Тёмный

TOP STORY: MAXAA KALA QABSADAY ABDISALAN HAREERI IYO DEEQO SONNA? 

SONNA PRODUCTION
Подписаться 198 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

TOP STORY: MAXAA KALA QABSADAY ABDISALAN HAREERI IYO DEEQO SONNA?

Опубликовано:

 

14 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@hamzaabbas8841
@hamzaabbas8841 7 месяцев назад
Legend weeye wariye Hereri taariikh hadhi doonta ayuu ka tagi doonaa... Viva Hereri
@sahalade4245
@sahalade4245 7 месяцев назад
Masha Allah
@mohamedbarre4332
@mohamedbarre4332 7 месяцев назад
Mashallaah ninkaan markaan codkiisa maqlo waxaa igu soo dhaceesa anoo canbuulo cunaayo 9:00 oo habeenimo BBC did soo gali jirtay.
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@abdisalamismail9596
@abdisalamismail9596 7 месяцев назад
Waa waraysi xiiso badan. Mahadsanid Deeqa SONNA✌️
@sahrakoow288
@sahrakoow288 7 месяцев назад
Manshallah waa nin qibrad leh oo wariye sax ah oo cod iyo dhaqan leh.❤
@waliahmedabdi3186
@waliahmedabdi3186 5 месяцев назад
Gabadh wanaagsan in shaa Allaah
@fartunabdullahi3290
@fartunabdullahi3290 7 месяцев назад
Maasha allah c/salan hereri wanatagera haye haye
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 7 месяцев назад
Waa nin aad u Qiimo badan oo aan waraysiyadiisa Jecelahay hore u Soco ina adeer Cimri dheer iyo Caafimaad qab.
@user-bx9sg3ws8e
@user-bx9sg3ws8e 7 месяцев назад
😊😊😅😅😊😊
@hassanmahamud3850
@hassanmahamud3850 7 месяцев назад
This is wonderful interview 😂😂
@caqlicade534
@caqlicade534 7 месяцев назад
Maasha Allaah ❤❤❤
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 7 месяцев назад
Maansha allah hereri iyo deeqa waa mahadsantiin
@hassanmohamed909
@hassanmohamed909 7 месяцев назад
This is amazing interview mash allah keep it up
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 7 месяцев назад
Wareysi sare deeqa sonna mhdsanid .
@AbdulRehman-qn8dv
@AbdulRehman-qn8dv 7 месяцев назад
Mashalah ❤
@Cicasiisdaauudcabdi
@Cicasiisdaauudcabdi 6 месяцев назад
Haye haye
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 месяцев назад
Waa ku wataa waana ku taageeraa tan iyo Hornafrik
@cqanimohamedali6382
@cqanimohamedali6382 7 месяцев назад
Masha Allah waa waraysi wacan🎉
@suadaydid
@suadaydid 7 месяцев назад
Masha allaah
@saf1090
@saf1090 7 месяцев назад
Soodhawow cabdisalaan
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 7 месяцев назад
❤❤❤
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 7 месяцев назад
deeqa waku salaamay abaayo
@Sahruuja1
@Sahruuja1 7 месяцев назад
Maasha’alaah alaah deeqa sona wa quruxley Lakin riwaayadihii kaama Hayno
@Khayre369
@Khayre369 7 месяцев назад
@haaruunbareejocabdi5867
@haaruunbareejocabdi5867 7 месяцев назад
Keep up the good work. Deeqo sonna. This is Harun barejo, your ex-classmate.
@husseinsharaf368
@husseinsharaf368 6 месяцев назад
Haye Haye cabdi Salam ❤😂❤
@AkafiHussein
@AkafiHussein 7 месяцев назад
Bil xaqiiq anigay ugu dhacday magaalada aan joogey qof dalkale jooga iiga waramay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 месяцев назад
Salaam deeqa long time no see
@waliahmedabdi3186
@waliahmedabdi3186 5 месяцев назад
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAH
@mosylonmedia7746
@mosylonmedia7746 7 месяцев назад
Harari china ugu horaysii oo document fiican oo dhanka ganacsiga ah ka soo samay
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 7 месяцев назад
Magalada harar gorme itobiya lahatay war dhulka ay xoga ku haysato
@munajama4208
@munajama4208 7 месяцев назад
😂😂😂 wad passday imtixaankan ya xaaji ❤️
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 7 месяцев назад
Muna dhag
@user-bp7do6bb3h
@user-bp7do6bb3h 7 месяцев назад
Midaaan Madax Kaliya ayay soo qarsatay waxay moodaysaaa in Allah uu San arkay.
