Тёмный

Tartanka Cunto Karinta ee Dhadhan Wareegga 1aad Tartanka 2aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 77 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Опубликовано:

 

25 апр 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 392   
@zuhuurabdirashiidhussein3376
@zuhuurabdirashiidhussein3376 4 года назад
Masha Allah Gabdhaha si wacan Ayey u sameeyaan Teeda Kale ninka Carabka Muxuu ka soo doonay War Gabdha Ha naga Niyad jabin Gabdhaha soomaaliyeed Cid Gaadhayso ma Jirto Viva Gabdhaha soomaaliyeed teeda Kale Naagtan idil Kibir badanaa Naa Caadi Iska dhig Gabdhaha Ha niyad jabin wll plz 👏
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 4 года назад
Ninka carabka ah isagaaba go'aaminaya wuxu.
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 4 года назад
Dadkeenna ajaanibkay hor kacaan
@zuhuurqalbiuroon6981
@zuhuurqalbiuroon6981 4 года назад
Zuhuur Abdirashiid Hussein 1
@zuhuurqalbiuroon6981
@zuhuurqalbiuroon6981 4 года назад
Fatima Saed waa runta
@ladanahmed5852
@ladanahmed5852 4 года назад
Maasha allah macalimadeyda Nasra Abtidoon waan ku salamay gbr aqlaaq iyo edeb udhalatay Allah ku deesto barnaamijkaan dartaa udaawadaa😍
@jacfarzaneti4789
@jacfarzaneti4789 4 года назад
Msha allah 🤩
@khadaressa8735
@khadaressa8735 4 года назад
Garsooreyaasha aad bey U liitaan waa in dad khibrad u leh meesha lakeeno
@fatushmohamud2881
@fatushmohamud2881 4 года назад
khadar Essa malintanin ee dadka haniyad jabinin😏
@sihaamcadeced6174
@sihaamcadeced6174 4 года назад
Benta ma aha sharaxada xitaa kuma fcna wa in isbadal lasaneyo si ay xararo uyelato
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 4 года назад
Yaa ogada adi
@saam2760
@saam2760 4 года назад
Haa
@samiiraomar3467
@samiiraomar3467 4 года назад
Hanuuz waa cayshay maasha Allaah astan firsado marhora igu dambesay
@inageedi8552
@inageedi8552 4 года назад
Asc inaga waxa nahay somali rageena waxan ukarino wayku qan caan ninkan carbkaa yuu idin niyad jabin cuntdiina wa mcn gbdha somaliya aya tihin nadafadna cidi idinkima gaadho wllhy guuul
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 4 года назад
This lady sitting next to the arab dude is really disrespectful I mean I get you’re a judge but she lacks professionalism.
@bellwether1876
@bellwether1876 4 года назад
remember this is somalia. those people kiss ajnabi arse like everyday.
@Fardowsa3872
@Fardowsa3872 4 года назад
It’s really make me day and just wanna star cursing at her if that was me when she said oh the lady with hijab and then she be like oh I mean u the only one Thas wearing hejab. That was really stupid for her to say that
@dayibaxmed460
@dayibaxmed460 4 года назад
sifiican ayay garsoorayashu u hadlayaan in qofka waxii ka qaldan loo sheegana waa waxa tartanka loo furay ba keep going
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 4 года назад
Wlhi wax fahmaayo barnaamijka adi lee kaa arky commentiyada dhan waa akhriyay dadkeen wax mafahansano ani barnaamijyadan okle tvyada carabta iyo cadaanka ka fiirsady waa lala hadalaa qofka khaladka laga saxa
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 4 года назад
Waa idin salaamayaa dhaamaatiina aad baan ujeclahay cunta karinta iyo tartankaba dalka mareykanka ayaan joogaa maa igudartaan waa cutsi aniga waan xiiseyaa shaqadeyda weytahay cutsi oo meesha aanku imaado 🕋🇸🇴🇱🇷💌
@nasraibrahiim3194
@nasraibrahiim3194 4 года назад
Bismilaah idil maxaa adi waxaaga canaan waaye kadaa gabdhaha canaanta kadaa gabdhaha si tar tiiba wax ugu sheeg plz
