Тёмный

UGBAAD ARAGSAN OO Funs keedu Waydiiyeen Su' aalo aan hore loo waydiin || 

Dhambaal Digital
Подписаться 93 тыс.
Просмотров 199 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 370   
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah Месяц назад
Zhp cabdikariim cali shaah soo qaboh dhambaaloow inta igu raacsan in goat fanka lasoo qabto [[ like 👍 isaarah ]]
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah Месяц назад
Waan kugu raacsahay abwaan
@NiciimaGaabo-tj2nn
@NiciimaGaabo-tj2nn Месяц назад
​@@Apwaanka_Duriyadahwaankugu raacsany haynoso qqbto❤
@AamiinCabdi-lc2ep
@AamiinCabdi-lc2ep Месяц назад
Sxp wllhi aniga kugu racsan 🐐 fanka
@IsraAhmed-id6iq
@IsraAhmed-id6iq Месяц назад
🎉
@IsraAhmed-id6iq
@IsraAhmed-id6iq Месяц назад
😅572😂😢🎉😮😅
@abdikafibarreibrahim636
@abdikafibarreibrahim636 Месяц назад
Saalax sanaag sooqabo team salah like saara
@user-Safa576
@user-Safa576 Месяц назад
Qofkii Qoralkayga Arka alle Cimriga iyo caafimadkaba haw siyadiyo Dambigiisana Hadhaafo Aamiin Aamiin❤
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv Месяц назад
@@user-Safa576 amiin
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv Месяц назад
Amiin
@Fathiya-oo4zo
@Fathiya-oo4zo Месяц назад
Amin
@ibrahimahmed5533
@ibrahimahmed5533 Месяц назад
Amiin inshaallah ❤️ 🙌 ♥️ 💖 💕 🙏 😊
@user-mq8dh5ri3y
@user-mq8dh5ri3y Месяц назад
Amin yarabi
@Abdibaba1
@Abdibaba1 Месяц назад
Nin gaban. Ka baq ayaan maqli jiray yarka granka cad wata wlhi. Waa cajib mash Allah sxb guleyso waxa ka muqda kalsoni❤
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Месяц назад
Ma macaasida iyo dhaqan xumada ayaa alxamdulillaah ah allaa yaa hadiiki
@amounali640
@amounali640 11 дней назад
@@zamzamabdi295 assalamu caleikum uu ducey. ALLAH SUBXANA HUWA TACALA hanuuniya cidduu doono
@kaahaaynan5136
@kaahaaynan5136 Месяц назад
ninkan inanta suaasha qaldan weydiyey caadifad iyo makhruuq ba ka muuqda…. Si fiican bayse ugu jawaabtay. Ma bahdhulbahantaa hadal laga badiya. Viva inaderty Viva Wadani
@sayidabdala4101
@sayidabdala4101 Месяц назад
Wuxu weydiiyey suaal katimi caqlì aragtidiisu liidato qaran nacayb ayaad waddani ugu heestay ku lahaa
@AbshirSeaman
@AbshirSeaman Месяц назад
Hhhhhhhhhhh warya kanyari tuushbuu cararay kulahaa maqaran nacayb baad wadani u tagertay qarankii iyo xusbigii ayaa iskaga khaldamay qofku haduu kulmiye taageri waayo maqaran nacayb ba hhhhhhhh
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
​@@AbshirSeamanwey iska celisay geesiyad
@IdilHoussein-qq3xo
@IdilHoussein-qq3xo Месяц назад
Wan kuu wata from Djibouti jano ❤❤
@oubahelmi1997
@oubahelmi1997 Месяц назад
Ahlam Wadi❤ from Djibouti🇩🇯
@kaderabdoulkaderm.nour.5866
@kaderabdoulkaderm.nour.5866 21 день назад
My favority Ougbad from 🇩🇯
@salmahussein5007
@salmahussein5007 22 дня назад
Qof muslima oo hadana leh alxamdulilah macnaha inaan fanaan. Noqday.
