Тёмный

Muniira Nabsigii Ubadkeeda Helay, Khaalidna Caan Raadis Ayuu U Galay Hindiyad (Dulayste) 🤔 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Развлечения

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 206   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 18 дней назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@snowchannal5680
@snowchannal5680 17 дней назад
Farxiya wll halke kala so xirira gancsiga diyar u ahye
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 3 дня назад
Hbo wadankii baan joogaa waxan rabaa in aan iibiyo lkn sideen ku gali karaa
@hanamoha3252
@hanamoha3252 18 дней назад
I have no sympathy for a woman who left her children for a man.
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q 18 дней назад
Me too
@Candyg14
@Candyg14 18 дней назад
Same wallahi.
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 18 дней назад
The story repeats itself every day. These women, instead of sharing their misery story with the community, they should go to therapist to get relief and to get useful advice and consultation.
@ummaarije2973
@ummaarije2973 18 дней назад
@@zahrahashim2870 I agree! 💯
@munamuhammad2896
@munamuhammad2896 18 дней назад
What I have realized is that the majority of Somali women are insanely obsessed with LOVE. Logic and sanity are out of the door when they fall in love with a man. Best believe if this guy said he wants her back she will drop everything in a second and go to him.
@thereality815
@thereality815 17 дней назад
Because they never received love when they were young
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 18 дней назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@amanijama9597
@amanijama9597 18 дней назад
What is with people crying on social media, bringing their dirty laundry to public, I know things go downhill sometime people need to keep their life private.
@amber56f
@amber56f 16 дней назад
Absolutely,I don’t even understand why my people put their life in social media
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 18 дней назад
It's never a good idea to put your private life. In social media. After divorcing the ex Keep moving simply.
@munamohamedali8643
@munamohamedali8643 18 дней назад
Gabdhoow qiimahiina ogaado inta aadan difka iyo dhareerka isku darin waayo ilaah aduunka adiga ku keenay kuma kenin cid kale ee ninaa jeclaaday bacaaacda joojiya yaa ul ii dhiibo aan tume dumarkan caada haayo oo nolosha iyo faraxda ka dhikanayo nin. Alx 21 years baan reer ku dhisay alx nafteyda u nolohy waana is heeysanaa qof ha u nolaanin haduu is badalo is badal hadu lacag sameeyo samee . Hadii aad fahmi weeysane ka tag hana ka hadlin noqo qof cusub oo waligeed la arkin dantada raaco
@suadyork9151
@suadyork9151 18 дней назад
U did good job it is better to keep ur privacy out of social media 👏
@ummaarije2973
@ummaarije2973 18 дней назад
Social media is a sickness! Many people lost their relationships and lives.
@munamohamedali8643
@munamohamedali8643 18 дней назад
Sax walhi lkn ma taqanaa sababta waa nolosha beenta ah iyo dadka leeska gadaayo qof walibo xuduud bu leeyhy wadan sharci ahane waa la jogaa lkn dumarka somaliyeed markeey waxa walaqan oo qiimahoda gran wayaan beey ooyaan
@jasminej6281
@jasminej6281 17 дней назад
OMG you look like my mum so much everytime I see you wallahi you remind me of her may she RIP
@Candyg14
@Candyg14 18 дней назад
She left her children and now the evilness came back to her Subhanallah never neglect your kids.
@hamdiegal889
@hamdiegal889 18 дней назад
Muniira maskiin familkeeda iyo nimankay guursatay ba way dhibaa teeyeen maskiin subxaana allah !!!!!!
@Sonic-860
@Sonic-860 18 дней назад
100/100 works illahaa nosoo diray waiigaygii wu badalay mudo yar ❤️🌹🌹💕
@Ma_Dame.
@Ma_Dame. 18 дней назад
Your videos were nice walaalo, you were teaching dulayste the how to lool. We’re good with every decision you take, because macquul ayaad ku hadasha, we got your back😉
@HodoJama-t2b
@HodoJama-t2b 18 дней назад
So nice to see you back xx
@filsanabdillahi3512
@filsanabdillahi3512 18 дней назад
Great that is good point and question ?
