Тёмный

Aas aaska Isbaheysigii Nabadda | Lixdii Bilood ee Maxaakiimta | Sannadkii 2006dii 

ITAAL MEDIA
Подписаться 230 тыс.
Просмотров 164 тыс.
50% 1

Intii u dhaxeysay February illaa August 2006dii Soomaaliya waxay gashay Marxalad yaab badan, qof kasta oo Soomaali ahna uu marxaladdaas si' u arkay, Aas-aaskii Isbaheysigii Nabad kusoo celinta Muqdisho & Argagixio la dirirka, Dhammaadkii Hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho iyo Soo ifbaxii Maxaakiimta

Опубликовано:

 

3 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 355   
@17jirchannel86
@17jirchannel86 Месяц назад
SXBOW taariikhdaan wad illaa 2024 keen
@Abdal252
@Abdal252 Месяц назад
Da deydu hada waa 22 jir, hoyadeey ayaa iiga shekeysay inbadan maxkamadaha iyo sido kale madaxda qaar ee dalka soo maray sida cabdi qaasin lakinse ma jiro meel lagu keydiyey xogaha oo si fudud lok heli karo, cinwaanka markaan arkay aad ugu farxay waana ku mahadsantahay waqtiga aad gelisay muuqaalkaan. Fadlan inoo soo badi si qaas ah wixi ka danbeyey 1991
@Abdikafi-Hashi
@Abdikafi-Hashi Месяц назад
Sxb anigaba isku da’ ayaa nahay wlhi kulli sheeko lee ku maqlay sidaas darteed maanta ayaa sfcn u bartay wxii i dhaafay
@liiboojo9850
@liiboojo9850 Месяц назад
Saxib booqo RU-vid ka xarunta Dhaxalreeb waxaad ka heleysaa wax badn oo ku saabsan taariikhda dalka
@calicade3834
@calicade3834 Месяц назад
aad ugu faraxsanha dhalin yaro soomaliyeed oo raadinaysa xal
@weproduction1804
@weproduction1804 28 дней назад
34 ayan jira wax yer more inta kle wa I kow waqti wuu ordaya maistire
@jamalabdinasr8766
@jamalabdinasr8766 Месяц назад
Xalaqooyin u sameey soo badi tariikhaha dad badan oo raba meel ka helaan xogo sax ah aya radinaya
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq Месяц назад
Waa taariiq lama iloobaan ah sidey udhacday dawladii kacaanka wejiyo badan ayuu yeeshay dalka tariiq xusuusin ah Thanks Ustaad
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 25 дней назад
Cawan no timid 😂😂
@baaruudaxmed1824
@baaruudaxmed1824 Месяц назад
Hawlo farabadan ayaad iftiimisaa aweys Go Forward
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 28 дней назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ApdalleHassan
@ApdalleHassan 27 дней назад
😅
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 24 дня назад
Salalaahu calayhi wasalam
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad Месяц назад
Noo soo badi aboowe waan ubahanhy arimaha wadanka waxa ku dhacay waayo anaga waagas wan yareen inaan ogaano rabnaaaa😢
@halanesky
@halanesky Месяц назад
Hhh nio hada meqa jir thy hadii 2006 aa yareed
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad Месяц назад
@@halanesky 20 jiraaa abowe
@MohamedYusuf2000s
@MohamedYusuf2000s Месяц назад
Mahadsanid sida wacan ee aad barnaamijkaan noogu faahfaahisay ❤
@Hassan_Omar
@Hassan_Omar Месяц назад
I.Allah suxufi inad halkan ad ka si wado ayan rajeynaya🙏🏼💝
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 Месяц назад
Waad mahadsantahay si wanaagsan ayaa noo xusuusisay
@cabdicasiismohamedshiil5022
@cabdicasiismohamedshiil5022 Месяц назад
😮25 su’aal oo aan qabay cid jaawaab waafiya isiisana waayey muuqaalkaan iiga waabay🤯1️⃣siduu shariif madaxweyne ku noqday 2️⃣soo if baxa shabab3️⃣sidii lagu baabi’yey hogaamiye kooxeedkii 4️⃣sababta itoobiya u soo gashay somalia Iyo suaalo kaloo badan 🙏ustaad
@abdiadam1096
@abdiadam1096 29 дней назад
Suasha dambe e ethopia side kuso gashe somalia waxa si faah faahsan uga jawabaye salaad cali jeele muqaal uka sameye hanoolaato wuxu leyahay "inaga aya uwacane anago halis kujirno"
@abdikanimohamed5754
@abdikanimohamed5754 29 дней назад
Filim mar hore la diyaariyay ayaa somali ka socda Wax reer galbeed ogeen dalka kama dhicin.
