Soomaalida iyo itoobiyaanka waa dad isku eg oo lakala aqoonsan karin waxay wada yihiin dad is ku dad ah oo looyaqaano magaca kushitig oo dago bariga africa
Somalia is being bullied by Habash because there are no more men left, cowards, selfish with tribalistic mentality. Mr. president Siad Barre I know understand what you've been through with this people. May Allah grant you Jannah
Dameertu iskuhalayn bay naasaha uga nuugaan itobiya iskuhalyn Bay kuqabta somaliya sabtuna waa in madadu dhaamaantood wa in madaxdeenu yihiin eyyo ushaqeeye itobiya xaqiiqada qarra weeye
Abiy somaaliya badeeda iib ma'aho ee ka fiirso waa dowlad aad taqaanid ee igu so oraad ama'aho somaaliya ka firso waadna taqanaa iney yihiin dagalyahano aan meeshey galaan eysan kaso noqonin ee diyaar ayaan nahay ila aan meel cidla ah ku dhigo ee waraar ku heyso kabax arinta somaaliya kafirso waa kuwi aad taqaney somaaliya .