Тёмный

Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga oo Dhexgalay itoobiya & Soomalaiya Xogaha hoose 

HORUFADHI TV
Подписаться 298 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Subscribe | Share | Like Comment

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 555   
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 месяца назад
Haa fara ha kala baxo xasan shiekh
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi 3 месяца назад
Asc umada somali waxa juga waqooyi somaliya Harigesa Xaxaxa xasen fashilqmiye Muuse gabali baseyi ayaa ku dumayi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@YasinBile
@YasinBile 3 месяца назад
Haa waxan qabaa inu MWN arintan farakala baaxo unadaayo gudida qaabilsan ama loosaaray. Lakiin wasiir Fiqi mayahay nin dadaniyad lagutuhmaayo? MDD=mahadsanid Yasin Bile
@MuzamilMuzamilshariif
@MuzamilMuzamilshariif 3 месяца назад
Waa muzamil Shariif mukhtaar wllaal xaashi waxaan qabaa xasan shekh in,uu kaharo loona daayo waziirka arimaha dibadda
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 месяца назад
Shatigiisa qof lagu hayisto oo hadan maslaxad iyo nabad radis ah daciifnimo iyo dulinimo soomaali oo dhan usoo hoyatay. Soomaaliya soomaali ayaa leh wax gorgortan in laga galo marabno waa in cadowga laiska celiyaa oo indho af iyo gacanba lolataga. Xasbunallahi wanicmal wakiil RABBIYOOW cadowga iyo munaafaqiinta shartoda diin dal dad iyo bad iyo hawadaba. Aamiin yaa Rabbi.
@mataliyow9004
@mataliyow9004 3 месяца назад
Ha u daayo wasiirka arimaha ibadan. No Hassan Sheikh
@ahmedomar2966
@ahmedomar2966 3 месяца назад
Haa waan qabaa inuu udaayo xassan sheikh waziirka arimaha dibada hawshaas . Hadiiba ay dowlada somalia ka tanaasushay go,aankeedii hore .
@mohamedmx4249
@mohamedmx4249 3 месяца назад
haa, ha udaawo madaxwaynuhu wasaarada amuraha dibada.
@ibro2o2
@ibro2o2 3 месяца назад
Haa M xasan shekh faraha ha ka qaado thanks
@hasenabdi5757
@hasenabdi5757 3 месяца назад
Haa madaxweyne xasan sheekh maxamuud Haa kabaxo arimahan wasiir fiqi Ayaa kaga fiican arimahaas Magacaygu WAA XASAN MAXAMAD CABDI SOMAALIYA HA NOLAATO INSHA ALLAH❤❤❤❤
@luulluul1427
@luulluul1427 3 месяца назад
HAA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD HA KA BAXO ARIMAHAN WASIIR FIQI AYAAN KU KALSOONAHAY MAGACAYGA WAA LUUL AXMED SHEEKH SAMATER INSHA ALLAAH GUUL AYAAN U RAJAYN SOOMAALIYA CADAWGA ALLAHA NAGA QABTO INSHA ALLAAH CAJAB CAJAB CAJAB WALAAHAY WAA YAAB ETHIOPIA DHULKAYGA INAAN KU GORGORTANO
@fadumosahra9877
@fadumosahra9877 3 месяца назад
Xasan shirt haka Looking farah.bada.wax.namaogalinqeebsi from smc
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 3 месяца назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sahroali1196
@sahroali1196 3 месяца назад
Haa.waxan.qabaa.inxasan.sheekh.inuu Kaharo.arimaha....etipia.&anaga 6,bilood.ayuu.madax&majaha,isku.keena Geliyey.warkiisu.macada.meel.aan.uraaco Ayaan.waayey..bal.aan.arknee.wasoirka.haudaayo.wasiirkuna.dad.aroonleh.oowadaniyiin.ah.hawsto
@MahiirWadani
@MahiirWadani 3 месяца назад
Waa cajiib ma etopia oo cadow ah ayaa bada nala leh
@SaacdaAli
@SaacdaAli 3 месяца назад
Abokor jibriir. Fiqi iyo xasansheekh Aragti ahaan waxbakunakaladuwana. Wadankaba. Waxakalwayn. Shilimaad loosheego hubanti LA aan ayuwadanku. Kujiraa
@phprince5153
@phprince5153 3 месяца назад
