Тёмный

WADAHADALADA SOOMAALIYA&ITOOBIYA OO MARAYA MEEL XASAASI AH IYO HADALADA ISBURINAYA EE FEYSAL ROOBLE 

Abdijaliil Show
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

WADAHADALADA SOOMAALIYA&ITOOBIYA OO MARAYA MEEL XASAASI AH IYO HADALADA ISBURINAAYA EE FEYSAL ROOBLE
Disclaimer!
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
© Color luts music and all graphics Motionarrays.com
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 125   
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 28 дней назад
Turkiy iyo Itoobiya waxey la yimadeend in badda Somaaliya gorgortan geliyaan. somaliya waa dowlad madaxbanaan sidee Turkiya damaanad uga noqotaa. dad badan baa turkiya saaxiib u heysta laakiin waa dowlad danaheeda fiirsaneyso.
@Fays2010
@Fays2010 28 дней назад
Ma jiro sxb joogta ah lkn waxaa jira dan joogta ah, Turk dantiisa waa hanti samaynta dalkiisa, ogoobayna dhulka maanta Yahuud ku fariisatay ee Falastiin waa dhulkii khilaafa Cusmaaniya ilaa haddana waxa uu dib isugu hayaa dantiisa kama dhex arag difaaca umaddaan isagu sokeeyaha u ahaa gumaystihii ingiriisna kala wareegay 1916 ka dibna gumaystihaasi ku wareejiyey Yahuudda 1947, ilaa maantana aad u jeedda waxa masiibo ka taagan. Soomaaliya taas bay sugi haddaanay fahmin dhagarta shisheeyaha. "Shisheeye shiraar duxa ma leh". Hooy hala baraarugo.
@maxamuudsiciid3153
@maxamuudsiciid3153 28 дней назад
Faisal rooble Waa Ethiopian sidee Somalia xil Ugu hayaa? Kenyan, Ethiopian,alshabaab kulli Somalia xilal ka qabanayan hadana cadow ku yihiin dal ba'ow yaa kuleh?
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 28 дней назад
Somalia inta ay is leedahay Soomaali oo dhan dhex dhexaad u noqo ayey dhinac walba seegtay, nin aan waligii deegaankiisa aan cashuur bixiye ka noqon Soomaaliya ayaa dabad lagu wataa 😔
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 28 дней назад
TURKIGA RUUFYANKA AH WASAQDA AH WAA IN XIRIIRKA U JARNA DEG DEG. ANIGA WAANKU JALSONAHAY MR FIQI IN UU CAGTA KU DHUFANAYO ITOOBIYA.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 27 дней назад
Guul somaliland and ethiopia
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc 28 дней назад
War. Fiqi. Yoow. Ha. Ceeboobin. Sidii. Cabdurixmaan Cabdishakuur Turkey. Maleh badda Somalia War ha saxiixin. badda somalia. War. Faysal. Waa. TPLF. Period
@halimamumin3643
@halimamumin3643 28 дней назад
Lahjadii Somaliland waxa hada lagu dareya in sida ay Somalilandersku hadalada u jiidh jiidhaan oo la iska keen keeneyo😂 Cajiib, maxaa kuwan Somalilandta laga siiyaa? 😂😂 Faqash news iska dheh, Kan. wa bilaash xeete.
@SalaadoMohamed-of3og
@SalaadoMohamed-of3og 28 дней назад
Waxay raadinaya qiil ay bada soomaaliya ku iibsanaa ina farmaajona ay ceeb anu lahay ugu raadiyaan laakiin taasu u soconmayso.