@abdiadam1096
@abdiadam1096 29 дней назад
@@abdikanimohamed5754 reer galbeed iyo wax raacsan aya meshaan na dhigeen insha allah waka xuroobi donaa
@maxamedcabdiqani7314
@maxamedcabdiqani7314 Месяц назад
Walahi waagaas waan joogay lkn dee wax bdn kama ogeen micnaha wiil yaroo waxaas dhacaayo aan fagasaneynaa ahaa lkn hada markaa dhageystay ayaa wax kasto fahmay wlhi😢 xaalad xun iyo qax waa soo marnay wlhi😭 alla maxaa dad dhaxaa baaba,ay😭😭 alloow waxasoo kale dib hanoogu celinin iyo kaxunbo🤲😭 yaarabi markaan soo xusuusto ilmaa igasoo daadata😭 subxaana allaah yaarabi 🤲
@user-ie5td1nc1g
@user-ie5td1nc1g Месяц назад
Waa barnaamij qiimihiisa wata keep going itaal media
@maxamedcabdiqani7314
@maxamedcabdiqani7314 Месяц назад
Walaahi waayo waayo aa isoo xasuusisey aweys aar😢😢 keep going brother 😢😢
@zakariyamahamud9990
@zakariyamahamud9990 Месяц назад
Noo soo badi barnaamijyadan cml thanks bro❤❤❤
@warsamegasgas-wv9gt
@warsamegasgas-wv9gt Месяц назад
Shikh Sharif wa ninka ka saarey gudomiya kooxeedki Muqdisho halagey sida Muse Sudi,Ganyare,iyo kuwo kale ee mujrimiinta aha .
@mohamoudmohamed952
@mohamoudmohamed952 17 дней назад
Xiligii maxakiinta wan xasuustaa wlhi anoo yar ayay imaadeen masjid xafadeena ku yaala ayaga dhahaayo yaa baxaayo jihaad yaa na raacaayo oo maxaakiinta kuso biiraya maalintaas xamaasad i haysay wana taageersanaa maxakiinta gaari ayay keeneen dad badan ayaa raacay xasuus wlhi😊😢😢❤
@akpoiak4549
@akpoiak4549 Месяц назад
Inaba caadi maahan mahadsanid barnaamijyadada aadban ugu taxanahay halkaga kasi wad ugas aways
@Muxammed22
@Muxammed22 Месяц назад
Dhowrkii bilood ee maxaakiimku muqdisho ka talinayeen magaaladu waxay ahayd tan ugu amni badan afrika. Heer aad saqdhexe adoo lacag wata magaalada dhex lugayn kartay. Tolow ma intaas ayaa naloo quuri waayay oo waxaa la doonayay waligeen inaan dagaal ku jrno?
