Тёмный

Waamaxay qabo iyo waxa laga sameeyo 

dhaqan kaaba
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Instagram dhaqankaaba
www.instagram.... 👈
Facebook pege dhaqankaaba👈
Facebook dhaqankaaba👈
tiktok dhaqankaaba1👈
Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqorin ee sooraaci mawduuca aad igala hadlayso sigoo dhamaystiran
waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
fadlan subscribe saar Channalkaan
• aamusnaan 👈

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 319   
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 3 года назад
Masha Allah abayo wamahadsantahay dadbadan on aqon bakafaiiday horay usoco 👍 ❤️
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 3 года назад
Mnsh Alllh wan ku wataa madxey Alle hku xafido waxn kugu jacelhy sida aad isu asturto Alx Alle ha kugu wado wlo quruxey sharf ku nolow
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 года назад
Qabado faa iidooyin badan bey o leedahy reer miyiga ariga xatee waalo guba xiliga jeelaalkaa👌👌👌👌👌✅👈
@Canjeex
@Canjeex 3 года назад
Masha Allah. Waa ii kow maanta. Qabo aan maqlo iyo dhiisha waxa laga sameeyo. Waad ku mahadsantihiin adiga iyo kooxda kula shaqaysa. Fadlan dabagal hido iyo dhaqanka noo soo duub. Nala soo wadaag. Shakhsi ahaantaydu abaal wayn ban ku qaba. Mahadsanid. Alle haku xifdiyo.
@Rizakak
@Rizakak 3 года назад
Dhaqankaga oo kabaydha aya badow nimaa🇸🇴🙋‍♂️
@naleye1
@naleye1 3 года назад
Masha allah Walasheey shaqada aad heeso waa shaqo wanag san. Dhaqankii hore ayaa dhaqan ka ahay ee haleska dayo cagadaha Canaha lugu shubanayo Ee dhilihii halo labto Somaliyey ❤️🇸🇴
@xiiranesangaabcumar9262
@xiiranesangaabcumar9262 3 года назад
Wawawa waaw wawa wawawa waayo waayo qabo iyo meyr mash Allah Walal shey khaaliga ah guul iyo gobonimo waarta ayaan kuu rajeynayaa
@alkadirsuge2391
@alkadirsuge2391 3 года назад
Masha Allah dhaqankaaba Qabo qabo geedaa magceeda meesha laga soo guuriyey cidii taqaana soo sheega
@SaidAhmed-nx9tx
@SaidAhmed-nx9tx 3 года назад
Masha Allah wlsheen dhaqankaaba alaha kuxafido
@nuurtomaxamuud9084
@nuurtomaxamuud9084 3 года назад
Mashalllh abyo Allah ku xafido xijaabkaagana wiliga ha iska dhigni inshallah xppti ❤❤💋
@queenaraweelo5915
@queenaraweelo5915 3 года назад
Walaalo geedka dacarta la yiraahdo soo raadi kheyr allaha ku siiyee. Dagarna waxaa laga sameeyas kareemada dumarku is mariyaan waa geed mihiima.