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 28 дней назад
Ethiopia oo dhulkayga timaada waxan ka xiga dhimasho illahay aya igu caroon inan dhul islaam gaalo soo galiyo subxanallah
@prosl11
@prosl11 28 дней назад
Somalia bay joogan maad kaa saarteed dhul.aanad lahayn adeer haa sheegan
@ismailjama3411
@ismailjama3411 28 дней назад
Guul Somaliland
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 28 дней назад
Faysal rooble waaba kii diinta caayay sooma aha waa jaajuus reer galbeedka soo tababareen
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 28 дней назад
Dadka qaarbaa faysal rooble wax hagaagsan u haystee allooow yaa u sheega dhuka qaarkii inaan waxba la waydiinin,,,
@fartunosman3503
@fartunosman3503 28 дней назад
Jaga raadis waaye feysal odeygaan waa istres ayaa haayo ama lacag ayaa loo shubey
@awoahmed2337
@awoahmed2337 28 дней назад
HSM and his team are lost 😂😂
@user-qg2vh1em3d
@user-qg2vh1em3d 28 дней назад
Ethiopian & inta dabada ka wada game bay la ciyaraysaa somali siyasadiinta somaliya ama ku hore ama xasan ayaa bad ka iibinaya Ethiopia. Somalilandna markay xaqiiqaatay taa iyadaa uga faro dhuudhuuban badeeda somalia. Bal halkay sii wadaan siyasadinta somalia bal eega, iyada Ethiopia halkii la geeyaba waa u faaiido. Intay somaliya is lahayd somaliland hor is taaga bal eeg dhiigaday sii wadaan
@osmangure6040
@osmangure6040 28 дней назад
Waa koox k3liya uu hayo hinaaska naagaha oo kale laakiin aan wax kale aqoon waxa u dheer waxay isku soo urusadeen dad aad u aqoonyar. Aad u dammmiiniin ah waana wada feckless aan garanayn dal iyo dad si loo dhaqo.laakiin lacag keliya raadinayey .goorma ayuu ka baxayaa Hinaaska FARMAAJO EE AY XAnuunka ka qaadeen. Waa lyaab waxna ma aqaan waana hinaasyaa .
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 28 дней назад
Moooryaaantii mogadisho waa isqalanaysaa xasan duufle xabaal baa ku duntay maaansha allah
@cirjiidh77
@cirjiidh77 28 дней назад
Neceybka kaa buuxa waa la,dhimanaysaa mahbaryohow xabashiga ku hoos jira
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 27 дней назад
Abdi hirsy aya kugu qaasbay inaad ka hadaasho aqoonyahanka adeerka caadi mahaa😂😂😂😂😂
@cirjiidh77
@cirjiidh77 28 дней назад
Wariye doqon ah oo qabyaladu biyo dhigtay
@haboon180
@haboon180 28 дней назад
Faqashtani waxa uu matalaa, ninkii rushka ahaa, ee radio Moscow ee afka somalia bartay. Waa dacifnimada faqashta.
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 28 дней назад
Thankyu for yu a now a days to give us all updates Wadahadalada Dowladda'Turkey uu dhexdhexadinayo ArimahaBaddaSomalia. SomaliaEtopiya Mr AbdyJaliil horey u soco.
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 28 дней назад
Hadii Ethiopia la soo galaan ciidan badeed anagoo sidaan qabaa,ilo u ah. Qeyraadka badeena aanan kontrolikarin Ethiopia ayaa yeelan doonto dalka oo dhan. Hogaamiyo qabeeleed walbana waxaa la siinayaa hub. Waxaa la leeyahay iska ku waas adinkaa laandheere ahe. Walaahi ummad waxaa bad baadiyo dhalinteeda hadii aan la helin. Waa loo yaabaa Somali.
@abdiazizali9695
@abdiazizali9695 28 дней назад
Yarkan qabyaaladu indho tirtay ma Prof.Faysal ayuu wax ka sheegi karaa waa yaabe!
@abdirahmanhaji3593
@abdirahmanhaji3593 27 дней назад
Faisal waxa uu afkiisa ka yiri weyaan wax qabyaalad madax martay majirto faisal & abdijalil waa isku reer hadii ay qabyaaladi taasi noqoneyso
@Alaa-p7o
@Alaa-p7o 28 дней назад
Maxayi rabtaOrmadu 3:06
@ahmad6967
@ahmad6967 28 дней назад
nin Ragi waa ogyahay dabaalna Loo shigimaayo
@abobasement346
@abobasement346 26 дней назад
odaygan sidu u difacih karah umadah waxaa u watah pasapr Ethiopië 🇪🇹 waa wax lagah xumadoh in u somaliyah kah shaqeyoh nocan
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 28 дней назад
Etobiy Hadeysoodhigaan Somamudnaa Inlabaadho?