Haa , ha iska daayo arintaan madaxweynaha
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 3 месяца назад
B.bc.waa.beenalay.cidna.ma.dhagaysto.waa.idaacad.reer.galbeed.oo.beenaheeda.baafisa
@adannogobadan5671
@adannogobadan5671 3 месяца назад
xashi asc magacaygu waa ADAN CABDIRISAK MUUSE HAA madaxweyne xasan shakh ha umadax baneeyo wasiirka arimaha dibada madaamuu kufshilmay 6 bilod howshan
@AxmedIidan
@AxmedIidan 3 месяца назад
Waar.anigu.waxaan.qabaa.inuu.wadax.waynaha.faqashtu.farakala.baxo.somaliland
@XabiiboAxmadey
@XabiiboAxmadey 3 месяца назад
Haa madaxweynaha faraha hakalabaxo ha udaayo dadka wadanayiinta ah aqoonta uleh arimaha dibada❤❤❤
@AbdiAdan-p8s
@AbdiAdan-p8s 3 месяца назад
Magacaygu abdirahmaan Bashiir mw xasan haa u daayo wasaarada arimaha dibada Ethiopia haa lagu xukumo magdhow isku dayga Badeena ay ku qooraansatay thank you Hashi
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 3 месяца назад
FIQI ma wuxuu ka sheekaynayaa qabiilada Somalia siday isku dilaan ileenyn aqoon uma laha siyaasada arimaha dibada. hasan munaafaq wuu ugu talagalay inuu dalkaan gato markuu magacaabay FIQI 😂😂😂😂
@Dhaawac-07
@Dhaawac-07 3 месяца назад
Ha madaxwayna xasan shiiq ha iska daaya Hana udaayo wasiirk arimHa dibada
@Helpingfond
@Helpingfond 3 месяца назад
Magacaygu waa sadiiq c/rashiid Jama, ma qabo in MW'uhu kala baxo faraha arrinta oo idil, balse waxaan jeclaanlahaa in uu MW'uhu wax alaale wixii uu rabo uu, u isticmaalo wasiirka (Fiqi). in uu kormeero hawsha, lkn aanu ka muuqan kana hadal. Taasi waxay muujinasa isku filnaansho wasaaradda iyo wasiirka. HANOOLAATO MAANDEEQ
@aliyusuf3013
@aliyusuf3013 3 месяца назад
Ali Farah Yusuf Madaxweyne Xasan Sheekh Mahamuud Dhibtaan Wadanka Asagaa Galiyey Waana Hogaamiye Lagu Khasaarey Balse Koley Muuyeelayee Ethiopia In Layureeyo Wasiirka Arimaha Dibada Howdaayo Fiqina Dad Wadaniyiina Aqoonleh Fahmayana Wadaxaajoodka Dublamaasiyada Hakaxeysto
@CfataaxUsmaab
@CfataaxUsmaab 3 месяца назад
Magaceeygu.waa.abdifitaax.osman haa washaqad wasaarada.madaxweene..raali noqo
@Doollar_33
@Doollar_33 3 месяца назад
Magacaygu waa BARRE AHMED FARAH .HAA Madaxwaynuhu arrinta ha udaayo waziirka arr'dibada
@MukhtaarGuleed-yf7jv
@MukhtaarGuleed-yf7jv 3 месяца назад
HORFADHI MEDIA Beela laayal baad isku racden
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 3 месяца назад
Asc dadkeena somaaliyeed iyo dalka dhamaan hambalyo 1 luulyo ilaahay waxaan karajay nayaa nabad iyo nolol inuu dadka iyo dalka siiyo dadka somaaliyeedoow midooba mid ayaan nahay midnimo waa muhiim magaceena ku dhisan midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@Abanduule
@Abanduule 3 месяца назад
Wcs walaal. waxaan ku waydiiyeey ma la socota Diinteenu ma ogola xuska maalmahan saliibiyiinta laga dhaxlay? Ogoow qof walba isaga oo xornimo usoo dhashay uma baahna maalin uu xoroobey inuu xuso balse waa maanka doorsoon dabcigiisa oo adigu eed ma lihid
@SaacdaAli
@SaacdaAli 3 месяца назад
M.xasan waxakadaran fiqi Cidkale ilaahay ubixiyo mooyee. Wadanka hloo gurmado abokor jibriir
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 3 месяца назад
Dhex.dhxaadka.itoobiya Waxa.ingama.dhexeeyaay Dhul.iyo.bad
@shamsoabdikadir9508
@shamsoabdikadir9508 3 месяца назад
SHAMSO ABDIKADIR Haa waxan qabaa in uu Faraha ka qaado HASSAN SHEIKH una daayo dhaman Arimah Wasiirka Arimah Dibada .
