Тёмный

War bal rarkii idin saarnaa magac u bixiya ileyn idinkaa yidhi Ingiriis nama gumaysane 

Garaadsan Media
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

War bal rarkii idin saarnaa magac u bixiya ileyn idinkaa yidhi Ingiriis nama gumaysane

Развлечения

Опубликовано:

 

24 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 196   
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Месяц назад
Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka Guud ee hadaanu Dhulbahante nahay noo wada ah ahna Garaad Daarood iyo Garaad Soomaaliyeed ba 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
ASC Masha Allah Garaada jama Garaada cali waa runtiis Allaha Kuxafido insha Allah Wadanka Somaliyed Hambalyo 🇸🇴🙏Hartiween SSC Khatumo 5 Darood, and Somaliya and all Muslim May your heart and home be filled with happiness. May your prayers be answered, and may your faith be strengthened. Wishing you and your family a blessed ful Fitr filled with countless blessings and memorable moments. 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Idoor waxay ahayeen adoomo Naxash Ku qaada gunaysigii ingriiska anaga Ka xoreyay Hadan darawish nahay Wana tasrikh qoran guuuuuuuuuull SSc khatumo❤❤❤
@saciid_iid
@saciid_iid Месяц назад
Jaajuus Afweyne ahaydeen maanta mee
@sahromahamud
@sahromahamud Месяц назад
Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka 🇸🇴🙏
@Userq2
@Userq2 Месяц назад
Asc Abaayo macaa❤❤❤ garaada jaacma garaada cali waa runtiis ❤❤❤garaada jaamca ilaahay ha ku barakeeyo waa runtiis garaad guulaso 1da luuyo ayaa run aha waa runtiisa❤❤❤ilaahay idin barakeeyo reer Ssc khaatumo
@mohamedobsiye178
@mohamedobsiye178 Месяц назад
I missed you. From Awdal State of Somalia❤❤❤❤
@hassanmocallimabshir3309
@hassanmocallimabshir3309 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 Месяц назад
Tariikh qarsoneyd(runtu ma qarsoonto). Xasan Sheekhow ka faa'ideyso Garaad Jaamac......!
@abdikafihassan9887
@abdikafihassan9887 Месяц назад
Cajiip salan sare qli masha Allah taakhida wadankeena wan ka faaiideysty guul ssc ❤
@shukrilibax
@shukrilibax Месяц назад
Ilaah hano kaa xifdiyo garad amiin guuleyso 🤲❤️❤️❤️🤲🤲👏👏👏👏👏
@maryansalabaan6773
@maryansalabaan6773 Месяц назад
Garad jamac waa halyay hadla yaqana manshallah
@Umo580
@Umo580 Месяц назад
WALAHAY IN TAARIKHA LABARTO WAMIHIIM MAANSHALLAA SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO 👑👑👑👑💪💪💪💯💯💪💪💪✍️✍️👌👌👍👍🫶🫶✅️✅️✅️✍️✍️✍️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Месяц назад
Aamiin illahow ducada Garaadka inoo aqbal.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Месяц назад
4 maalmood ayaa u dhaxeeyey 26 June iyo 1july waa 4 maalmood oo ay ku qaadaty hargaysa laascaanood iyo boorame si ay ugu safraan muqdisho si 1july maalintii xoriyada soomaaliya ay uga qayb qaataan
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Месяц назад
TAARIIKH LA KUFSADO, DAAROOD U DAA!!!!!.
@ya3746
@ya3746 Месяц назад
​@@mustafahassan2555 Magac u bixi Rarkii ku saarnaa iidoor gaal jeceel Udaa
@abdulugaas4413
@abdulugaas4413 Месяц назад
Masha Allah garad waad mahadsantahay
@CabdiMaxamuud-ov6us
@CabdiMaxamuud-ov6us Месяц назад
Hadalka.garaad.jaamac.waa.in.qoraal.badan.lagu.baahiyo Si.dad.badan.oo.soomaali.ah.ay.u.ogaadaan.taariikhda.mahadsanidin
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu Месяц назад
Haddii madal la waco uunku waa nin iyo maankiiye. Muddac iyo muddaacleeyba waa murun gobaadeede. Mid baa maaha oran oo runtuu mawdku ka adeegi. Sayidka. Xaqa ku adin Garaad, guni ha dhibsatee. From Gedo
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Месяц назад
Aamiin❤❤❤❤❤❤barakalah fiik❤❤❤❤❤
@user-pp3se9re2o
@user-pp3se9re2o Месяц назад
Walaahay Waan ka dhergi la'ay dhegeysiga ereyadan mugga weyn.
