Тёмный

Waraabe-u-taag | marka aad gar darro ku doodayso sida loo adkaado. 

Sahanka
Подписаться 419 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Habka ay dadka gar darrada ku doodayaa doodaha ugua dkaadaan.

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@Abdishakur_mohamed
@Abdishakur_mohamed 3 года назад
Aan kudarsado logic fallacy kale oo asna caan ah waxaa layiraahdaa "appeal to emotion" waxa uuna Somali kunoqonayaa hadaanan khaldaneen "beer-laxawse" Logic fallacygaan waxa weeye * in arin marka aad wax kabadali waydo oo aad keeni waydo xujo adag oo arintaa burinaysa oo aad ogaatid in arin sugan tahay aad kadib adeegsato logic fallacy aan soo sheegnay oo ah " appeal to emotion" oo ah inaad qofka dareenkiisa kiciso oo aad bilowdo inaad kulahadasho hadal calaacal iyo beer laxawsi ah oo aad iskudaydo inaad calool jilciso oo uu naxo kadibna arinkaabadalo" balse qofkii fahansan logic fallacy gaan lagama yaabo inuu calool jilco oo arin sugan ama xaqiiq ah ubadalo kaliya caadifadiisa iyo dareenkiisa oo lakiciyo darteed.. Tusaale aan kusiiyo "wiil dhalinyaro ah ayaa maalin dhawed 24 sano oo xabsi ah lagu xukumay kadib markii uu dil ugeestay hooyo iyo ilmaheed .. kadib maxkamadii waxay kuxukuntay 24 sano oo xabsi ah , kadib waxaan aragnay dad kaxun oo dhahaya uma qalmo xabsiga intaa le,eg . Hadii dadkaas mid kamid ah ahaan lahaa qareenka udoodaya inankaas 24 sano lagu xukumay waxay adeegsan lahaayeen logic fallacy hader aan soo sharaxnay oo waxay dhihi lahaayeen " uma qalmo 24 sano 😥😥 waa wiil mustaqbal leh waa wiilka saa uquruxda badan quruxdiisa miyuu xabdi kudhameesanayaa 😭😭 kajooga waayo majeclaan lahayd booskiisa inaad kujirto maanta oo noloshaada xilligay umacaaned aad kuqaadato xabsi waa arin dareenka taabanaysa; iyo calaacal aad ufaro badan." Waxa uu saa usameenayo qareenkaasi waa in uu taabto oo kiciyo dareenka garsoorayaasha maxkamadda oo uu iskudayo inuu arinka logic fallacy asaga oo isticmaalayo uu wax kabadalo kadib markii uu ogaaday in si cilmiyeysan uusan uga saari karin danbigaas uu kudhacay " Marka logic fallacy waa uu badan yahay halayska barto
@haw_6060
@haw_6060 3 года назад
Mahadsnid wall
@keyfladan673
@keyfladan673 3 года назад
Shukran bro inbdan
@Cabdiqani-ep1fc
@Cabdiqani-ep1fc 3 года назад
MAHADSANID MASUUL sida quruxda badan ee aad inogu sharaxday logic fallacy.
