Тёмный
No video :(

WAAYEEL NIMADA IYO DHIBKEDA || ninwayn wadkii waa yaqaanaa UDAAJAA 

XULKA XIKMADAHA
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

axmed faarax cali idaaja
gabayadii Duqnimada
iyo
waayeel nimada
#xulkaxikmadaha

Опубликовано:

 

3 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Год назад
INGIRIIS dhaladkiiyow xaggee kaa dhunkadaa raggii lahaa awlaadiisii baa maanta sayid maxamed caayaya!
@ahmedmohamud649
@ahmedmohamud649 11 месяцев назад
Ma faqriyo shareecada ninkii faraqa haystaaye Yaa salaam!
@XULKAXIKMADAHA
@XULKAXIKMADAHA 11 месяцев назад
Maaasha Allaaah Walaaal Allaaah ha ku haleeshiiyo Diinta
@user-jh9rm7qo6q
@user-jh9rm7qo6q 10 месяцев назад
​@@XULKAXIKMADAHA000
@abwaanshoombe9468
@abwaanshoombe9468 Год назад
Asc maxa'ed faarax idaajaa Waa Abwaan shoombe iyo caleema saarkii Boqor burhan Boqor muuse
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Год назад
Awel ma ingiriis buu la dagaalamay mise dad soomaaliyeed oo xoola dhaqata ahayd oo aan wax hub ah haaysanin buu dhacaayey oo laaynaayey xaq maaha in taariihk loo sameeyo aniga waxaan qabaa inuu ahaa shabaab waqtigaa joogey oo qabyaaladi u dheerayd
@maxamedkhaliif5664
@maxamedkhaliif5664 Год назад
Haa Sayyid Muxammad iyo Darwiish Ismaaciil ba Ingiriis bay la dagaalameen waxaana Ilaahay sabab uga dhigay in Soomaalidu 100% muslim sii ahaadaan.
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Год назад
@@maxamedkhaliif5664 kan aayaha quraanka bedeleyna saw isla daarood ma ahayn alla kufaar badanaa
@maxamedkhaliif5664
@maxamedkhaliif5664 Год назад
Kacaan kamaynaan doodayn, qabiil na ka ma aynaan doodayn. Qabiilku waa ka qarankeennii iyo gobonimo doonkeennii ba ku waynay. Haddii aad nin dhallinyaro ah tahay waxaa habboon in aad ka kortid si adiga iyo kuwa kaa danbeeyaaba sharaf ugu noolaadaan. @yasin mohamed
@traderessacademy1679
@traderessacademy1679 Год назад
@@yasinmohamed8311 allaha ku caafiyo cuqdad daaroood baaku dishay
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Год назад
@@traderessacademy1679 daarood anigu waxba Oran maayo laakiin odaygu daalim xaaraan cun ah oo dad islaam ah dilaya oo dhacaya buu ahaa waxba kama duwanayn shabaabkan maanta Ku gabanaya diinta isna sidooda oo kale buu diinta ugu gabanaayey oo uga been sheegayey oo qabyaaladi u dheerayd iyo fadhataaysi
Далее
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 2,6 млн
How To Price For B2B | Startup School
17:46
Просмотров 25 тыс.
Baryada Iyo Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
16:56
Просмотров 45 тыс.
Sheekadii Wiil Waal Oo Dhameystiran
1:39:37
Просмотров 251 тыс.