@abdishakuradan6850
@abdishakuradan6850 4 года назад
Gabar somaliyeed yaa nadaafad ku gaaro carabow wan is naqaan aniga ayaa carabaha ku nolaa ilkaha xitaa caday umu quurtaan no daa hooyo macaan
@ibrahimhussein8926
@ibrahimhussein8926 4 года назад
aad ayay u liitaan garsoorayaasha fadlan hala badalo ama ayaga hoogaa wax halo sheego dhaliisha qaabkan loma so gudbiyo. tusaale gabadha labaad sixun buu u dhaliilay hadana 8 ayuu siiyay. sidan waa niyad jabin, totaly garsoorayasha imaamad ma laha
@saamqurux2062
@saamqurux2062 4 года назад
Aragte
@anisoabdulkadir2684
@anisoabdulkadir2684 4 года назад
Mansha Allah tar-tanku wuu fiican yahay garsoorayaashu way liitan walipa Dr idil dhaliisheedu way badan tahay 2tartamane way da-daalen Hafsana waan u hambalyaynaya🎊
@miskimadar2262
@miskimadar2262 4 года назад
wlhi gabadhan idila wax qaladaa aniga ugama jeydo kartidana waa lokala dhashaa aniga wanba kuheystaa hadal keyda masha allh
@Abaadir_Mohamed
@Abaadir_Mohamed 4 года назад
Naagtaan madow, waxeeda waaba canaan, hala bedelo taas
@user-sl7oq6iu2e
@user-sl7oq6iu2e 4 года назад
Abaadir wll mcn inta somali ee meesha fadhida marki laga reebo ninka masriga ayda ugu aqoon leh sababto ah waa Dreso cuntada jirka qaadanyo iyo midaan ku haboneen aye kla taqaan lkn kuwan kle RU-vid lee wax ka barteen ogoow taas ....aqoonta waa muhiim☝......
@rahmoruun2641
@rahmoruun2641 4 года назад
MoHaMeD MoHaMed markaa midibkeeda waxkasheegeyso ma adigaa sameyey teeda kale koley in aad somaya ilathy dadkana abuuriata illahay kucayneesaa kabaq kle
@aqoonraadis135
@aqoonraadis135 4 года назад
Abaadir Mohamed naag CAD maa rabtaa marka
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 года назад
@@rahmoruun2641 ok wllo
@ismaciilcabduqadir108
@ismaciilcabduqadir108 4 года назад
Hawartaa wey ka cadaanbadantahay hh
@amranquruxsan9287
@amranquruxsan9287 4 года назад
Masha allah Allah haniit xifidiyo sida wacan an noo dhiri galineesiin insha allah wan ka qeeb qadan toonaa macalinmadeeda Nasro abtidoon iyo astaan ❤❤🙏
@siciidoawale3452
@siciidoawale3452 4 года назад
Maaaaashlhaaaaa guul iyo garasho ayaan idiina rijeynaaa
@MohamedMohamed-uh6sp
@MohamedMohamed-uh6sp 4 года назад
Gabdhaha 2doodaba wa Qatar mashalah alaha idin xafido
@Madde58982
@Madde58982 4 года назад
Great job 👍👍👍👍👍👌👏 thank you waa in loo mahad celiyaa dadka waxaan oo Dhan sameeyay dadaal fiican
@updynoorabdiqadir1283
@updynoorabdiqadir1283 4 года назад
The one an only TV of Mogadishu ASTAAN TV
@ishasaed8123
@ishasaed8123 4 года назад
Islaantaan madoow ya umada ka qabta😒 barnaamijka saan uxiisaynayay iyo say ii nacsiisay ismalaha 😏😏😏naa si xushmadaysan uhadal wasakhyahay😕gabahaha ha cunine😏🙄😕😕😣
@lajecleey9116
@lajecleey9116 4 года назад
Doqomo waaye ayaga dhan wlh ciil la firsan waaye markey ku qeylineyso ma ayada dhashay qofka ay ku qeylineyso waa qof weyn hadana
@warda4257
@warda4257 4 года назад
Sax wlhi daganan malahan islaanta madow qeeylo badana
@ayansaciid8965
@ayansaciid8965 4 года назад
Waxan ka codsanyaa bahda astan fadlan nasro way dhira galisaa balse inanta kle wax halo shego si ixriram ha ula dhaqanto tartamayasha mahdsanidin
@zakariamohamed1059
@zakariamohamed1059 4 года назад
Barnaamijka amaanta daawo hada amaan rabtid
@zakariamohamed1059
@zakariamohamed1059 4 года назад
Qofka runta you sheego ama qaladkaaga saxo waa qof abaal kuu galay
@Faiza_shiiqow
@Faiza_shiiqow 4 года назад
Masha Allah aad ayaan uga helay barnaamijka hormar wacan my dadkeyga😊
@xaawamacalim3914