@Abdishakur_mohamed
@Abdishakur_mohamed 3 года назад
Idinkaa aad umudan wllyaal dhammaantiin
@muxammad2777
@muxammad2777 3 года назад
Shukran sxb
@zalwabintuabdalah4630
@zalwabintuabdalah4630 3 года назад
Ismogaysiiinta waraaabe utaaaga 👍👍👍 caqliga iyo cilmiga allh kuu barakeyo ustaad adam
@nasraahmedsalal6656
@nasraahmedsalal6656 3 года назад
Asc kusali nabiga sallahu caylayhi wasalan
@khalidhashi
@khalidhashi 3 года назад
Qisada wiilka maalmahan qabsaday TikTok-ga! × ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-3nJCi5R_o.html
@AwedJR
@AwedJR 3 года назад
6:02 war nin yahow caqli badanidaa Allah haku siyadiyo
@nurabdalla9106
@nurabdalla9106 3 года назад
Aadanow maanso iyo suugaan socota ayaad tahay masha allah
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 года назад
Mahadsanid macalin
@Majiid678
@Majiid678 3 года назад
Aadan khadar cali aadan sahan
@khalidhashi
@khalidhashi 3 года назад
Qisada wiilka maalmahan qabsaday TikTok-ga! × ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-3nJCi5R_o.html
@cabdallebinukhaliif4190
@cabdallebinukhaliif4190 3 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته wllken Aadan Allah sw haka ajarsiyo wanaaga aad nooshekeyso iyo hadafkaaga ku aadan bulshadaada soomaaliyed ee ah umad wada indheer garad ah ♥️♥️♥️💯💓
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
Keep going ina khadar Ali🤓🙏
@ismacade1648
@ismacade1648 3 года назад
Wuqoyiga waa warabe utaag koonfurta guul guulle
@muztafeali8058
@muztafeali8058 3 года назад
Galab wanaagsan dhamaantiin like 👍😍
@khalidhashi
@khalidhashi 3 года назад
Qisada wiilka maalmahan qabsaday TikTok-ga! ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-3nJCi5R_o.html
@keyfladan673
@keyfladan673 3 года назад
Aad iyo aad umahadsanthy waqtigada iyo xogta aad nala wdaaagtay thnks kbdan it's great video 😍😍😍
@Abdirahman_ToTal
@Abdirahman_ToTal 3 года назад
Hore Usoco brother
@abdihakim5691
@abdihakim5691 3 года назад
Mahadsanid sxb Aadanow
@cabdiqafaarxasan1254
@cabdiqafaarxasan1254 3 года назад
Bare Sare.Aadam Khadar Cali
@nuur-crisaaqabshir2841
@nuur-crisaaqabshir2841 3 года назад
Waa qodob aad umihiim ah thnks adan
@Nabaad-podcast
@Nabaad-podcast 2 года назад
Mahadsanid aboowe
@haaaaaaa8930
@haaaaaaa8930 3 года назад
Wa ku salmy zxpo Aadan
@abduxalim882
@abduxalim882 3 года назад
Maanta imisa jeer baad kusoo noqotay channelkan 😍😍
@maymuunalihassan7292
@maymuunalihassan7292 3 года назад
Wllhi dhowr muuqaalo ayaanka daawaday
@sadamabdinasir9673
@sadamabdinasir9673 3 года назад
Masha allahu walaalkeyoow 💯💯
@cabdisalaad4971
@cabdisalaad4971 3 года назад
Mahadsanid
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 3 года назад
cidii ilawadaneysaa muqalkan 5tii galabnimo 5July gacanta hataagto
@Mohaden_1
@Mohaden_1 3 года назад
Asc wr bk, Walaal Aadan waan ku bahnaa sideen kugu helli karaa.🙏❤
@khalidhashi
@khalidhashi 3 года назад
Qisada wiilka maalmahan qabsaday TikTok-ga! ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-3nJCi5R_o.html
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 3 года назад
Sxbky aadanow hadaanba dood soo galay maanta xataa hurdadii waan iloobay markaa waxaa fiicnaan lahyd inaan muqaalkan sii Dhagaysan laha saan ugu shiidaal qaato.
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 3 года назад
Asc nin qaad cun ah ayaan ku dhahay ..qaadka maad iska dhaaftid?..kuye.. magaciisu waa qaad..ee hadii loo bixin lahaa ''dhiga'' Waan iska dhigi lahaa oo dhaafi lahaa..maadaama la dhaho magaciisa ''qaad'' waan qaadanayaa Oon cunayaa maalin walba.. Nin mirqaansan miyaa dood laga badin karaa? Waan isaga tagay...