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv Месяц назад
Wllhi qooqaga waa fariid❤
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 11 дней назад
UGBAAD ARAGSAN WAAN KU SALAAMEY WAXAAN KA HELEY SAAD UJAWAABEYSEY RAG BADAN OO SIYAASIIN SHEEGTEY BAAD % KA FIICNEYD SAAD KHALADKA ISKAGA ILAALINEYSEY MAANSHA ALLAAH GUULEYSO
@user-jr2nz7pk2x
@user-jr2nz7pk2x Месяц назад
Viiva team sharma ugbaad aragsan guul wacan Viiva cawaale
@GouledmoussaahmedGouledmoussaa
@GouledmoussaahmedGouledmoussaa Месяц назад
Ugbaad waan jacaylkeyga walahi qurux illahay siyey
@queenifrah3253
@queenifrah3253 15 дней назад
Lkn way is qaawisay oo rabigeeda ayeye ku caasisay huno
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 11 дней назад
Quruxdu waa akhlaaq Lkn ilahay hasohadeyo ilahow waligay kucasiyi maayo waligay waxad nogadigtay alxamdililah oronmayo🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@user-yk7vg2ef7e
@user-yk7vg2ef7e Месяц назад
C/kariin cali shah no zoqabta❤❤
@WardaMohamoud
@WardaMohamoud Месяц назад
Qooqaga hadey nafta u hayso hlkasey kaga sari lahyd😂😂😂 war wuxu faridasana oo hdl cada😂❤❤
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k Месяц назад
Ugbaad muraayada ku toosan bey kolba isku yara eegaysa😂😂
@IqraIbrahim-fi7ny
@IqraIbrahim-fi7ny Месяц назад
Mayla aragtaa
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 Месяц назад
Ma sheege mrka zxp 😂😂😂😂
@ermababy7178
@ermababy7178 Месяц назад
wlhy hadaan rabay inaan soo qoro murayadii bay eegmo kala daashay😅😅
@ahmedguutaale9351
@ahmedguutaale9351 24 дня назад
​@@naciimacabdi7363Sharma boy maaha yadu😮
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 11 дней назад
😂😂😂 wlhy wayara fool xumo adoo dad ku hor fadhiyaan aad murayada iska eeg egtid mar iyo labo wixi kabadan
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah Месяц назад
Illahay haku sharfo cabdikariim cali shaah soo qaboh zhp
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah Месяц назад
Waan ku raacsahay abwaan
@Geenyoabdi
@Geenyoabdi Месяц назад
Kuwa marka ay xanaaqaan iska ilmeeya waan salamaya😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
Waa caafimaad alx anigaa ah walhy gacan qaad ma aqaan iyo cay iyo cadgoosi laakiin waan ilmeeyaa isla shekeystaa si aan isu xaliyo deeto waan ku guuleystaa alx Dadka ilmeya ka caafimaad badan kuwa aan ilmayn 100/100
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 11 дней назад
Waan kaqaad Nay 😭
@enginerhamzawi3439
@enginerhamzawi3439 Месяц назад
Dadka aad meesha keenaysaani ee suaalaha waydiinyaa waa inay noqdaan dad suaalaha sifiican wax u waydiinkara noqdaan ,waxna laga faaiidaa
@user-jo2qu7zi7h
@user-jo2qu7zi7h Месяц назад
Yasalam inanta kiye aan jecylahay mss qrx ugbaad qrx qof kaliye runta kuraxaysata dadka qarna waybakadidaan runta ugbaad m.a jiro jog wllo nacabkuna haddalle
@AyaanWaano
@AyaanWaano Месяц назад
Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland waar wll waa faqash inataasi ok
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
Kkkkkk nolosheda ku dhibaysa laakiin way noshhay kaba hedana kaama taqaan
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 11 дней назад
Maxay dhibi Rabi baycasiday oay kadoorbiday macsi Lkn illahay hasohadeyo 🤲🤲🤲
