Тёмный

Waayojoog: Halgmaa Caydiid Diiriye, Dhakhtarkii SNM - Qaybtii 2aad iyo Dagaalkii Buuraha. 

CBA TV
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 92 тыс.
50% 1

Waayojoog:- halgamaa caydiid qaybii 2AAD dagaaalkii Buuraha .
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 118   
@sahracaydiid5498
@sahracaydiid5498 2 года назад
Allah haku xiftiyo Aabe cimri dheer iyo cafimaad
@ahmedadamn1341
@ahmedadamn1341 2 года назад
Hambalyo adeero geesi baa walaahi kudhalay
@sahracaydiid5498
@sahracaydiid5498 2 года назад
​@@ahmedadamn1341 thanks ader
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 2 года назад
@@sahracaydiid5498 inaabti amba dhal Mujaahidbn ahee ... wan ku salamaya
@buurmaaxyare9046
@buurmaaxyare9046 2 года назад
Walal aabaha miyaa caydiid
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Год назад
Aaaamin wllo
@user-zl9tr1qk2z
@user-zl9tr1qk2z 2 года назад
Weriye mujaahidkani taariikh badan oo lixle ku saabsan buu hayaaye ka warayso , Oo sheekooyinka yuu dulmarin ee su,aalaha ku badi Lixle iyo snm intii dhimatayba alle janada hageeyo
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 2 года назад
Waaa run wll sxb isu dhow Bay ahaayeen odayga illaahay ha xifdiyo
@gureygeeljire2909
@gureygeeljire2909 2 года назад
And iyo and Ayaan u sugayaa ee soo dhawaada waayo aabahay geeljirre Ayaan u shahiiday
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 2 года назад
Ragii dhiigoda uso huray Caydiid alle cimriga haku barakeryo abaalkaga magudi karne
@jaylaaniahmed7381
@jaylaaniahmed7381 Год назад
Isagoo intan ka yar ayaan dàawaday wlhi waan raadinaayey caydiid cimri dheer iyo càafimaad ale ha ku siiyo
@SuldaanMaxamedfoodcade
@SuldaanMaxamedfoodcade 6 месяцев назад
Allah xooga iyo xiniinta kubarakee khaatumada kuuwanaaji janadana kugucasuun hadaad dhaawaca snm ta iyo maaatida dar Allah iyo dadkaaga oo ladulmiyay ulatacaalaysay xaaladoda caafimaad
@user-ye9gp9zl6o
@user-ye9gp9zl6o Месяц назад
Illaahay ducada ha u aqbalo aabo mahadsanid
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 года назад
Ilaahay swt ha idin xafido wallaahi rag baa usoo go'ay dalkan Yaa Allah quluubtayada qabyaaladda ka saar oo walaalihii aannu ahayn waayihii halganka naga dhig
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 2 года назад
Aamiin wll odayga waxa uu iiga waramay in ay isku duubni dalka ku xoreeyeen illaahay odayga ha xifdiyo
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Год назад
Anigu Berbera ayaan galay mana maqal Cumar Carte, mana ay is dhiibin faqash ee xoog baa lagaga saaray toos baana loo nadiifiyey. Mar dambaan maqlay Ina Carte iyo sheekadiisa. Berbera waxa gacanta lagu dhigay iyadoo Siyaad Barre villa Soomaaliya fadhiyo. War badan baan idiin haynaa.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Год назад
Waa dhab hadalka cumer Carte wuu kadambeeyay Qabsashadii Berbera berberaa kahoraysay Markay snm dhagawayne watay gashay
@Geeraarshe
@Geeraarshe 2 года назад
Mujaahid Caydiid Diirye Maxamud Sharaf iyo karaamo kunoolow adeer
@khadaracabdisilimo4084
@khadaracabdisilimo4084 2 года назад
Waxan ka cod sanaynaa inaad sacad kayarayn donin waray siiyada huno wlahi run ahan tii wan dawada barnimj yadan oo kale waqtiga nobadi uun
@hindifilimafsoomali9022
@hindifilimafsoomali9022 2 года назад
Khadra silimo wan ku salamay
@fanporojboosfilms1593
@fanporojboosfilms1593 2 года назад
Wllo waray siga sidan oo kale kaso dhig sacad ama sacad iyo badh yu ka yaran
@gurisomcismaan3365
@gurisomcismaan3365 2 года назад
Dr craxmaan geel ilaahay hawnaxariisto sandman ayuu Ku geeriyoday turkey waxana aas qaran loogu sameeeyay xabalaha malawle
@dalalhassan6511
@dalalhassan6511 2 года назад
👍ninkani waa BAAQIGA yar ee ka NOOL Soomaalidii ASALIGA ahayn ee DIINTA &DADNIMADA lahaa
@naimakaise6424
@naimakaise6424 2 года назад
Mansh allah mujaahid ale ha ku xifdiyo if iyo aakhiro ba
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 года назад
Muuse Shaani waxaas waxba kama oga Sabaayada ayuu raggan usoo dubijiray.