@xaawamacalim3914 4 года назад
Gabdha guuleystay wexey dhahday insha allha waa guleysan ruxi yirhdo insha allh wuu guleysta
@mustafhusien3929
@mustafhusien3929 4 года назад
inta ilamidka ah like isaar
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 4 года назад
Nasra abtidoon gob Gobi dhashay. 🌹🌹🌹♥️♥️♥️
@aishaabdi648
@aishaabdi648 4 года назад
Mashallah waa barnamij fiican hore u socda
@mariacabdallaxaji2239
@mariacabdallaxaji2239 4 года назад
Masha allah waa barnamij fiicn aad bad u mahsantihin astaan tv waa barnamij xiiso leh dhiirigalina u ah hawenka hibada u leh cunta karinta howsha adag ee ad bulshada u heysan waad ku mahsantihin markale
@hamidaabdi7065
@hamidaabdi7065 4 года назад
Masha Allah wan ka halay sida a u tartansinsin gabdha Ramadan Kareem ⭐🌙⭐🌙⭐🌙⭐🌙⭐🌙👌👌👌👌mahad sanid astan
@neimahusseinyoonis5689
@neimahusseinyoonis5689 4 года назад
Mansha Allah Nasra abtidoon qof fiican jecelna ninay qofka dhiiri galiso keep going beautiful sister
@queenazam799
@queenazam799 4 года назад
team astaan Ramadan mubaarak
@layaanamhmoud6904
@layaanamhmoud6904 4 года назад
Masha allh hablaha tar tamaaya wn salaamaya thnks Astaan
@seynabmacalin8147
@seynabmacalin8147 4 года назад
Uf soomaalida waxooda niyad jabwaaye yaa ani igeeya meesha wlhi meela saari laha waxan sheef isku shegaayo maamada maskiinta way bahdileen qaylo iyo canan isku dareen ninkan carabka ah ma malwax ayu yaqana gabadha nasra la leyhy aya degan sificna ula hadlaysa dadka maasha allah
@hodanabshir6424
@hodanabshir6424 4 года назад
Asxbta inta hada kasoo dawty TV ga like ii saar😂😂😂
@ashashukri5905
@ashashukri5905 4 года назад
Malawax aa khamiir rabo yaa yiri *Waad fashilanteen Astaan* markaa Nin caraba cunta somali dhahdeen Qiime
@amiiratashnaa8611
@amiiratashnaa8611 4 года назад
😂Bal ma aragty bur sokor caano io waxkalo gadudinyo lisku ogaaye qamir kulaha muufo miya😂😂😂
@shukrisharaf9779
@shukrisharaf9779 4 года назад
Lkn wax yar in ladhigo uu ku fcnyhy
@ashashukri5905
@ashashukri5905 4 года назад
Amiira Tashnaa 😀😀😀
@sumayacali4693
@sumayacali4693 4 года назад
Haa wlhi inay carab oo dhigayan mahaany
@amiiratashnaa8611
@amiiratashnaa8611 4 года назад
@@shukrisharaf9779 marka isku qaso washiida kadib hore kaduba qurux gadud io mcn kuso baxa ano dhigin😂😋
@weersanmedia4226
@weersanmedia4226 4 года назад
Dhaliilaha yaryar eey sameeyeen waxaa iiga muhiimsan in barnaamij nocan ah astaaan bilabaan,astaaan guuleysta
@suweydaaxmed8757
@suweydaaxmed8757 4 года назад
Masha Allah hablaha dhamantod wey xijaban yihiin allahu Akbar barnamijkana wan Soo dhaweyna
@fardowsaqaali3859
@fardowsaqaali3859 4 года назад
Masha allh wlh waan jecleystay barnamijkan
@dr.nadiadayib3898
@dr.nadiadayib3898 4 года назад
Wllo inaan ka qayb galo ayaan rabaa maxa layga bahan yahay ee shuruuda idinkoo raliyaa
@ikibeeloabdi683
@ikibeeloabdi683 4 года назад
Mahan inan wax walba dhalilno ee wa inan ku garab istagna hada wa wax ku cusub dalkena wana so dhawaynaya haday sanadkan ogadan waxa qaldan inay sixi donan marka kle masterchef in Somalia 🇸🇴 I’m so happy to see 🥰
@umuomar1782
@umuomar1782 4 года назад
masha Allah tawarakaAllah beautiful
@nastehoabdi2635
@nastehoabdi2635 4 года назад
Habar yar hadalkaaga hoos u dhig qofka bini adaamka ah hadii u wax tartaan ah ku jiro wuu naxaa wax u qabto iyo waxaa u sameeyo maa yaqaano niyaaad jabka kadaa gabdhaha pls 😭😭🙏
@hafsanasser2046
@hafsanasser2046 4 года назад
Viva nasra abtidoon, carab lee dabada ka wata idin soomaaliyey, dadkana in qisaas loo soo taagaba moodaa.