@randasomali1774
@randasomali1774 17 дней назад
Farxiya habo waxan tiktok kuarkay inyar oo adledahay nin buskud ladhahao kadibna wlhi wan soradiyay RU-vid kaaga masha Allah waxad tahay xarabo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 18 дней назад
Privacy ga wax ka fican maleh warun dad iyo duurba wax walba ka filo maha hadad nin wanaagsan hesho I uusan XUMAN KARIN AMA kala tagi karin marka hore a ku tala gala in wax kasta dhci karaan
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 18 дней назад
Walaalo inbadan oo ku jecel baa jirta oo markasta kuu duceeya ayaa jira ❤❤❤❤
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 18 дней назад
Farxiyow haku fogaan xaaladeeda hoose cidi ma oga. Hadana waa xaamilo inay deprition qaaday
@itsimaan248
@itsimaan248 18 дней назад
Is true
@ikramfouad2247
@ikramfouad2247 16 дней назад
I agree habo will call you inshaalah
@iskufilan174
@iskufilan174 18 дней назад
Agreed walaahi ❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 18 дней назад
Gabadhan way degdegay xataa labo sano iyo labo uur waxay ahayd inay is hubsato caruur way haysatay isna wuu haystay marka hada haday ku dhacay inay iska aamusto bay ahayd
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 18 дней назад
Alla wallahi billahi tallahi Fatxiya waan ku farxay inaad joojisay video yada adiga iyo xaajigaga aniga horta waligey idimaba daawan wax xun iyo wax sana idima soo qorin laakiin qalbiga waxaan is ka oran jiray Fatxiya illahow wax xun hatusin hadii qadar Allah dhaco oo xaajiga ay kala tagaan maxaa larifi doona
@HannaAlin-vz3wq
@HannaAlin-vz3wq 17 дней назад
Waaa naago jilicsan😂
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 14 дней назад
Naagaha yaab xasbiya Allah
@AbdilaahiSidiq
@AbdilaahiSidiq 16 дней назад
Buskud aduunkaan ugu jeclaa kulahaa😂😂dee walaalo orod dukaanka kasoo iibso
@hawosaid139
@hawosaid139 18 дней назад
Master dhiijinaaye
@itsimaan248
@itsimaan248 18 дней назад
I need to buy
@ummnaima1976
@ummnaima1976 17 дней назад
I alway press the like button. you make me laugh ❤
@nimonimco3063
@nimonimco3063 18 дней назад
Dumarka Somalidu Gurka waxay ka dhigaa Noloshodo dhan 100/100. waxay u Hayestaan in Gurka Raga 100/100 dhinanayo. Marka wabay washaan hadii u burburo. Niyad Jabkodina Ragbaa hada lacag ka sameeyo.
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 18 дней назад
Dee waa reeer xamar gabdhaha sidaasay ugu ciyaaraan
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 18 дней назад
Wa nabad inabti war anaga yaab aragnay wa kahelaa kalmada hada wan dhaha markasta waxan inabtiday ba tirahda farhiya absiye magac miskin lagama aha
@HindaAbdi-cs5ep
@HindaAbdi-cs5ep 17 дней назад
Farxiyo habar wadag side loga mid noqon kara ganacsiga Hinda hair products?
@nimcomg3653
@nimcomg3653 16 дней назад
Wan adagnahay wllo mcn lakiin qaarkod wey jilicsanyihiin😊
@amalismail7772
@amalismail7772 18 дней назад
Exactly Dumarka somaliyeed waa weak markay noqoto xaga Nimanka waayo 100/ 100 ayay jeclaadan oo aminaan ka dib ayuu Dulayste dhulka ka jaraa
@sadam1318
@sadam1318 18 дней назад
waa sababta uu u duleysray meel buu ku hubsaday
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy 18 дней назад
Ninku 5 caruur ah baa somaliya ujooga oo biil karaba iyo mid naag Sweden joogtaa udhashay waxaas oo dhan baa biil karaba
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 18 дней назад
Naagaha. Soomaaliyeeda. Waa. Niman. Jaceelayahiin. Laakiin. Nafatooda. Ma. Jeceela. Ciidana. Laama. Tashadaan. Kabacaadiina. Oohiinata. Ma. Daaya an Kuwaasi. Caaqiibo. Malaaha. Isaka. Isaaqa. Misakiina
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj 18 дней назад
Waa Yemeni naagtu Maaha soomaali
@farhiyaomar3604
@farhiyaomar3604 18 дней назад
I’m interested I live in the UK so how can I get a wholesaler this product?
@sadam1318
@sadam1318 18 дней назад
sided ila yaabtaa,layaabta 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@lail111
@lail111 18 дней назад
Buskud dhiiq be noleshedy oo dhan u so burbuursay wa ka xumahay.
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 18 дней назад
Nagtan muniira iyado nin qabo ayay sweden tagay markaysa guurstaya maxamed buskud ilmaheedii ayaya ka carartay nabsiga ayaa kasoo baxay xagee lugu arkaya aduunka naag nin qabay oo ilmaheedi iyo ninkeed ka cararaya iyado la qabo subaxanallah intay khalad kasta soo sameeyan nagaha somaliyeed ayaya soo oyayysa hadhawaan😳😳🥺
@Hana-997
@Hana-997 18 дней назад
Lacag ayey cadaabta ugu dhacayaan.
