Тёмный

Wan digsigiisa wata bay ii bixiyeen😂 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Развлечения

Опубликовано:

 

13 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 224   
@adnuushinanuur1160
@adnuushinanuur1160 Год назад
Somaliyeyy dhaqan kaaba umudan in la gaarsiiyo 2M kaban Aan gaarsiino 200K 24 Saac gudahood 😭🥺
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l Год назад
❤❤❤❤
@adenhassan3805
@adenhassan3805 Год назад
War Gabdhaheena aan gaarsiino 1 million, malacagbeey iigufadhidaa inaan LIKE, SUBSCRIBE usaarno, waa maya. Hadaba waa inaan ogaano inaan gabadha waxbadan ka faa'idno. Mashaa Allaah gabadha Waxeey live noolasocodsisaa dhaqankeenii MIYIGA. Wallaahi mashaa Allaah waa noxasuus.
@Muhima2495
@Muhima2495 Год назад
hore usoco xapipti waxaan kugu jeclahay xijaabka
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Год назад
Bur xabalka saan ugu dhererayo marka arkay dhaqan kabay😢😂😂😂😂😂 m.a mcnto waxad no haysa hawal lagabay Wllhi Allah ku barakeeyo 2m bad u qalanta❤❤❤
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 Год назад
Masha Allah dhaqankaaba iga dhaafto meeshad gadan tahay waa meelaha somali ugu fiican galmug ana naag ree galmug ah ahay from Saleeman Guuleyso abaayo
@adenhassan3805
@adenhassan3805 Год назад
Mashaa Allaah, Gobonimo wataa. Waxaa Gobonimo ah in Qofka kufaano kunaqanco Dhaqankiisa kusaleysan Diintiisa iyo miyigaba. MASHAA ALLAAH GABDHAHEENA WAXEEY WAQTI KUBIXISAA INEEY NOSOGUDBISO DHAQANKEENA ASALKA AH, MAQAL IYO MUQAALBA. Wallaahi miyigii ayaan xasuusta.
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 Год назад
Dhaqan kaaba waaaaa gabadh ilaaaaahy kumanaystay qurux diiin dhaqan iyo ixtiraaaam runtiii intiii dumarka lagu dooran jiray ilaaaahy wuuu udhamays tiray ilaaahy haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba fadlan hadiii aaaad madax banaaantay isoo jawaab adoo mahad san
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Год назад
Mashaallah Waa qurux dalkena ee ale ha ina garadsiyo wanaaga iyo wax tarka dalkena. Baraakalahufik dhaqan kaaba aad aya ugu mahadsantahay so bandhigida dhulki hoyoo.
@jamaalmaxamed3357
@jamaalmaxamed3357 Год назад
Magacaygu waa jamaal maxamed siwacan ayaa ushaqaynaysaa maansha Allah su aalkooban aankuweydiiyo makuguursadaa macaneey
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Год назад
Inanta keliye aan jeclahay wax qurux badan noso gudbisa wallay mar hadaad degtey 2024 waan ku imanaya hadii barwaaqo yhy dhulku😂❤❤
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Abaayo qurux canbule ma karsatid burka iyada ka caafimaad fiican. Shaxana San jabiisha iyo dhagayare ku darsada. Wax u qalanta. 30.ml❤❤❤❤. Ka badan.
@xogsideboy
@xogsideboy Год назад
Mansha allah wlshy ❤dhaqanka iyo diintada marwalba heyso ❤wana kumahadsantahay shaqada ad bulshadada u heyso
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke Год назад
maashaa allaah gabadh yaroo ku dayasho mudan محجبة منقبة بارك الله فيك
@xogbaar
@xogbaar Год назад
Gabdho badan waxay soo wada qorayaan simple life nolol macaan iyo waan jeclahay Halmid oo la gayn karo meeshaas kuma jirto alla maxaad been noosheegaysaan gabdhow ciyaarta naga daaya Walashen allaah ha la garab galo hammiga ayleedahay waa mid fog oo wax ku ool ah oo ay u dhabar adaygtay
@hodanjaamac4092
@hodanjaamac4092 Год назад
Guul guul waa mudan tahay in lagu taageero
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Год назад
Dhaqakaaba You tube kada ugu jecelahay. ❤❤❤❤❤❤❤❤Balad aan baadiyo lahayn Dalkaa waa Mid horumar lahayn. Waligeey miyi ma tagin runtii aad baana u jecelehay Qurvan ku korey kuna dhalay caruurtayda waligood Dalkii Hooyo may arag hadane waxan dhaahaa Caasimadan idin Aniga Miyigaa lay gayn.😂😂😂❤❤❤❤❤
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Год назад
❤️❤️
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Год назад
Bur danbas weligay meel lagu sameynayo iyo cid sameynaysa midna ma arkin lkn dhaqankaaba ayaañ ka bàrtey❤markan miyi tago wan so tijaabinayaa insha allah.