@zakariamohamed1059
@zakariamohamed1059 4 года назад
Kkkkk
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 4 года назад
Naagtaadan madow iyo ninkan carabka ah Horta meeshu Somalia ma tahay? Cuntadu cunta Somali ma tahay? Maxaad ninka carabka ahi u qiimaynayaah. İsagaa uskag iyo bilaa nadafadba ah Amaan siiya gabdhaha.
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 4 года назад
Bisinka hortaa yaabay maxa keenay
@queenaniso4300
@queenaniso4300 4 года назад
Wlhi waa waxaa layaabay Hayaacdo waye Somali seembari saan lee waye ajanibi lee daba dhaq uyihiin😣😏
@hamdiahmed8492
@hamdiahmed8492 4 года назад
Kkk
@hafzaabdiosman3871
@hafzaabdiosman3871 4 года назад
Sami aada ugu farxsanhy guusha noosoqaday❤😘😘😘
@hassanawdheegleofficial4853
@hassanawdheegleofficial4853 4 года назад
Very interesting pannel
@nimcoqadar636
@nimcoqadar636 4 года назад
Sorr astaan cunto mcn waqti ayee rabataa sidaan si fcn ma ahan walla yaal😪
@nahidaabdi7447
@nahidaabdi7447 4 года назад
Hal saac iyo cuno macaan kala dheer mararka qaarkood hilib baa ku jira ma hilibaa 1 saac ku bislaada
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 года назад
Masha alh hore usocda dhmn
@bintishandile6739
@bintishandile6739 4 года назад
MashaAllah nasro iyo idil horey usocdaa
@umuomar1782
@umuomar1782 4 года назад
masha Allah tawarakaAllah nasra 💖
@drsjuujuu1438
@drsjuujuu1438 4 года назад
M.a barnamish fiican ayad inoo keenteen m.a wxa dawanaya maalintiisa 2aad m.a hore usocdo astan tv
@hiigsiganoloshadhabta5799
@hiigsiganoloshadhabta5799 4 года назад
😯xidigti xamar waaw adiga iyo asxabta kale horu mar wacan
@farxiyahabo3067
@farxiyahabo3067 4 года назад
Nagta madow wa badawad halaga saaro gudiga somali xita si fcn uma taqano nasro abtidoon ka ilbaxsan borama idinka so salamaya
@qalbilulaabdi8946
@qalbilulaabdi8946 4 года назад
Farxiya Habo hhhh
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 4 года назад
Huuno gabadha waxa ka daran carabka sababata mesha lokenay ayaba cajiib ah
@nuohfarah6724
@nuohfarah6724 4 года назад
wll dadka ha aflagaadeen hadii la eego labadiina ayaaba kaa fcn
@nuohfarah6724
@nuohfarah6724 4 года назад
madowgu waa midabkeena in laysku caayo waa shay aad u xun waxn oo kle waa dhaqamo liita ee wll dhaqamadaada badal commentiga cayda ka daa
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 4 года назад
Kkkkkkkkkkk walee inaad adi badawad tahay ayaad noo shegtay hadiba aad drts idil dhahday waa badawad mida kale hadii aad adi iscadaysay ayadu midabkeeda dahabiga ah ayay kufanaysaa
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 4 года назад
Masha Allah ❤️💕
@shamsahennayoutube117
@shamsahennayoutube117 4 года назад
Masha allah ❤️👌♥️
@haboonmowliid9344
@haboonmowliid9344 4 года назад
Maaaasha allaaha
@user-xc5vq2gn1g
@user-xc5vq2gn1g 4 года назад
Idil inee gar soore ahaa jirty aaba umalesaa masha allh
@umusaabirsaabir9168
@umusaabirsaabir9168 4 года назад
cajiib ma carab ayaa kaseyso cunto soomaliyeed aniga ima cajaben ninkaan carabka ah
@amalaragsan9958
@amalaragsan9958 4 года назад
