Тёмный

Xididka Qoyska Iyo Xeerka Ka Labada Reer Ee Is Guursaday Qeyb 2 Hidaha Iyo Dhaqanka Idaajaa 

QARNI JOOG TV
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 388 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 119   
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 3 года назад
Idaajaa waa caalim taariikheed dhaqanka iyo hidaha wanaagsan ee soomaaliyeed waxaan kutalinlahaa intuunoolyahay halagafaaiidaysto
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 года назад
Axmed faarax cali (idaajaa) ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo waa abwaanka murtida soomaaliyeed
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 года назад
Qoorleex iyo raage ugaas ilma adeer bay ahaayeen ilaahay hau wada naxariisto intii dhimatay
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 года назад
Maasha allaah👍 idaa jaa cimriga illash ha kuu dheereeyo aaqirana janatu firduus illaah ha ku siiyo aamiin
@halawi9252
@halawi9252 3 года назад
Mansha,Allah Allah maskaxda iyo garashada,Allah kaama,lumiyo. Faarax( Idaaja)waa suuganyahan iyo Af S0MALIGaBA.
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 года назад
Waan jeclahay sheekooyinka suugaanta iyo taariikh dhaqmeedkii soomaliyeed marka uu idaajaa soo gudbinayo hab aad u qurux badan oo aadan ku daalayn buu usoo gudbiyaa idajaa👍👍
@najmaxiis5517
@najmaxiis5517 3 года назад
44r4rrrrrrrr4rrrrr4rrr4444rr4r44444rr4rrr44r4rrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr44rrrrrrrrr4r4
@najmaxiis5517
@najmaxiis5517 3 года назад
4rrrrrrrrrrrrrrrrrr444rrrrrrrrrrrrr4rrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr4rrrr44rrrrrr4rrrr4rrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr
@Dddd-id9pc
@Dddd-id9pc 3 года назад
@@najmaxiis5517 rday r
@Dddd-id9pc
@Dddd-id9pc 3 года назад
@@najmaxiis5517 rday rr
@Dddd-id9pc
@Dddd-id9pc 3 года назад
@@najmaxiis5517 ramadaan rn
@khalidmouztapha8738
@khalidmouztapha8738 3 года назад
Ahmed farah Ali idaaja dhaqankii oo hadalaya allah cimiriga iyo cafimaadkaba hakuu dheereyo
@liibaancumar3014
@liibaancumar3014 2 года назад
Mashallah alahayow idaaja caafimad iyo cimri dheer iyo cibaado suuban ugu deeq
@ilaqosolboys3889
@ilaqosolboys3889 3 года назад
tarikhdiina barta oo wax ka qora Soomaliyey 🤗👌🏼 ahmed faarax Idaaja allah hano ka xafdiyo qofka kaliya hawl wayn hayaa ila iyo nus qarni
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
Idaajaa ilaahay ha caafiyo waa dadka ugu danbeeya ee noosoo gudbiya murdida iyo suugaanda soomaliyeed
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 года назад
Jah dad waa dadki hore yaqey walhi masha allah 🙏
@abdulha9685
@abdulha9685 2 года назад
Reer sinaag waa na soo tarxiileen ha inoo amaanin naga daa awoowe wax jiro ma ahe reer sinaag
@SLM277
@SLM277 2 года назад
Walee idaajaa af ninkugaariyo maan io maskax io suugaanta ba lawaa gayigeena soomaaliyeed guulayso lion
@buhaisahabdi
@buhaisahabdi Год назад
“Iyaduba go,a dadu waydin kee may i gacan dhaafto,gunti naagaha dhigi jiree galowga may laacdo,gulgul haday iiga baqi gabanka may tuurto ,galool hoosti bal darmada may gilic idiin siiso “
@ZacadYuusuf-yv1ik
@ZacadYuusuf-yv1ik Месяц назад
Idajaa waa abwaan tarikhiya❤
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Gabayadii kaftanka reer magaalka mar inoo soo xul khayr Alle ha ku siiyo.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Insha Allah
@abdibadri4402
@abdibadri4402 3 года назад
ayeeydey Canbara cabdi daahir Cismaan Gooni
@hibonura7451
@hibonura7451 3 года назад
Abwanka idajaa allaha barakeeyo shekoyinkan wan kahelaa
@bashirmohamed5094
@bashirmohamed5094 2 года назад
Maashaa allah Allah ha ku barakeeyo Idaajaa
@caashaawcabdi7188
@caashaawcabdi7188 2 года назад
Adjdjhggh
@fowzahmed2694
@fowzahmed2694 3 года назад
Masha Alaah Aad banu jeclaaday tixanahan
@sharmakehamari7233
@sharmakehamari7233 3 года назад
Faarax maxamuud sugule (f.dacay) nin qoodheed buu ahaa alle haw naxaristee.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 года назад
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 MAANKU U MUUSOOD!! MAAWEELADAAADA AXMADOWe!MARWOYINKA JANADU KUMAWELIYE IDAN ALLE!