@abakarnuur368
@abakarnuur368 3 месяца назад
Magacayga ABIIBAKAR AHMEDNUUR XUSEEN HAA HAAA MW xasan sheekh hakala baxo faraha arimahan hana u madax baneeyo Wasiirka Arimaha dibada hana arkaan raga facooga ah ee damacsan hantideena geeshkana ha jabiyaan
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi 3 месяца назад
Asc umada somaliya Waxa juga waqooyiga somaliya harigesa Mubaarik maxamed axamed Mubaarik qamashi Kabacdi warebanita bahada xaashi iyu yaasin iyu suladani🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. Haa xasen faraha kalaxoba huudayo waserka xasen hakabo
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 месяца назад
Madaxweyne ha ka baxa arintaan, C/ shakuurna halagu dara ninkaas ayaa ka aftahansan wasiir fiqi,maanta ma jpogta 4.5 ee waa yaa cadgeeyna noo soo dhici karo. Mohamed Ahmed California USA
@ahmeddalla5913
@ahmeddalla5913 3 месяца назад
Acw War ninkan Xassan shiikh dalka halaga qabto waana in XILKA laga XAYUUBIYAA Waa hadii ay jiraan dad soomaaliyeed oo wadan laxejeclo ka hayso
@shamcena7314
@shamcena7314 3 месяца назад
ManshaaAllah waan soo dhoweynayaa diyaada soomaalidu soo iibsatay
@mukhtaradan64
@mukhtaradan64 3 месяца назад
Asc Dhamaantiin Mukhtar Adan Maxwiine Xasan arintaas hawdaayo wasaarada aramiha dabada Waxaa kale oo jirah khabiiro badan oo dub lamaasiyiin xeel dheer oo qaarkood la soo shageeyeen dawladiih Mahamed Farmaajo Iyo dawladihii hore oo aqoon fiican u leh Ethiopia 🇪🇹 Hadii shirkaas loo diin waayo wajiga sax da ah ee uu leeyay oo ah Deblomatik Heer Quran ah in lagu tago waxaa hubaal ah in sidiih hogaamiye kooxeed yadii oo kale ay Ethiopia 🇪🇹 Ula dhaqmi doonto Somalia 🇸🇴. Allah ayaa mahad leh
@lyndahassan-qw7by
@lyndahassan-qw7by 3 месяца назад
My name is Mahdi Oumar President should step back n give chance to minister of external affairs hasaan is not a good leader as Isaias Afwerki
@Amina-o4y
@Amina-o4y 3 месяца назад
Hashi Acs brother our journalist Thank you for sharing this information with us In my opinion, every position there’s a person that has been appointed, and that person have to take the responsibility independently in order for him to do his duty And the president has to allow people to do their job effectively and swiftly stay out of it do as a president to your own job and let the people do their own. that’s my opinion brother.Hashi Thank you.
@axmeddabacsane
@axmeddabacsane 3 месяца назад
Mageceygu waa ahmed abdirisaq yusuf waxan qaban in madaxweynugu arinka udayo ahmed macalin fiqi
@drwarsamemohamud8211
@drwarsamemohamud8211 3 месяца назад
Aniga oo ah: Dr Warsame Moxamuud Aaden, wzxaan qaba in Madaxweynuhu ka dhexe baxo siyaasadda arrimage dépenda wasiirkuna ku saleeyo wadaninimo iyo aqoon. Sidaas darteed waa ha inuu madaxweynuhu u dhaafo wasiirka.
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 3 месяца назад
Odayga.dalka.halaga.qabto Xasan.sheeg.waxaasi.wax.la Eegto.maaha
@cabdicilme3174
@cabdicilme3174 3 месяца назад
Farahahakaqaado.xassan.sheekh.haudaayowasiirka.arimahagudaha
@AbdulkadirHussein-ks6oc
@AbdulkadirHussein-ks6oc 3 месяца назад
cabdulqadir gosar hussein haa qofwallba halodayo shaqadisa mahadsanin bahda H.M
@AbdulkadirHussein-ks6oc
@AbdulkadirHussein-ks6oc 3 месяца назад
cabdulqadir gosar hussein haa qofwallba halodayo shaqadisa mahadsanin bahda H.M
@Adensulub
@Adensulub 3 месяца назад
Haa mw xasan sh ha ka baxo wadahadalada Magacaygu waa.ADAN SULUB ABDILE
@mohamrdmursaljama5279
@mohamrdmursaljama5279 3 месяца назад
Yes Mr H.shiekh leave that MoA for the foreign minster
@caamirxasan3653
@caamirxasan3653 3 месяца назад
Haa Ha u daayo Wasiir Fiqi. Prof Caamir Maxamed
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 3 месяца назад
Asc Horufadhi Media Mudanane Madaxwene Xasan Maxamuud arrinta Turkiga ka socota Faraha halabaxo waayo waa fashilanyahay.