Waxan aad ugu faraxsanahay barnaamigaan aad u keenteen dumar somaliyeed .faldan hal mid ayan idin ka codsanaayaa.kow inta ee bilaawin sacada gabadha Ha gashtaan chef APRONs kooda.si ee hal daqiiqo xata ugu lumin. Mid labaada nafada aad iyo aad Ha ugu dalaan.wana mahadsantiihiin dhamaanteena.dumarkeena na well done
@hanicraxman1096
@hanicraxman1096 4 года назад
nasro abaayo wallhi illahey dartii ankujeclhy xaq aad ayad usortaaa masha allaah
@nasraabdinur6710
@nasraabdinur6710 4 года назад
wlhi comnti aqris leeba iskagly sidii wexy uhdlayeen qof janic lesiyy oo ladhhy maxa laga bdlaa barnamishka somliyy naga aamusa sax iyo qald gudiga lee kahdlikaro hormar wacn astaan tv❤❤💪
@abdihasan5213
@abdihasan5213 4 года назад
Subhanllaah saas. Mey. Cuno. Kariis. Miyaaa
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 4 года назад
Qofka xasidka eh waligiis heer magaraayo gabadha idil ladhahana wasidaas waligeed heer magarayso kibir qiyo xasad nimo ma fiicna Tartiib gabdhaha wax ugu sheeg
@Hjan4566
@Hjan4566 4 года назад
First ♥️♥️♥️♥️♥️
@anisoabuukar4164
@anisoabuukar4164 4 года назад
Masha Allah
@samera5805
@samera5805 4 года назад
naagtan idil shaqadade ha idinka wadato wayna saxantahay meesha eed iyo amaan ba waa loo yimi ta labaad dadkan tartamaya argagax baa ka batay
@mushtaqchannel7646
@mushtaqchannel7646 4 года назад
Waaw m.a wlhi dhiro galin weyn bey notahay wa ina kaqeyb gala insha allaah
@princessaisha2334
@princessaisha2334 4 года назад
Idil Mxa Ka Qaldan Iyo Ninkan Carabka ah Wayba is la Weeyan Yihiine
@shukriahmed3170
@shukriahmed3170 4 года назад
Wlhi wa negative labadodA mar waliba dhaliil lee so jeedinaayaan hada aragtiad
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 4 года назад
Wlhi barnaamijkan waa fiicanyahy hory usocda waana loo bahan dadka in khaladkooda loo sheega
@sucaadmohammed5984
@sucaadmohammed5984 4 года назад
Gabdha xijaabka wado afsomali miyaa iyo gabdha xarafka bilaawdo saan iyo saan bala bala pyo dadka si fcn loo hdla qofna wuu guuleysta qofna wuu hara micnaheeda ma ahan qofka haray wax ma yaqaano marka wllo dadka si fcn ula hdla tartamaaya qalbi adkaaa dadka tartamaayan wlhi dulqaaas ma lihi msha Allah gabdhaheen alle hadaayo
@xafsacabdulaahi2453
@xafsacabdulaahi2453 4 года назад
Hambalyo samideyda Xafso
@amunguled1876
@amunguled1876 4 года назад
MSha allah barnaamijka Aadban ila dhacay Insha allah xaggayagana inaad usoo kacdaaan ban rajeenaya Micnahayga jigjiga
@phaizaguray4992
@phaizaguray4992 4 года назад
Malinka shaaxa lagu tar tamaayo ii yeera plz🤣
@halimaqaali1040
@halimaqaali1040 4 года назад
😃😃😃 ana kugula tartami ii yeedh
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Wallhi Kula mid ayaan ahay saan unecbay shaqo guri ama weel laxalo aniga laftayda cunto idiro lakiin waxa kale soqabo haigu odhan🤣
@fatimaibrahim3505
@fatimaibrahim3505 4 года назад
Hhhhhh haa ani iyo adi aya tartameyna shahi karin bes lay kasa marka ani iyo adi iska ficn in aan wada tartano 😂😂😂
@xurriyo16
@xurriyo16 4 года назад
Shaah anaa meel saari karo cid kasto inta kale been
@queenaniso4300
@queenaniso4300 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@amalwarsame8263