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 28 дней назад
Qadaadweyntii Iyo Hadhaadigii Faqashta Oo Wareersan Ayaa Meesha Ka Buuqaya
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 28 дней назад
FAYSAL ABDI ROBLE WAA NIN MASERSAN OO MW FARMAAJO KAMASERSAN LAKIIN FAYSAL WAXANLEYAHY AFKAGA IYO DHAGTADA HA ISMAQLAAN MW FARMAAJO WAA MW HI HORE EE MA AHA KANHADA DAAL ISKUYALA OO AAN MURANKUJIRIN AYUU IDIIN DHIIBAY ADIGA IYO KOXDADA XARAASH QARAAN😂OO XASAN GURGUURTE UGUHOREYA😂😂😂
@abdiqaninadiif8934
@abdiqaninadiif8934 28 дней назад
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 27 дней назад
Cabdijaliil show ...Malaha Dr faisal roble waraysi ayu ka diday ..wariye Imaan ma leh
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 28 дней назад
QADAADWEYN MA NOOLAAN KARAYAAN SOMALILAND OO KA MAQAN !!!!!!!! WALIGOODBA HA BAKHLEEYAAN IS-MAAMULI KARI MAAYAAN KALIGOOD OO WAXAY DAAIMAN KU TIIRSAN YIHIIN SHISHEYE !!!! MARKII SANNADKII 1991kii AY SOMALILAND KA NOQOTAY IS-DHEX YAACII DHACAY 1960kii WAXAY KU DHACDAY SOMALIA DAWLAD LA’AAN OO WAXAY U KALA BAXEEN 6 DAWLAD-QABIIL OO QOLO WALIBA DIIDAN TAHAY QOLADA KALE !!!!!!!! WAX KASTA OO DANTOODA AH WAY ISKU DIIDANNYIHIIN HAYEESHE WAXA KALIYA EE AY ISKU RAACSAN YIHIIN COLAADDA AY U HAYAAN JAMHURIYADDA SOMALILAND IYO DADKEEDA !!!!!!!!!! WAA WAX LALA YAABO WAXA AY KU DHAQMAYAAN!!!!!!!! OGAYSIIS: SOMALILAND WAXAY KU SOO NOQONAYSAA IS-DHEX YAACII MAALIN DHOW MARKA CADCEEDDI KA SOO BAXDO CADCEED-KA-DHACA .
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 28 дней назад
Mafia liers in MAGAFISHO.
@Fays2010
@Fays2010 28 дней назад
Dowladda Soomaaliya oo aan state u aqoonsan Awdal oo aan ciidamada federalka ah la gayn, XSHM uu aad u ilaalinayo irirnimada Muse Bixi waligeed ma joogsanayo damaca Soomaaliya. Kooxdanna Farmaajo waxay ugu wareegaysanayaan inay Abiy u oggolaan doonaan dhul & bad Soomaaliyeed
@prosl11
@prosl11 28 дней назад
Oo ciidanka somaliland xageed kaa mari miskiin baad tahay oo darood xun
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 28 дней назад
Abdijaliil Show Professor-ka Yaan Looqaban Tan Fadlan Waaydii Wax Kukeenay Kala Hadalka. Shaqo Wanaagsan baad Haaysaa Ee Rabi Hakuxafido
@mulki4516
@mulki4516 28 дней назад
Aabaha iyofeedraalka was dawlada somaliland hanoolato faqash ha dhacado qadaweyn uskaag
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 28 дней назад
MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland cidn ama.horti taagi karto Wlèe
@zaynebhasan8134
@zaynebhasan8134 28 дней назад
Wadahal maxa lagu falaya haday ethiopia diidantahy ka noqoshada mu ay la gashay muuse Bixi dawlada Somalia waxay ku ciyaarysa dab iyo in dalka Somalia muran galiso
@muctasimsaed4101
@muctasimsaed4101 28 дней назад
Waa war xaqiiqo ah oo rasmi ah in farmaajo uu kala hadlay arrintaas. Laakiin taageeradaada aad u hayso farmaajo kama leexinayso dhaliisha loo hayo farmaajo.
