyana waxay moday basbas cagaar drinks nahaysta hadi somali nahay marki aan ajnebi aragno ayan tii karama iyo dadnimo ahadba ilowna
@samera5805
@samera5805 4 года назад
@@aishaabdalla656 haaa taasi waa isliid
@umuomar1782
@umuomar1782 4 года назад
waaaaaaw masha Allah tawarakaAllah waa barnamish fiican waan ka helay 💖
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 4 года назад
masha allah Macalin #Nasra-Abtidoon Iyo Drs#Idil_Maxamad_Abdiraxman
@asiaibrahim7869
@asiaibrahim7869 4 года назад
Masha allaah my sister nasra abtidoon
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 года назад
bastada cafimadka waxa u fiican inay yar qeedhin ahaato hadii kale nafaqada ka dhimata ka somalida kariyaan waa bilaa nafaqo mida kale kuwan wax ma garanayan iyaga laftooda habalaha yaryar bilaash loogagadhigay gudi xawashka uun bay ku saxan yihiin in lagu daro waa sax
@maryanomar1542
@maryanomar1542 4 года назад
Ala Gabdhahena Carbta sacudi ayae ku dhib qabenee hadana ma wadankodi logu kenay 😭😭 teeda kalay gabar Somaliyeed nadafad iyo cunao karin lagu ma garo .carbta iyo ajanibta kalaba cunadoda indhaha le ka qorxan tahay mahe naha iyo nush tona malaha .
@luulchanal4893
@luulchanal4893 4 года назад
Gabdhaheenii ma carab baa ka adeejiseen 😂😂😂😂 Garsoorayaal ficaan keena oo dhaqanka iya cuntada soomaalida 😭
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 4 года назад
Cuntada hadaanu somali nahay gaajo ayaan uu cunaaye dhadhan uma cuno.
@samdasharaf3262
@samdasharaf3262 4 года назад
HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO safiya ibraahim❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyocali9733
@sacdiyocali9733 4 года назад
M.a Nasra Abtidoon cdy ku Aamin sanahay my teacher
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 года назад
Caaisha baastadeeda ineysan karsaneyn wlh waa dareemay 😅😅😅
@sagalhassanarab9995
@sagalhassanarab9995 4 года назад
Waw Wa dhiiri galin hablaha somaliyed M.llah Caisha Sxbtey guul ku rajeynaya PH
@hanisoali9952
@hanisoali9952 4 года назад
www masha allh reer astaan alle ha idin xfdo
@Somali.Adventure
@Somali.Adventure 4 года назад
Kahor intadan cunto karin bilabin wa inaad sacada iyo fargalka iska furta waa waxeey ee keydinkaraan jermis ilma aragto ah kaas oo keeni kara qof cunadada cunay in uu wax yeleyo Inta kale fit ayaad tihiiwa diyaarsan tihiin Keep going
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
Masha alaa waan fiirsadaa kaliibyadada mashalaa
@aishaabdalla656
@aishaabdalla656 4 года назад
Asc wr wb dhamantin somali wayn Anagu hadanu dawadayanahy waxanu ku qaybsanahy qaladadka 2 dhinacba sida tartamayasha iyo gudigaba 1 cuntada lagu bilabay tartanka oo cunto culusa 2 tartamayasha oo ay iga muqato inan wax tababara la so siin haba yarate ama la so kululayn xooga yacni gacan fudayd la tusin 3 Gudiga oo iyaguna hurdaya oo luqado kalena ku hadlayan 4 hadalka gudiga oo wax bicnaleh lahayn ama murti 5 qaladka ugu wayn oo nin luqad kale ku hadlaya loo so fadhisiyay qof uturjomana la kenin Sideeda banan ama calamka looga dhaqmona qofku hadi usan aqoon luqadaas loga bahanyahay markas waxa muhima in uu ku hadlo kuqada loo badanyahay oo ah English ama uu helo qof iturjoma afka laga rabo bartaas 6 waxa wajiba dadka gudiga ahi in ay ra'yigoda wada dhibtan idinku qof dhan bad ilowdeen 7 goobtu waa mogdi ama nalka aya ku yar Hayga xumaanina plz fikirkayga aya ah sidaas hore usocda 😘😘😘
@asmaaqueen7064
@asmaaqueen7064 4 года назад
Wllhi kan carabki wuxu u egyhy noci hilibka ibinjiry waxba magaranayee ufura meluu hilibka kugado nagahana gabdhaha weybahdilayan 😭
@mohamoudmohamed952
@mohamoudmohamed952 4 года назад
Masha Allah safiyo Ibrahim salah guulo badan insha Allah horey usoco Aisha waa dadaashay balse guusha mar walba qofay raacdaa tartamo kale ayaa kuu rajeenaa guulo insha Allah