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 Месяц назад
Garaad beenaale
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 Месяц назад
Suleikha thanks inader
@loulaloula9520
@loulaloula9520 Месяц назад
Machallah inchallah guulastay midnimo somalia
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l Месяц назад
Maanta kow uma aha illaa iyo 50sanadood bay wadeen
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 Месяц назад
❤❤ diiranaa hadalkaagu mudane ❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Месяц назад
Mansha Allah tabaraka allah. Waa geesi geesi dhalay allaha dhowree.
@isseelmi1433
@isseelmi1433 Месяц назад
War cidaani waa gobta lasheego
@abdihashi6569
@abdihashi6569 Месяц назад
Ilaahay ha ku ilaaliyo caqligana ha kuu barakeeyo. Garaadka Guud
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Labada qabiil oo Somaliyeed oo waligood la gumaysan waa Dhulbahante iyo Mareexaan.
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 Месяц назад
Garaad Thanks ❤33 year ayaa been ku akhrinayeen caruurtoda iyo maxastooda waxnaa maa maqlayaan walaahi 🤔
@user-dl3lx1kt7m
@user-dl3lx1kt7m Месяц назад
Walaahi garaadku run buu sheegay
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he Месяц назад
Wow cajiiiib shekow run badanaaa❤❤❤❤ like like
@zufunifuni1242
@zufunifuni1242 Месяц назад
❤❤❤ Masha Allah , Run xaqiiqo ah buu garaadku ka hadley ♥️🇸🇴♥️
@user-wu8ed7kj9j
@user-wu8ed7kj9j Месяц назад
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا ياشيخ صومالي
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Месяц назад
Idoor wa rerka kaliyr er la gumestey Darood bana xoreyey.
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h Месяц назад
Garaad jamac G cali maasha allaah illaahay cimrigaaga, aqligaaga, cibaadadaada iyo caafimaadkaaga ha raajo Aamiin
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Garaadsaneey,masawirkaas aad meesha soo saaray,wàa Tàriikhi,dhowr asbuuc ka bacdi waxaa caloosha galaysa princess Anna islanta 80 jirkaa oo maanta xanuunsan,dhalay isbitaalka ku jirtay.
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt Месяц назад
Wallaay waa runtisa. this is true I was in there at that time
@damacibrahimducali2942
@damacibrahimducali2942 Месяц назад
masha allaah garaadkeena guulayso aamiin ssc ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 Месяц назад
Runbadanaa garaadku Allaaw xefde wallaa aabahay baa eega shaakayay sedaas buu eegu shaagay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gh3dr5ip1u
@user-gh3dr5ip1u Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂... Allaha run weynaa..
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Месяц назад
Midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴
@aliabdi8873
@aliabdi8873 23 дня назад
Barigii hore markay Berbera u soo safraan Ayaa laga iibin jiray doonyaha carabta waxa lagu bedelen jiranjiray Timir
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Garaadsaneey Habo,waxaan ahay Mr,hooyaday iyo Ayeeyday macaan labaduba waa Reer Buuhoodle,MJ annigu wax yar oo faa'iido ah Kumar haysto,laakiin maa necbi,waxwalba oo dhacabo,waa ogahay in ay Awsaakh yihiin, things like "unukaa unukaa ™ D5 matalo, haa u bixin maanta mashà Allah khaatumo ayaa timid,waa u soo halgamay khaatumo,afkayga ayàan ku taageeray,mashà Allah, maanta waa idinkà,bes dagaal ka joojiyo walaalaha MJ,iyakuba garabkiinna ayey joogaan,wali waa joogaan,hadii aad kala jabtaan,waxaad noqon doontaan 4 tii lo'da iyo libaaxii, if you know what I mean,waa ku salaamay Habo.