@Shukri20267
@Shukri20267 28 дней назад
Faysal Hoblos waa axdi ma laha isaga iyo reerkooduba,xata ina Macalin,somaliyana waa qabsadeen,iyagoo qaxooti ah,
@user-mu7xq6qv5k
@user-mu7xq6qv5k 28 дней назад
Dhalinyaro udiyaar garooba GuLuf dagaaL oo N.a. dhax doona xabashida islamarkaana An kaga adkaano kana difaacno baddeena iyo barigeena jamhuuriyada dimuqraadiga fadaralka somaliya waliba waa inaan katashadana sida aan uxorayn lahyn dhulka inaga maqan e soomali galpeed
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 28 дней назад
Wax laga wadahadalo mesha mayalan wyo qof kuku heysto gurigaado see Lola hadli karaa 😢😢😢😢
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 28 дней назад
Maa xa ku dhacey feysal maan ku Wadin Waxasokale Maxa Meshakeney qalbi dhagax iyo farmajo Maxa qalden yaa rabi War ninka aromkah ee dalinkaha aan iska ciilino oo kabax Waxa dhexden yaala tolay Soomali rag maheysato🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️
@qaliifaadan6190
@qaliifaadan6190 28 дней назад
Adiga ma, weriye dhex dhexaad ah ayaa tahay Mise afhayeenka farmaajo waa dhaqan xuntahay dooda maanta taagan dhex dhexaad Haka noqon ee dalkaaga raac wixii faysal rooble kaala dhexeeya halkaan loogama baahna
@malyunukash2975
@malyunukash2975 28 дней назад
Maanta taladada waxaanu oran Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
@user-qg2vh1em3d
@user-qg2vh1em3d 28 дней назад
Qoladan somalia maxaa kii madaxweyne soo maraba uu weli u rabaa inuu hada i su soo sharaxo markale. Sh.sharif, x.shiikh, farmaajo. Gidigood dowlado shisheeye ayay kabo qaad u yihiin oo ku shaqeysta somalia waa kuwo qarax uun loo adeegsado si aan somalia weligeed dowlad iyo nabad u noqon. Dad cusub oo shisheeyaha ka maarma doorta
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 28 дней назад
Sida muuqata wadanka Somaliya wuxu noqon donaa dal ka baxa saaxada dalnimo kol hadii Hassan sheekh aqbalay inuu gorgortan ka galo ninkii Abiy Ahmed ee kasoo talaabay xuduudiisa
@hasanjamal257
@hasanjamal257 28 дней назад
Hooyadaa goboLada Waqooyi Halagu waso ay aydhalay
@cirjiidh77
@cirjiidh77 28 дней назад
Miis lawada farìistay ma jiro ee dadka beenta kadaah
@mcnncm1318
@mcnncm1318 27 дней назад
Cadow jabay calaacal hadhaagii faqash iyo qadaadweyn munaafaqadii garoowe iyo moqdisho gabalkeedii waa dhacay
@barkhad100
@barkhad100 28 дней назад
Warintaadu wax macno yeelan dontaa ictiraafla Somaliland ka dib marka aan kugu casuumo Hargeisa si aad u barato tariikhda.