@xamzeahmad1763
@xamzeahmad1763 3 года назад
Wll aan jecelnahay
@axmedalaale8555
@axmedalaale8555 3 года назад
جزاك الله خيرا
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 года назад
Thanks bro
@abdiwaligacal8913
@abdiwaligacal8913 3 года назад
M.a wll aadan waaad ku mahadsantahy qaaaaab wacan ayaaad usoo jeeedisay wuxuu ahaa qodob mudan kahadal. Tnk
@قارىعبدالناصرأحمد
Maasha allaah akhi
@khaalidaxmed8154
@khaalidaxmed8154 3 года назад
Masha allag
@hazanahmet7637
@hazanahmet7637 3 года назад
Mahadsanid zxp❤👍🏾
@mubaarakali4024
@mubaarakali4024 3 года назад
Masha Alh Sxb
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 года назад
#sahanka #xogaha #qolka maktabadayda
@shortmovies0122
@shortmovies0122 3 года назад
Masha allah hore usoco wll
@wllyuukeyfan4813
@wllyuukeyfan4813 3 года назад
ADANOW XAQIIQADA QADHAADH NOOSO CELI
@khalidhashi
@khalidhashi 3 года назад
Qisada wiilka maalmahan qabsaday TikTok-ga! × ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-3nJCi5R_o.html
@jameeomar9700
@jameeomar9700 3 года назад
Waaa runtaaa zhp
@abdikhalaqmohamed8687
@abdikhalaqmohamed8687 3 года назад
Walaal ka hadal qisadii xxxtentacion plz pro adan wan ku taageraa zhp keep going walalkay codsigayga ii fuli plz
@ikraanabdiaziz5431
@ikraanabdiaziz5431 3 года назад
Adanow ilah dartis ban ku jeclahy
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 3 года назад
Waad isla googo, deen walleee
@Mr.Fighter_zofe
@Mr.Fighter_zofe 3 года назад
First view
@fardowsaabdullhi687
@fardowsaabdullhi687 3 года назад
Asc wwb wll aadan waxbaan kaa codsaday illaa haddana kaama haayo 😔😔
@khalidhashi
@khalidhashi 3 года назад
Qisada wiilka maalmahan qabsaday TikTok-ga! ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-3nJCi5R_o.html
@محمدادمحسن-ط4ل
@محمدادمحسن-ط4ل 3 года назад
Wcs
@KadarWarsama-pg3wl
@KadarWarsama-pg3wl 5 дней назад
Adan sahan
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 3 года назад
Whli waa xaqiiq
@kedmoh5603
@kedmoh5603 3 года назад
Dar ilaahay ku jeclahay wllo
@maxamedmaxamuudxuseen2736
@maxamedmaxamuudxuseen2736 3 года назад
dhab ahanti hdl barnamijkan wu iga qosliyay
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 3 года назад
Hhhhhhh qaadku waa quud awliyo kulahaa
@محمدادمحسن-ط4ل
@محمدادمحسن-ط4ل 3 года назад
Aadan sh mustafe weligaa ma aragtey
@Mokhtar92
@Mokhtar92 3 года назад
👏👏👏👏
@saidaabdirashid5939
@saidaabdirashid5939 3 года назад
Wll waad mahdsanthy jasaakalh wlle shaygas xerada xoolaha io beeraha loo adeegsado magaciisa waxaa layiraahdaa *magalooti*
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 3 года назад
Sheekadan waan la dhacay aadan sahan waxay ubaahan tahay qoraal kkk. Qof weyn ayaa ku heliya Pro
@sahankaproduction9471
@sahankaproduction9471 3 года назад
Saxiib waxanka codsana midlabaad inoo sodiyaari
@maanifiso2419
@maanifiso2419 3 года назад
Arintas inbadan waala adeegsadaa isaga oo qofka dareensan ujeedka lagala hadlaayo ayuu si kas ah bado kale kuu galinayaa
@muxamad8022
@muxamad8022 3 года назад
Aragtidaan whataboutismka loo yaqaano muddo dhowr sano laga joogo ayaan wax ka aqriyay, waa aragti marin habaabineed in suaashaadii la marin habaabiyo, oo ay dooddiiba noqoto rag iska celin, Mahadsanid
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 3 года назад
qofkii 14.aad baan noqday 😞sorry,
@Inahebel-w4j