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 2 года назад
hadii seedigaa gaban yahoo geela kula raaco asaadan guulguuli karin kelise halaabo ileyn waad galagalataa sidii geel haraad qaba !!!!!!!!!!!!
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 3 года назад
Waain idaajaa dawlada soomaaliyeed iyo shacabkuba kugarab istaagaan manhaj cilmibaarisa iyo aqoonkoros ah inloodhiso si uu dhaxal ugatago
@Tasniim1
@Tasniim1 3 года назад
Eeboow unaxariiso awoowayaashay Samatar iyo Cismaan. Iyo dhamaan dadka qoraagu taariikdooda kuxusay.Page kan ama kaga waramay gabayadooda. Idaajaa isagana cimrigiisa Alle weyne habarakeeyo.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 года назад
Cadaab kii la gee muu hadhudh caano leh na siiiyo 🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 года назад
Good morning love you thank you too for
@edebsanomar3036
@edebsanomar3036 3 года назад
Wlhy waan jeclahay taariikhda somaaliya waa cajiib
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 года назад
Ane gabar edebsan sidii hooyadeed adi cml waa jeclahay
@amiindaacad9626
@amiindaacad9626 3 года назад
Galool hoostii bal may damada gilic idiin siiso af soomaaligu qani sanaa nimankuse aftahansanaa oo tuducya quruxsanaa maashaa alah
@maxamedcabdiraxman1144
@maxamedcabdiraxman1144 3 года назад
Khimkkkkuukkhi
@amiindaacad9626
@amiindaacad9626 3 года назад
@@maxamedcabdiraxman1144 allaha kuu sahlo in af soomaaliga aad si fiican u fahanto khimkhiiikhuuukhoo afkan waxaa ku hadla dadka ku nool boni forest ee dabatada ah kaas oo ah dagaan soomaaliyeed oo kiinya ay haysato
@MrRedwaann
@MrRedwaann 6 месяцев назад
SALAAN CARABAY MOST BE IIDOOOR, GENETIC NEVER CHANGE.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 года назад
Sawirka sawirka sayidku waa kuwo aan ku haboonayn siduu xaqiiqatan u ekaa waxan arkay sawir runa oo laga qaaday wuxuu ahaa oday somali u ek oo waliba waji o Ah le sanka gaaban sawirka i varav ayay u ekaysiiyeen sida Kay gaaladu masiixi ku sheekto
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 3 года назад
Wow 👍👍❤️👈
@bashirmohamed5094
@bashirmohamed5094 2 года назад
Tan kale walaalayaal cabashada iyo dhaliisha qofka wax qabanaya
@sofiahussein4572
@sofiahussein4572 2 года назад
I love my ilmo adero 🥰🥰
@jamaalcabdi8427
@jamaalcabdi8427 3 года назад
ax Faarax cali idaja ale cimriga iyo cibadadaba ha ku wanajo
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 24 дня назад
Faarax idaajaaaa
@kaneecgroup
@kaneecgroup 3 года назад
Qarni Joog howl wanaagsan baad haysaa kudadaal inaad dhamaan kaydiso waa dhaxal awoow mahad sanid Qarni Joog
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Insha Allah Daawashada Badoya Si Ay Dadka U Arkaan Insha Allah
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 3 года назад
sawirka gabdhan aan arkaynaa waa hibo maxamed. hooyo soomaliyeed
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Wa Tilmaam Uun
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 3 года назад
@@Qarnijoog waa si fiican brother. taariikho loo baahan yahay baad keentay iyo murti. thank you.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
@@MrQawdhan1 Aad Iyo Aad Waa Wax An Iska Jeclahy
@loola117
@loola117 3 года назад
Salaan ka dib, Asxaabta QAran Joog, idinkoo mahadsan muuqaalada aad taariikhda raacinaysaan aad uga fiirsada, imika muuqaalka AHN abwaan Cismaan Baxnaan, waa kan, ee maaha ka aad saarteen, mahadsanidiin