@zamzamzamuu3392
@zamzamzamuu3392 Месяц назад
Abdikarim Ali shaah🐐
@SuhaybCabdixuseen
@SuhaybCabdixuseen Месяц назад
Team cabdi kariin is muujiya❤❤
@maxamedhaype5462
@maxamedhaype5462 27 дней назад
Ugbad agragasn gulayso sister❤❤❤❤❤
@NajmaCabdiraxmaan-po7cj
@NajmaCabdiraxmaan-po7cj Месяц назад
Cabdle jamaaal soo qaabo wll❤
@user-gt4fn6dq4m
@user-gt4fn6dq4m Месяц назад
Ugbaadeey wllo iska dhaaf fanka irsaaqadaa illahy way badante fanka kuwii kaa horeyayba way kaa meel gaadhi waayene oo fanka danbi mooye waxba laga ma faaiido illaahayna ma ogid intu ku soojiro markaa waalo iska dhaaf
@YaasminAbdinasir
@YaasminAbdinasir 17 дней назад
wasax wallahi😢😢
@IqraNashaad
@IqraNashaad Месяц назад
Abdi kariin ali shaah soo qabo sxp 😊❤
@cqaniaxmed9874
@cqaniaxmed9874 23 дня назад
Zhp apdikariin ayaan kaa sugayaa su aashan waata kuugu waydiinta badan goatka meesha keen zhp
@JuweriaOsman-yz6gd
@JuweriaOsman-yz6gd Месяц назад
Wlh ugbad qof qalbi wangsan oo fanku ubhanyhy❤❤❤
@nimcaanyare870
@nimcaanyare870 Месяц назад
Wallhi warunta
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 11 дней назад
Wax ilahay nogadigay 😭😭😭😭😭
@mouseuse
@mouseuse 6 дней назад
walee waa very smart jawaaab xunba laga waa walahi waa gabadh garashiyo caqli badan halka kuwa xanuunsanayaa ciduun caaiylahayen ama maagi lahayeene caloosha xun
@HipoAdan-eq3iv
@HipoAdan-eq3iv Месяц назад
Cali zaki waraysi ka soo qaad wll😅
@Maxamedaadanfaarax-bn7bz
@Maxamedaadanfaarax-bn7bz Месяц назад
War tani waa fariid su aaluhu ufududyihiin
@Kujecliyaa
@Kujecliyaa Месяц назад
Biriqyada nuurka ishayda heesta jeclahay❤❤❤❤
@ZakariyeSuldaan
@ZakariyeSuldaan Месяц назад
Baabka burco isn't easy 😂😂😂😂😂😂😂
@amounali640
@amounali640 24 дня назад
Allaha Subxana Huwa Tacala ha ugu hanuuniyo jidka xaqaa ah. Allahumma amine 🤲
@queenifrah3253
@queenifrah3253 15 дней назад
Aamin
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 11 дней назад
Aamiin habeen walba waan kufikira inay isgaga baxbo 😭😭🤲🤲🤲🤲
@Maxamed-ym7xt
@Maxamed-ym7xt Месяц назад
cabsi cabsi 😂😂😂😂 ku sugantahay ugbaad qalbi,ilaahay xaggiisa uheedaa kuma jiro alle,isagaa og,wixii xaggiisa naxariis,ugu maqan haddii khayr uu la,doono lkn imika kabaha wadada naarta ayay uxidhan,tahay siday sheegtay marabo inaan,ka boxo isagaa iga boxo mooyee
@FiiimaAli
@FiiimaAli 9 дней назад
Kaayar waan nacaa amarka illahayi
@yaasenmahamuud
@yaasenmahamuud Месяц назад
Waa naag tii nagah eryatay❤
@dekachakira4457
@dekachakira4457 Месяц назад
Masha Allah wll mcn ❤❤❤❤
@mouseuse
@mouseuse 6 дней назад
hal jawaab oo nacabkiyo xaasidku ku raaxaystaan lagaa waa lkn dhaman waxad jeclaystay suaalahaaga dadka caqligiyo wanaaga illahay haybada u siiyey very funny response
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Месяц назад
Gabadha su'aalo akhlaaq xumaa ayaa qaar weydiinayaan
@Muuna_MuhuYodiin_15
@Muuna_MuhuYodiin_15 Месяц назад
I support her wlhi she's amazing ❤🔥
@ramlafarhan4657
@ramlafarhan4657 Месяц назад
Ugpaaad way is qancisayy Quruxdeeda😂❤
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 27 дней назад
Muraayadda dambe ayey baalaha ka riftay 😂😂😂
@FathiaAbdi-fo8pu
@FathiaAbdi-fo8pu Месяц назад
Qoopaga is not easy 😂😂😂😅😅