@Eye.252
@Eye.252 3 года назад
07:06 aamin yaa allah, cadaabtaada adaan kaa magan galnay…
@mustafkhaan4751
@mustafkhaan4751 3 года назад
TEAM dhaqankabo One love❤👈
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 года назад
Manshallh xalay ayan ka imid gobolka fafan
@raqdaworld6245
@raqdaworld6245 3 года назад
Lakin walaal maxaa loo gubayaa dhirta geedka quruxda badan waaladays taa ha gubinina
@ArtanDesin
@ArtanDesin 3 года назад
Soomalida waxey ku maah maah daa Qabo Iyo Qur Aan waa faro ku hayn Waa fahn teen filaaa🥰
@faaduma-mubaarakcabdi9434
@faaduma-mubaarakcabdi9434 3 года назад
Wallaal waxa fiican in aad waxbarto reermiyiga intaad lajoogto tusaale markay wax gubayaan bismillah ha dhahdo si hadii meeshaa wax degenyihiin ay sharkooda uga badbaado
@shiniileshinile6715
@shiniileshinile6715 3 года назад
M.a wllshey qali allow kudhowr allow cimrigaaga barakee dhaqankeena baabi'imaayo inshallah
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 3 года назад
Maashaa alaah waa gabar aad uwanaagsan runti gabar sharaf leh ayaa tahay dhaqanka soo badi waa ii dhineeday qof soomaali ah oo dhalin yar oo dhaqanki ilaalineeso in uu suulo soobadi abaayo
@maryamamacalim8163
@maryamamacalim8163 3 года назад
Abaayo qabada yaan la gubin maxaa yeelay weey dabargoeeysa
@jamahussein9278
@jamahussein9278 3 года назад
Keep going
@FADSO
@FADSO 3 года назад
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@ayaanusmaangurxan50
@ayaanusmaangurxan50 3 года назад
Mashaalallah wagan yar ban so xasosotay wlh wa dhaqana wa horya lawaya weyane horya uso walaahay qali guuelyso xabti wan kumahadsantahay so gudubintada wanagsan
@salaadmaalim1601
@salaadmaalim1601 3 года назад
Waagii Badiyaha ayaa Soo Xasuusty Hoyar usoco wllshey
@haldhaahaashi4057
@haldhaahaashi4057 2 года назад
Waaw waa wax lo bahna inlabarto wan maqlay qabo weligen man arag dhiil tolan wan arke to latolayo man arag. Thanks walal
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 года назад
Fadlan nasoo booqo #subscribe noo saar waxba kaama dhibtee Mahadsanid We love you
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 года назад
Waa shaqo aday runti Ilaahey ha idin fududeeyo🙋🏾‍♀️🤍💙🤍
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 года назад
Axsan muuqaal qurux badan
@mascuudabdi242
@mascuudabdi242 3 года назад
Masha allaah xaqiiqada dhabta ah
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 года назад
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allah idin saqiro amiin 🤲 yarap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏
@hafsabilanbeauty4012
@hafsabilanbeauty4012 3 года назад
Waan ku soboqday adna i so boqo wll
@hodanabdirahman3928
@hodanabdirahman3928 3 года назад
Waan kusoo booqday
@lalmarjan2481
@lalmarjan2481 3 года назад
AscwllkakheerkajeecelmuraadkllnaAllah🇸🇴🇸🇴🖒
@cumarsalaad4989
@cumarsalaad4989 3 года назад
MashaAllah dhulka soomaaliyeed weli geedihii agabka dhaqanka ahaa waa laga helayaa qabada waxaan kusoo arkay shabeelada dhexe waxaa kaloo jira geed asagana dhiilaha iyo haamaha laga sameeyo oo xididkiisa laga diiro magaciisana waxaa la dhahaa Arjeeg amaba argeeg sida dadka qaar ugaran ogyihiin
@onegoalacademy3010
@onegoalacademy3010 3 года назад
MaShaAllaah Allow kubdhowr keep going
@hussenismail3382
@hussenismail3382 3 года назад
Wll qabadani waa mid qodxoleh oo dhibbadan loomarayo maanta ayaa igu horeysa arageeda lkn qabo kale ayaa jirta oo qodxo lahayn kanabaxda bariga Berbera
@safiyaxusen4084
@safiyaxusen4084 3 года назад
Wali mamaqal qabo aan qodax lahayn
@shamsoabdulqadir8708
@shamsoabdulqadir8708 3 года назад
Qodxaha walagaguba
@hussenismail3382
@hussenismail3382 3 года назад
@@shamsoabdulqadir8708 wll way jirta dadka reer hawdka ah garahaan tugdheer berisamaadkii kawaadhi iyo awrba way ku raranjireen ayaan maqlay lkn dhulka somaalida wuu balaadhan yahay dhirtuna way kala duwanaan karaan
@JuruelRaaweil
@JuruelRaaweil 3 года назад
Mii wankusoo barbaaray lkn qaba ma arag mana maqal waxaan arki jiray dhiisha iyo haamaha geed ladhaho arjeeg laga sameeyo waana geed aad uyar xididkiisa ayaa laga sameyn jiray waliba haanta ama dhiisha laga sameeyo labatan sano kuwa cimriya
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 года назад
Mahadsanid walalo anigu qabada waligay sidan maan moodayn waxan mooday geeeedweeeyn sida gobka hargaysa inta la rido jitidiisa laga riday anaa Iska sawirtay markaan arko dhiil ayeeyday lahaanjirtay oo la yidhi qabo Ayaa laga sameeyay markaanu ku waxbay gurigii ayeeyday anoo yar ayaan daawanjiray dhiil gabowday 1988
@Kakumian
@Kakumian 2 года назад
History in the making. MashaAllah.