@maxamedsucuudi8114
@maxamedsucuudi8114 2 года назад
Waa Run Taa Wxpa Kama Ogaa
@gorgor3062
@gorgor3062 2 года назад
Gobolki raga ama gobolki halganka iyadoo sidaa loo og yahy hadana in gobolada kale laga hormariyo waa ayaan daro lakinse dadki hada way kaceen siday ku fadhiistaana way adag tahy
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 года назад
@@gorgor3062 walaaal gobol walba dadkiisa dhastay , reer barigu way is hagradeeen. Hunguriga ku badan. Shacabkiina dhisa
@gorgor3062
@gorgor3062 2 года назад
@@hadafbeegsade Hunguri galbeed ayaa laga yaqaanaa reer bari dadka baloodhadooda iyo beerahooda ma dhacaan meel walbana qabiil khaas ah ma geeyaan laakinse hada way fahmeen no more tuugnimo.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 года назад
Abdhakim mohamed ninkani haduu maanta madaxweyne somaliland u ahaan lahaa waad caayi lahayd ee xil dawladeed ayuu faraha ka qaaday sidaasuu kaaga nabad galay!
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 Год назад
Isaxaaq,muuse Abdle, ciise muuse,jibriil Abokor,reer miyigoodu mujihidiin aan baqan bay ahayeen inta layga sheekeyey,
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Год назад
Intaa galbeedka ka waran tahay ee calosha isaaq ku jirtaa ragi farmaa joogay meesha faqash kaso geliay iyo reerihii taageer sana joigeen meeye ragan buuraha ku jiray intaso sheegayso
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
Ragga ogaadeenka iyo dhulbahantaha jiidaha dhabar jabinta ka waday hor taagnaa saw beelo ma ahayn
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 2 года назад
Waamaxay deee maanta waxan idinka dul hadlayaaaaaaaaaaaaa nio
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Год назад
Ninkani waa nin aad u qalbi wanaagsan,ilaahay caafimaad taama haku siiyo cisi iyo sharaf ku noolow mujaahid. Mujaahid wxd la mid thy mujaahidiinta faraha badan ee wadanka noo xoreeyey ilahay janada haydin geeyo.