@omarahmed145
@omarahmed145 3 месяца назад
Cumar axmed from borama, arinta xasan sheekh wa inuu hogaamiyaa,dal xoreeye ku kalsoonahy.
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 3 месяца назад
Ninka madax weyna soomaali Ufiirso itoobiya waxay uso dirtey madax weyna heena soomaali wasiir kamid ah 9:23
@fouliyeyoussouf5114
@fouliyeyoussouf5114 3 месяца назад
Yusuf cali fahiye ha Arita ha lo dayo wazika Iyo Aqoyano somaliyed
@mohamedaden122
@mohamedaden122 3 месяца назад
Mohamed Aden Osman , Haa !. Waxan qabaa inuu Madaxweyne xasan Sh. Faraha kala baxo file kana ku wareejiyo wasaarada Arimaha dibada .
@AhmedMohamed-rq6hr
@AhmedMohamed-rq6hr 3 месяца назад
Madaxweeynuhu muraayada indhuhuu ubaahanyahay muxuu lahimbiriirsanaa mayla,aragteen
@ahmedmashaallahallahayabar8818
@ahmedmashaallahallahayabar8818 3 месяца назад
Wasir fiqi. Laguma aminkra kaligis. Halosara qubura lashaqeysa. Korna haka ogada
@suleimanMM
@suleimanMM 3 месяца назад
Adeerkaa farmaajo iska sug haduuba soo laabanayo waxba ha xiiqine
@abdirashid6771
@abdirashid6771 3 месяца назад
Abdi faraha hakalaboxo madaxwaynuhu madaxwaynuhu
@AbdihakimJabane
@AbdihakimJabane 3 месяца назад
Madaxwayne Hshm ha tanasulo hana uga danbeeyo wasaarada A. Dibadda iyo Fiqi
@saeedosman7450
@saeedosman7450 3 месяца назад
Madaxweyne xasan faraha hawga qaado W'Arimahadebeda Arinkana halaga daayo xeer jajab oo Sharciga Caalamiga halagu saleeyo Arintaa badda
@cabdulaahimahamedcali2186
@cabdulaahimahamedcali2186 3 месяца назад
Haa faraha kalaboxo madaxweynuhu wasiirkuna rag wadaniya hasoo xusho
@AhmedSalah-yl1jw
@AhmedSalah-yl1jw 3 месяца назад
Haa ha siidayo.lakii.wasirka iyo agoonyahano ha u dhiibo arista Ahmed saleh amin
@alinaste895
@alinaste895 3 месяца назад
Ma qabo iney wax weyn kasoo baxayan waayo madaxweyne ama wasiir arimo dibadedba wey jilacsan yihiin manalahan qadiyad soomaliyed waxana dhici Doonto sidii kenya 25% bada Somalia 🇸🇴 qayb loogu siiyay ayey Ethiopia qayb kale loogu ansixin doona waliba xabashida xoog iyo xeeladba wey iskugu keneysa sidii ay bad u heli laheed
@sahroali1196
@sahroali1196 3 месяца назад
Yaab..dalkaagii.kugu.heesta.oo.wadhadal.lagelayas
@IbrahimCumar-pt8kn
@IbrahimCumar-pt8kn 3 месяца назад
ibraahiim cumar faraha inokaqado wasarad arimaha dibada😮😮😮😮😮
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 3 месяца назад
ASC.Mansha Allah Magacaa hajiro Walaalkey Suleyman Xaashi en Anigu waxa aan Qabaa in uu faraha kala baxo oo uu udayo Wasirka En Nin horey warar badan war ushey ahadana ka baxey oo ka tanazuley arinkiweyna walle anigu waxa aan uheysta in uu Xanun senyahey oo usan saxi aheyn .Magaceygu waa Abdirahman Abdi
@HasenAbdi-d7i
@HasenAbdi-d7i 3 месяца назад
Xasan.cabdi.adan.ha.udayo.masuliyinta.kale
@mohamedeidan5188
@mohamedeidan5188 3 месяца назад
Magacayga : Mohamed idaan nour. 'Haa. Faraha hakala baxo. ' From hargeisa
@kaamilodhorre
@kaamilodhorre 3 месяца назад
ASC magaceygu waa Ubax kaamil Dorre, waxaan qabaa inuu madaxweynuhu wax shaqo ah uusan ku darsan oo na arinkan dad la aamini karo loo dhiibo oo aan laba jeeble aheyn wa billaahi towfiiq 😊.