@farxiyomaxamed5981
@farxiyomaxamed5981 3 года назад
Wll Adban kaga mahadcelinaya sida nogu dadaashid si an wax ugafaa idno dhaqankeyna allaha ka abalmariyo cimri dheer iyo cibaado suuban
@ibraahmed2395
@ibraahmed2395 3 года назад
first manta cidna igamahoreysa like taha,iladhafin
@leilaadan179
@leilaadan179 3 года назад
Masha allah wanga ran qabo sifii can wali bamar ka hoore waa la faraa si loo ogaa do mid ka birsan kaa
@imaamumuslim4710
@imaamumuslim4710 3 года назад
maasha allaah walashey waad dadaalaysaa ee hore u soco
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 3 года назад
Kkkk masha Allaha gormaa iigu dabeysay qabo gabar fiican ayaad tahay masha Allaha horay usoco
@bishaarougaas7536
@bishaarougaas7536 3 года назад
Dhilaha balaga tolaa qabada xasus wlhi mansha alah allah ku xiftiyo wllo
@sahroaadan1793
@sahroaadan1793 3 года назад
Walashey caadi matihid tiirki baadiyaha ayaan ahay kkkkk masha allh abaayo
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 года назад
Mashaa Allaah beediye waan tagay in badan lakin warigay ma arag waxa laga sameeyo haamaha iyo dhiilaha
@kaafihassan8692
@kaafihassan8692 3 года назад
Masha allah horay u soco wll qali xasus ayaba igali seh
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 года назад
maasha allah wll waad mahadsantay geed kani waxyaabaha iga dhimanbuu kamid ahaa kaas oon baladkayga kabixin
@salaadblack9041
@salaadblack9041 3 года назад
Wan maqli jiray Qabo in Dhilaha laga samyo lkn wali ma arkin M.a thnkx wllo
@AHMED-ii2uq
@AHMED-ii2uq 3 года назад
Mudo dheer ayaan isweydin jiray sidee loo sameeya thanks @dhaqankaaba
@wadaniforever5894
@wadaniforever5894 3 года назад
Walaashay dhaqan kaaba ilaahay meeshaad maraysaba hakugu xafido aadbaan kugu duceeyaa markaan arko video gaaga aad soo dhigtaba anigu xataa geedaha ayaan sii eegaa aad agmarayso thank you a lot
@mohamedabdiwahid6559
@mohamedabdiwahid6559 3 года назад
maashaa allah dadaal wacan. waxaan kaa sugnaaba waa dhiishii oo la tolayo inkastoon aad u jeclaan lahaa geedaha kale ee dalka ka baxaa inaad inoo soo bandhigto
@eng.abdiazizabdirahmanahme7311
@eng.abdiazizabdirahmanahme7311 3 года назад
Harjeegtaasa ugu fican dhiilaha iyadu waxa ay kufiicantahay xaarinta ama masafada
@xafsokhalbiwanag1752
@xafsokhalbiwanag1752 3 года назад
Asc masha allaah walal guul
@oraahsamelyrics9357
@oraahsamelyrics9357 3 года назад
Waan samey jiray qabada dhaqankaabaay
@nuurabdimohamed7862
@nuurabdimohamed7862 2 года назад
M.a quruxdii hablaha waa adi qaali dhaqan kaabo
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 3 года назад
Mashallah Daqaanka iyo heediyaha waaan sodaweyna
@safiyaabdi8489
@safiyaabdi8489 3 года назад
Xusus Wlhi wangaranayaa ana gubijiray 💗
@mohamedjaja7595
@mohamedjaja7595 3 года назад
masha Allaah dhaqankaba
@umutasniim6808
@umutasniim6808 3 года назад
ayado dhiisha samaynteeda koow labilaabayo noosoogali abyo adoo, mahadsan
@Skays689
@Skays689 3 года назад
Xasuus hore Ayaan so xasustay mnsha allah horay usoco xppti
@mustafosman6554
@mustafosman6554 3 года назад
Guuleayso wllshay dhaqan kaaba
@naalayeaadam2909
@naalayeaadam2909 3 года назад
Qabooy ur u gubo waan maqli jirey lakin maanta ayaan toos u arkay. Dhaqankaaba shaqa fican baad haysaa guuleyso
@shukriadan9763
@shukriadan9763 3 года назад
Dhirta ha gubin waa nabaad guur
@sheikhshakiradam7467
@sheikhshakiradam7467 3 года назад
Jazaakallah kheyr walaale waad dadaalaysaa ilaahay haku xifdiyo
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 3 года назад
Waa geed qodax miiran dhibaato ayaa loomarayaa abyo ciyaarma ah runii
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 года назад
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@sundusxasan3908
@sundusxasan3908 3 года назад
masha allaaah abaayo aad baad u mahad santahay wax badan oonan garanayn oo dhaqaan keena ah ayaan kaa baranay Ilaahay ha ku xafido dhib badan baad kamartaa
@hanicadey1304
@hanicadey1304 3 года назад
Masha allah abayo ad ban kutageraa whli hor mar wcsn muqal ad sogaliso dawan maba jiro ❤❤❤
@taloiyotuusale3391
@taloiyotuusale3391 3 года назад
Waa markii igu horrsay oo aan arko qabo.