@ahmedadamn1341
@ahmedadamn1341 2 года назад
Muj caydiid ilaahay cimriga hakuu dheereeyo waa muj dhaba dalka lagu dagaalamayay waa maqlaysaan galbeed cidi waxba iskagama tirinayn
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 8 месяцев назад
halgankii xalasha ahaa SNM ❤
@user-ye9gp9zl6o
@user-ye9gp9zl6o Месяц назад
Gulayso sxb
@halyeymo2053
@halyeymo2053 2 года назад
Mujaahidku waa halgankii oo qofa ee dhacdooyinka halgankii waa in mid mid looga waraystaa. Sharaf ku noolow halgamaa caydiid diiriye
@zakariyaahmed9029
@zakariyaahmed9029 2 года назад
Dr abdiqadir muuse muruq liqe Alle Haw naxariisto
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 2 года назад
Mujaahidkani waa mujaahid run sheeg ah,waana nin calool fiican noolow mujaajid
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 года назад
ninka kale uu sheegayaa faarax dhabaryare
@user-wk4pg3rr2d
@user-wk4pg3rr2d Год назад
WA mujahid caydiid dhakhtarki mujahidinta❤❤
@mahmedkayze5195
@mahmedkayze5195 2 года назад
Xaga cod ku wuu soo noq noqnyaa iska hagaajiya 👍🏻👍🏻
@somaliboyfantastic4835
@somaliboyfantastic4835 2 года назад
Sodaya
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 года назад
halgankii xalaasha ahaa
@malithugger
@malithugger Год назад
Allaha u naxariisto inti ku dhimatay dib u xoraynta Jamhuuriyadda Somaliland
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 Год назад
Halgamayaasha snm inta maanta nool ninkasta Marka waraysi Laga qaado wuxuu ku qanacsanyahay in dadkiisu iyo isaguba xornimo iyo sharaf ku nool yihiin ma arag nin leh wadankii aan usoo halgamay wax addun ah kama helin iyagoo weliba duruufo nololeed ka muuqdaan dad xornimo dhab ah usoo halgamay ilaahay abaalkiina jannotul fardawsa aclaa haka yeelo abaalkiina lama gudi karee
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 2 года назад
Mujaahid garaabo wuxuu u dhintay dhaawac gacantu ku goday dagaalkii booyadaha ee burco barigeeda ka dhacay ee uu hogaaminayey muj maxamed x. muuse (H.waafi) abaanduulena uu ka ahaa muj.Jamaac doolaal AHn nin adag bu u ahaa.
@husseinmkosar7793
@husseinmkosar7793 2 года назад
Ku soo dhakhsada sxbayal
@Mamar6310
@Mamar6310 2 года назад
Well done and good tremendous conversation CBA waad mahadsan tihiin adiga IYO mujaahidkuba
@cqanimaxamedabwancabdiqani4034
@cqanimaxamedabwancabdiqani4034 2 года назад
Waa raagii karbaashay fAqash Ilahay cimriga hawdhereeyo
@mukhtaargaarooje5168
@mukhtaargaarooje5168 2 года назад
Mujaahid halkaa Xuseen xoog maaha xiligaa wuxu joogay lug haya
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 года назад
Qaybta farxada u daaran ilahay haku daayo
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 2 года назад
Caydiid diiriye wax yar sidii uu hore usoo sheegay toban sarkaal iyo inta uu isagu ka mid yahay waa aasasayaashii ciidanka snm allah intii dhimatayna haw naxariisto inta noola haw gar gaaro dadkuna ha garab galeen waxa ragaa ka nool
@jamacabdilahi8980
@jamacabdilahi8980 2 года назад
Muj hurre Alle haw naxariisto
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 года назад
Walahi waan qiirooday dadkan inaan xilkan u qabto waayo hadad bariiskaaga yar mooyee xoolaha umada ilahay hakaa badbaadiyoooyee mansab sare maba doonan mana doonayo
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 10 месяцев назад
Waa sidee dee
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 2 года назад
Wariyahani Ma awood ma u leeyahay Inuu wareysto Jabhada soomalia Ka dagaalamey oo dhan Mise Waa nin dhinac kararan Wabilaahi towfiiq
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 2 года назад
Somaliya ma nihin ader
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Год назад
Meesha Dixda cadi shiikh iyo Goda u dhexeysaa. Kulmiye way Kafogtey 1 maalin lugata weyaan 20km Lafaruug u jirtaa Waxasoo dhami Degaan Muse cabdale Weyaan dhul Durduro leh buuraley ah