@zaysarabas8281
@zaysarabas8281 3 месяца назад
Abaas mohamed RASHIID Haa nadaxweynu wuu ku fashilmay kiiskan. Ha u daayo wasaarada arimaha dibada
@gaafaneabdi675
@gaafaneabdi675 3 месяца назад
Magacaygu waa C/qaadir M. Gaafane, Haa shirkaasi MW Xasan Sheekh faraha ha kala baxo hana loo daayo wasiir fiqi iyo lataliyeyaashiisa. wabillaahi tawfiiq.
@AbdiYarew
@AbdiYarew 3 месяца назад
Cabdi yarew,Yes,# Ha udaayo wasiirka arimaha dibada( wasiirku waa inuuna saxiixin wadanka wax ka dhan ah# waxan ku talinayaa ha la joojiyo waqtigan in la galo heshiish badeed!!!!![[soomaali waxay horey u tiri nin meel hurda hadii aad ragto oo marada ka qaado waa isla asagii aad taqaaney( xasan sh. Garna ma gasho kamana baxdo).
@AarMaxamed-r5x
@AarMaxamed-r5x 3 месяца назад
Xasn.hakabo.fadla.haudayo.wasirka.mahadsanid
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 месяца назад
Aniga waxaan Qabaa in wasiirka arimaha dibadda loo deeyo,wasiirkana uu u sheego turkiya in maanta Nasiib daro tahay in itooboya iyadoo naga haysato dhul oo dad somaaliyeedna gumaysato in uu damac ka soo galo dhu iyo bad hor leh,turkiyoow adiga ma qaadan laheed in greece dhulkaada kuugu qabsato adisigoo qunris kaa haaysto,??? Marka itoobiya aan kawada hadalna inay xureeyaan somali galbeed, Wasiir fiqi ajanta somali galbeed hala tago, Wiil Hiiraan
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 3 месяца назад
Cabdiraxman xuseen Dhubow haa madaxwayne xasan sheikh arinta ha u daayo wasiir fiqi
@SAADAAMXUSEENSaadaamxuseen1
@SAADAAMXUSEENSaadaamxuseen1 3 месяца назад
Anigu maqabo inmadax Wayne xasan shiikh lodiro kirka waxan kamid ahay dadka had iyo jeer dhegatsta dhorfadhi
@ddaacad5904
@ddaacad5904 3 месяца назад
Mgacygu wa maxamed aden wxn leyahy Haa mdaxweynuhu hakadhex baxo farahana hakaqaado wayo wxd tahay nin ujanjeedha tanasulka una dhaqma si oday dhaqamed tasina wxy ku yeshay suuro jilicsanaan ama qaainimo qofba sidu ku fasirto sorry madxweyne
@abdirahmanali6872
@abdirahmanali6872 3 месяца назад
Taasi Waa ku qabso ku qadi mayside....marka anigu maqabo midkoodna inuu ogolaado in Badda somalia wadal la galiyo... Waayo kenya ayaa wax ku heshay , tanna waa la mid.. Madaxwenuhu wuxuu u egyahay nin wax ogol...haddi uu kelyo u ku adkaysto mowqifkiisii hore la waayo...wasiirka ha loo daayo..yuan faragashan...sidaas ayay aniga ila tahay
@dalmaromar3854
@dalmaromar3854 3 месяца назад
Haa waxaan qabaa in Xassan sheikh u daayo Fiqi magacayguna waa Dalmar ibarhim cumar Atlanta Georgia
@mohamudbarre3538
@mohamudbarre3538 3 месяца назад
Haa ha iskadaayo arinta kadocoto Turkish hanaloodaayo wasaaradda Maxamuud Barre qaasom
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq 3 месяца назад
MashaAllah hormar wcn Somalia💙💪💙💪💙🙏🙏🙏🙏🙏
@khadrafarahmohamud5025
@khadrafarahmohamud5025 3 месяца назад
Asc reer horfadhi guulayesta.