@somaliacademy4218
@somaliacademy4218 28 дней назад
Video-ga oo dhan waxad uga jawabaysay eedeynta ina farmaajo loo jeediyay Alla qabyaladdu dhib badana bal wilkas inusan weligis farmajo la kulmin aya laga yaba naftiisana run iyo beenba wuxu u hura sidu u bari yeeli lahaa kaliya qabiil dartiis. Nolow
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 28 дней назад
Dhibta o dhan muuse baahi baa keenay inkaar allaha ku ridee
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 28 дней назад
Waxaan waxey moodaan dadka in ay xoolo yahiin.
@Fays2010
@Fays2010 28 дней назад
Baddeennu beec ma ahaaaaa.
@abdulkadirguleed1511
@abdulkadirguleed1511 28 дней назад
Bismillaah, Turkiga waxaa lagudboon iney raadiyaan darafkii sedexaad ee Somaliland si xal loohelo.
@Gla277
@Gla277 27 дней назад
awalba filimayn in axmed c. Fiqi uu wadanka soomaali usaxiixayo xabashi waa nin reer mudug ah waliba sacad ah cabdulaahi ciise baa adeerkii ah huruuse alaa naga waday lakiin xasan wax kasta ka filo haduu rabo ilmihiisuu gadan markuu lacag arko ama kursi
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 28 дней назад
Idaacada faqashta ey ku hadasha afka somalia wax dowlad somalia la yidhaah ma jirto markaa somalia muqdisho way olalaysaa qaraxna way ku socon doonta ha qaraxdow cadowga gaalada ey mujrimiinta ha la qarxiyo cadowga somalia ka faysal robley waa xaraan hooyadii dhilo ahaan jirtay hooyadi itoopian ayaa wasay markaa isagu waa wacayl somali sheygta laakin ah nin itoopian ah itoopiana ka mamnuuc ah oo qorta laga goyn doonto kan wariyaha ey idaacadan leh waxad tahay caruurti afweyne dhashisii bad tahay xaraan yahow beenaalihi
@mohammudali299
@mohammudali299 28 дней назад
Fasal waa oday wareray runti farmajo wuxu ahabo hada talo ma hayo meel uu wax ku saxixayna ma jirin
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 28 дней назад
Khayaanlow Ayuu Ahaa Farmajo?
@HRU20
@HRU20 28 дней назад
WAXBA KAMA HIRGELI DOONAAN WADAHADALADAAS.... WAXA MEEL MARI DOONA ARINTA SOMALILAND KALA DHEXEYSA ITOOBIYA.... MUUSE BIIXI WAA KA GUULEYSANAYAA XASAN SHEEKH IYO ORDUGAN.. CABDIJALIINA OOHINAA U DANBEYSA..😂😂😂
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 28 дней назад
Afqadhmuune Weriye Ma Tihid
@prosl11
@prosl11 28 дней назад
Faysal rooble waa nin darood oo ethopian ah ciil iyo cuqdad buu uu qaba somaliland iyo beesha isaaq adeer anaga haa noo keenin basaas
@fosiali263
@fosiali263 28 дней назад
Naag naag dhalay wakhtigiinii wax yar ayaa ka hadhay bado aydaan lahayn ayaad galaysaan
@malyunukash2975
@malyunukash2975 28 дней назад
Sheekadan waxaanu ka oraneyna Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Badanada inlagu gorgortamo ma dooneyno. Turkiet arinkan ma ahan iney gasha sababto ah ETIOPIA MA DOONEYNO DALKAYAGA INEY NALA MAMUSHA. Dawlada madaxbanaan weeye Somalia.
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 28 дней назад
Kkkkkk kanaa wariye sheeganaaya yaa yiraah afsoomaliga soo baro iyo sida loo hadlo
@TripleA0825
@TripleA0825 28 дней назад
Bal waxaas arka Xasan sheekh isaga ayaa badda gatay mooryaanka!