@hindifilimafsoomali9022
@hindifilimafsoomali9022 2 года назад
Huno kuso dhaqso wad nagala rag taa sida lagu shegay waqtigana sacad ama sacad iyo badh noga so dhig
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
allaw ku xafid markasta muj caydiid
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 года назад
Mansha Allah mujaahid ilaahay haku xafido if iyo aakhiraba
@ahmedadamn1341
@ahmedadamn1341 2 года назад
Guushaadii waad gaadhay hambalyo anigu waan arkay caydiid karooska oo qaaxo ku taala udhaw kaam liibaan dukaankii caasha ciidagalay kkkkkkkk hambalyo adoo nool inaan dib kaaga arko media caafimaad ku noolow
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 2 года назад
Mahadsanid wll axmed odayga waa nool yhy waa aabo illaahay ha sharfo yiroowe ayuu ku noolyhy
@ahmedadamn1341
@ahmedadamn1341 2 года назад
@@ustaadxasancaydiid8614 adeeto long time more than 35 years ego iwas yang 15.16 years ald
@nimcoaxmednimcoaxmed605
@nimcoaxmednimcoaxmed605 2 года назад
Asc alle hadiin xiftiyo amiin yaariib
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 2 года назад
Su aala waan weydiin lahaa caydiid ina ileeye ma carab ileeyaa mise waa nin kale
@kooshinyarefamly3718
@kooshinyarefamly3718 2 года назад
Waqtiga soo badi 2 sacadood kaso dhig plz
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 года назад
Mujaahidiinta snm ilaahay haw naxariisto
@HardTalk1
@HardTalk1 2 года назад
Maansha Allah
@calixuseen9631
@calixuseen9631 2 года назад
Kalmad qiimawayn leh ayuu ku hadlay halgamaagu waa in diinta islaamka laguxukumo
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 года назад
Mujahid adke ah geenyo shiximan iyo muse sbayd ragnba xoryey
@sheikhsheikh3969
@sheikhsheikh3969 2 года назад
Caydiid cimri DHEER iyo caafimad Eebe hasiiyo àamiin aamin aamiin aamiin aamiin
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 года назад
Muj weyn ayuu ahaa 84 kii ninkani waxuu lasocdey Dagalkiisii 2 labaad SNM.buurta shiikh.Dhegaweyne iyo Dhakofinish.sarkaal kii 3sadexaad Mohamed cali.Jihaad markii.ladiley
@aliomar9379
@aliomar9379 2 года назад
Xaagaa codkaa ...
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 года назад
Mujaahidka
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 2 года назад
Waar niyaw sida Ibraahin xagar iyo faysal dheere u warayso waxan aad dulmaraysaan nagadaaya plz
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Год назад
Dad ku waa is wa da caaya
@muktargiireh4160
@muktargiireh4160 2 года назад
Pleaz tv waxn ka codsanynaa mujahidintu iskuma jirtee waxaad nosoo marti qaaasa ismacil cali farlow waa nin aad halganka uga qaybqaty
@cabdiyaremaxamuud5232
@cabdiyaremaxamuud5232 Год назад
Asc
@mohamedjama6237
@mohamedjama6237 Год назад
Qaybtii maxmed cali wali maad waraysandee
@mahamedm57
@mahamedm57 2 года назад
Ninkan hadalkiisuu ma saafna, hadalkana lakala odhan og ilaahayna la kala baryi og
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 2 года назад
Wariye waraysiyadaada maujaahidiinta waydii goobta iyo goorta si ay sjeekadu xiiso u yeelato waxaad kawaramaysaa taariikhe
@abusufianofficial9943
@abusufianofficial9943 2 года назад
Waa nin halgankii gobonim ka dambaysiiyay…
@yasinmaxamed9495
@yasinmaxamed9495 2 года назад
M m g waa qori b k mka oo kale waxa sameeyay maraykanka ee maaha jarmal waa suuro gal inuu jarmalka laftiisu waxku leeyahay sida a k 47 asalkisu ruushka yahay hadana wadamo badani soo saaren markii danbe. laakiin wuu kaa culusyahay b k mka M m g gu
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 2 года назад
Carab ducaale markaa wuxuu ahaa abaanduulka guud ee snm
@qabilledirye7438
@qabilledirye7438 Год назад
Iska hubso abaanduulaha guud ee SNM Ib. Koodbuur buu ahaa.