@harruun1921
@harruun1921 2 года назад
Anigu baadiyo ayaan ku dhashay kuna weynaaday weligeyse maan arag geedka qabada maantaa ii guhoreysa waxaa tahay macalimad Aad iyo muhiim u ah hore u soco. Waxa kaloo aan maqlayaa coka shimbir aanan waxbadan maqlin Walaal mahasanid
@caashamohamed3139
@caashamohamed3139 3 года назад
Hore u soco wlshy qurux love you
@ahmedmohamud8099
@ahmedmohamud8099 3 года назад
Hooyaday mcn ban ugubijiray wlhay mansh Allah
@cabdiraxmandhandhashe9781
@cabdiraxmandhandhashe9781 3 года назад
Asc wllo mcn halkaa kawad Hidaha iyo dhaqanka wadankeenu ama dadkeenu leyihiin
@farxadkunolow4121
@farxadkunolow4121 3 года назад
ma sha aah walaashey wad mah santhy
@habibamursal3942
@habibamursal3942 2 года назад
Masha Allah waa injineerad aan iskuul u aadin
@taloiyotuusale3391
@taloiyotuusale3391 3 года назад
Waa xagee meesha ay qabadu ka baxado bal ii soo sheega fadlan.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 3 года назад
Qabo fiidhwogaasaa iigu horeeya
@hannaismail4482
@hannaismail4482 3 года назад
maan ogayn dhisha waxa laga sameyo thnkz huno waxa badn ban ka bartay waa in aan baadiye tago
@leilaasturan5895
@leilaasturan5895 3 года назад
Maa shaa Allah abayo macan wan aqan sifican qabo lakin anak dhulkan jogno kama baxdo mer iyo qababa lakin wan so ibsana magaalada mel dher loga kenaa maa shaa Allah.
@yurubabdirahmanyurubabdira2191
@yurubabdirahmanyurubabdira2191 3 года назад
Ur gubo urgubo ha oran abaayo bisinka uqabo maxaa yeelay waxaan bisin lagu bilaabin barako malahan
@sagaltv2241
@sagaltv2241 3 года назад
Walashay dhaqankaaba ilaaah haku sharfo, waxaan kugu yeerayaa tusaale nool oo nolsha iyo dhibka badan ka yeeshay in loo bedelo nolol ifaysa.
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 года назад
Ani maba kamagnakari hadan kufirsanin cajis aayan darema masha alh waxana kenayso dhagankaga guruxda badan ad nosogudbiso marka masha alah
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
🥰🥰
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 года назад
Qabo waxa laga sameeya Dhiilaha, hadhuub ka geela lagu liso Haanta canaha lagu lulo Anigu waxan ka sameeyey Hadhuub gaal ka geela lagu liso waanan guri jirey qabada
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 года назад
Ala meyroo waxbadan ayansoo falkiyay ama soo sameyay wa shaqa Miran falkada fudud mrka shuugran jasakalahi kheyr mcntoo
@kowsar8803
@kowsar8803 3 года назад
Maansha allah walashy hambalyo 100k
@husseinofficial1533
@husseinofficial1533 3 года назад
M.a
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 года назад
Asc, haddii marba geed qoyan oo qabo ah la gubo, miyaan geedka qabadu dabar go'ayn? Arrin iila eg nabaadguur iyo in geedka la waayo! Bal kasoo warran walaal
@safiyaxusen4084
@safiyaxusen4084 3 года назад
Maya walal guntiisa waa qoyaan maalmo kadib dibbuu usoo baxayaa
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 года назад
@@safiyaxusen4084 ok, oo walaal geed la gubay siduu usoo baxayaa?🤔
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 года назад
@@safiyaxusen4084 adigu ma inanta channelka leh baad tahay?