@lail111
@lail111 18 дней назад
Somaliyeed ma aha ee wa carabyiaad
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 17 дней назад
@@allahbawayn raga qaar waa ayaa ma kle jecel hadii ayaa nagtu ka helan ama ayaa dantood ka arkan waay guursanayan
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 17 дней назад
Ada iyo ada ✅️
@Aymo72
@Aymo72 17 дней назад
Excuse me with your words, you said she left her old husband do you know what religion he was , iyadaa afke3da kasheegtay inuu gaal ahaa ninkaas ee video yadeeda hore soo first ontaadan ugu dambiyaawin
@Faatima018
@Faatima018 17 дней назад
Iron Lady fadxiya absiye ❤
@saediyoyalahow3352
@saediyoyalahow3352 16 дней назад
Waa gabar aad u jilicsan
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t 18 дней назад
Farxiya cuqubo ayaa ku dhacday muniira ee haku diganin
@user-yw4yq5zs6y
@user-yw4yq5zs6y 18 дней назад
Kkk buskud
@YasminMohamud-yb8mx
@YasminMohamud-yb8mx 17 дней назад
Asc. Fathia habo i want to buy. Where in denmark?
@ConfusedFireDragon-mq7xw
@ConfusedFireDragon-mq7xw 18 дней назад
Wcs fadxiya
@jawahirmuuse5205
@jawahirmuuse5205 18 дней назад
All they are daddy issues fathiya ragaaan u nugulnaahay Wallo allah na caawiyo
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 18 дней назад
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh
@user-pc3fw2hp9g
@user-pc3fw2hp9g 18 дней назад
Aniga rabaa inan idiin ibinaya kawaraama
@anisamohamed8238
@anisamohamed8238 18 дней назад
I live in Seattle I want to the store in SeaTac I didn’t found the oil is there any other places
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 18 дней назад
Fadxiya wad iga qoslosisey buskud
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 18 дней назад
Waa gabadh masaakiina oo daacad ah isaguna youtup kukala kaxsanayey lacagba wuu ka sameeysanayey
@clapz3217
@clapz3217 17 дней назад
habaryar hestan waad jeceshahay waayo waayo ayad xasusataa show kkk
@Sofia28-y1n
@Sofia28-y1n 17 дней назад
Fathia you are funny wlhi, 😂😂😂 buskut
@fatimahaid6100
@fatimahaid6100 18 дней назад
Pls so jawaab habo.
@AmounAden-pn7vb
@AmounAden-pn7vb 17 дней назад
Fathia Masha Allah well said, come around goes around 😂
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 18 дней назад
Walaal channel Fathia and Chris love story nooga dhigi Habiibti we love you All
@hindaabokor8729
@hindaabokor8729 17 дней назад
MashaAllah waa markii ugu horaysay and xaq u hadashay
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 17 дней назад
Xaqu waxa Ama sida aad adigu jeceshahay uun naaha. Waxaan xaq ahaynba kama hadlo
@osmanafiifa6508
@osmanafiifa6508 16 дней назад
😂😂😂😂😂😂 Love you fatxiyay
@Twa917
@Twa917 17 дней назад
Wllo dumarki hore sida Ma ahaan
@Deeqoadann
@Deeqoadann 17 дней назад
Gabdhaha Somali galada nimaan khurxoon magursatan kuwaa ugu foshaa xuun gursatan uuf
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 18 дней назад
I don’t feel bad for both of them as they both are very irresponsible, what I’m surprised about is the ones not holding her accountable for leaving her children in another country and starting all over again with someone she’s just met while she was on a visit to Sweden . This is why the cycle of abuse is going on in our community.
@queenruby8792
@queenruby8792 18 дней назад
Run badnidaa
@Daganhajji2022
@Daganhajji2022 17 дней назад
Walah waa runtaa.