@Inahebel-w4j 3 года назад
Qofkii 200k Baan noqday
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 3 года назад
@@Inahebel-w4j marka xigta 1aad iyo 2aad beeynu galeeynaa insh'allah
@Suldaansaid
@Suldaansaid 3 года назад
Anagu waxan dhahnaa magalooti
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 3 года назад
Magalooti(waraabe u taag)
@khalidhashi
@khalidhashi 3 года назад
Qisada wiilka maalmahan qabsaday TikTok-ga! ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-3nJCi5R_o.html
@apdikarimqasim621
@apdikarimqasim621 3 года назад
Taaaaa rer burco waxay u yaqanaan xanjaaar kala jeedin
@engabaabala6843
@engabaabala6843 3 года назад
MhdzaniD Wll Aadan 🥰🙏🏾
@khalidhashi
@khalidhashi 3 года назад
Qisada wiilka maalmahan qabsaday TikTok-ga! ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-3nJCi5R_o.html
@xogbaar
@xogbaar 3 года назад
Shaygaa waraabe u taagga aad leedahay gobolada qaarna magacyo kale ayaa looga yaqaan sida gobolada beeraleyda oo u yaqaan maddaluug iyo gobolada dhexe sida mudug iyo galguduud oo looga yaqaan ma,qadeeye waxayna ula jeedaan nin aan cunto kaa rabin oo shaqo kuu haya 😀 Waliba marka colaadda ayay aad u adeeg sadaan waxaa jira wax la dhaho awboos oo ah nin geed saaran oo eegaya wax cadow ah oo soo socda Marka bedel kiisa ayaa geedo kala fog fog oo saf ballaaran ah la saaraa waxaan ninka loo ekaysiiyay si colka kor ka arkaa u cabsadaan una moodaan meel adar madax leey ah. Balse waxay beenoobaan markii runtu timaaddo oo dagaalku billowdo intoodii badnayd na ay geedkii wali saaran yihiin 😃
@somalitalk3828
@somalitalk3828 3 года назад
Most people struggle
@sooraanyare3672
@sooraanyare3672 3 года назад
Keep going pro Sahan
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 3 года назад
Mahat Sanid wllo 😊😊😊
@crmane8594
@crmane8594 2 года назад
Diinta mormonka ka soo hadal adan khadar cali sxp.
@hamzemohamedhussien
@hamzemohamedhussien 3 года назад
Mᴏᴠɪɴɢ ғᴏʀᴡᴀʀᴅ ᴀᴅᴀᴍ
@najiipcawaale1737
@najiipcawaale1737 3 года назад
Legend keeb gion pro
@jijimusayu352
@jijimusayu352 Год назад
💗💗💗💓💓💓
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 года назад
Wxn ku idhi sw dumashidaa ma aha wxn ku idhi sw aderky ma tihid waad hysaa midhihii akhriska wllkayow
@iqraabdirashid4597
@iqraabdirashid4597 3 года назад
Walal barnaamij kasoo samee sida caruurta lo tarbiyeeyo maskaxdoodana loo dhiso
@nuradinomer2181
@nuradinomer2181 3 года назад
Adam philosopher 😎
@nuuradiinmo6238
@nuuradiinmo6238 3 года назад
العلماء ورثية الإنيياء
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 года назад
𝑊𝑐𝑚𝑧 𝑤𝑙𝑙𝑘𝑌 𝑎𝑙𝑙𝑒ℎ ℎ𝑎 𝑘𝑢 𝑠ℎ𝑎𝑟𝑓𝑜 𝑤𝑙𝑙
@hummaagchannel2997
@hummaagchannel2997 3 года назад
🥰
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 3 года назад
Straw man fallacy مغالطة رجل الغش wax badan waa u raadiye magac bixin somali ah lkn waxa iska dhihi jiray marin habaabin Waraabe utaag waa magac bixin ku haboon lkn reer miyiga lee fahmayo dadka kale in laga daba geeyo ayay u baahnaanayan
@yaseinempire6042
@yaseinempire6042 3 года назад
🥰🔐
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 года назад
Mafahmin maanta xataa title ma fahmin
@fartuunmaxamed281
@fartuunmaxamed281 3 года назад
M.n wall
@hudayfimedia6834
@hudayfimedia6834 3 года назад