@asadseed3448
@asadseed3448 Год назад
Ifka gobanimo ku nolow akhirana halkii ronجنة الفردوسةmuqalkaga kamadalno balse wan umuhana dk wlshen❤
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Год назад
waad istaahishàa in lagu. garab istaago laguna taageero waayo dad badan Ayaad ka fiicantahay maasha Allah hormar wacan Abaayo ❤🎉
@Mdigal5689
@Mdigal5689 Год назад
🎉❤❤❤ Maa shaa allah, Cunadaassi waxaa ay ka macaantahay kana Caafimaad badantahay Mid badan oo aan Lacag badan ka bixino
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
dhaqankaaba ciida wanaagsan ee roobku maydhay baan u xiisay maasha allaah dadkeenu may fahmin nolosha noloshaasaa fiican cadayska xoolaha iyo xaabada biyaha waa bilaash dhaqankaaba cawska iyo dhirtaa daarada ku taal jar oo jawaan ku shub kayd xoolaha ha u noqdaane inta aanu dabka iyo cagtiinu baabiinin,
@nasreenwhatdowedohavali1425
Alla qurux badana meeshu baraka laah walaahi waa caafimad nolosha aad suub satey anaga xitaa qurbo joogta maskaxda ayaa noogu dageysa hore usoco digaagii na waa lagaa sugaya
@farxaangaboose5670
@farxaangaboose5670 Год назад
Ubaxay Allah haku dhawro Walal waxad tahay qof ku dhiiri galinya dadkeena in ay noloshoodii asalka ahayd dib ugu noqdaan oo magaalooyinkan jaamka ah laga kala nasto
@anisoxayle949
@anisoxayle949 Год назад
M,a abayo ubax waad mahadsantahay hormar wacan aan kuurajeyhaa sharafay❤💯
@IbrahimHassan-zk1ey
@IbrahimHassan-zk1ey Год назад
Tabaraka Allah Illahay ha ku Xifdiyo Hana ku barakeeyo Runtii muuqaalada aad soo gudbiso aad bay u qiima Badan yihiin oo ka turjumaya dhaqan keenii wanaagsanaa Xataa erayada aad adeegsatid waa cajiib Aad baan kolay Anigu uga faaiidaystay Illahay ha ku Xifdiyo
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 Год назад
Mashaa Allaah Gabar ilaali Ayaa Ama ku dhawaysa Sharcigii Alle Hadana dadaala yaa waa maashaa Allaah Waa waxaana wax kuugu dar Allaha ku barakeeyo oo ku Xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samirahassan2023
@samirahassan2023 Год назад
Masha Allah Huuno waad u qalntaa like iyo share. Waayo waxbaran oo dhaqankii ah ayaad soo duubtaa aad ayaan uga helaa baadiyaha soomaalida Abaayo mahadsanid noo soo badi inaan kuu imaado ayay iga haysaa ma isodhaweynee Abaayo ❤❤❤
@umuushuheibbosslady1007
@umuushuheibbosslady1007 Год назад
Mashaallah my sister keep going
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 Год назад
Mansha Allah hore u soco wll
@HassanAfrah-wt7hj
@HassanAfrah-wt7hj Год назад
Aqoonbaa lagaa faa iidaa mahadsanid Tankale anigu kaftanka kuma jirin laakiin waxaa ku leeyahay ma's.uuliyadda haka baqin wakhtigu waa socdaaye taasi waa iga waano walaalnimo.