@sadam1318
@sadam1318 18 дней назад
waxaa helay nabsi walee
@hawoali9920
@hawoali9920 15 дней назад
Ascw habo goormaa helayaa saliida
@aminaali8263
@aminaali8263 18 дней назад
Kenya ayan 90 dolar oogaibsaday ❤❤❤❤
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 18 дней назад
Sax nimanka soomaaliyeed maceeboobaan adha lee ceeboobee
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 17 дней назад
Alla habo 20:42 buskut ba ha iska ahaadee😂😂😂😂ma moodeyn inuu qosol kilyuhu ila xanuuni doonaan anigoo qabin kilyo xanuun mahadsanid wlhi mixnaa tahay habaryar😂😂😂😂😂soo eeg adiguba halkaa video yuhu markuu marayey🫴🤌👁seriously baad ka hadleysay qosolkiina waad isku celisay aniguse waan raftay alla mahadsanid habooy mahadsanid 🤣👍👍👍🥰♥️I wish these women were like salima bacaac bay media ha ka dhex leeyihiin bal midkastaahi mey ku dayato hooyadeedii adkeydee kartida kusoo korisey aabaheedoo baagomuudo ahaa ama qayilayey oo fadhi ku dirir meelaha u fadhiyey iney hooyadeed dhuxul&yaanyo goobeyn kusoo koreen bay hilmaameen naagahan yaahuu thanks habo fatxiya thanks😘
@sadam1318
@sadam1318 18 дней назад
very funny 🤣
@Amalhirad320
@Amalhirad320 18 дней назад
Qoyaan Allah soo hanuuniyo fathia always she’s talking truth inabti
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 18 дней назад
Dumarka somalidu waxaybjecely ninka
@itsimaan248
@itsimaan248 18 дней назад
Abayo
@moasparo6444
@moasparo6444 17 дней назад
❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ShukriAhmed-vz4ie
@ShukriAhmed-vz4ie 11 дней назад
@user-hl2vc4qz5d
@user-hl2vc4qz5d 18 дней назад
Fathia isn't easy buskutba ha iska ahadebee kulaha😂😂😂😂😂
@farxiyfilsan6116
@farxiyfilsan6116 18 дней назад
Aaminaad la aan xataa waxay sheegtay inuu ilmihiisa DNA ka qaaday waa nin xanunsan inkasto naag iyadoo la qabo usoo carartay marka kalsoni ma jirto
@ladylikeme8349
@ladylikeme8349 17 дней назад
Alla habo farxiyo sidaan uqoslaaye candhuufteydi baan ku sixday oon dhiman gaaray, waa rune nin Buskut layiraahdo ma nin baa😀😀😀😃😃😃😃😃
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 18 дней назад
Markii🎉xataa lalagogoyey hadana😢qoq beena ayaa walay cajiib waxani 🎉waadrama 🎉salan gobeed😍😍😍😍😍💜💛💚💙💗💖💝💞
@user-xv6nx9cv9t
@user-xv6nx9cv9t 15 дней назад
Fatxiya sidaan qosolkeeda ujeclahay ❤ 😂😂
@sihamsugal6154
@sihamsugal6154 17 дней назад
Farxiya marka aan arko wn qosla
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 17 дней назад
Dumarow plz istilhaaro tukada intaydaan guursan, 😢😢
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 18 дней назад
Marki baa uur qaad buu igu yiidhi, waana qaaday kulaha yaab
@queenruby8792
@queenruby8792 18 дней назад
Waan yaabay how is that even possible order ka uur qaad... Haye
@Iman2359
@Iman2359 17 дней назад
Abayo waxan lacag a lugu radiya ceebaha iyo dhaqan xumada
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 18 дней назад
Intersted
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 18 дней назад
@@Fadumo-nx4gy Europe, Africa Or Middle East La Xidhiidh Hinda +44 7956 778818 North America La Xidhiidh 206-475-5475
@Zakplaysfooty
@Zakplaysfooty 17 дней назад
Hinda product, I’m in Hargaisa can I get involved please let me know. I want to sell it in Hargaisa
@snowchannal5680
@snowchannal5680 17 дней назад
Halkee wll kala soxirira
@farhiyaomar3604
@farhiyaomar3604 18 дней назад
I have No sympathy, a woman who left her children
@farxiyfilsan6116
@farxiyfilsan6116 18 дней назад
Beerkii baa icasaysay awalba buskut khayr malahayn 😂😂🎉
@ayanjamac5183
@ayanjamac5183 18 дней назад
Asc. Abaayo. Xagee kahelikaraah waxaan jogaa yurub?
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 18 дней назад
Hinda +44 7956 778818
@aichadjama1097
@aichadjama1097 День назад
Djibouti ma ka mamnuuc baa?
@samiamanar5353
@samiamanar5353 17 дней назад
Wa qoslay wlhi nin marki horaba buskud la dhaho qayr malahayn dhahday fathiya wa dhibleey
@faizaahmed1993
@faizaahmed1993 17 дней назад
Heestydi so celisay mama wan tabnay hestan
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj 18 дней назад
Gabdhu waa yemenid Maaha soomaalid taas ogow
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 17 дней назад
Waa Iska Somaliyad 😂
@aminaali8263
@aminaali8263 18 дней назад
Waa mashaalah ❤❤
@user-jl9ix3hk1l
@user-jl9ix3hk1l 17 дней назад
ASC HABOO
@queenruby8792
@queenruby8792 18 дней назад
Somalis need to learn how to take the raugh with the smooth life is full of downfalls and you as person will certainly face unpleasant parts of your life.... Speak to someone when that happens who you may think can help/advice on your situation but there is no need to air your misfortune to the world... speak to Allah swt that will definitely make you feel better.... wallahi I feel sorry for this sister she is pregnant being hormonal and some of the ladies talking to her on live were the typical "xan fresh ah" type not being sympathetic nor compassionate just being tell us more and what? What did he do haye! 😢
Далее
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
Просмотров 145 тыс.
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20