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 Месяц назад
Sidaas baa cad
@Bishaar82
@Bishaar82 Месяц назад
Amniga aad sheegeyso Alshabab ayaa ka dhashay
@Muxammed22
@Muxammed22 Месяц назад
@@Bishaar82 Alshabaab faragalintii itoobiya bay ka dhalatay! Hadaysan Itoobiya dalkeena kusoo duusheen Alshabaab ma jiri lahaynm
@Malekmedia24_7
@Malekmedia24_7 Месяц назад
​@@Muxammed22Gardaradu maficna inagoo itaal keenu saas ahaa ayaynu addis tagaynaa lahyn waxaasaana kadhashay inalilah
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 28 дней назад
Amni aan siyaasad waarta iyo awood ilaalisa laheyn amni ma aha maxakiminta waxey ahaayen dad isbarbaryaaca oo an laheyn qorshe stratijyad lkn mooday in sidii fudeded ay hogamiya koxedki uga adkaaden in aysan jirin awood hor istaagi karta mid ka mid ahaa oo malin no qodbeynayey ayaa xasusta oo leh neyroobi qaniimda taala aan doonane so baxa😂
@fatimahabdifitah9160
@fatimahabdifitah9160 Месяц назад
Walaahi xasuus weena galay ala macaneeda maalmahi maxkamada
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Месяц назад
GOOBJOOG AYAAN U AHAA ALHAMDULILAH ALLEHII IGU AMAANSADAY AYAA MAHADO DHAN ISKA LEH😢 INTII KU BAXDAYNE ALLE HA U NAXARIISTO
@mahamuudsalah8588
@mahamuudsalah8588 Месяц назад
Re
@حسين_محمد
@حسين_محمد Месяц назад
Qeyb kle inoo samee fadlan ❤❤
@osmanhaggi6947
@osmanhaggi6947 Месяц назад
Alloow kuu naxariso maxamed khanyare afrax
@BilaawWacan
@BilaawWacan Месяц назад
Mashlh sxp wariye rugcadda ah mahdsanid ❤
@MuseloveAbdilahi
@MuseloveAbdilahi Месяц назад
Waga dhipki ummada gadhay ilahayba og inkari haku dhacde abahay bay igu hor dilen 😢
@fatimahabdifitah9160
@fatimahabdifitah9160 Месяц назад
Ilahay ha unariisto
@WarsanBulshaalle
@WarsanBulshaalle Месяц назад
Allah haunaxaristo
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Месяц назад
Ilaahay ha unaxariisto
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 28 дней назад
Yeey ahaayen kuwa abahaa dilay walal
@amiindaaud5629
@amiindaaud5629 Месяц назад
Saaxiib aweys haaji aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa taariikhdan aad nalawadaagtay.❤❤❤
@fruitburst8324
@fruitburst8324 Месяц назад
shukran wll
@MahamedDeeq-fi1yw
@MahamedDeeq-fi1yw 3 дня назад
Waa xasuus wllhi 2006 waa taarikh
@Salmoxassanm.salaad
@Salmoxassanm.salaad 14 часов назад
Muqdisho ha ka xaaxabiso hee iyada gacanteda ku abuurte argagixisada maanta jirta war meeshan hoogte caasimada noga badala
@NaimaHaile
@NaimaHaile Месяц назад
Woow wa kahelay barnamijkan maxakimul islam❤ wa dad xaq dagalemen Hugomiyo koxedkana wa moryan gurya muqdisho aye u dhici jeren ilahay haka a walmariyo dhibka e no gesten naclatul lahi c/dhalimin
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali Месяц назад
Shukran zxp
@saahindarajo184
@saahindarajo184 Месяц назад
xirfad yaqan Aqoon uleh Shaqada uu bulshada u hayo ❤ Wa documentary maclumad Badan xambarsan Allaha ka abal mariyo
@user-kl2ek7lb5v
@user-kl2ek7lb5v Месяц назад
Isbaheysigii ashahaada la dirirka waa magacii rasmiga ahaa ee hogaamiye kooxedyadii calooshood u shaqestayaasha ahaa.