@amalwarsame8263 4 года назад
Team xafso❤️
@simansamiitachannel556
@simansamiitachannel556 4 года назад
Mash allah
@kowsaralas2645
@kowsaralas2645 4 года назад
Meeshaan gabdhaheena rag somaliyeed halookeeno hadiikale Meehan dumarka somaliyeed inlagu caayaa lofadhiyaa
@Fatxi1430
@Fatxi1430 4 года назад
Mashalah
@ikraanahmed5742
@ikraanahmed5742 4 года назад
Hablayo xafso Abayo ✔️✔️✔️✔️✔️✔️❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@abdiqanibashe4997
@abdiqanibashe4997 4 года назад
Nice
@sadiaabdiwaxid7011
@sadiaabdiwaxid7011 4 года назад
Yasir allh tartanku waaba canaan 😂😂😂😂
@lulahmed9202
@lulahmed9202 4 года назад
walaalaha tv ama tartanka kamasuula wax yar oo nasiixo ah ayaa siinayaa awal wad kumahadsan tihiin in aad wax cusub kusoo kordhineesaan 😚 wadanka ama aad fursad kusii neesaan waxa yar baa rabaa in aan ka iraahdo 1tartamayaasha way in ay xiran yihiin golofis xiligaan hada la joogo waa daruuri caafimaad ahaan 2 tan kale waa in uusan sukuul qaldan sameen kaamirada horteda ama uu jawaab caliyo taa wax saxa maaha boqolal baa daawaneso suurad qaldan bay dhiibeesaa gabdha dhabarka bay xijisay markuu hadlaye ninku taa qalad weeye 3 quruxda waa muhiim iyo nimaadka afarta qof oo dhadhamiyaya waa in si qurux badan loogu qadimaa isla markaana ay kudhadha miyaan fargeeto qaado sakiin mar waxa aytahay cunada oo kumunaasaba afartooda faraha ayee lagaleen cunto kulul isma markaana kaamirada hordeeda suuro aad ufol xun weye 4 gabadha turjumeesay aad bay ufududahay awalan hadalka badan qiimo way xan baarsaneen hadalka oo ay kadafeeso yarka chef caribaga kuhadlaye taa isluub maaha quruxna maaha wax yaabo badan baa qalad ah muhiim weeye in aad heshaan qof aad ugu xerldheer arimaha dikooreshinka itikeetka cunta aad ugaranaya
@mindhige_____4670
@mindhige_____4670 4 года назад
Masomayaaaal
@hafsanasser2046
@hafsanasser2046 4 года назад
Masterchef in Somalia manzha allah.
@maryanabdi7353
@maryanabdi7353 4 года назад
Subxanallah naagta madow may dadka cuntaa
@hafzahafza4126
@hafzahafza4126 4 года назад
Hamplyo Hamplyo my semi Hafza guuul wacan
@geenyomudug7215
@geenyomudug7215 4 года назад
Garsoore dhaba wa nasra wlhi ayada darteeda u daawanaya lkn dadka kale wa ebarkood
@xidigtachenal2507
@xidigtachenal2507 4 года назад
Dadka ku haaayo naagtan madaw ogaada naagta madaw dunida ayaa ugu qaalisan mida kale shaqadeeda faraha uga qaada bisinka idil hormar wcn abyo mcnt
@hafzahafza4126
@hafzahafza4126 4 года назад
My walaashe mcn Nasra kuu xiznay abyo
@farxiyahassan7344
@farxiyahassan7344 4 года назад
Waan taan marki hore doortay guul xafso
@farxiyobilew5934
@farxiyobilew5934 4 года назад
Nasra gawar ad aqlaqda loo soo baray walh mom horay usoco 💕🙏❤️
@abdiali2923
@abdiali2923 4 года назад
wadanku miyaanu soomaaliya ahyn maxay tahay luqada kale??? waar waligeen ma arakteen tvyada kale oo qof somali ka hadlayo oo lafisirayoo maya wadan walba luqadisa labartaaa !! ila wadankena ayaa sidas ah allah karim. Luqada somaliga waa in laga dhiga qasab in lagu bartao anagaba wadan kasta luqadisa waa nagu qasab.