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 27 дней назад
Haday aqoonyahan faisal roble ay ka qarsoonayd hada Ethiopia 🇪🇹 shaaca ka qaday De kan Ethiopia ino raaco Dr.ku maxa u didi falaqaynto micnaheego 100% 100 uma dhacdo
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 28 дней назад
Wariya saaki inaad farmaajo difaacdo ayaad uso gashaay hawada ka gudub maanta dalka ayaa daafac rabo af iyo idiin ee farmaajo difaaac looma baaahno
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 28 дней назад
Adeer wadahaadal lahayne dagaal daba dheerada oo xabashi la la galao u diyaar garooba
@omarabdullah8958
@omarabdullah8958 28 дней назад
Hooyada iyo fadaraallka inna dhillo faqash
@abshirabdi7517
@abshirabdi7517 28 дней назад
Laakiin cabdiyow abiy ahamed ayaa ka hadlay arintaas, madawayne farmajo iyo xukuumadiisii midna kama hadlin,hadakii abey oo ahaa midka keenay tan maata taagan, sow taasi ceeb iyo sharaf dhacba kuma aha in laga aamuso, hadkii abey ee foosha xumaa ,farmaajo iyo xukumadiisii
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 28 дней назад
Faysal rooble waa muwadin itopiya gormu noqday muwadin u dashy wadanka somalia hhhhh
@mcnncm1318
@mcnncm1318 27 дней назад
ina shuubo faqash eyed naaso leh ku xaartay
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 28 дней назад
Faysal rooble guul iyo gobanimo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 28 дней назад
Wanaagsan weriye Abdijaliil
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 28 дней назад
Futo Faqash
@mcnncm1318
@mcnncm1318 26 дней назад
Mj oil 🛢 saliid qumbe garoowe 😂
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 28 дней назад
Faysal rooble isagaaba ureego ah oo Ethiopia kasoojeeda amxaaro marka mxd wax kaweydiin talabaad Ethiopia guul bay haysataaye maxay uga noqotaa dee ma maafiyada xamar
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 28 дней назад
Aadigu hadifaacin farmaajo
@Vivo34700
@Vivo34700 28 дней назад
Fiqi waan ku kalsonahay hadan nahay shacabka Somalida Turkiga waa in wadanka laga saraa oo xiriirka loo jaraa
@AadanIsaaq-zy6dp
@AadanIsaaq-zy6dp 28 дней назад
Kir xaywaanyow
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 28 дней назад
Waa in an mudaharadna oo soceli somali galbeed ladaha oo xafad walba oo dalka iyo dibadaba oo an qarirada somali weyn so qadana oo uwada kacna dalkeena manta hiilo oo noga bahan yahay awoowa yasheen dalkan diig iyo nafba waa uhureen oo niyada laga jabiya itobiya hade bada imaneyso soceli somali galbeed ladaha si an isbar sigeeda an uxakameyno oo Shanta somaliyeed wax uqeybsano oo isxojino 🇸🇴🫡🦁❤️💎💪🇩🇯💪
@user-wx4dw1ff6f
@user-wx4dw1ff6f 28 дней назад
Beenloow ha ku qaraaban Magaca Madaxda what is your heading Title maxaadse ka hadashay waad gaajaysantahay ee israaqda qaab wanaagsan ku doono
@adanelmi
@adanelmi 28 дней назад
Ha ciyane weligeed ha ciyaane
@JanagalecabirahmanNuur
@JanagalecabirahmanNuur 28 дней назад
Adi maad noowaramasaa mise nin baad i faacaysaa
@Vivo34700
@Vivo34700 28 дней назад
Dhimasho baan ka xignaa in itobiya dhulkeena cag soo dhigto
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 28 дней назад
Where are you buddy Ethiopia is everywhere in South & central Somalia
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 28 дней назад
Ethiopia cabuudwaq ayaay khariradeda ku darsanay wayna joogtaa iyo magloyin badan xalana waay joogta kama foge ku kacaa.taasi waxay cadaynaysaa in somalia fashilmatay dhan walba waxana ku xigtaa in kharirada laga saaro
@CiiseHussein-tb4nv
@CiiseHussein-tb4nv 28 дней назад
Only 17 subscribe
@ahmedhusen4019
@ahmedhusen4019 28 дней назад
Faysal warkan uu xalay sheegay iskama sheegin there is a hide agenda behind this.