@MahadMahadcabdi
@MahadMahadcabdi 27 дней назад
Argagaxisada ka hortagayeen
@AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam
@AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam 25 дней назад
Alxam dulilaahi rabil calamin ilahey ayaa ma hada iska leh markasta 😊
@ABUADAMbro
@ABUADAMbro Месяц назад
Waqtigii maxaakiimta wuxuu ahaa waqtigii ugu nabadda fiicnaa runtii
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 28 дней назад
Aad iyo aad lkn dagaal xun aye ku qabsadeen kidibna waxaa xigay dagaal kii ugu xumaa taariqda somalia
@Asadaarka23
@Asadaarka23 Месяц назад
Maasha Allah sxb wax badan noogu soo sameeyo fadlan mahadsanid
@fatimahabdifitah9160
@fatimahabdifitah9160 Месяц назад
Alaa yaanoso celsho maxkamadihi fiicnayeena
@craxmanaxmed8477
@craxmanaxmed8477 Месяц назад
Sxp tarikhdan soo dhamestir
@abdilahiabdirashid3971
@abdilahiabdirashid3971 Месяц назад
Wariye sare saxiib hore u soco
@saidraamjey6845
@saidraamjey6845 Месяц назад
Aweys wll si layaab leh ayad usameysaa barnamijYadan tabinta iyo editing ma adiga quraa wll waaah waah mxa cod ah mxa xog ah mxa editing ah koley yabayee adinku ma ila yaabten aweys wll jwb ayn ksugayaa gaar ama si guud thnks brda🎉then xogtana goob joog ayanu ahyn diyaarintaduna wa arin muhiim ah wana kaga mhd celinayaa wll thnk you so much
@aweyshaji
@aweyshaji Месяц назад
Saciid waan kaaga mahadcelinayaa, dhiiragelintaada iyo amaanta aad i huwisay labadaba
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 Месяц назад
Laga soobilaabo 60 kii markaan xorownay ilaa maantay waan la ,nahay daganaasho iyo raaxo Taasina waxaa kadanbeeya Inaan shareecada isku,xukumi,waynay
@drsocial6889
@drsocial6889 Месяц назад
Saas waaye
@MH__1__MH
@MH__1__MH 29 дней назад
Dastuurka qodobka ugu horeeyo wa ku dhaqanka diinta iyo sharercada islaamka. Hadaladii argaggixisada haku hadlin soo akhri
@MohamedAhmed-do2fl
@MohamedAhmed-do2fl 28 дней назад
Shareecada Islaamka waxaan ahayn kuma dhaqano sxb, dan kale hadaadan kalahayn Ummada Soomaaliyeed dhamaanteed waa muslimiin, qof shareecada la iskuma xukuma leh hadaad aragtaan waa qof raba dhiiga ummada inuu daadiyo adigu hadeey afka kaa eheed oo dad saas leh aad aragtay jahli aa ku haaya ee wax siyaadso, haddii kale waxaad wayb ka tahay argagixisada dalkaan burburisay.
@hajicarab1237
@hajicarab1237 Месяц назад
Mahadsanid Aweys aar wax badan ayan ka bartay
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 Месяц назад
Dagaalkii ugu sharaf badnaa ee ay soomali gasho kaasuu ahaa,hadaf baa laiskudagaalayay.
@AhmedIbrahim-me7vy
@AhmedIbrahim-me7vy Месяц назад
Muqaladaan oo kale soo badi sxp mahadsanid
@abaanasanka9685
@abaanasanka9685 Месяц назад
Qawaarijta Shabab wax Ka xun Somalia maso Marin
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 28 дней назад
Yes
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 15 дней назад
sxb ifahnsii dagaalka yu udhaxeyey ma shicibka iyo shabab
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 15 дней назад
@@Inaopthisalam shicibka iyo dowlada oo dhinac ah iyo khawarijta oo dhinc ah ayu u dhexeyaa
