Тёмный

WALIGAA MACSUUB MACUNTI KAFAIDEYSO SIDAA USAMEYAY 

Marwa Star Cooking
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
امين وياكي استودعتك الله الذي لا تضيع ودائعه يا اختي في الله
@fowsiamohamed5682
@fowsiamohamed5682 Год назад
Wax kalaan sugaayee waa fetamuus,Maashaa Allaah I love it.and also there is a one that you can make with Timir wich is called feta Timir
@zarahassan750
@zarahassan750 Год назад
Masha Allah waa muqbasad aad ayay u macantahay nucyabadana wey ledahay mida ad sameysay waa tii muska, mida timirta ah aya jirta, taa shakolataha iyo qaar kale mahadsanid
@ZMbilane
@ZMbilane Год назад
Masha Allah muqbasadi jabuuti makhayad kaste aya lagu haya wadankayaga fishka iyo xulbad aya lagu cuno caynada badan ayay leedahay taa timirta aya jirta ama taa muska thanks marwo
@katrinaothman549
@katrinaothman549 Год назад
Masha allah hbbte 🥰 Jazakallahu kheir
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
Aamiin aamiin yaa rabi
@ismailroshik
@ismailroshik 5 дней назад
Nice
@user-hx4it8pr6q
@user-hx4it8pr6q 23 дня назад
Marwo Abaayo carafadii kale kujirnaa ma caafimaad qabtaaa?
@queensaafi
@queensaafi Год назад
Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo shukaran gacanta alllah ku barakeyo shukaran
@user-dd6nx6rw8m
@user-dd6nx6rw8m 13 дней назад
Gabadhaan intee kabaxday
@HafsaHworld
@HafsaHworld Год назад
Mash Allah Amiin xabibti Shukaran
@hindafarah9663
@hindafarah9663 Год назад
Maasha Allah maasha Allah Wllo qaali 🌹🌺💕💚
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 Год назад
Mashallah tabarakallah 👍
@samiiramohamed6331
@samiiramohamed6331 Год назад
Masha allaah manta anaa uhoreya
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Год назад
Mshallaah Laxawla walaquwata ilaabillaah Rabi ha ku xifdio marwalba Aamiin, Jzklh Kheir ❤️🌿
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Год назад
Wcs wr wb mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharan walaasheya Allah ha ku xifdiyo amiina amiina yaa rabi hore uso in sha Allah
@zuheylomohaa1078
@zuheylomohaa1078 Год назад
Waba ubahnaa mac macaan helthy ah thanks habbti
@zamzamsimanofficial8297
@zamzamsimanofficial8297 Год назад
Masha allah queen wax badan kaa faidnay 🥰🙏❤️
@samirasara8511
@samirasara8511 Год назад
My waligey mamaqlin kkk marwa qaali wan tijaabinaa thanks 😊
@saraabdull3693
@saraabdull3693 Год назад
Marwa qurux jzklah khair
@nadiiranuurcali6466
@nadiiranuurcali6466 Год назад
Marwo maaasha Allh wan garanya wanan cunya waxa weeyi muqmsad jabuuti baa inta badan lagu cun iydo timar lag sameyayn way jirta waa cuno aaad uu macan jabuuti bari an tagay on 3bilod joogay walhi iyad uban ku qadayan jiray suuqa kaso ibsn jiray waa cunto aaad uu macan maaash Alh gacant Alh ku barkeeyo
@umyusuf5466
@umyusuf5466 Год назад
Masha Allah Marwa Macsuub Alla Maxan u Xiisay Waan ba Sameysanaa Insha Allah Shukran
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
Masha allah bil caafiyo
@user-mk9pq4fo2q
@user-mk9pq4fo2q 26 дней назад
Abayo subaga macuni Karo salid ma isticmalikara
@army-on8wp
@army-on8wp Год назад
Masha alaah
@fufnfjdjfurhf7746
@fufnfjdjfurhf7746 Год назад
Mashaallah
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
Amiin
@samirasara8511
@samirasara8511 Год назад
Mashalaaah
@habiboabdi3597
@habiboabdi3597 Год назад
Wsw jazaka allahu qayr
@saraabdull3693
@saraabdull3693 Год назад
Keep going huuno
@hawa1844
@hawa1844 Год назад
We call this Mubbaza to Djibouti it is so yummy with Fish and xulbat I miss to eat
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
امين
@abdihassanoumalova1151
@abdihassanoumalova1151 Год назад
Aleykoum wa Salam sister machallh. Djibouti ba an ka dawada
@jamiloali7667
@jamiloali7667 Год назад
Wcs wr wb marwo burka cad ma halis baa asigoo tixri kabuubo oo dhagxo ah baa inta la bukeeyo oo la shaq shaqo aba nalaka gadaa ilahay daawo hanoga dhigo insha allh
@haaruunmaxamed1563
@haaruunmaxamed1563 Год назад
Abyo qalllli mnsha allllh
@habiibayuusuf490
@habiibayuusuf490 Год назад
maasha Allah Alla maxaa uxiisay sacuudi igu dambeysay😋💛✌
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 Год назад
Mansha alah
@rahmaibrahim7049
@rahmaibrahim7049 Год назад
mash allah
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Год назад
Walaal qishta waxaa waaye soft cheese miyaa?