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Haa Taas Waa Tusalo Uun Dadka Lama Wada Yaqaan
@bashirmohamed5094
@bashirmohamed5094 2 года назад
Isheyheysaho waa waxa qaran la,aanta keenay ee meel ha loo wada socdo
@faarahkhadar3394
@faarahkhadar3394 8 месяцев назад
Anigoo arkaayaan Wadada eeragoo xulay😂
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 3 года назад
Himilo faya-dhowre zoonotic civic education awerness deaf language arts center unhcr UNICEF who ministry of health somalia
@abdifitahabdullahi7572
@abdifitahabdullahi7572 3 года назад
Xayasiiis baad nafta nooga qaaday
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 3 года назад
Saworkaan ma ahan suldaan maxamud cali sire
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 года назад
Waa sawirkeyga quruxeey 🤣🤣🤣🤣
@hibohussein7656
@hibohussein7656 3 года назад
Masha Allah
@maxamedxasan1959
@maxamedxasan1959 3 года назад
Masha alah
@MohamedMahadAbdidahir
@MohamedMahadAbdidahir 5 месяцев назад
@myethiopia3546
@myethiopia3546 3 года назад
01.01.2021
@Tasniim1
@Tasniim1 3 года назад
Waa soosidnaa xeedhyihii saabka lootolaye Iidoor salfududaa wuxuu sugayo muudhawro?
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 года назад
Doqonkii Ogaadeen Ahaa Doolo Laga Qaad Loo Diid Danood Iyo Haduu Dagi Lahaa Ciide nimanbaa Xukuma dalkoodiyo Labadii Damoood 😢🥺
@madogashe1756
@madogashe1756 3 года назад
Idoor wagashkiyo kufriga wacad Allah uyalayee wa niman walaala ahe taniyo waaga Akhiro Wagash maxa loo yiqin? Isaaqa xiligii uu sayid maxamed cabdulle uu xoreynaayay idoorka oo la gaaleenayay baay isaaqa waxu ku arkay rag gabdhahoodii iyo xaasaskoodii uu geenayaan Ingiriska Erayga wa dayuus idoor buu ola jeeday Midda kale maanta ogadeen doollo iska daaye hargeisa iyo burco bay gumeystaan
@ibtizamabdullahi4136
@ibtizamabdullahi4136 3 года назад
Masha alaahu
@sidiiqcolujoog7911
@sidiiqcolujoog7911 Год назад
Dhoool
@madogashe1756
@madogashe1756 3 года назад
Lkn adeer idaaja kalmada sayid maxamed cabdulle oga jeeday:wagash oon maqlay isaaqa hablahoodey Ingiriska uu geyn jireen WA nin xaaskisa iyo nintiisa uu geeyo Ingiriska kkkkkk idoor ogadeen iyo dhulbahanto ayaa ka xoreyeen
@xaaawoaxmed6312
@xaaawoaxmed6312 3 года назад
Fadumomaxamedxashi
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 3 года назад
Sawirada aad dulsaaraysaa saxa gabadh soomaaliyeed halkaas saari lahaydeen baa xabashi ku bilowdeen
@hinda6460
@hinda6460 Год назад
Cadaabki Lagee muu Hadhub caano nagu siiyo somalidi Hore cajibey ahyen😁😆
@mahamuudsalah4101
@mahamuudsalah4101 3 года назад
Gaby
@SM-lh8be
@SM-lh8be 3 года назад
12/12/2020
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Ingeydh-saar bal yaa macnaynaya? Waa erayada afsoomaaliga reer magaalka e.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Dhangad Saar Amay Tahay Tumid Ama Wajaamey
@som-techcompany3353
@som-techcompany3353 2 года назад
Yarad sormin
@muhamedmahamudomar5385
@muhamedmahamudomar5385 11 месяцев назад
Hadey saydinimo door eheyd dacay najaaseeyay haleys dilo dagaal waxaan aheyn daawo lagu waayay
@xaaawoaxmed6312
@xaaawoaxmed6312 3 года назад
halo
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 года назад
Haa
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 года назад
Ismaaciil Cataaboow rag waa, kii calool-adage! Hashaydii caddayd baad kolbaba, meel la cadanyoonne! Ma cayaayir baa lagu helaa, waa Canbaro-foose?! AHUN Carays Gurxan.