@SSTV5080
@SSTV5080 3 года назад
Teer dhaqan kaaboow magac qurux iyo akhlaaq leh oo RU-vid ka aan ku xariiqo lakaalaya
@erfg2538
@erfg2538 3 года назад
Subxaanalaah waligaywaan maqlijiray abu qutxobadanaaaa
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 года назад
Mashaallah sister
@deqaabdullahihersi1853
@deqaabdullahihersi1853 3 года назад
saan waxaa kasaxsaneyd inta lajaro kadib lagubo waayo xididka ayaa mar labaad soobixi lahay
@ibrahimabdullahimohamed1398
@ibrahimabdullahimohamed1398 3 года назад
Thank you my sister
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 3 года назад
Mnsh Allh wax fcn bad na barty
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 3 года назад
Walalo waxaad naga waydiisa su'aalo muqaaladi hore si qofku u sii fican ula dhex galo muqaalada
@dayaxdere1077
@dayaxdere1077 3 года назад
Mansha Allah keep going siztr
@sulaymanabdi4916
@sulaymanabdi4916 3 года назад
Dhaqankaaba wllo Runtii qabadan waa mid dhib leh oo qodaxa lkn mid bilaa qodaxa jirta oo bilaa rafaada
@sahraboodhle182
@sahraboodhle182 3 года назад
Asc wll mcn dhaqan.kaaba wan kula socdaa Mr wlba xijaabkaaga.sidaa iyo.si.ka.fican ugu.adkaw.hawshana.hore.uwad.wa.asalkena.baadiye.wanku.jeclahay
@hiremedia2059
@hiremedia2059 3 года назад
Maasha allah wll dhaqan kaaba ad ayad kaga mahadcelinaynaa dadaalkaaga, LKN hal arin oo qaldan ayaa ii muuqda geedka lama gubo ee marka hore laamaha aad rabto ayaa la goostaa ka dib ayaa meel banaan lagu gubaa sababtuna waa in aan geedkii nabaad guurin si uu marlabaad laamo kale udhalo MAHADSANIDIN🥰
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
Wll lama jarikaro oo qodaxdeeda ayaa sun ah haday dadka mudo
@hiremedia2059
@hiremedia2059 3 года назад
@@dhaqankaaba7350 haa mahdsanid wll
@munoqali826
@munoqali826 3 года назад
Masha Allaah xabibti
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 3 года назад
Aqoon dhaqankeena kusaabsan oo sifudud lagu helikaro baa bulshada uso bandhigta wll horay usoco insha allah
@Xanbali
@Xanbali 3 года назад
Qabadan qodaxda leh hore uma arkin lkn nooca aan aqaan waa bilaa qodax
@HoodBo1
@HoodBo1 3 года назад
Masha allaah wllshey allaal haku xafido
@fardosodiriye7605
@fardosodiriye7605 3 года назад
mashaAllaaah
@zakimohas
@zakimohas 3 года назад
Geedka qabada deeg aan ka necbhy malaha😂😂😂waa wada qodxo cabsi cabsi 😂😂
@efoot-ball845
@efoot-ball845 3 года назад
dhaqankaaba anig waxan ka hely qoftan kul jogat eee maa gabar miyh miiis waa laaa qabo hhhhhh waa qof fiiird ah
Далее
Shaqo aanan waligay qaban ayaan qabtay
9:08
Просмотров 66 тыс.
Merab vs Sean underway!! 🚨 #ufc306
00:23
Просмотров 1 млн
😂😂
00:16
Просмотров 922 тыс.
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 229 тыс.
Saaka xoolihii baan aroorinay
11:28
Просмотров 22 тыс.
Wan digsigiisa wata bay ii bixiyeen😂
13:00
Просмотров 24 тыс.
Sidaan udilnay abeesadii
8:46
Просмотров 44 тыс.
Dhaqankaaba miyaa lagu aroosay mesha ay tagtay
16:31
Просмотров 79 тыс.