Тёмный

DEG DEG:DAAWO WAXA HADA XILKA LAGA QAADAYA|FIQI OO HADA EEDAYN CULUS LOOHAYSTO|MUDAHARAAD KASOCDA 

Sool channel
Подписаться 68 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@bby6
@bby6 5 часов назад
Ani dadkan wan layabay war fiqi wa magac uyaal reer Hassan qabuure faagte ba wadanka baartay o dhacay brother
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 3 часа назад
Subxaanallah ilaahayow nasatur 😂
@Umo580
@Umo580 5 часов назад
2 Bismillaahi warkuwani qaran waxbakamaoga isbaaro bayraban yaahuu
@AbdikaafiAli
@AbdikaafiAli 4 часа назад
Hhhhhhhh sxb kulanka manta ayuuba dhacay
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 3 часа назад
GABAADHAN INEY DIILAN AYAN KA BAAQAYA MORYANTAN
@Sahra-qe8gb
@Sahra-qe8gb 5 часов назад
Moryantou cebtouxakahdinto❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 4 часа назад
Fiqi hadii xilka laga qaado ethiopia waxay ilatahay in ay Guul siyaasadeed u tahay wakhti gaan oo ay xiisad jirto udhaxaysa Somalia iyo ethiopia
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 4 часа назад
Geesiyad wallaahi. Iyadaa dhaanta nacasta meesha fadhida 😊
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 3 часа назад
WAA RER BAOW YAA KU LEH
@Man19699
@Man19699 5 часов назад
Hantida xageebuu ka keenay Xassan horror,waa xoolihii umaddee,ilaahay ha ka qabto masaakiinta uu dhiiga ka nuugayo.Qofku waaba dullin caadi ah...injir iyo boodo 😅
@ragehussein124
@ragehussein124 5 часов назад
Fiqi maxaa laga rabaa waa magac u yaal W.arimaha dibada waxaa maamula xasan shekh iyo gabadhisa jihaan mida kale fiqi aqoon uma laha shaqada loo dhiibay w.arimaha dibada waxay u baahan tahay nin aqoon leh oo diblomasiyada bartay iyo sida ay u shaqeyso
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 4 часа назад
Ku meel gaarkii waxaa jirey reysalwazaare iyo 2ba ku xigeen
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 3 часа назад
Arintaan waa licib saqiir mushahar qof loo qoray Lacagta xisaab la'aan ta ah bankiga lagala baxo Musuqmasuqa laanta hawada Dhulka danta guud Arimahaas Ka hadla
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 3 часа назад
Fiqi wa wadani ninkii itoboya kaso horjesto mala badalaa
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 4 часа назад
Dalxow fiqi awalba meesha Waxba kama ahayn Gabadha xasan dhiiqo Ayaa ku hor tukata inta kalana daba taagantahay
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 3 часа назад
Wardaadkaan ilaahow qabyaalada nagasaar xasan hawiye waxay moodayan inqabyaalad loodiidayo laakiin maanta soomàli ninbadbaadiya ooayada aan kumashquulsanayn baaloobaahanyahay shacabka iyo cuqaasha iyo culimada iyo umada soomaaliyeed qaybeheeda kaladuwan ka kaca fadhiga madax aad adinku doorataan oowaliba dhalasho wadakale aanhaysan haladoorto wadiideen sooma ahan
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 3 часа назад
Mr dhalxa waxa ad so bandhigto wa wax laba codleynayo oo an toos loo dhageysan karo bal dib u dhageyso you tubekaga wad arkidonta
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 3 часа назад
Way cadahay in uu yahay xasan sheekh nin keligii taliye madaxweyne u diiday in parliamaankii uu gatay in la xiro wuxu anigaa lacag idin siiyay I dhamageeysta waxaan idinku amray oo in aan la furin paarlaanka way ku cadahay in uu keligii taliye isku bedelay ninkii la aaminay in uu ku wado wadanka shaqoyinka federal ka uu San siin qabiilkiisa wixii dhan wuu jebiyay afweyne 2024
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 5 часов назад
Warya dalxa beenta joji odeyga 80jrka xasan gorgurde ma jogo ya xilka laga qaday
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 4 часа назад
Fiqi hadii xilka laga qaado ethiopia waxay ilatahay in ay Guul siyaasadeed u tahay wakhti gaan oo ay xiisad jirto udhaxaysa Somalia iyo ethiopia
Далее
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 2,8 млн