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Год назад
@@qabilledirye7438 adiga khalad marka fahan wax 1991 iyo 1984 isku khaldaysa
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 года назад
Warqysigan bilaa iyo meel u socdo malaha waad isku jar jar teen taxane maha sidi ragi hore waad xumayseen kan
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 года назад
Kkk mrkay lba khal-khal ahi is wrysnyn waa sidan oo kle taariikhihii way kufsaden
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Mujaahid caydiid 70 nin baad ku shegtey ciidan badan snm mujahaid ciidanka faqashidinka ee kolkaa idin hore fadhiyey hubaal kama yareyn 1000 why ciidnaka qayta 26 waaqoyiga somaliya afweyen ciidan tiro badan buu ahaa maad ogaatey ciidnaka idinaka idinak soo hor jeedey tiradooda
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 года назад
Baa ba dadkaga iyo dalkaaga ayey wateen maxay kuu tartay odey somaliyeedow is weydii xabashi ma dhiman labada dhanba waa muslim somaliya ‼️😭❓⁉️
@alkenalken9460
@alkenalken9460 2 года назад
horta nink wariyaha maxuu sida yasmada ku jirta dadka ugu eegaa marna inuu xanuun sanaayo baad moodaa
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 года назад
Cuqdadu maxay ahayd, kalsoonida dhiso. Buufiska iska saar
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 года назад
@@hadafbeegsade kkkkk wale runta u sheegtay
@ahmedhassa5867
@ahmedhassa5867 2 года назад
Ma arko anigu
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 9 месяцев назад
Jaahil marqaasan hadba midkeen ninkaan been low idaacad kaliita waligay ma arag
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Год назад
Waa reer ceel afwayn hadana galbeed iyo meel kasta waka so dagaalam marka reerka meel kasta kaso dagaalamay o Somaliland a Haday deegaanka habaryooos tahay ka ciise muuse ka arab ka ciidagale ka sacad muuse Deegeen isaaq oo nin hj ahi ku dhib na jiro
@aayahamedia3239
@aayahamedia3239 2 года назад
Mujaahidkani waa qoloma loolz
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 года назад
Kolay waa HJ mar hadduu yuroobe dagan yahay
@aayahamedia3239
@aayahamedia3239 2 года назад
@@hadafbeegsade yurobe fiqishiniba waa joogaan iyo akishe e ninkan qabiilkiisa halasoo helo
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 2 года назад
Waa aabahay illaahay ha xafidee
@Mamar6310
@Mamar6310 2 года назад
Mid baa kula waa qoloma ma as kaa GALAY SNM buu ahaa ku dayso SNM qabiil ma lahayn dad wada halgamaya oo wlaalaa ah bay ahaayeen qabiil IYO qudhun baa dadkeenii LAGU saliday Shane on you you need to grow up and stop tribalism. Just he is SNM veteran
@aayahamedia3239
@aayahamedia3239 2 года назад
@@Mamar6310 mayee waa siilkii hooyadaa ee holof holofka ahaa Hooyadaadii isku kaaji jirtay wase
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 8 месяцев назад
Eey eey dhalay ayaa tahay wacalyahow Soomaali ciidankeedi ayaad Amxaaro uga tahniyadeey naysaa wacalyahow
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 года назад
Alxamdulilaah qadaadina maanta iney heysato aafo ayaad ka talisey waxba meydaan ka talin waa somali jabkeed iyo fool xumo ⁉️❓‼️😭
Далее
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 619 тыс.
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
Просмотров 75 тыс.