@khadracabdiibraahin9217
@khadracabdiibraahin9217 Месяц назад
ka yar lkn Qalpigay jabisay😅
@IqraIbrahim-fi7ny
@IqraIbrahim-fi7ny Месяц назад
From tiktok
@BarkhadSalaax
@BarkhadSalaax 18 дней назад
Walahay inadertay way igu banantay inader allehakudayo
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o Месяц назад
Qarxajis TEAM😅
@leylaahmed5716
@leylaahmed5716 2 дня назад
Ugbad ❤❤
@user-td4fe4kp2g
@user-td4fe4kp2g Месяц назад
Mxad iska daawani saxdiii baa thye ugbaad😂😂
@user-qm5jf6rj4r
@user-qm5jf6rj4r Месяц назад
mayla aragta
@AsmaXasan-ui6pi
@AsmaXasan-ui6pi Месяц назад
Woow boqorada fanka ugbaad aragsan
@IfraahAbdi-jb6br
@IfraahAbdi-jb6br Месяц назад
Ugbaad qof qalbi wacan
@ahmedguutaale9351
@ahmedguutaale9351 27 дней назад
❤❤❤
@ClraxmanOmarmouse
@ClraxmanOmarmouse 17 дней назад
Clkariin Ali shaaah zcp
@billeahmedshide
@billeahmedshide 10 дней назад
Waxañ wedinaya fanan nimada ma in cawrada labanesto o raga xabadka lasaro naasaha lawalakho waxan leyahay Allah ka cabso oo jooji dhakhanka fosha xuun fasahadka ah
@sahrokhaliil1220
@sahrokhaliil1220 Месяц назад
Aragsantii fanka❤
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Месяц назад
Adeer timaha ustur
@user-jo2qu7zi7h
@user-jo2qu7zi7h Месяц назад
Shax shaxda fanka weye ugbaad ❤❤❤❤m.a
@SuhaybcabdiSuhaybcabdiibraahim
@SuhaybcabdiSuhaybcabdiibraahim Месяц назад
WalaL moHamett caruuz ali Zaki nolozha ku zoo qapOH😂
@user-eb8dd6oh7x
@user-eb8dd6oh7x Месяц назад
Ugabaad yaa murayaada ag fadhisiiyay
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Месяц назад
Ma sha alla ugbaad arAgasan wan salamaya ❤❤❤❤🌹
@user-tp5fr3um1h
@user-tp5fr3um1h 6 дней назад
Sxp blz ugbaad iigu sheeg in aan jeclahay oo adiigu haka faidaysane aniiga iga faide
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah Месяц назад
Cabdikariim cali shaah goat fanka kaa sugaynaa zhp digital loow
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah Месяц назад
Waan kugu raacsahay @abwaanka
@Haboon-fv3nc
@Haboon-fv3nc Месяц назад
Haa la so qabto cabdikarin ali shaah
@user-sj4ty9sn5q
@user-sj4ty9sn5q Месяц назад
Updikareim wa goat melahan ma imaado
@AbdiraxmanShiine
@AbdiraxmanShiine 9 дней назад
Ilaahay kabaq oo qaawanaanta iskadaa aakhiro ayaadanbeysee
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI Месяц назад
CALI SAKI MEE DEEE WALI😂❤
@ibraahimmoyer4778
@ibraahimmoyer4778 2 дня назад
Fanaanada ifraax Tolmoon soo Qabo
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Месяц назад
Ugbaad Aragsan waa aftahanad maba arag QOF fanaan ah oo saan aftahan u ah.
@ClahiGarad
@ClahiGarad 22 дня назад
Tem maxamed maame like❤🎉
@user-hy8lg3fr4e
@user-hy8lg3fr4e 20 дней назад
QooqaGaH in aanu khery soo waDiN waan oGaaH ❤
@NICIIMAQalanjo
@NICIIMAQalanjo Месяц назад
Ugbaad mohmeth cabdii argaazan 🎉❤
@HawaLiiN
@HawaLiiN Месяц назад
Ayy ugbaad nolow ina ader❤
@CanbroBare
@CanbroBare Месяц назад
Kismaayo jooga ugbaad aad baan u jeclahay maalin un in aan arku baan rajaynayaa👸❤️
@umuquteyba9260
@umuquteyba9260 9 дней назад
war Haji Hussein manta wuu noo ciyaaray ee ha dimbaajinina Hajiga kkkkkkkkkkkk
@MaxamedJarooze
@MaxamedJarooze Месяц назад
Team c/kariin cali Shah is muujiya...............................Somalia 🇸🇴
