Тёмный

WAR DEG DEGA:ISAAQII OO HADA GACANTA LAGAGA DHIGAY|PUNTLAND OO DEGDEG UYEERTAY XILDHIBANADA XAMAR 

Sool channel
Подписаться 68 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 9 часов назад
Mashaa Allaah guul guul ciidamada SSC khaatumo xaqabaa ku dagaalameyesan guushana idinka iskalle ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@Man19699
@Man19699 6 часов назад
Doqonkii 😊 diyaarad kama dege hhhh xoolihii iyo dhaqaalihii uu ugu adeegi lahaa umadda masaakiinta ah,waa kaas ku tasrufaya,dulli !!
@faisahersi5370
@faisahersi5370 4 часа назад
Absolutely yaan lacunin that’s true
@SainabAhmedAbdi
@SainabAhmedAbdi 9 часов назад
May ahaan in ay cunnaan waa saad sheegtay waa sax😊
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 9 часов назад
Ma ahayn biyaha caban waa Qatar biyaha sunba lagugu daraya
@CaaliyoIssack
@CaaliyoIssack 8 часов назад
Guuuuul
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 9 часов назад
Waa runtaa indr. Jamaahiirta ha lagala taliyo arrintaas waa muhiim Waayo waa ka suurtowda cadawga Inay sumeeyan biyaha.
@abdirashidshikh3205
@abdirashidshikh3205 4 часа назад
Suxufi caalami ah oo sharaf ku caan baxay.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 9 часов назад
Waa run wallaahay🥹
@Maxamedmaxamuud-yy6jh
@Maxamedmaxamuud-yy6jh 9 часов назад
Sxb ama wariye warkaga hagaji
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 9 часов назад
Xasan dhiiqo sixir buu karaad sadeye miyaa👁️
@musamohammed7184
@musamohammed7184 8 часов назад
Waxii dhacaya sheegaa lakiin adigu ha feen
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 8 часов назад
Dalxow Madaxweyne wuxuu ku saxantahay inuu Masar heeshis laga gasho
@IdilAfar
@IdilAfar 8 часов назад
Waan kusalamay dalxa waa korneel sharib waan kugu rac sanahay in ay çiidan ku qamaaman habbada cadawgu kacararay mana a ha tababar ama feejignaan ciidan kabaxay
@Man19699
@Man19699 6 часов назад
Waa khalad iyagoon biyaha iska hubin inay cabbaan
@abdirashidguled6697
@abdirashidguled6697 9 часов назад
War adigu ma basaas baad tahay
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 5 часов назад
Horta soomaliland waxba masumayso idinka sun iyo sixir iyo balaayo is ticmaalayaa ilahay sunta haydinkaga dhigee
@musamohammed7184
@musamohammed7184 8 часов назад
Ninkan amuskaa u fiican
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Час назад
Adiga kamudan
@osmangure6040
@osmangure6040 9 часов назад
Oo xoolah miyaanay suntu dilayn Adiga laftaadu ha dilin xoolha xooluhubwaa nolosha .
@roodanuur461
@roodanuur461 9 часов назад
Kkkkkkkkkk waar hoorta adiigu intanad somaliland argaagixiso kuu sheegin beenawasow shiidankad caabuda caalamada kuu guu dheegan laabatoga shaaraxad kaa biixi daayus baatahaye
@lulanor9383
@lulanor9383 4 часа назад
Tan mahayn in aad ka sheegto halkan si kale baa ugu sheegi lahayd Somalidu waa muslim oo qof rabo aalhiro in uu cadaab galo Waxyabaha qaarkood hoos baa la isugu sheega
@Umo580
@Umo580 7 часов назад
WARUN INAYCABAN MAHA IYO A CUNAAN MAHA 🚫
@CaaliyoIssack
@CaaliyoIssack 8 часов назад
Horay 1:24
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Час назад
Waa qodob wngsn. Deni & Axmed madobe waa siyaasiga qarniga
@KoosMohamed-p1p
@KoosMohamed-p1p 9 часов назад
😂😂😂😂 Beenalle Ba Faan wayn kastuimo way kibirtay dared doqon Mawaaye faankina lagan fading waye Ssc S/land dilaaca badhaya Culseey ada caridoona Sixirkiina wuu dhamady 😂😂😂🎉,
@awiladen7814
@awiladen7814 4 часа назад
Hh kani sool chanel waa horgale 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 часов назад
xasan lacagtu kusafarayo wa tii dad weyneha ee sharciga hala horkeeno
@ShukriJamal-j8t
@ShukriJamal-j8t 8 часов назад
War war runaa sheeg ama iska aamu cidi ku rumay san maysee waa la ogyaya somaliland inaanay cidna waxba ka qaadi karayn😒
@ummuisra6721
@ummuisra6721 7 часов назад
Hawiye ka qaban maayo xasan dhiiqo dalka haddii madaxweyne kale oo soomaaliyeed sidan wax u qasi lahaa waxay dhihi lahaayeen villada ka soo bax
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 8 часов назад
Deniyow fudadkaaga eed saa aran jaan oo wasakhaad noolaysay waana dad xyn
@Man19699
@Man19699 6 часов назад
Maya dadkan tababar iyo in casharo la siiyo weeye
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo 3 часа назад
Ma wakhtigii lacagta leydiinsoo diri jirey baa leydin soon diren kkkkkkk wajilooxoow beenta jooji kkkkkkk.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 7 часов назад
Sun bay kuugu dari karaan
@ummuisra6721
@ummuisra6721 7 часов назад
Xasan safraaye waa doqon maqlay hanti qaado qabyaalad ku dhaqan iyo dalka xaraash 👎👎👎
@ahmedissefarah1015
@ahmedissefarah1015 9 часов назад
Waxaani ciidan ma aha waa dad iska yaacaya oo aan lahayn nidaam Kaamarana la ordaya
@ahmedjama1651
@ahmedjama1651 8 часов назад
Hoyadaa beenta kawas
Далее
Paint Projects
00:17
Просмотров 1,3 млн
Paint Projects
00:17
Просмотров 1,3 млн