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 14 дней назад
@@user-iz4tc3kh5q sheikh shariif waakan doodaye dhanke ayu raacsana marka sxb
@abdikuusmaxamed1770
@abdikuusmaxamed1770 Месяц назад
Macalinow barnamikan wuuna canfacay ee qeyb labaad noogu soo dar mahadsanid
@SaadaqAbdi-pq6pn
@SaadaqAbdi-pq6pn Месяц назад
Nidaamkii maxkamadaha waa nidaamka ugu dhawaa in soomalida mid noqdaan
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 Месяц назад
haa walaahi harheisa ayaan joogey barigaa masaajidadii ood han baa looga duceeyey hadey hargeisa imaan lahaayeen waa lam raaci lahaa
@user-oz1ki6pt1u
@user-oz1ki6pt1u Месяц назад
​@@khalidjiheeye3809lix bilood wixii ay ku qabteen maxaakiimta ilmihii shisheeyaha abuuray ilaa iyo maanta way qaban la'yihiin Guryihii la dhacay badankood waxaa la soo celiyey xiligii maxaakiimta Mooryaantaa waa kuwii dowladii cabdiqaasin ka dhismi way day Halka maxaakiimta islaamiga ay la shaqeeyeen cabdiqaasin oo ay ka aqbaleen codsigiisa Hase yeeshee mooryaantii ayaa cabdiqaasin udiiday inuu madaxtooyada tago shaqadana bilaabo Markii danbe na dalka ka bursaday
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad Месяц назад
Kkkk oo miyaa uduceyseen lxwlllh😢😅​@@khalidjiheeye3809
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 21 день назад
Hhhhhhhh irir iyo argigixiso uma xumidin😂
@supersane4268
@supersane4268 3 дня назад
No so badi wll Taarikhada dalka
@Tifoownuuraxmed
@Tifoownuuraxmed 19 дней назад
Mahadsanid sojedintaada wayo aragnimo
@Gows-rs2dj
@Gows-rs2dj 28 дней назад
Allaha unaxriisto maxamad qanyare afrax iyo inta dhimatay
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 28 дней назад
Intii 2006 dhalaty😊
@Fotbballstar.12
@Fotbballstar.12 8 дней назад
Kow 😂
@Salmoxassanm.salaad
@Salmoxassanm.salaad 14 часов назад
Hee😂
@CiiseissackAamin
@CiiseissackAamin Месяц назад
Guusha waa aydowdahay in shaa allh
@rocky4066
@rocky4066 Месяц назад
Waa laysku dhexjiray waana laysku qaldamay
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy Месяц назад
Sheekh shariif ayaa u qalmo hogaaminta dalka wlhi i.a madaxweynaha 2026 asiga noqon doono guul somalia😊❤
@maxamed1264
@maxamed1264 Месяц назад
Ninkaan waa is bedele democracy ayoow isku bedele Taasne dal Muslim laguma xukumi karo
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy Месяц назад
@@maxamed1264 wxas ya kugu so aqriye ader?🤓
@lubex3486
@lubex3486 Месяц назад
@@Zihaameeyyyy Macklin khawarij al jahil aqriye 😂
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 Месяц назад
Ma ninkaan 360° halmar is wareejiyay 😂
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy Месяц назад
@@xikmaawi2326 hduu is wareejiyena adinka ku kalifey oo dalka u dhiibay madax aan u qalmin😂
@SmilingGrizzlyBear-rt1jn
@SmilingGrizzlyBear-rt1jn Месяц назад
Maasha Allah
@qabyoninweyn88
@qabyoninweyn88 8 дней назад
Islaaxa benu naas masha Allah. Aniga ah❤
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 Месяц назад
Wallahi waa cajiib
@ahmednur1849
@ahmednur1849 Месяц назад
Allow mar labaad noo sahal urur maxaakiim ah , al-qushaahna na dhaafi.