@123yus
@123yus 28 дней назад
Uma baahnin wax qarsoon iyo daaha dabadiisa nin wayn markaad tahay waxaadan cadayn ummadda lalama horyimaaddo (somaaliyeey faysal Rooblena waa kaas)
@ahmedhusen4019
@ahmedhusen4019 28 дней назад
@@123yus anigu sidaada axmaq guul wade ah ma ihi fuck farmaajo majnuun
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 28 дней назад
Mar hadii Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble Waftigi uku jiro Ethiopia god keeda biyo ugu galalen
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 28 дней назад
Isagu manu itooobiyan ahayn jigjiga ayu ku koray
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 28 дней назад
@@khalidqawdhan3265 hadu Ethiopian yahay muxu Soomaalia umatalaya su,aal?
@adanelmi
@adanelmi 28 дней назад
Bada iyo dhulkina bixiya bal car is hor istaga SL
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 28 дней назад
Farmaajo WAXAY KA wadahadleen kiro kiro ah WAXAYNA ahayd is afgarad balse HADDA ITOOBIYA WAXAY rabtaa Dhul AY leedahay Farmaajo ilaahay RAALI HAKA AHAADO WAXBA FARMAAJO AYAAN LA XAGXAGAN FARMAAJO CIDIMA SOO HAWAYSAN JIRIN BALSE DAWLADA XASAN SHEEKH WAA XAABQAAD IYADA AYAANA HESHIIS HOOSE LAGASHAY WAXNA KA OG SIDII DEKEDII BERBERA DPW XASAN IIBIYEY ISAGOO ADEEGSADAY CUMAR C/RASHIID TUUGAN AFCADEEYE ILLAAHAY HANAGA QABTO BAARLAMAANKA WAXAN LEEYAHAY ILLAAHAY QARAX HAYDINKU SALIDO BILAADAMIIRBAAD TIHIINE.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 28 дней назад
Somalia ha Noolaato 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 28 дней назад
Faysal rooble warkiisa waaxaqiiq waadhab waarun
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 28 дней назад
Kkkk itopiya ma wadan wax lo yeedaya kulaha ka laabo heshiska adeer itopiya waa wadan weyn turkiga iyo somalia sheegyso ka dad badan wadan cida xididh la samynayo garanya weyan 😂😂😂
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 28 дней назад
Adiga iyo oromo waa nilaa wasa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 28 дней назад
​@@user-gl2go3kp6smaxad wase karta itopiya sawta cashurta ka qaada adiga kula jogta kuwa mad wastid hhhh
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 28 дней назад
Siilka hooya daa ka qataa yaa ku shegay
@user-gd1ni1ke7p
@user-gd1ni1ke7p 28 дней назад
Farmajo ilaaha na dhafiyey
@afbile1
@afbile1 28 дней назад
Jooji nacayb beeleedka
@abdisharif8315
@abdisharif8315 28 дней назад
Labada wefti waa kala culus yihiin waxaanse ogahay in la jaah-wareerino dadka,faysal rooble hadalkiisu waa iska xanuun uu u qabo farmaajo, maskaxiyana ma fiyooba,waxaana sheekadan hada wada kooxda xasan sheekh oo raba inuu ogolaado bad inuu bixiyo iyadoo loo balan qaaday mashruuca dhismaha dekada waana jiraan balan qaadyo
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 28 дней назад
Farmajo waa daarood waye miya xasan shiq waa hawiye miya hoya da cun waa logo wasa
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 28 дней назад
Mise oromo tahay
@abdisharif8315
@abdisharif8315 28 дней назад
@@user-gl2go3kp6s maxaad ka hadashay mise kuwa aan aragtida laheyn een fikirkooda dhiiban karin baad tahay?ka hadal fikirkaaga
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 28 дней назад
Qawil lesta tahay xaa diwaa taa ina aderka waa tagerey fikirkda ina qof caydo qof amanto midas afaro qawiil waye ma fahamtay
Далее