@halimayusuf3781
@halimayusuf3781 2 года назад
But 6th
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 3 года назад
Iska saxa sawirada
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 года назад
Fatima sawirkaaga miyaa ka weesay meesha hhhhhhhhhhhhhhhh
@osmanelmi9710
@osmanelmi9710 3 года назад
Ooom
@ShireWayrah
@ShireWayrah 3 месяца назад
.
@xamsehagoog4268
@xamsehagoog4268 3 года назад
Waar haaye barnaamijka maxaad u jarjartay ee macnaha uga dishay!! Wax badan baa ka maqan wadarta barnaamijka
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Sidaas Aniga Marabin Lkn Wa Appka An Ku Sameeyay 🙏🙏
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Asee aanad guulguuli karinoo goosan ka hallaabo. Weeye laba beyd oo isku xiga gabayaagu erayga Geel kuma dareen. Nin wax loo saxo maad tihide waad halmaantay baan filayaa.
@doolhassan2115
@doolhassan2115 2 года назад
a
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 3 года назад
10:45 Gabaygaan qoraagu wuu yasay ee sababtu waa maxay ?
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 года назад
waa taan iswaydiiyey mar hore garana wayey sababta uu ku liiday meeris yadaas!
@FarahBarud
@FarahBarud 3 года назад
Sxb muu yasine waxaa ka buuqatay bayd gaabnimo iyo ku cadiigsiga erayada waxaase nooleeyey xigmada ay sidaan
@shidaneali8153
@shidaneali8153 2 года назад
Abedkey maar been tan ka wen
@sofiahussein4572
@sofiahussein4572 2 года назад
😂😂😂😂😂😂
@Mahrezsune
@Mahrezsune 4 месяца назад
❤❤😂😂😂
@mohamedabdimohamedabdi7910
@mohamedabdimohamedabdi7910 Месяц назад
Maxaa ku qososhay huuno
@mustafeMS
@mustafeMS 3 года назад
War ninyahow RU-vid dhib baa iga haysta xayeeysiis baa wakhtigii iga qaaday Waa maxay 😡😡😡😡😡😡
@sayidmoha2370
@sayidmoha2370 3 года назад
Waan kula Hayaaa
@theliberalthinker3308
@theliberalthinker3308 3 года назад
wow! impressive gabay and wisdom --osman baxnaan calling out the hypocrisy and double standards of his brother. It's classical poetry, but although I understood the poems overall meaning, I still struggled with a lot of words in those poems. I whished you'd added on-screen definition of the hard words.
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 года назад
Spot the vocabularies u would wish to know bro. Wixi aan kugu dhaamo waan kuu sheegi doonaaye idamka Alle
@yuusuffnuur5082
@yuusuffnuur5082 Год назад
A⁰8
@ddaa5400
@ddaa5400 3 года назад
Oday weyn baatahaye taariikhda iska hubi
@abdikanimuse1576
@abdikanimuse1576 3 года назад
war adigu wax noo sheeg AMA nagadaa fowdada
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 3 года назад
War aamo miskin yahaw
@ddaa5400
@ddaa5400 3 года назад
@@bwkeenadiid6346adigu aamus xaya waan yohow
@janogalechannel9013
@janogalechannel9013 3 года назад
Allah haw naxariistee sayidku wax edeb daran buu ahaa dhawr gabay oo aan dhaaday ayu si xun ugu harraamay dad aan xumaanba kageyin oo xigtadiisa ah Xaqiiqda Allah oge inuu xashooday ahyd
@sharmarkejama781
@sharmarkejama781 3 года назад
The first cement startlingly disapprove because sundial affectively itch onto a ill-informed chest. cheerful, hanging blue
@ddaa5400
@ddaa5400 3 года назад
Taariikhda waxbadan ayaa ka khaldan
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 года назад
Waar ku soo dar wixii ka maqan....qofkasta MASUULIYAD baa ka saaran inaynu taariikhdeena, afkeena, iyo sugaanteena uruurino. Waa in aynu u mahadnaqno dadka u tafaxaytay ee juhdiga geliyey. Mahadsanid Idaajaa.
@shidaneali8153
@shidaneali8153 2 года назад
Masawir been ah sheeko aan maqalay oo reer hebel iyo ninkii been qabiil raboow dhegeyso (idaajaa)
@cabdiraxmaanumada1588
@cabdiraxmaanumada1588 2 года назад
P
Далее
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
00:42
Просмотров 1,2 млн
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
Просмотров 248 тыс.
Sheekadii aduun ikhatal iyo Aadan galaydh
43:06
Просмотров 18 тыс.