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr Месяц назад
Balayo kusonoqoto dadka waxee geesteen lama hilmamo
@AxmedyusufXussein
@AxmedyusufXussein 20 дней назад
Waa xaqiiq isbadal midaan manta lgu jiro mid ka fcn wa imanetsaqa
@faysalmaxamad6426
@faysalmaxamad6426 Месяц назад
Nasrigu wuu dhowyahay ishaa Allah
@mohamedabdi3890
@mohamedabdi3890 Месяц назад
Argagaxisadi ay shegen qanyare wayso baxen manta umada somaliyed ayaga dhib kuhaya argagaxisadi
@AbdiqaniMohamed-hy5hf
@AbdiqaniMohamed-hy5hf Месяц назад
Nasriga wu dhawyahay​@@mohamedabdi3890
@xassanyare9526
@xassanyare9526 28 дней назад
​​@@mohamedabdi3890 Sxb wax argigixiso ladhoho majirto Ereygu waa erey marekan sameystay Qof waliba oo kafikir dugan ayuu ubixiyaa Maanta Madaxweynaha ruushka waa argigixiso sida ay kutil maamayaan mareekanka iyo xulafadiisa sababtuna waa marekanka ayuu kasoo horjedaa Halka reer qaza (gaza) ee yihiin argagixo Nataniyaahu-na uu san aheyn argigiso Marka ereygaasi yaan laguugu qaldin
@NasirPShorts
@NasirPShorts 23 дня назад
​@@mohamedabdi3890 Askariga tuuga ah taleefankaaga xitaa qaadanaaya kan qaadka kuu keenaaya dhamaan waa caruurtii Qabqablayaasha
@caalimowmoallim2907
@caalimowmoallim2907 Месяц назад
Aqoontaada iyo xerfadaa sareeysa ayaa halkaan ka muuqato waaba sida anagoo joogna taarikh kasta na dul geeysay
@mohamoudmohamed952
@mohamoudmohamed952 17 дней назад
Dagaalada u dhaxeeyay maxaakiinta iyo hogaamiyo kooxeedka waxa u sababay qax anagoo reer madiino gaar ahaan dharkenley waxaa si wacan usoo dhaweenay walaalihii nagu soo qaxay 😊😊😢❤❤😮
@AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam
@AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam 25 дней назад
Alxam dulilaahi rabil calamin ilahey ayaa ma hada iska leh markasta
@haashimmoha9588
@haashimmoha9588 Месяц назад
Diyaarin iyo Habtabin heersare ah Itaal media 🙌
@Mohanad29
@Mohanad29 Месяц назад
MASHA'ALLH MAHADSANID ITAAL MEDIA
@aymanabdi9534
@aymanabdi9534 Месяц назад
Shabab ka soo hadal
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 28 дней назад
Shabaab wey sii jabayaan
@NasirPShorts
@NasirPShorts 23 дня назад
What a documentary, ❤
@ANORSALAAD
@ANORSALAAD Месяц назад
Mowduuc aad u qurux badan ayad manta so gudbisey mr aweys Kasoo hadal hada kadib mowduucyada ku saabsan dalka.
@AhmedAli-of3ff
@AhmedAli-of3ff Месяц назад
This is very informative, well done👏🏽 Taariikhda Somalia iyo dowlad dhiska xiligii maxaakiimta ilaa hada 2024 pls soo sameey, mahadsanid!
@MohamedabdiwahabMohamed
@MohamedabdiwahabMohamed 13 дней назад
Scw
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 Месяц назад
Ustaad itaal is getting back bowe cannel kan wa kan ugu horeye social média 🫶🤍🙏
@sportschannel6235
@sportschannel6235 Месяц назад
Waa waxtigii ugu fiicnaa waqtigii maxaa kiinta lakiin somaali marabto
@waanoproduction1800
@waanoproduction1800 Месяц назад
Runtii wax badan ayaa iiga baxay taariikhdaan.
