Тёмный

Waayojoog: Faarax Waasuge oo ka sheekeynaya sidii loo badbaadiyay ee Korneyl-Halgamaa Gamboyare 

CBA TV
Подписаться 137 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Faarax Waasuge oo ka sheekeynaya sidii loo badbaadiyay iyo la kulankiisii Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare
#Waayojoog

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 14   
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Год назад
ALLAAH ABAAL WAYN HA SIIYO NINKAA ASKARIGA AHAA EE NINKAA MAANTA NOOL ILAAHY SABAB UGA SOO DHIGAY BAD BAADADIISA,,,
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Год назад
ALLAAH BAA MAHDLEH MARKA HORE NINKAA WAA QIIRAYSAN YAHEE
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Год назад
Waa xaalad murugadeeda leh meel sadex sano xidhiidha dagaal kasocday hargeisa waxaan xasuusta anigoo lix jira ayaan 1991 kusoo noqonay shantii qof ee kasoo horbaxaba labaa sadexbaa dhitinayay ama lugtu hagonaato ama haqalooxsanaatee dameeraha magaalada joogay gabigoodaba way luga la.aayeen bisadaha iyo aydu iyagu way dabar geenba maalintaan xaafad bisad kusoo aragno yacni qof libaax arkay ookale ayu ahaa allx inaad xaalada kudhex dhaawacantay ilaahayn ajashaada goyn hada magaalada maba arko qof dhitinaya ama gacmuhu goanyihiin qof aad moodo wajiga karkaran ood moodo inuu bahal cunay allx cala kulixaal
@saabirsaabircllahi1735
@saabirsaabircllahi1735 Год назад
mash aallah
@vipqatar9776
@vipqatar9776 Год назад
Wax yar oo lamaareny laah ayaah madhiyey soomaali
@mukhtaryaxya7269
@mukhtaryaxya7269 Год назад
halka shey ee meeshaa ka maqan waa markii ey is arkeen
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Год назад
GOBONOMO WAA UDHALASHO WANAAGUNA WAA WAX ILAAHY DADKA UKALA DUWAY
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Год назад
Nimanku.weey isku egyihiin u fiirsada wajigooda
@aadhiin8477
@aadhiin8477 Год назад
Ninka la badbaadiyay iyo ninka badbaadiyay way isu eegyihiin gadlan arintaas baadha CAB waa waraabe ugu yaraan
@sheikhadamali5693
@sheikhadamali5693 Год назад
Haday isu eegyiin maxaa ku dhex jira
@aadhiin8477
@aadhiin8477 Год назад
Waxa ku dhexjira inay qaraabo yihiin oo aanay isgaranayn way dhiici kartaa ayayahood inay ilmaadeer ahyaayeen ama habarwadaag
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Год назад
@@aadhiin8477 midna waa isaaq midna waa hawiye qaraabo maaha lakiin dadka qaar ayaa isku egaan kara iyaga oo waxba isku ahayn
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 5 месяцев назад
Ilaahey baa wax bad baadiyee Aniga nin ii eg waaba badbaadin laha waxkastoo dhaca😂
Далее
Waayojoog :- Halgamaa Jaamac Foodhaadhi qaybtii 1aad
31:31