Тёмный

Waayojoog: Maxaad Kala socotaa Dagaalkii maxaakiimta iyo Hogaamiya kooxeedyadii? Cabdi Nuurre Q-4aad 

CBA TV
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 66 тыс.
50% 1

Cabdi Nuure Siyaad Qaybtii 4aad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@abditaallo4217
@abditaallo4217 Год назад
Cabdi Nuure Siyaad inta nin rag ah loogu yimaado ugu imow. Geesinimo,run,hadal cad iyo wadaniyad cad. Mahadsanid Geesi.
@AliMohamed-hr2cb
@AliMohamed-hr2cb Год назад
Cabdi Nuure waxaad tahay run sheege dhabahaantii taariikh lasso maray
@arabe9921
@arabe9921 Год назад
Mshllh tabarakallah waa taariiqda ugu fcneed aan maqley Mshllh wll wariye mhdsnd
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 Год назад
Khasaaro badanaaaa waleee waa dhacday
@abdikadirneygavic4660
@abdikadirneygavic4660 Год назад
yuusuf cali
@alibaax5346
@alibaax5346 Год назад
Cabdi Nuur, waa nin wax badan og. Wareysiyo kale ha laga qaado, Somaliland na ha lagu soo dhaweeyo
@_Khaalid
@_Khaalid Год назад
Kursigii murtadka ahaa muratadiinta kale haku fadhiistaan.
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 Год назад
Dadka waxa kamid ah kuwa Illah qur'aankisa ku shegay. Sida barlamanka aad shegtay
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 Год назад
Halyee M.F.C. Allah yarxam
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Hadal run ah weeyi
@AliMohamed-hr2cb
@AliMohamed-hr2cb Год назад
Eedaday dahabo Jama doode illahay u naxariiso!
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le Год назад
Ninkaan magiciis
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 4 месяца назад
CABDI NUURE SIYAAD. CABDI WAAL
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Год назад
Cabdi Nuure waxaan xusuustaa dagaalkii lagaga saaray Degmada Xamar Weyne (18, April 2006). Inkastoo waxa kula dagaalamay ay ahaayeen raggii koontada ku haystay degmadaasi.
@tripplec7320
@tripplec7320 Год назад
Waa qoloma ninkani
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Год назад
@@tripplec7320 Waa reer Guriceel.
@CaadilMaxamed-nm8ur
@CaadilMaxamed-nm8ur Год назад
​@@tripplec7320 Cayr waaye
@daameeyabdifitaah6062
@daameeyabdifitaah6062 Год назад
Aaqiro war aajoro... Dambiilihii weynaaa ee Afgooyo isbaarada utiil miyaa maanta yaariikh ka sheekeynaayo
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le Год назад
7:50 bom qarxay uu iska leeyahay intee na baabi'iyeen Allah idinku dacweynay mooryaaney
@mohamedjordan3232
@mohamedjordan3232 Год назад
Ninkan yara nacayb waqooyi ah ayaaa ku jira
@ahmedhashi2527
@ahmedhashi2527 Год назад
Mooryaan waaye ee siyaasi ma Shan kkkkk
@mohamedfagadhe8606
@mohamedfagadhe8606 Год назад
ASC WAA NIN QALBI WANAAGSAN LAAKIIN WUXUU ILAABAY CABDI NUURE OO AANU MARNA KA HADAL GOONI ISU TAAGA SOMALILAND REPUBLIC WAXA KEENAY IYO DHACDOOYINKII GUMAADKA BADNAA EE KA DHACAY SOMALILAND REPUBLIC 1988 ILA 1991 INSHA ALLAH THANKS
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 Год назад
Guumaadku wooyiga kaliya kuma koobnayn, qabiilo kaloo badan iyo gobolo kale buu saameeyay ee sxboow taas la soco!
@SAYFUDIINBAIBARS
@SAYFUDIINBAIBARS 6 месяцев назад
​@@dr.mahmdabshir7760wuu saameeyay iyo cagtaa la mariyay waqooyi kala garo dhibta yaa ku badnaa goboladan kale ee aad shegayso wax yar baa ku dhacay lkn waqooyi balaya ka dhacday
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 Год назад
Wax kasto ku shaqeya malen
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 Год назад
MOORYAN DADKA MASAAKIINTA AH. U AFDUUBO. MAXAMED QAANYARE AFRAX
@JamaaleAli
@JamaaleAli Год назад
Misana mar kale oo .. miyaa la soo.bilabay ?
@saidahmed7268
@saidahmed7268 Год назад
Su'aaluhu see yihiin ma ninkaan baan wariye ahayn...muu weydiiyo itoopiya waxa ay ka dooneen itoopiya...waraysigu see uliitaa
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 Год назад
Kkk kkk kkk kk wakalatagnay
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu Год назад
somali wax fakarta majoogto wax walba waa loo keena kkk waa runtis
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Год назад
Ninkan Taariikh badan ayuu hayaa.
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 Год назад
Nin muwmina hog labaad jeer laguma qanino reer somaliland maar bay xaldameyn ee ku riiyonin maar labaad in aye xaldaman warkasii waa samiir iyo imaan
@abuluxud2937
@abuluxud2937 Год назад
Hooyadaa Muuse Biixi was, caqligii dameeraha ayaa kugu jiree sidee idiinla midoobi karnaa. Dad fiyoow iyo dameero ma midoobi karaan jareer yahay jareertu dhashay
@ahmedhashim2895
@ahmedhashim2895 Год назад
Ilaahey kacabso
@maslaxali4634
@maslaxali4634 Год назад
Barya maahan 😂😂😂😂
@CabdinaasirSiciid-p9x
@CabdinaasirSiciid-p9x 11 месяцев назад
Ninka uleeyahay jareer iyo adiga yaa jareer u ag yibiryahow burcur bacayr kudhalay
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Год назад
Waqoooyi waxba looma ogaola adeer runta is usheega idinkiiibaaaa waxba isu ogolaynnnnnnnnnn
@maxamedadancanshur-xz8eu
@maxamedadancanshur-xz8eu Год назад
Ashahaado ladirir muu dhoho
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Год назад
Mya 😂
@thegent2716
@thegent2716 Год назад
Cabdi Nuur waxa aan weydiin lahaa, niyow bal horta ayaa la la hadli? Ma Xasan shiikh iyo waxa noociisa ah ee Sopmaaliya maalin kasta xadaya? niyow siyaasi xamar jooga oo aqbalaya in qof reer waqooyi ah uu Soomaaliya qabsado ma jiro, Somaliland wixii gooni isu taageeda keenay ayaa weli Muqdisho ka jira, ee sidee ayaa heshiis loo gaari? Soomaali ila hadda dib u heshiisiin dab ah ma helin, wax rajo ahna meesha kama muuqdaan.
@najjahmajjid4354
@najjahmajjid4354 Год назад
Wayehe hdn rajo la aburin ama la radin ama 3millionba Calan halo sameya xal u noqonaya ama rajo kenya
Далее