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 5 дней назад
Matabaan xabashi cashir baaloogu dhigey 2006
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 Месяц назад
22 sano ayaan jiraa waana marki koobaad ee aan maqlo dagaaladan inay muqdisho ka dhaceen sidoo kale aragtiyo badan oo dalka kajira meeshay kaso bilaabeen ayaan muuqaalkan ka bartay ka dhalinyaro aad baanu ugu baahanahay cid nooga sheekaysa dhibaatooyinki dalka ka dhacay aad baadna umahadsantihiin hawl wadeenadi barnaamijkan kaso shaqeeyay
@iM.YOTiNHO
@iM.YOTiNHO Месяц назад
Wlh wa xsuustaa 2006 ilaa 2008 melahas ehed maxakinta w3xe daganayeen isbartiibada stadio muqdisho mesha kudheeli jiray ano yar❤
@engaarka
@engaarka Месяц назад
Taliye maxkamadaha 2006 dhamdkeda ayy burburtay ethopian ayna wadanka so gallay wxyna jogeen ilaa 2009 bilawgeda
@user-lh1kf2ov9c
@user-lh1kf2ov9c Месяц назад
Wxa halkaas iga baxay SHEIKH SHARIF iyo ABDULLAHI YUSSUF iney ahaayen dad utanazulay dowladnimada haatan taagan sababto ah Haduu ABDULLAHI YUSSUF xilka isku dhajin lahaa iyo Hadu SHEIKH SHARIF diidhi lahaa dowladnimadha iyo wadha hadhalka dowlada Burburka halkas ayu kabilaaban lahaa wxa logudbi lahaa waji cusub oo ah HOGAMIYE KOOXEDYO IYO HOGAMIYE DIINEDYO marka ALHAMDULLILAH 2024 qabiil waa lagagudbaaya wxyna uekthy in loogudby haatan Qof iyo Cod inshaallah Allaha qulubteena midheeyo🇸🇴❤️✊
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 28 дней назад
Lkn labadaba waxey hogaamiyeen dagaalo dhiig badan ku daatay 2006 ilaa 2012 waxey eheyd xiligi ugu xumaa ee muqdisho soo mara burbur barakac dhimasho aya ka dhacay
@MohamedOmar-fu6uu
@MohamedOmar-fu6uu Месяц назад
Gold vioc ❤
@user-bo2pj3lp4h
@user-bo2pj3lp4h Месяц назад
Ma shaa allah maxaakiiiim
@bashirsaidally8824
@bashirsaidally8824 Месяц назад
اللهم إن نسألك أن تأخذ الظالمين أخذ عزيزٍ مقتدر وأن ترينا فيهم ما يُسكن من نار قلوبنا. اللهم إنا نرجوك أن تضرب الظالمين بالظالمين، أن تنتقم منهم يا منتقم وأن تردّ لنا حقوقنا منهم في الدنيا والآخرة اللهم اشغل الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين" . اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من أيديهم سالمين اللهم أضرب الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين
@beingal-cadaala2307
@beingal-cadaala2307 Месяц назад
Very good 👍
@abdullahmohamedali8328
@abdullahmohamedali8328 Месяц назад
In badan mhdsnd waa documentary qiimo badan oo dib u celiyay xusuusteena.
@Juujuule1
@Juujuule1 Месяц назад
First comment pin iku qabo macalin❤❤❤
@ROMEO10-10
@ROMEO10-10 Месяц назад
Dib uxasuusin dhibkiii aaaan soo aragnay
@CabdiCasiiscanole
@CabdiCasiiscanole 5 дней назад
Waan xasuustaa waa sanadkii iigu horeeyey aan tahriibay 2006 waaye iyadoo dagaal ka socdo muqdisho tagay yaman ilaa sacuudi
@smaliwolf
@smaliwolf Месяц назад
kwrn wxs o dhan xisaaab adag aayaaa hor taaal
@dribraahinhassansokor7211
@dribraahinhassansokor7211 10 дней назад
Mahadsanid wll lkn dagaaladii idaadle mogdishu stadium iwm kasoo hadal
@ahmedmohamudduale2797
@ahmedmohamudduale2797 Месяц назад
Aad ayaa u mhdsnthy Zxb
@waanoproduction1800
@waanoproduction1800 Месяц назад
Waa barnaamij aad u wanaagsan. Tqariikhda waa in wax laga barto
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Месяц назад
Balaayo noogama horeyn maxaakiimtii faracoodii ayaa illaa hada dagaal lagula jiraa (argagixiso Nabad iyo Nolol diid) viva senatar muuse suudi yalaxow waa geesi halyey ah oo dalkaan iyo dadkaanba u soo shaqeeyey ❤❤❤❤❤❤❤