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Месяц назад
Subxanallah soo garbshu ma dallan xog badana oo damir xuma dalkoda lagu gumesansyas
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Месяц назад
How they treated jack in berbera
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Месяц назад
IIdoorku beenta ay akhrinayeen wallee Garaad baa daaqadda ka tuuray. kkkkkk Viva Khaatumo Republic
@mfayz980
@mfayz980 Месяц назад
Xaqiiqda Waa saas Dowlad dhalatay 26 June ma jirin Ee dowladnimo waxay dhalatay 1 July/1da luulyo Reer baa iskugu sheekaya inay dowlad gaar ah ahaayen 😂 Teeda kale calanka laga taagay waqooyi calankaa buluuga buu ahaa 🇸🇴
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt Месяц назад
Kkkkkkkkkkk garaadka hadalkisa aad ayaan ugu qoslay😅😅😅😅😅😅😅😅
@abdihassan3637
@abdihassan3637 Месяц назад
This guy is out of his mind jealousy cannot change history
@mfayz980
@mfayz980 Месяц назад
Runta way qadhaadhahay You just can’t handle the truth 😂
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 Месяц назад
Masha allah garaad war cad baad usheegtay dadka lkn kuwa beenta jecel iyagu kama helayaan warkaas way dhibsanayaan
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Месяц назад
Salam suleik hambalyo adero salam grade jamac ahmed gureyga qarniga 5 ta somalie gesiga ugu sharafta badan suleik dumarko dhan ugu sharaf badan ah raguna wajiran adka horeysiid hadalka ga xigmadaleh waa cambaro nuxda qarniga
@Userq2
@Userq2 Месяц назад
Amiin Amiin Amiina ducaada ilaahay ha inaga Aqabolo
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Месяц назад
👍👍👍👍
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t Месяц назад
Insha Allaah guuul ssc khaatumo 💕 ♥️ ❤️ 💕 ♥️ ❤️ 💕 ♥️ ❤️ 💕 ♥️
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Месяц назад
Libaax maasha allah isha cadowgu kaadedan
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Месяц назад
Aamiin aamiin aamiin Garaad 💪🏽💪🏽👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@fahima6186
@fahima6186 Месяц назад
Masha Allah sax weey❤❤❤🎉🐎😊🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samatarismail3215
@samatarismail3215 Месяц назад
Ciise muxuu noogu soo lifaaqayaa ciise dhulka malaha ee dhulku waa dhul samaroon waa awdal awdalna ciise Lama laha samaroon ee waa dhul samaroon goordanbe hanagu soo lifaaqin ciise ciise dhul ayuu leeyahay samaroona dhul ayuu leeyahay hadii goordanbe garadkiinu dhulkeeyaga uu Ku sheego ciise anaguna sool ayaanu isaaq ku sheegayna
@mohamedmohamed-kr7uj
@mohamedmohamed-kr7uj Месяц назад
Ar walaaleey qurux badnidaa .. illaahay isha xasadka hakaa qabto
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Wallaahi waa geesi geesi dhalay.
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Месяц назад
Maansha allaah guul iyo gobanimo hhhhhhhhh saas weeye
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Месяц назад
Garaadsan i missed you, where were you been
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Месяц назад
Aamiin
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d Месяц назад
British Somaliland On 26 June 1960, British Somaliland gained independence as the State of Somaliland. On 1 July, the country united with the former Italian Somaliland to become the Somali Republic. The anniversaries of both events are now celebrated as public holidays in Somaliland and Somalia Googled 😂😂😂😂😂
@farduusmusse9242
@farduusmusse9242 Месяц назад
Aamiin aamiin aamiin🤲
@aygyoutube
@aygyoutube Месяц назад
## Gadh Cawsle @@ RUN BADANA 😅😂
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex Месяц назад
Wadan inooma dhalan 26/6/1960. Hadalkaasi waa daxiiqo. Juulyo kowdeeda iyo June 26 labaduba waa mihiim. Woqooyiga Soomaaliya maaha rako iyo salaan siyaasad oo Cid gaar ahi siyaasada ku fuusho.