@Mahamud-t3n
@Mahamud-t3n 3 месяца назад
Magacaygu maxamuud cabdinuur warsame haa xasan shiikh ha udaayo wasiirka
@Hurried984
@Hurried984 3 месяца назад
Haa, Madaxweyne Hassan Sheikh wuu ku fashilmay. Siyaasadka wadanka oo dhan waa in uu udhaafo waziirka arrimaha dibadda." kr. abshir Hassan
@abdifahabdi2758
@abdifahabdi2758 3 месяца назад
Wasiir fiqi haloodhaafo arinta madaama madaxweyne xassan sh maxamuud ku fashilmay bilowgi horaba lkn mafilaayo xassan sh maxamuud inu taas qadanayo
@mohamedsalahali9687
@mohamedsalahali9687 3 месяца назад
Moh Salah Ali Maya hadayo madaxwenha
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929 3 месяца назад
sxb somand waytashatay somaliyana wadashay marka,yanlaysku xiqin
@CaliIbraahim-s6f
@CaliIbraahim-s6f 3 месяца назад
Wasiirka ha udaayo waayo madaxwaynuhu waa lacag jecel yahay😂😂😂
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 3 месяца назад
Name - Dhaqane mudalle ali Haaa madaxweeyne xasan shiikh faraha hakala baxo. Wasiirka arimaha dibadana dad aqoon fcn u’leh arimahaan hakusoo daro cease kan pls and pls Thanks .
@AbdiJimaale-kh8yq
@AbdiJimaale-kh8yq 3 месяца назад
Dalkii difaaci lahaa soomaaliya haduu bilaabey dhexdhexaadin somaliya iyo ethiopia ah gogolna ufidiyay waa arin wanaagsan . Horufadhi media xanuunkaaga umada soomaaliyeed haku jaha wareerinin
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 3 месяца назад
Xasan. Meesha dhan ha faaruqeeya madax weyne uma qalma. Qaxwa qaraar ayuu noqday nadhaafiya. Intey goori goor tahay
@kararyusuf885
@kararyusuf885 3 месяца назад
Magcegu c/laahi yuusuf xasan ,,,xasan shiiq ha Ka hara wuu kufishlmy ban leyahy ha udaya ragas
@AhmedHusein-hb1xi
@AhmedHusein-hb1xi 3 месяца назад
Husein Ahmed Haa faraha ha ka qaado madaxwaynuhu arintan kalsoni badan anigu Kuma qabo
@Axmedweheliye
@Axmedweheliye 3 месяца назад
Ethoopiya waxay ka faa ideysaa kala qaybsananta soomalida
@Mohamedsalahdintaliye
@Mohamedsalahdintaliye 3 месяца назад
Magacaygu waa Mohamed Yusuf Ahmed Waxaan kunolahay Dalka UK. Gaar ahaan Magalada London. N1 xasan maanyare xitaa waxar magaalada kunool yaa lagu aaminin Dhamaan umada somaliyeed waxaan kacodsanayaa xasan hdal badne hoolyare iney kamudaaharaadan Waayo sharaf noomaharin askartii waa layeey Please xasan Dalka iyo Dadka somaliyeed halaqabto
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 3 месяца назад
CBB Wali cabaadkii beentii maad kumacashta itopiya dalbatey beenta dhaaf xiqdi jooji xasan asaa loo dooratey haduu ka aamuso adiga miya wedi lahaa hhhhh
@ahmedmahmud5488
@ahmedmahmud5488 3 месяца назад
Magacayga Waa deeq Mohamed Galbeyte waxan kula talin laha hassan sheikh in u faraha kala boxo arintan una dayo Mr fiqi
@ahmedmahmud5488
@ahmedmahmud5488 3 месяца назад
Magacayga Waa deeq Mohamed Galbeyte waxan kula talin laha hassan sheikh in u faraha kala boxo arintan una dayo Mr fiqi
@SaedCade
@SaedCade 3 месяца назад
Said nur faarah,fikirkaas waxaan ka qabaan may, inuu xasan isu gaabinayo inuu maqaarsaar ka dhigto,wasiir fiqi,fiqina masiir soomaaliyeed meesha uma tegine hoyo ayuu ku metelayaa
@abdullahimohamed9311
@abdullahimohamed9311 3 месяца назад
Sallamu alleykum warama shaman Somali weyn Hasan sheikh ha udayo wazirka shagadisa
Далее
LIVE: UN Security Council debates Gaza crisis
3:25:51
Просмотров 3,8 тыс.