Kusoo dhawaw mac-hadka barashada qur'aanka ee HUDAYFI ONLINE QUR'AAN kuna baro qur'aanka kariimka ah iyo culuumtiisa muddo kooban. hadaba kusoo biir groupka barashada qur'aanka👉👉chat.whatsapp.com/FhaRZXpIign4ei2b69llw0
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 3 года назад
Kkkkkk
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 3 года назад
6:00 🤣🤣🤣🤣
@mahamettandgapope5270
@mahamettandgapope5270 3 года назад
Aadan grad soomaliyed
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 года назад
Sahanka xogaha
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 3 года назад
Walaal aadanow eraybixinta English noogu sheeg✍️✍️✍️ mahadsanid. Mida kale mawduucaan aad ka sheekaynaysi tijaabadiisa maanta ayey isoo martay😄
@khalidhashi
@khalidhashi 3 года назад
Qisada wiilka maalmahan qabsaday TikTok-ga! ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-3nJCi5R_o.html
@abdallesaidisse1337
@abdallesaidisse1337 3 года назад
Straw man fallacy
@Alqaanuuni798
@Alqaanuuni798 3 года назад
Haa magalootiga Ayaan u naqaan Waa run oo qof markaad ku dhahdid waxaa maxaa u samayn weyday markaa ayaa uu ku dhahayaa maxan samaynaa waxaas baa nawada haystee
@abdiladhiifmohamed7097
@abdiladhiifmohamed7097 3 года назад
Niyow waxan ka baqaya tusalahaga yar inu jarka turo 🤣
@abdallesaidisse1337
@abdallesaidisse1337 3 года назад
Straw man fallacy
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 3 года назад
5:55🤣🤣🤣🤣🤣
@abdisaid82
@abdisaid82 3 года назад
Fifa gobolkaraga 💯🎆
@abdisaid82
@abdisaid82 3 года назад
💯💯💯💯💯💯💯🎆
@SultanAli-hc6ki
@SultanAli-hc6ki 3 года назад
Aadanow adigu qabyaladiste ayad thy
@abdiwasacismail1153
@abdiwasacismail1153 3 года назад
Cameron herri __ma Inoga Soo Diyaarinkartaa Barnaamij Ninka Social media ha somalida Sida wayn U Haysta
@saedmoh1450
@saedmoh1450 3 года назад
Ogaansho ka daawo
@hassanabdirahman4198
@hassanabdirahman4198 3 года назад
Narcissist kaso hadal
@munamohamed470
@munamohamed470 3 года назад
Hhhh wlhi run ayuu aadan ka hadal
@salebanawil9993
@salebanawil9993 3 года назад
Niman yahow saliga ciyaarta kadaaya dhab idinkama ehee
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 3 года назад
War noyaw nin khataraad tahay
@maxamedmaxamuudxuseen2736
@maxamedmaxamuudxuseen2736 3 года назад
hhhhh
@moztapheabdizhakourmohamet8770
@moztapheabdizhakourmohamet8770 3 года назад
Adan khadar cali ZxP wx padan noo tartaY💚
@daawadkanaal
@daawadkanaal 3 года назад
Beentaa maaha waan arkay
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 3 года назад
Aadanoow sxp maxaad u fiirin weeysay fariimaheeyga jawaab baan kaa sugayay, waa macquul inaadan jaanis ii heli karin oo aaysan yasmo iyo liid kaa ahayn. sxp hadii ay macquul tahay, halmar fiiri qormadeeyda ama fariimahaan kuu soo diray ee Facebook ga NB: ciwaankeeyga waa Abdurahman Al-Rammy. mahadsanid 🙏
@xaamidaxmad6793
@xaamidaxmad6793 3 года назад
aadanaw sab waxaa jira dad inta xun udag daga waxan kuleyahay inta xun ee nagudhax jirta waxaa kabadan inta fican ee wanaa gaa gaqirsan wan og nahay boos ka aad noo joog ta hadan soo maa li nahay
Далее
Maxaad ka taqaanaa Xeerka Haan Gunla'?
10:29
Просмотров 24 тыс.
xaqiiqada an lagaga sheegin lacagta | sirta guusha
14:50
Sidan si fudud ugu fashilan! | Oo sabab?!
8:49
Просмотров 27 тыс.
Sida Maya Loo Yidhaahdo | Maxaynu Ballanka uga Baxnaa.
10:02
Qofka ugu xun maxaa qoys kasta loogu jecel yahay?
9:28
Buugtan Akhriska ku bilow!
3:28
Просмотров 1,4 тыс.