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Год назад
Aniga wanku cusbahay Dhankaba MashAllah waa gabar fariida
@fuaadadan5655
@fuaadadan5655 Год назад
Dhaqan kaaga yiriisay waan ku salaamayaa ❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
As, kaladuwanooo kalacaynoo baan kawadaa, Ri yaa yiri, Tanaa lagaa soo dhawaystay dooqoo jeclaaday miyaa gabadha khatraaaaycadayyareydaan yartaan qiimobadan dumaroo qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad.darajobadantanqadarinbadanaleh, mashaaaaalah iyaah saytahay haweendumaar tii ugu qiimobadanayd yarta, ihihihihihihihii ihihihihihihihii
@rashidabdi7163
@rashidabdi7163 Год назад
Keep up the documentaries and the great ideas.👍👍
@nasreenwhatdowedohavali1425
Waxaan rabaa inaan kuu sheego abaayo gasaca aad fuulka ka cuntey meel haku tuurin waxaan aragney in xawayaanka qaar iney madaxa la galaan ha dhowna ay kala bixi waayan kuna dhintaan ee ka taxadar
@abdikarimwaddani2068
@abdikarimwaddani2068 Год назад
Maasha Allaah Dhaqankaaba, maalmahaan commentiga waan ka mashquulay. Hormar wanaagsan, Waxaan jeclahay in aan qish kusoo gudbiyo inta badan. Waxaan daawaday dad Asian ah oo Bur daabaha iyo Qubuska inteey fidiyaan ku dubayo digsigaan aad fuulka ku karineysid dabadiisa asigoo dabka ku gambisan oo nadiifsan oo ah birtaa aan biririn. Kaaga waa macdin ayaan u maleynayaa laakin sidey ilatahay weli waad ku dubi kartaa hadaad dabka u yareeysid. Waxaa jiro gambar iyo kashiisa foolyada Sambuuska lagu fidiyo Magaalooyinka waaka heleey sida Dhusmareeb, Bulabarde, Jowhar iyo Xamar. Tinaar Somali ayaad xataa sameeysan kartaa oo aad kasoo baran kartid magalooyinkaas. Asian Tinaaro biro ah oo gas ku shaqeeya ayeey heeystaan oo Tandoori la dhaho.
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Год назад
Mansha allah waan ku salamaya walashey dhaqan kaba anigu diyaar insha allah waan jecelahay in aan xoolo dhaqdo waan kuu imanayaa insha allah ❤❤❤
@raygal5558
@raygal5558 Год назад
Mansh allah dhaqan kaaba wll keep going ubax
@aymanwarsame9547
@aymanwarsame9547 Год назад
Masha allah dhaqan kaaba horay u soco walaal
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah Allaah xa ku barakeeyo Insha Allah
@asiyacadeey480
@asiyacadeey480 Год назад
Agaa huuno digsii wadato waa magac wayo aragniimo wata usheeg❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardowsaelmi1676
@fardowsaelmi1676 Год назад
Masha Allah walashe Sharaf wa sas❤
@maryanfarax3286
@maryanfarax3286 Год назад
Abaayo keep going ❤
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Abaayo qadada geedka ismicmaal. Tuulo dhaqankaba waa so daran donaa insha Allah Waliba geedo ku abuur. ❤❤❤❤❤
@faisaahmed2087
@faisaahmed2087 Год назад
Masha Allah dhaqan kaaba keep going
@ahmeddhigane6411
@ahmeddhigane6411 Год назад
Mnshallah dhaqan kaba horay usoco wllo
@munaismacil9840
@munaismacil9840 Год назад
Mnsha allah wllo allah haku barakeeyo
@khadijaadamofficial5489
@khadijaadamofficial5489 Год назад
Maasha Allah Guull wacan Abaaya 👌👌👌
@siciidyusufcali67
@siciidyusufcali67 Год назад
Aapyo badiyah inaa soo dagoo baaan rapaa marka aqalka maladhisaaisoo jawaap apyo ❤
@siradm
@siradm Год назад
Wax ka macaan ma leh, Burdeeb iyo shaah caddeys ah!, waa carragaduud
@nastehaahmed5332
@nastehaahmed5332 Год назад
Masha Allah Allah ha kuxifdiyo pyo❤
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 Год назад
Maashaa allah tabaarakallaah Allah kubarakeeyo
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 Год назад
Horeusoco wllo maasha allaah
@nasteexonaruuro4266
@nasteexonaruuro4266 Год назад
Mashalha walalshayi ale haku xiftiyo
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Год назад
Macaan kaalay hal maalin qado macaan ii samee
@shamsohussein
@shamsohussein Год назад
Hormar wacan oo wanagsan abayo ❤
@ttotto3927
@ttotto3927 Год назад
Ubaxeey Rageedibatahay wllhi Allha ku xifdiyo xbbt
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 Год назад
Masha alaah abayo guul ayan kurajeynaya
@user-go6ko6ki3s
@user-go6ko6ki3s Год назад
Maasha Allah
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Год назад
Mashallah abayo bur kabka bahasha birta ee burjikada saranesay kudubo ciid walaga tagay
@doolomedia1384
@doolomedia1384 Год назад
Dhaqan kaba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ gabadh aad u kartii badan
@maryanhassan8795
@maryanhassan8795 Год назад
Maashaa Allaah Tabaarakallaah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@____Cumar____
@____Cumar____ Год назад
Simple life nolol fudud dhaqan kaaba ❤
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Год назад
MASHA ALLAH DH💝Q👍N K🏆B GULESO.