@MaxamedCabdi-ft4di
@MaxamedCabdi-ft4di Месяц назад
waay si jecelaatay miyaa 😢 maxay muraayada iska dawanaysaa❤😅
@bilana289
@bilana289 Месяц назад
Adigu miyad is necebtahay
@MaxamedCabdi-ft4di
@MaxamedCabdi-ft4di Месяц назад
​@@bilana289Zizter naag la hadlaye ii kadi
@MaxamedCabdi-ft4di
@MaxamedCabdi-ft4di Месяц назад
​@@bilana289 maxaad ka had laysaaa
@Saharxasan1234
@Saharxasan1234 Месяц назад
🎉🎉❤
@MaxamedmuztfeIzmil
@MaxamedmuztfeIzmil Месяц назад
CAbdi kariin cali shaa soo qabo zxb❤
@amalosman4596
@amalosman4596 Месяц назад
Ugbaadey fadhiga ku qurxantahy😅😅😅
@IntisarMohamed-y7o
@IntisarMohamed-y7o 17 дней назад
Maschallh
@AasiyaMohamett123
@AasiyaMohamett123 Месяц назад
Ugbaad aragsan wn ku wataa
@hamzikofficial3096
@hamzikofficial3096 Месяц назад
Qofki u horeeyay like 👍 😂
@apdiwaHapIsmaiL-b6u
@apdiwaHapIsmaiL-b6u Месяц назад
Oo eGa Qamar fursad mad sinaYysa😂
@RobleElmi-z1u
@RobleElmi-z1u Месяц назад
naagtan waa legemad❤😮
@BarkhadSalaax
@BarkhadSalaax 18 дней назад
Wll mangarn su aasha
@marshalmobile-g8p
@marshalmobile-g8p 25 дней назад
jaahilintan wan ku qosla walaahi🤣😅😂
@sumayomaxamed45
@sumayomaxamed45 Месяц назад
wlhi anba fanka waan jclhy mana jcli inaa kabaxo
@moussafahya3691
@moussafahya3691 25 дней назад
Ugbaad i have one question. Your Last singing when you are singing are you sur you do for your man?
@KawsarIdiris
@KawsarIdiris 28 дней назад
Masha Allah ❤❤❤
@user-es8rs5tf1y
@user-es8rs5tf1y Месяц назад
😂😂😂kan yari ay umada dhan ku dhegen yihiin dee kubad hdii ladhelayo waa in gool layska dhaliya sidee ciyartu xiisi ula haato maata oo dhan hdii laysku baaso whith out gool wax xiisa ah malahaneso😂😂😂hadalkeygu fahma 😂😂😂😂😂
@samsamaxmed5567
@samsamaxmed5567 Месяц назад
Qofka iwaydiiya yaa xabad ku dhufta dhagyso wllo fanku fariidniimo mahaa ee alleh haku sahlo alleh Ka cabso lkn
@Deeq-wo1wz
@Deeq-wo1wz 27 дней назад
Kamarada .lùqa lagagahoyo😅😂😂
@fardowsocalas-lt4fj
@fardowsocalas-lt4fj Месяц назад
❤❤❤❤❤❤UGBAAD❤❤❤❤❤❤❤
@user-sp2qq6hl8z
@user-sp2qq6hl8z Месяц назад
Goat fanka cabdikariin cali shaah soqabo 😊😊😊
@user-iy6xn2bu5r
@user-iy6xn2bu5r 26 дней назад
Wxn marna waqti fanka la wad wado quranka hda la sheegna laga xanaqyo illahe danbigna ha dhafo adun naf ma laha
@alphamale5802
@alphamale5802 Месяц назад
Qoraalka iska sax funs maaha wa fans.
@AbdiqaniBishar-rz9up
@AbdiqaniBishar-rz9up 27 дней назад
Haji Hussein from ilmadi qarsoneyd yaila arko😳👋
@NimaSead
@NimaSead Месяц назад
Next haboon nuura ❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Месяц назад
Naa shaadhb
@user-qk4xp8dn9u
@user-qk4xp8dn9u Месяц назад
Abdale jaamal soo qabo❤
@SumayayarXamse
@SumayayarXamse 16 дней назад
Kaa albaabka soo taagan😂
@user-db8wf1ge4s
@user-db8wf1ge4s Месяц назад
Cali saki ❤
Далее
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
Самый БОЛЬШОЙ iPhone в МИРЕ!
00:52
Просмотров 257 тыс.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 87 млн
KHADRA SILIMO IYO WARAYSI XIISO BADAN
26:38
Просмотров 245 тыс.
MAXAMED MAAME OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
48:18
Просмотров 170 тыс.
QAYS QAYSER OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
26:40
Просмотров 83 тыс.
Самый БОЛЬШОЙ iPhone в МИРЕ!
00:52
Просмотров 257 тыс.