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
Ana kasaayo ad aya u jeclahay shalay subixi le cunaya alxd subxanalaah
@alxamdulilaah1967
@alxamdulilaah1967 Год назад
Asc abayo hadana kusare
@sagalmohamed614
@sagalmohamed614 Год назад
Shukrn xbbtii cunta karinta noo so badi i.a
@kofiyasunni8897
@kofiyasunni8897 Год назад
Asc maxaa waye qishta
@nagad7824
@nagad7824 Год назад
Mukhbaasad ayaa layidhaa
@samanthabyrd4114
@samanthabyrd4114 Год назад
As www xabibti illah dartii baanku jeclahy shukrn
@marwastarcooking5062
@marwastarcooking5062 Год назад
Shukran xabiibti allaah ku jeclaado 😘
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Год назад
Fatakuus bay dhahan rer jibouti ga
@Ubaxbashiir-qn9xg
@Ubaxbashiir-qn9xg Год назад
Mansha alaah tabaraka alaah mcnkeda halka ban ka daremaya ilaahay haku barakeyo mcnto bahasha cad o gasagaca ku jirto maceda igu caawi mcnto
@marwastarcooking5062
@marwastarcooking5062 Год назад
Shukran abaayo qishda waa
@Ubaxbashiir-qn9xg
@Ubaxbashiir-qn9xg Год назад
@@marwastarcooking5062 mahadsani abayo
@fatimacxakiim6119
@fatimacxakiim6119 Год назад
Xbtiii mhdsnd
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Год назад
Waliba fetamuska xulbada eed umac ah
@azharimaxamad9858
@azharimaxamad9858 Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@isiryakub3456
@isiryakub3456 Год назад
$
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Год назад
Fatamuus
@ayaanjacfar3121
@ayaanjacfar3121 Год назад
M.a marwa ano diet ku jira ma isticmali karaa
@marwastarcooking5062
@marwastarcooking5062 Год назад
Haa abaayo dhibmaleh halmalin
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 Год назад
Macsuub muufo kulul oo salid iyo moos lagu cunay lee waayey shaah cadeys ku cab
@hoodoibrahim5105
@hoodoibrahim5105 Год назад
Shukuran qli
@azharimaxamad9858
@azharimaxamad9858 Год назад
😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😍
@aboubakerhassan2588
@aboubakerhassan2588 Год назад
waxa ladhaha fata mus wadanka aan jogo
@hoodoibrahim5105
@hoodoibrahim5105 Год назад
Wcs
@maryanyarey4230
@maryanyarey4230 Год назад
Asc abayo macaanto Namberkaaga ma isiinkartaa
@AsiyaMohamut99
@AsiyaMohamut99 3 месяца назад
😅
@umxababa3545
@umxababa3545 Год назад
Fatamuus miyaa?
@sweetamla2058
@sweetamla2058 Год назад
Waxa cad maxa waye english nogu sheeeg
@user-sk8bn2bj2u
@user-sk8bn2bj2u Год назад
Macsuub carabaha ayaa laga jecelahay
@alxamdulilaah1967
@alxamdulilaah1967 Год назад
Waxan rabaa bahasha burka kufidineysid inte kaso gadhe
@marwastarcooking5062
@marwastarcooking5062 Год назад
abaayo supermarket yada lagu gadaa
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 Год назад
masha Allah wll Marwa Allah ha ku xafido❤Marwa wll Subscribe igu taageer fadlan Jazakallahu Khair❤
@hoyomanalchannel3257
@hoyomanalchannel3257 Год назад
Masha Allah Abayo qali waxan inka codsanayaa subscribe isar channel
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
Amiin
Далее
КОРОЧЕ ГОВОРЯ, ШКОЛА БУДУЩЕГО
10:40
Впервые дал другу машину…
00:57
Просмотров 746 тыс.
Осторожно селеба идет 😂
00:16
Просмотров 452 тыс.
معصوب يمني|Macsuub yamani
3:55
Просмотров 3 тыс.
CEESHKI AAD WADA SUGEESEEN  Ceesh Iyo Kalaankal
14:19
Просмотров 741 тыс.
Djiboutian food# fadirad aad uu macaan😋
6:02
Просмотров 52 тыс.
Sida loo sameeyo Fata muus aad u macaan (macsuub)
13:59
КОРОЧЕ ГОВОРЯ, ШКОЛА БУДУЩЕГО
10:40