@yurubcabdilahi8575
@yurubcabdilahi8575 Год назад
Asc wll hore u soco masha allh
@allowikaalmeyofficialchane4488
Maansha Allaah.
@shukriabdullahi1028
@shukriabdullahi1028 Год назад
Masha allah allaha kudhowro meelkasto ad joogto ubaxay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Год назад
Masha aalh ani hadan muqalkada iska dawada cajis o dhan wu idayna abayo amana alah hurmar wacan ayan kurajena insha aalh
@dahirmahamed4593
@dahirmahamed4593 Год назад
Dhaqan kabA Marshall aalaah
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr Год назад
Masha allah wallshy ubax 🎉
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Год назад
MashaAllah
@mohamedliban59
@mohamedliban59 Год назад
Maasha allah❤❤❤❤
@Abshaw6
@Abshaw6 Год назад
Ina adery inan kula kulmo bn jeclaan lha❤ ilike your habit❤
@halimayusuf5740
@halimayusuf5740 Год назад
Masha allaah
@sunduskha3711
@sunduskha3711 Год назад
Maasha allaah abaayo mcn
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Год назад
MaanshaAllaah wllsh qaali miyaa dhulka ✈️⚘️
@ugaasodahaboxaashi2471
@ugaasodahaboxaashi2471 Год назад
❤❤❤❤maansha allah quraac wacan
@Ashaandshay
@Ashaandshay Год назад
ADD BAAN KUDAWADA WALAL MASHA ALLAH, VIDEO YADADA WA DHIRAGELIN WEYN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wy5oh8oc3t
@user-wy5oh8oc3t Год назад
Masha allaah❤
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Год назад
Waaa Hawo fiican oo caafimaleh
@shimaalihaji5573
@shimaalihaji5573 Год назад
Keep going
@khadijajamac33
@khadijajamac33 Год назад
مشاءا الله تبارك ago
@hodanali6106
@hodanali6106 Год назад
Maskax waalan baa saarnayd ninka ugu yeedhay. Wan digsigiisa wata. Kkkkkk. Qosol buu iga dhameeyey
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 Год назад
Dhaqan kabay abyo marka somaliya inaa imado ayaa rabayee abyo ma isodhawene an ku imade
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 Год назад
masha allaaho
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Год назад
ماشاء الله habo
@mohameddakane730
@mohameddakane730 Год назад
Dhaqabkaaba m.a❤
@kahaahmed7152
@kahaahmed7152 Год назад
Acs kaba badiyaha garide baad Tahay ee sida noguwaad walashay Macan anagu waqti ouma helin ee nala socosi adiga badiyaha inchallah iyo dhaqan keenii
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 Год назад
Abayo burka adeg mahano ❤
@qaaliosmanchannel9797
@qaaliosmanchannel9797 Год назад
Masha allaha❤❤❤❤ abaaayo
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr Год назад
Wan digsigiisa wata waa kaftan xalaala wall. 😂
@hawamohamed1119
@hawamohamed1119 Год назад
Maasha alaah kal sooni dhan 🥰🥰🥰🥰🥰
@Ururshemadiai4523
@Ururshemadiai4523 Год назад
Mashalah bur xabalka waa uxiisay
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 Год назад
Dhaqan kabay Abyo wan ku jclhy badiyaha wan jclhy Wan jclhy
@amaalmaxamuud4330
@amaalmaxamuud4330 Год назад
Masha allah
@ahmednaasir
@ahmednaasir Год назад
Somali kaliya kuma dawate dadka hayska didid
@afnankitchen09
@afnankitchen09 Год назад
MaashAllah
@efoot-ball845
@efoot-ball845 Год назад
Waan uu xisay buur dhulka lugo duuba😘mcn😊
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon Год назад
Masha Allah
@najmayoonis5020
@najmayoonis5020 Год назад
Soolarka meeqa waaye inoo soo sharax
Далее
Afurka galabta waa layla cayriyey😂
9:37
Просмотров 35 тыс.
Dhaqankaaba miyaa lagu aroosay mesha ay tagtay
16:31
Просмотров 78 тыс.
Labo jirka baadiyaha
10:09
Просмотров 45 тыс.
Mas cagalay baagii biyaha nooga dhacday🥺
8:17
Просмотров 28 тыс.
Kur xaamilo
8:05
Просмотров 46 тыс.
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Просмотров 4,5 млн
Моя Жена Босс!
0:40
Просмотров 8 млн
I meet Mr.Beast
0:15
Просмотров 27 млн