Тёмный

Waayojoog: Qaybtii 2aad Halgamaa Cabdiraxmaan Maqosle & qaabkii loo qabtey 

CBA TV
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 82 тыс.
50% 1

Qaybtii 2AAD :-Qaabkii looqabtey mujaahid C/Raxmaan Daahir caynaashe ( maqosle)Xili SNM
kala soco barnaamijka waayo joog #CBATV
#Waayojoog
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@khadarmaxamuud882
@khadarmaxamuud882 2 года назад
Aabihii daahir caynaashe (daahir maqosle) ayaanu jaar ahayn ilaahay ha u naxariisto.
@xamsexassanaar4425
@xamsexassanaar4425 2 года назад
Alle ha barakeeyo mujaahidka. Waddankii uu waxaasoo halgan ah, u galay xorayntiisa; waynnagaa maanta hadhsanaynna - ee cidina aanay, Inna odhanahayn: "xunyaw xunku dhalay"! Alxamdullillaah.
@WardheerWalwaal
@WardheerWalwaal 2 месяца назад
Ka waran Laascaanood saan kuugu galay?.
@Sharmaarke_Cabbaaye
@Sharmaarke_Cabbaaye 15 дней назад
Abdirahman daahir Caynaanshe Waxaan Inan Rag Maarayn Aqoon Malaga weeyaan Geed lab❤
@munirkh
@munirkh 2 года назад
Maanshalaah, waa nin aqli iyo fariidnimo ka muuqato. Aad baad ugu MAHADSAN tahey warbixintaas aad na siisey.
@hanaaden9901
@hanaaden9901 3 месяца назад
mash Allah geesi guuuuleso wax mujahidin xigmadba badan ka muqato
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 4 месяца назад
halgankii xalaasha ahaa SNM abdirahman adeero long life ilaahay haku xafido
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 года назад
ASC MASHALLAH Thanks cabdirahman geesi fiican abaha waad ku banaantay 😄
@mohamedcisman6780
@mohamedcisman6780 2 года назад
Magaca Iska Sax Wariye . Mujàahidka Aabihii Ayaa La Odhan Jiray Muj Daahir Caynaashe Maqosle
@Somalioz2020
@Somalioz2020 2 года назад
Kuwa xamar u fataalaa ha dhegaystaan taariikhda mujaahidkan si aad ay bal inuun xaqa u fahmaan
@dacarabdi726
@dacarabdi726 2 года назад
ilaa Xalay waan Sugaynay Qaybtan Mahadsanid sxp,nio SNM Qaybta Galbeedkana soo Dhig nio
@xamsexassanaar4425
@xamsexassanaar4425 2 года назад
Wallaahi anba sidaasaan ahaa. Habeen walba boggan baan Soo booqan jiray.
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 2 года назад
Oo galbeed ma dagaal culus baa kadhacay indr sawdinkii korneel tuke oo dadka nolosha kuguba kalaasan waayey
@dacarabdi726
@dacarabdi726 2 года назад
@@mrshabazg6647 mujaahidiintu meelo Badan ayay Daganaayeen lakiin inta Badan aan Halkan ka Daawaday waxay ka soo Dagaalameen dhooba Guduud,Daba Gorayaale,geel Didiska iyo meelo udhaw,lakiin mujaahidiin Daganaa Jiidaha kale iyana Isha allah Hala soo waraysto
@Somalioz2020
@Somalioz2020 2 года назад
Marka qofka waraysiga qaadayaa aanu waxan garanayn taariikhdoo dhan la waraystaha Kama soo saari karo.
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 2 года назад
Waad nagu raagtay masuul fadlan wararka snm hadaad noo bilawday noo dhamaystir
@achmedhussen10
@achmedhussen10 Год назад
Allaw unaxariiso Muj Snm 🩸inta noolna cafimad barwaqo kunoladan
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Waxaan rabaa dilkii axmed aadan cidii dishay iyo halkuu ka dhacay axmed aadan waa qoloma bal cidii haysaa ha isoo sheegto
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 года назад
Ahmed Adan waxa uu ahaa MARAXAAN WAXA LAAGU DIILYE HAALKA DHOOLADA HOOSE AGAAGAR KADA
@CarroEdeg
@CarroEdeg 2 года назад
Axmed Aadan(mareexaan) waxaa dilay SNM 2 Laba Reer Samatar ah, 1 Bashiil Jibriil Abokor Ah, Iyo Sulub ugaadhyahan , intaas ayaan ka xasuustaa
@samsamm5996
@samsamm5996 2 года назад
Waa geesi
@mowlidahmed1362
@mowlidahmed1362 2 года назад
Cabdiraxmaan daahir caynaanshe isagiyo aabahiba waxay ahaayen geesiyaal
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Mashaballaah allaw ku xafid
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 года назад
faqash nacdal idinku dhacday dal aanay lahayn ayay sidaa ugu dheganaayeen ! walee rag baa idinka eryay ,maanatana burco hargaysa berbera ayay u soo barooranayaan oo ragiilahaa haysto!
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 2 года назад
Waayo badan ayaa dalka looso maray, aynu wada ilaashano imika wadanka oo qabyaalada inteynu iska dayno aynu u midawno danta guud
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 года назад
Nin Kani ma garxajis baa,haduu yahay isaaq waxaa ka dagaalamay iyaga inta kale waa soo raac from puntland galkacayo
@suldaankadadka5769
@suldaankadadka5769 2 года назад
Haa waa garxajis ciidagale reer gobdoon from hargeisa boowe
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 года назад
@@suldaankadadka5769 boowe dee hadaa iidoor ka kale hays ka hadlaan somalida kale waa og tahay cidii la dagaalantay bello ku ciyaadhay
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 года назад