@aminabariise8245
@aminabariise8245 4 года назад
Masha allh safiya ibraahim guul wcn qali
@carabmar2357
@carabmar2357 4 года назад
Waxan waa yenen ku ah wadankeena qaxooti maraka waa igu sawer cml naga daya gabdhaha soomaliyeed kuwa ugu fiican cunta kariska adoonka oo dhan
@ubahahmed5334
@ubahahmed5334 4 года назад
Sijaelewa bado ana latacrif luqatul carabia burjiko halagu kariyo tartanka dambe
@ubahahmed5334
@ubahahmed5334 4 года назад
Wax yalada liska shegayo haladafo sanjawil kulaha
@mudicade6325
@mudicade6325 4 года назад
Nasra abtidoon wan aminsanaa keep going beautiful girl
@zaraosmanim2135
@zaraosmanim2135 4 года назад
Tan madow ee muraayada(sunglasses)xidhan waa mid aan nixin teeda kale ninka carabka way iska dhaadhicinaysaa, saqajaamad
@F13500
@F13500 4 года назад
Naag madow o bisad u eg o kheer leh arki meysid waa xaasidiin ragana ujilcan
@asminholove425
@asminholove425 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@daherahmed3424
@daherahmed3424 4 года назад
Haday ogaan lahayd ninka masiriga waxuu amin san yahay majacla lan walhi massrida waa dadka ugu xun calag ayuu kaaracaya
@mamaasli8630
@mamaasli8630 4 года назад
Waxaa ka codsan lahaa in lasiiyo jaanis wiilasha soomaliyeed in ay ku soo bandhigaan hibadooda maadaama nimanka ay yihiin kuwa ugu cunto karinta wanaagsan aduunka
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 года назад
Heblayo madowey iyo carabka calosha wayn intay meshan fadhiyan maba dawanayi ish🤬😡
@sumayahassan6438
@sumayahassan6438 4 года назад
Heblayo madowey wayy iska waalinayysa uuf
@aminamuktar7735
@aminamuktar7735 4 года назад
😂😂😂😂
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 года назад
Ana sidookale jiidhkagi👍
@alim2818
@alim2818 4 года назад
Nadra aflagadada wa laga fiicanyahay hadal fiican dheh ama iska aamu Allaha ku xifdiyo bil barakeysan aya lagu jiraa
@dagankartibadan3572
@dagankartibadan3572 4 года назад
wlhi tartankan cml kam qebgalen inte naago cuntadeyda dhadhmiyan ima dhehn cusbakuyar io basta cerinah
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 года назад
Falis waa iga qoslisay kkkk
@dagankartibadan3572
@dagankartibadan3572 4 года назад
@@HooyoFartuun 😆😆 ciil igudilen somha
@cumardmt1826
@cumardmt1826 4 года назад
Horta meshan waa gudi ka ah nin ajanib ah marka cuntada somali mu yaqaana waa maya
@maaganedhaba7953
@maaganedhaba7953 3 года назад
Ilaahow naagahaan meesha fadhiya yaa cuntada eey kariyaan dhadhamiya bal sideey uxun yihiin arka
@abdihakanal-basheir7961
@abdihakanal-basheir7961 4 года назад
Tartankaan Raga waaweyn ee la yaqaano ku soo dara, wajiga ilaahay aniga diyaaran ahaye
@xabibtyidiris3599
@xabibtyidiris3599 4 года назад
Filfil walagu isticmala sugada lkn gabdaha wax yar wey qaldamen
@ikraanahmed5742
@ikraanahmed5742 4 года назад
Habalyo safiyo xabibatii
@faadimamohamed3893
@faadimamohamed3893 4 года назад
Muusoconayaa tartanku waan ubaahanahaye
@amuunmohamed5271
@amuunmohamed5271 4 года назад
Naagtan mesha fadhiso wax Rifee rabtaa 😠😂
@abdikarimadam2959
@abdikarimadam2959 4 года назад
adi dagaal aarabtaahe 😂😂
@amiiratashnaa8611
@amiiratashnaa8611 4 года назад
Waafure walhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sahraabdi208
@sahraabdi208 4 года назад
Sugo filfil kuma isticmalno wana nagu socota.
@chatiamohamed4725
@chatiamohamed4725 4 года назад
Masha allah hore usocda
@xafuuzmaxamed12
@xafuuzmaxamed12 4 года назад
Wa sax hilibka hadii lashiido dab madoono tartamahaba ka saxan
Далее
NOOOO 😂😂😂
00:14
Просмотров 13 млн
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Cooking Challenge Woman VS Men🧑‍🍳 🥘
25:35
Просмотров 282 тыс.
KALAMAAN 15 AUGUST 2024
11:01
Просмотров 4,1 тыс.
MASEER DHAMAAAD
32:34
Просмотров 307 тыс.