@hooskasii486
@hooskasii486 Месяц назад
Maxaakiinta hadeena dagaalami laheyn ilaahada hoogamiya kooxeedkii lagu jiri laha iyo dadkii macna darada liskaga dili jiray nin walbana dagmo iskaga xerneed
@MahadInhoAntonio
@MahadInhoAntonio 24 дня назад
Kuli waxay ahay enough Qabilistayal caloshada u shaqaystayal kulyada jalla siyad agtisa dagnan warshada canaha markas safar dhar waxan u galnay kenya oo in bdn qaxooti ku ahen alx hda USA gar ahan minesotta jogna waxi wadnka bur buriyay idinba cafin dono😢
@abdisalanyoung4019
@abdisalanyoung4019 Месяц назад
Dagaalkaas waxa kalaiya aan ka faaidnay wuxuu ahaa in Ethiopia🇪🇹 oo Rabtay iney ka faaideysato Kala qubka Markaas jirtay iney ka faaideysato
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 28 дней назад
Weyna ka faaiday waayo maanta cirna ma jirno dhulna ma jirno meel dhexa ku laadladna
@user-on3lu2vt8g
@user-on3lu2vt8g Месяц назад
Cajiib !! Ala maxey dlkan xaqa iyo padil ku hardamen shb wxan rajeynaya in Aan aad Soo gudbizo ilaa iyo 2024 dadey wa la 20 jir wxa badan oo. Iga qarsona bad so gudbizey mahadsanid 🙏🎉 hlka kazi wad inshallah
@MOHA6668
@MOHA6668 Месяц назад
Hye waayahe sidee al shabab Mogadishu ku imaday
@aweyshaji
@aweyshaji Месяц назад
Lugahooda ayay ku yimaadeen
@abdinasirdahirfarah3440
@abdinasirdahirfarah3440 Месяц назад
Kkkkk malaga yaabaa marka ineey gacmahooda uga baxaan aarka dalka
@habraactv3799
@habraactv3799 Месяц назад
Shabaabku waa xogagii meletiriga ee maxaakiimta... ina cerow waxa ow ahaa taliyihii ciidamada, asaga iyo rag kale marwalbo ajande kale ayey wateen.. weyn ka horeeyeen maxaakiimta oo 2002 Yaa la asaasay markaa oo ey mugdusho imaadeen rag bada o Afqhanistaan tegey
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr Месяц назад
@@habraactv3799 saaxiib ajandaha ay cayrow iyo kooxdiisu watayn muxuu ahaa
@Eazyim
@Eazyim 16 дней назад
Ethiopia faragalinteda ka dhasheen
@indholacagg
@indholacagg Месяц назад
Sxb sln sare howlwanagsan ayad qabtaa horay usoco
@Abdalllahamed
@Abdalllahamed Месяц назад
Waa mahadsantahy sxb sidaa noogu daba geysay waqtigi tagay aniga xilligi maxaakiimta aan aasaasnay uuleeyahy ayaanba dhashay kkk. Anyway Lkn waxaan kaa codsaneena inaa noo sii wado taariqahaas.
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed Месяц назад
Ilaa 2024 keen wad wll waan kaka mahadcelinaya waan yara wax bdn kama xasuusto
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s Месяц назад
Mhdsanid . Walalka
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru Месяц назад
Kan marreexaan ee jabhadaha Hawiye la socday ee maxaakiimtu qabatay muxuu ahaa?😂😅😮
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py Месяц назад
😂😂😂😂iga aamo
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 Месяц назад
Wlhi wan qoslay sxb Bal mxa dhax galiyey hawiyaha diriraya 😂😂😂
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 28 дней назад
Eelay xita wa ku jirtay iyo oromo dagaal caalamiya ayu ahaa oo CIA iyo alqacida noso waarideen
@user-rf8sq1nw1m
@user-rf8sq1nw1m Месяц назад
Noo soo badi saaxiib ilaa 2024 keen
Далее
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
Просмотров 2,6 млн
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Просмотров 191 тыс.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
SOMALIA | How Did It Become a Failed State?
13:23
Просмотров 40 тыс.
Dagaalkii October | Carabta iyo Israa'iil | 1973kii
26:42