@alshifa2673
@alshifa2673 Месяц назад
Idoorka dabocayuun usheeg garaad jaamac Garaad cali garaad jaamac Garaad cali garaad maxamuud garaad jaamac Garaad cali garaad
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤👌👌👌👌👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Garaad jamac xafidulahi
@HooyosareedoCige-wv9fs
@HooyosareedoCige-wv9fs Месяц назад
Waligey nin ka mala awaal badan ma arag sowdigii kiliibkaagii hore reer shixisixaaq la gumaysan anakaa nala guumaystay 40sano makaas kee qaldan tahay mise kacaankii baa hada nool
@amnoali8348
@amnoali8348 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂ssc part of puntland 😂😂😂😂😂part of puntland 💪💪💪💪💪
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d Месяц назад
SSC part of Somaliland
@amnoali8348
@amnoali8348 Месяц назад
@@user-qk5hd9su6d 👍👍👍
@yaslamissa2101
@yaslamissa2101 Месяц назад
“ Sub- Hanna- allah: ii door is not free from slavery up to now. The whole world understanding up to today what slavery meant to them, but Isaaq carry and accept that ugly slavery from colonial looters from England” how ever, that’s exactly why muse biixi abdi didn’t appreciated at all Somali hero sayid muhammed Abdullah hasan.! “ As a matter of fact, Isaac is adapted child from U.K”
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Месяц назад
BAarakalah fiik❤❤❤❤❤❤
@user-kn7yh7op4b
@user-kn7yh7op4b Месяц назад
❤🎉❤❤❤❤❤🎉
@Hasuni675
@Hasuni675 Месяц назад
Garaadku xaqiiqo ayuu kahadlayaa lakin nin qayilsan oo marqaan San oo Ku wardiyaya anaa iskaleh laasacano iyo dadkeedaba waa riyo tii ugu khaliga waalnayd dheh iyo nin Iska marqaamay
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 Месяц назад
Waa la rarnaa oo Ingiriis baa loo rarnaa iyo haddana Ingiriis lagama xoroobin 26 Jun??????? Sideen isu qabadsiinaa labadaa hadal
@jakey2424
@jakey2424 Месяц назад
Khalad baad fahan tahay. Gsraadku wuxuu sheegay in "process of independence " ayaa bilaabmay 26 June, laakiin maalinta xoriyaddu waa 1July. Ingiriisku wuxuu bilaabay inuu dhulka ka baxo 26june iyadoo ujeedadu ahayd in xoriyadda 1 July ay qaataan Somalia oo dhan
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 Месяц назад
@@jakey2424 Haaaaaaaa ma sidaaaasay ahayd ereyga P R O C E S S .....yacni 27 Jun Jabbuti baa Faransiiskii ka kacay si afartaa maalmood (27,28,29 30,) Jun ay jidka ugu sii jiraaan waayo maalinta xorriyadda ee Soomaalidu waa 1da Luulyo . Mahadsanid sxp sidaad iigu bayaamisay
@Abdikadirheegaale99
@Abdikadirheegaale99 Месяц назад
Ahmed jaamac jingeli hargeisa kahaa
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Месяц назад
Cawa maxad xuseysaa
@darkangel9314
@darkangel9314 Месяц назад
Wadaan beenalaha bey dhulbahanti ko Daba feylaan😂😂
@amalhassan7383
@amalhassan7383 Месяц назад
😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@user-sx5xj4wk8c
@user-sx5xj4wk8c Месяц назад
Naayaa suleekha waa)lagu waayay
@fosiyakamil2008
@fosiyakamil2008 Месяц назад
Asc walee waa yaab Iyo qosl
@hassanmocallimabshir3309
@hassanmocallimabshir3309 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Месяц назад
Wixii sayidku awowgaa kudilay baad wadaa ilaa hada.