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL 7 месяцев назад
Professor Ingiriis iyo Deeqo ma walaalo ba mise waa habar wadaag? Si ayeey isugu eegyihiin
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 7 месяцев назад
Legend Hareeri😂
@naruurab1114
@naruurab1114 7 месяцев назад
Harari wariye qunyar socod ah❤
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 7 месяцев назад
Hareeri Haaye haaye, ane huuhaa huuhaa igu barta
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 7 месяцев назад
deeqa Soona 2003 Horn Afric Ka dhageysan jiray, ilee waaba Gabar yar
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 7 месяцев назад
Cabdisalaan hereri in dhul mareen ah
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 7 месяцев назад
Hareeri maxaa caruur u joogaa
@MaxamuudCabdinuur-sr5is
@MaxamuudCabdinuur-sr5is 7 месяцев назад
Abaayo inaad I warey satiit aadaa ugu mahad san tahey
@abdala707
@abdala707 7 месяцев назад
Jacayl malasoo dhacday kulahaa, bad bay rabtay inay ku rido oo uu dib u dhadhansado gacalisadiisii hore ilaah bad baadiyay oo muna afkiisa ka yeersiiyay
@jaamacsiciid1191
@jaamacsiciid1191 7 месяцев назад
Adigii baa khalday magicii Hareri Chanel walan
@laazimtube5388
@laazimtube5388 7 месяцев назад
Harar waa magalo somaliyed
@GUURRE
@GUURRE 7 месяцев назад
62 dal
@user-bp7do6bb3h
@user-bp7do6bb3h 7 месяцев назад
Naaayaaa xijaaaabo maraykan jano ku magaynayeeeee
@Mass998
@Mass998 7 месяцев назад
Suaaal LA Yaaba ayaad waydiisay... Wadankee kuugu Daraa Sukaankaa Sagaale waa aqaaanaa Wuxuu ku Yaalaa Xaafadda Philipi.....alhamdulillah waa wadan aan hada ka guuray. Alle mahad Iska leh. Illahay ha ku amaansado Somalida Joogta Wali.
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 7 месяцев назад
Hereri haye haye haye
@abdirahmanmohamed4705
@abdirahmanmohamed4705 6 месяцев назад
dee mabadnoo waa 62
@itzmessi_hd
@itzmessi_hd 7 месяцев назад
Warkadaa erayga walaal ee adeer dheh ceeb waayo
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 7 месяцев назад
Soona ciyaal baad u qabtaa malaha 2002dii bey hon afrik ka.shaqeyn jirtay
@axmedsiciid7488
@axmedsiciid7488 7 месяцев назад
HAA
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 7 месяцев назад
War muxuu yiri kuwii dukaanada heeystey baa RU-vid furtey walee waa run 😂
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 месяцев назад
Cabdisalanow dee gabadha mad ku qabatid haday madax banantahay ooyna ahayn somaliland iyo Taiwan kkk
@Umuqays
@Umuqays 7 месяцев назад
Mawada ka wareeji wll.
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 7 месяцев назад
Dowlada dhexe ee aye sheegaysa ma tii afwayne bare ba
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 7 месяцев назад
Waatiii Berbera iyo Hargaisa airport buudada iyo Dakadaha u dhistey Siisay Caafimaad bolaasha, waxbarasho, , Maantase Waakaa muuse Afkaga Kaga kaadshaya, iyagoo Gaajoonaya😅😅😅😅😅😅😅
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 7 месяцев назад
@@MohamedHassan-nw4yo wax aye dhistay ma jirin waxay ku noolayd dawarsi waxa dayn somalia lagu leeyahay iyada aya gashay somaliland imika cidi ma caawiso aan hayado yar yar dayn cid ku leh ma jirto
@ZakAli9904
@ZakAli9904 7 месяцев назад
​@@nuurnuuraan8624hhhhhhhhh 😂😂
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 7 месяцев назад
​@@MohamedHassan-nw4yosi cimi leh berbera iyo hargeisa dhaqaalaha lagubdhisay soo iyada kamay soo bixin ma ninbaa jeebkiisa kabxiyay oo sheegan kara ama aad sheegi kartaa
@mohiyadiinosmaan4410
@mohiyadiinosmaan4410 7 месяцев назад
Hereri waa nin macno wayn u leh dadka somalida sharaf iyo karaamo
@caqlicade534
@caqlicade534 7 месяцев назад
Maasha Allaah ❤❤❤
Далее
Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri
19:23
Fanaankii Dalmar yare oo ganacsade wayn noqday.
18:18
Просмотров 156 тыс.