@ikrahussein520
@ikrahussein520 4 года назад
Malawax luugta taaagayo waxa u sabab ah dag dagta time siiya teda kale mashin keena waxa lagu shiido
@xafsocabdinuur5637
@xafsocabdinuur5637 3 года назад
Msha allh hablaha somaliyed la ma garo ninkan cadanka ah yusan hablaha naga niyad jabin
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 4 года назад
Naagtaan madow oo Idil ladhaho maba ka helin maxaa ka qaldan waxeda waba xad dhaf bisinka na bal is tartiibi qofka canaan kuma lihide🙄
@shamsammabdi122
@shamsammabdi122 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk🤣🤣🤣alah beerka!
@shamsammabdi122
@shamsammabdi122 4 года назад
Dhibmaleh indha guduudiska barnaamijka daadihintise kamitahay!shuruda laraaca
@leilaabdi3075
@leilaabdi3075 4 года назад
Waxa imuqato inaad hore u dawan barnamijyda nucan ah e calamka sameyo
@shamsammabdi122
@shamsammabdi122 4 года назад
@@leilaabdi3075 maya madaawan ,wanogahay weykahabeysanyihin sidan wayo kuwas wa professional,gabdhahanna wa barbaratoy ,,kkkk marka sidan waxba kumahaleysna weydadaleen qofwalbana qaladkisu tijabinaya si u usoxo!
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 4 года назад
leila abdi waan daawaday walaley ee qoftan Idil la dhahaayo sidey u hadleyso waa bahdil qofka saas dhan loguma qeeyliyo subxanallah barnaamijyada calamka saan uma hadlaan gudiga
@aqoonraadis135
@aqoonraadis135 4 года назад
Ninkaas af soomaaliga maa bartaan
@layaanamhmoud6904
@layaanamhmoud6904 4 года назад
Slm nsra Abtidoon sidaad udhiirigalinayso hablaha somaliey hore usoco sisiter
@fartunabdi520
@fartunabdi520 4 года назад
burka gacanta hakuqasina
@umuomar1782
@umuomar1782 4 года назад
Idil masha Allah ilaahey ha ku xafido
@hanikukay448
@hanikukay448 4 года назад
Please man ka qeebkali karaa tartankaan wlll
@yuusufmohamed9425
@yuusufmohamed9425 4 года назад
waxaan layaaba nahay carabta markaad wadankooda tagto waxaa qasab kugu ah inaad af carabiga ku hadasho ok maxaa diiday ninkaan inuu afsoomaali ku hadlo ? mida kale gabdho somaliyed ayaa tartamaaye maxaa ajnabiga na dhex keenay?
@aniishaamaansan7876
@aniishaamaansan7876 4 года назад
Idil mxa laga raba gudiga sidisaba qof adag loga tala galay wax qaldana ma samenin masha allah idil ceb maleh
@user-sl7oq6iu2e
@user-sl7oq6iu2e 4 года назад
Masha allh waku farxay ina u sameesaaan tartan cuntada ah lkn meesha ee sadax Soomali ka tahy 1qof ka dhiga inta kle ajaanab halaga dhigo waa rayigeeyga hadaan nahy qurbo joog dadkeeyga waa inee bartaan cunto caafimaad leh ' ❤❤❤❤
Далее
Sidee looga faa'iideystay goobaha dalxiiska Dalka?
4:00
Think Fast, Talk Smart: Communication Techniques
58:20
HEESTA DALKEYGOOW || FARTUUN LAKI || ASTAAN MUSIC 2024
5:47
Learn Arabic in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
27:10
Sidee cilmi baadhis dheelitiran loo qoraa? | Day One
34:09