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Месяц назад
Halyeey somaaliyeed oo libaax ah ala
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Месяц назад
Ingiriska jogay 200 oo nin may gadheen mida kale khatumo ma togdher bay Ku tala mise sool bay Ku talaa
@jakey2424
@jakey2424 Месяц назад
Magaalada labaad ee ugu wayn uguna dadka badan ee gobolka Togdheer waa Buuhoodle waana Khaatumo. 23 tuulo oo ka tirsan gobolka togdheer ayaa ah Khaatumo. Sidaa u baro deegaanada. Gobolka Togdheer waax baanu leenahay
@Amina-dx8sn
@Amina-dx8sn Месяц назад
Garaad lawe jaamac Garaad cali
@aliabdi8873
@aliabdi8873 23 дня назад
Naagtan qurjikii ayaa ku baxay
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Месяц назад
Amiin allahayow amiin yarabi amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@massmass8300
@massmass8300 Месяц назад
26...jun garaadku afkuu ku dhufdy adkaaday adkaaday😮😮😮😮😮😮
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Месяц назад
Dhalinta somaaliyeed wataa taariiqda saxda ah dhagaysta halyeey somaaliyeed garaad jaamac
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
idor oromoh Qac bah kah yertay
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Месяц назад
Aftalyani Ku hadal
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 Месяц назад
Kkkkkk
@leabantwin7480
@leabantwin7480 Месяц назад
5 somaliyeed ba balnoo sheeg
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Месяц назад
Maalaa yacni danbe la dhagay sanmaayo iyo daba dhilif umada somaaliyeed waa in dalkeena midnimo diida laga shaqeeyo qabiilka maya qaranka haaaaaa Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴
@warss11
@warss11 Месяц назад
Ssc= Chameleons
@alijama6723
@alijama6723 Месяц назад
ADAA DOONTEE DAWAADA ADKAY
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Месяц назад
Agebti waa dalka masal
@MohmedYusuf-jm4tg
@MohmedYusuf-jm4tg Месяц назад
Ascww
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 Месяц назад
Takto been laga sheegaa timaado wacan madhasho
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 Месяц назад
Garaad lawe weligaba ikuxaar
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
Wadanka 🇸🇴🙏
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Месяц назад
Waa been taariikdaa ayuu sheegay garaadku
@AbddiUhu
@AbddiUhu Месяц назад
Wadan walba Markuu gumaysigu yimi wuxuu dadka uu u yimi u kala qaybiyay...adoonta guryaha ka shaqeeya...iyo ninka adoonsiga diidan.. waqooyiga somaliya waxaa ingriska waxaa adoon u ahaa isaaqa...adoonka guriga ka shaqeeya micnaheeda waa Kuwa gumaystaha u shaqeeya...oo guryahoooda caruurtooda xaarka ka dhaqa....
@ahmedmohamud9167
@ahmedmohamud9167 Месяц назад
Adna 33 ayuu isaaq ku xukumayey marna sayidkii ayaa 30 sano idin xukumayey😂😂😂😂😂
@AbddiUhu
@AbddiUhu Месяц назад
@@ahmedmohamud9167 adoon guryaha ingriska naag ka ahaa wax ma gumaysan karaan? Tariikhda laguma hayo adoon gumaystaha dharka u dhaqi jiray oo dad gumaystay....lakiin waa jirtaa in adoontii gumaystaha ay sheegtaan magacii gumaystahii ay dhabarka ku qaadi jireen magaciisii inay sheegtaan waa wax caadi ka ah aduunka sida marqaanland oo ingrisku is magacaabi jiray oo ay hada adoontii ingriska ay sheegtaan magacii gumaystahii ingriska...
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Месяц назад
Sayid maxamed cabdulle xasan iyo daraawiishna museum ka dagaalka ee London baa lagu daawadaa oo lacag lagu galaa si taariikhdooda loo ogaado adiguna museum ka xabsiga laascaanood baad xaar dhex fadhidaa 2024 😅😅😅
@saja9892
@saja9892 Месяц назад
@@ahmedmohamud9167 isaaq maxukumeyne horgalaa xukumayey isaaq isaguba isma xukumi karee muxuu cid xukumaa hadaba haxukumo markay horgaladii kayaacaan riyo aan dhamaan sayid haka hadline ka jawaab suaasha garaadka iyo sawirka
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu Месяц назад
@tusmoaadil1825 Waxba ha la doodin nin uu awoowgii Gaal tunka ugu sidi jiray horiyo gadaal Berbera illaa iyo.Skeekh.kkk from Gedo
Далее
Бмв сгорела , это нормально?
01:01