Yes. Ciidagale. NIN G36. Grxsjisa weyaan Boowe lol
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 2 года назад
Munaafaqada jooji iyo iskudirka reer Somaliland
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Год назад
Idaacadii ahmed Godene al shabab wax kale mawaayeen
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 года назад
walhy ninkan siduuu uga waramyo waaaa si dabiici ah ooo degen
@mustafeyousuf2842
@mustafeyousuf2842 2 года назад
👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊
@Xirsishow
@Xirsishow 2 года назад
Qaybtii 8 meedahwy
@togdheermohammed1378
@togdheermohammed1378 2 года назад
Warka-
@afrahabdi4335
@afrahabdi4335 2 года назад
Waan ku salaamayaa habar wadaag
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 Год назад
waa mujahid
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 года назад
Ala maxaa la soo maray Ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo caafimaadkana hakuu siyaadiyo
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 2 года назад
Nimaan quusani isagaa quus ah ninba si buu halganka ugu jirey horta sidaas ogaada hadana halgankaasi Waa khasaaray waana wax meesha ka baxay wax taariikh ihina ka hard maayso waxaana laga dhigay wax dad waalani wateen oo aan waba doonayni Kali somali baay qurun iyo qax dhexdhigeen markaay xuriyada Helena maay garanayn waxay Helen maantana ma garanayaan waxay rabaan iyo meel aay u socdaan Waa wax alla duleeyey
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Naftooda diintooda ka difaaceen Gaalkii afweyene iyo asakartiisii
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 года назад
Illahay haydin xifdiyo intii dhimatay illahay haw naxariisto Runtii jano aduun ayaad noo diyaarisen oo anaan si lagu keenay war badan ka hayn
@Somalioz2020
@Somalioz2020 2 года назад
Godkii Ciro. Abdullahi Ciro
@sheekhxamse7736
@sheekhxamse7736 2 года назад
Ragii wadanka xoreeyey
@somnews6954
@somnews6954 2 года назад
Aax somalida yaa iiidaaya oo nabadadeeya awoodaa cabdiraxmaan leeyahay aduunkan jaarka leh ee inna gumaystey baan dhulkeena kaga soo ceshan laheyn…kaa waraysanayay ee Nabad sugida ahaa iyo cabdiraxmaan kan bal fiiriya hadii dalalkale aan u diri lahayn Operation no kale alla yaa somali ii nabadeeya
@drmohfar301
@drmohfar301 2 года назад
Faakh baad haysaan jaalleyaal
@samiradan2
@samiradan2 Год назад
Walahi ninka waa legnd in la abaal mariyo ahayd 🥺🥺muuse ninka amaal mari
@magloresaleh3992
@magloresaleh3992 Год назад
This old man is setting here acting like hero telling fiction stories 😂
@Xirsishow
@Xirsishow 2 года назад
Qaayb toi s8meedahwy
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 2 года назад
Hadda ma waxay taariikh dadka loo dhigayaa caruurta buugta loogu dhigayaa wixii dagaal sokeeye dhacay iyo dhibaatadii soomaalidu dhexdeeda isu geysatay . haddaba weli way socotaa dhibaatadii somalidu isku hagar daameyneysay iyana hala ururiyo si loo daba geliyo taariikhdaas madow ee weli dadka xasuusta uga dhigayaan da yarta iyo kuwa weli tagoogooda ku jira
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 года назад
Isaaaq laba gooor god lagamaqaniiiayo. Waa sababtaaas taariikhda looga sheekeenayo. Saaadada Somaliyeed ka leexo. Markii talada habar saaraya iyo sabiyo loo dhiibay. Ayaa saancadaale iyo wax garad sibiq dhaqaaaqeeen Qoladdiii talada kharibtay ee lagasoo ceshaday ayaad tahay. Somalida kale haku dayato gobonimada Isaaaqa.
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 Год назад
ninkaasi dambi baadhista wuu ku fiicnaa runtii
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 года назад
Waar ninku faan badanaa ragga ragga ah baa ladoonayaa kulahaa korneyl faqasha iyaa sidaa ku odhan kara madaxuu kaa toogan lahaa😂
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 года назад
Wax walba waa lays yidhe
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 7 месяцев назад
aqoonbaannad u lahayn ina maqosle
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
Kani WAA beenaale basaas buu AHAA Gani la shaqeynayey
@saidabdi73
@saidabdi73 2 года назад
Adiga maxa kagalay
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 года назад
Kadaab beeenlow xaaqid ayad tahay ninka ka xun halgankiisa subxanallah 😠
@bustaale6554
@bustaale6554 2 года назад
Faqash ka hadheen baad ahayd ee afka ka jeedi geesiga nijaas baad tahaye
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 года назад
Ghani miyu ku dhaley oo isaga ku sheegay
Далее
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 15 млн
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 902 тыс.
Conversations with History:  John Mearsheimer
58:29
Просмотров 236 тыс.